Hal wasiir oo dhulbahnte ah iyo hal warsangeli ah 2 wasiir kuraastooda way ka khasaartay snm waayo harti dawlad bay dhisteen jabhadana waanu kala baxnay ee talo hadad iga maqlaysaan labadaana suuqa ku jiida xagayaga waa horgolayaal garac ah viva ssc khaatumo !
Waayahay madaxwaynuhu muxuu yidhi ubadka ha ku korsadaan miyuu yidhi sidii kuwii hore mise umadda wax ha u qabtaan buu yidhi ALLAAH ha ka dhigo kuwo diinta dalka iyo dadkaaba wax tar u leh
Alle haku Asturo Xilka Culus Ee Loo ig’maday Waa Masuuliyad Culus Alle Haka Yeelo Kuwii Shabac’ka Uga Adeega Si Cadaalada Oo Bilaa Musuq’maasaq Ah insha Allah وبل الله توفيق
Awayi wasaaradi cafmaadka niinka waraaqaha ee hadana la lee yahayi waa afhayeenka madaxtoyada iss kaa daa ciro ee adigo waraqahan aad bulshada la hoor timid wa inaad so egto😅😅😅😂
Rubbish! Does he have the budget for all of these ministries? I don’t think. Why not give a decent salary to the public services- the teachers, the doctors instead of theses mostly unnecessary ministries.
ASC, ALLAAH Subxaannahuu wa tacaallaaye ha ku asturro xillalka loo maggac-aabbay,
AAMMIIN 🤲.
Wa BILLAAHI tawfiiq.
Afhayeenka madaxweynaha hore allaah ha u naxariisto ayaa la soo celiyaay guul ku rajeeyn
0kpkrf
WAASIRKA KASHADHIGKA SOMALILAND CIISE WARABE INTERNATION 😢😢😮😮😂❤❤❤❤❤
Sandhare abni xasan dla yoonis cabdi laahi wsarad 5 cabdiraxmaan dabd 6 digdoor horamraant 7 cadiid hulah guud 8 khadr 9 mdxatoyad jamac kalumasig 10 mAxamed gashandhig 11 axmed tamrt 12 kaltuun 13 aafgab gadiidk 14 ismalii waxabarasho 15 miilgo shaqad ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alaha ku asturo xilalka kitaab ilaahay bay ku dhaaranayane shaqdooda ilaahay ha kaga baqaan umadana daacad ha ugu adeegaan
Masha Allah. Allah xilka haku asturo. Allah haka dhigo kuwo dalkooda horimar Iyo barwaaqo u horseeda oo qabyaalada iyo qudhinka ka fog. Guul Somaliland 🤍💚❤️💐💐💐💐💕💕💕💕💕💕❤️❤️❤️❤️💐💐💐
Ha loo duceeyo ka daaya durba yooyootanka
masha Allah somalilan
ManshAllah. Allah ha idin fudaydiyo❤🎉😊. Somaliland ha nolaato🤲🏽💖🥰❤
Madaxweyne ciro hambalyo
Madaxweyine hanbalyo
❤❤❤ MAANSHALAAH GUUL SLND ❤❤ALLE HOW FUDUDEEYO. MASUULIYAA AYQADEEN. ALAAHU MA AAMIIN WTOWFIIQ ❤❤❤
Illahay haydinku asturo
Ilahay ha idiinku astuuro xilkaad ubada u qadeen guul incha allah
Qaranka❤
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 ilahay ha u sahlo shaqada loo igmaday Somaliland ilahay nabad haka dhigo dhiiga hala joojo qabyaaladana halaga gudbo
Unfortunately we don’t need all these Ministers !
Tnks madawene
Maash aallh guuul Somaliland
Garabkiina allaha gallo aamiin
Mubarak inshaaAllah
walaahi bilaahi oo ay xukuumadan 2 sano jirayn
Ha dhaaran!
Waayo walaal?
@Mujapdirahmaan40 wuxuu qadiyay reerihii borama ubadnaa sida musafin iyo jibrilyonis
Well done mashaalah
Guul iyo gobanimo madax weeyne ciro❤❤❤❤❤❤❤
Ala hakugu asturo 😊😊😊😊
Wasaaradugu fara badaana cashuurtiiba dhaafi meyso mushaaradooda
Ilaahay haku asturo
Amin yaa Allah💚😍😘❤
Mashaa Allah ❤❤❤❤❤❤❤😂😂
Okay
Ok
Waxaaso wasiirku xigeena xagee lacagtaioga keenaya cashuyrti umada looso dhigtey allow sahal amuuraha
Dee las qori iyo sool lol ku daar xasabta lol
18 Wasiir ayaa Isaaq ah. Waa xukuumad Isaaq.
Wasiirka kashadhiinka Yaa kamasul ah abarsoy ciise weye meshu waa xeer ciise
Actually no need all these ministers , wasaaradaha qaarkood la is raaciya , si ay usoo kobmaan , kharasha baxayana la soo koobo.
Dhulbahantihii maku jiraan??
Haa
Hal wasiir oo dhulbahnte ah iyo hal warsangeli ah 2 wasiir kuraastooda way ka khasaartay snm waayo harti dawlad bay dhisteen jabhadana waanu kala baxnay ee talo hadad iga maqlaysaan labadaana suuqa ku jiida xagayaga waa horgolayaal garac ah viva ssc khaatumo !
Horgalki Ismacil yare laga reeb saax 😂😂😂😂😂😂😂
Hortu ismacil kan la sheegaye ilaa manta waa ayo😅
@@sawdahusern4121waa nin rs😅
Baga laga reebay waa horgale😂
Taasi waa qaybin lagu xadgudbayo reerahaqaar codala la diray
Waayahay madaxwaynuhu muxuu yidhi ubadka ha ku korsadaan miyuu yidhi sidii kuwii hore mise umadda wax ha u qabtaan buu yidhi
ALLAAH ha ka dhigo kuwo diinta dalka iyo dadkaaba wax tar u leh
Wasiir Arrimaha Debeda Ha Bedelo Waayo Somaliya Ayuu U Adeegaa Qadiyada Somaliland wuu Ka Soo Horjeedaa
Malahuba?
Xaged ku aragtay isagoo u adegaya 😂😂😂😂
siilkii hooyadaaa ayaa la badali
Sorry Ma Aha Kaan Moodayee Raali Ahaada ,hooyooyin kana La Caayee Xishooda Maxamed Cabdilaahi Cumar Ayaan Moodayee
@@ShugriMaxamed-pr1wiish akhas xishood bahalkaga ayad sheegtay subxanallaah!!!
Madaxwaynuhu mabuu nasane goormuu magacaabay maanshalaah
Nashada ma gurigii hooyadiiba wuu shaqysanayaye😂
Qarankaa qaranka qaranka qaranka 😂😂😂😂😂😂
Qaranka hadhsadoo qaranka😂
@@AsmaaSuleiman-f3orer waqooyi waa ruwayad socoto duulista xawada wasiirka tamarta iyo gas iyo cimilada 😂😂😂😂
Waar illahyi waxan la baryaya inn 5sano ee ciro madaxwanaha laa yahayi nabad noo go dhameyo Allah waa aduunyo macankede dhamaday 😅😅😮😮
Woow tuugti kuma jiraaan ina caydiid mooyaane
Madaxwayne afkuun kala haya😂😂
Searching.........?🦊🤣
Alle haku Asturo Xilka Culus Ee Loo ig’maday Waa Masuuliyad Culus Alle Haka Yeelo Kuwii Shabac’ka Uga Adeega Si Cadaalada Oo Bilaa Musuq’maasaq Ah insha Allah وبل الله توفيق
Qurbojoog nolosha oga wada dhacey qurbaha meeshani waa loo soo shaqo tagaa jeebkana waa laga buuxsada
🎉
tadhase wasiir ku xigeen umaad qalmayn sorry
No No No. Too much minister bad started President cinro. Sorry, please revisit your list of ministers again. and not more than 15 ministers
Dowladaha hoose waziirka arimaha gudaha aya ka masuula in laba waziir laga dhigo wa lacagti qaranka wax logu qaban laha oo maalayacni lagu bixinayo
Salayman
Tamar iyo macdana lalihina sida lacagta shacabka loo cunilahaa ayaa soomaali oodhami kashaqaysaa
Tamarta waa konorntada ama laydhka wll macdan buuraha ayay ku jirtaa
Khadar Looge as gatekeeper to the presidential palace - fk me…that’s where all the problems will begin. This list sounds like villa Somalia. 😂
Awayi wasaaradi cafmaadka niinka waraaqaha ee hadana la lee yahayi waa afhayeenka madaxtoyada iss kaa daa ciro ee adigo waraqahan aad bulshada la hoor timid wa inaad so egto😅😅😅😂
Ma wuxu ahaa horgel wadani on la ogayn
wasiirki cafimaadku Kuma jiro miyaa ??
Qaran iyo Jamhuuriyad ku lahaa?!
War Waa Gobolada Waqooyi Galbeed
Lolz
FAqash faqash dhashay u
Dhalintii Jaale siyaad garacduu korinayey aan 7 xabaa kuuu qorane
Sakiin liqa
Qaranka???😂
❤🎉❤❤❤🎉🎉🎉
Boowe reer kee u badan wasirada?
Heeeey
Rubbish! Does he have the budget for all of these ministries? I don’t think.
Why not give a decent salary to the public services- the teachers, the doctors instead of theses mostly unnecessary ministries.
What is the difference between both of us
Oo farawaynaa?
😅😅😅😅walahay wayaga qosoliyeen kuwani waxanoo wasiira dadbaa lagu rali galinyaa dadka masakiinta cashuurtiiyardee laga qaadayay baa saf losoo galay
Alle hayiin fudadiyo kuwii waxa qabta bulshada iyo dadka iinso doortayba
Bax
Hal qof oo khabiir ahi kuma jiro.
❤
ciro wafashil wuxu sodhisay mahan wasiiro wamalayshiyo beeledyo
Meeshani dowlad kama jirto waa meel muqayiliin ku marqaamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto
Qadaad wayney 😂
Jamhuuriyada xageey joogtaa waa nin marqaamsan
Hooyàdaba mirqaansan kabax meesha laxyahay
@@nimcocabdi-ij9vu❤👌✅
Ma adeerkaba lagatagay 🥱😭
@ qofka wax soo qoray ujawaab
@@nimcocabdi-ij9vunaag batahay maxaa nimanka ula caytami miyaad xishoonaynin subxnallah