Asc Shiikhu ma dhihin Shiikh Mustafaa ugu cilmi badan ee wuxuu ku yiri (,,,,MUFAKIR,,,,,,) yacni ,,,,❤Caalim Waaya Arag ah❤,,,,,,,,,,❤❤❤sheekh MUSTAFA❤❤
Sheikh umal waa nin cilmi badan lkn diniyan kaliya weeyi lkn sheikh mustafe waxkasta diniyan maadi iyo siyad waxkasta cilmi bu uleyahay so that means isaga aya ugu cilmi badan kudarso isku qabil manihin dhul isaq dagan waligay indho masarin!
kan waa miskiin waxba dunida kama oga ¡!! dadka reer masar ma bisla waxba kama jiro way bisil yihiin siyaasadana way fahamsan yihiin muslimku ee xoog iyo awood baa lagu muquuniyaa????
Mursi ayaa islaam wax ku xukumayey?! Sheikh goobjog beynu ahyn, isagaa ka beri noqday inuu islam wax ku xukumayo, taa allah kaa cafiyo waa beenta wadad xumuhu suuq geyo
Mansha Allah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉
Asc Shiikhu ma dhihin Shiikh Mustafaa ugu cilmi badan ee wuxuu ku yiri (,,,,MUFAKIR,,,,,,) yacni ,,,,❤Caalim Waaya Arag ah❤,,,,,,,,,,❤❤❤sheekh MUSTAFA❤❤
Allah huma barik shiekh
Axmed gray
Sayis abdille xassan
Allah ha u naxirsto
Waa hadii cilmigu diin uun yahay. Haduu dalkiisa Somalilaand difaaco, magaciisa soo maydin qaadeen. Laakiin waa Huwan Kalkaal idiin nacamlweya.
Sheekh siciid raage yaad utaqaan adr waa nin garxajisa wah saa xun ee ufikirayso na uma fikiraan dadka waxbartey
Wadaadada waxaa soo maray fursad weyn 2006 dii oo ay ku xalin kareen dhibkii umada lagu haayay mudadii dheereeyd laakiin wax yaabo kale oo aan micno badan laheyn ayeey ku mashquuleen. Fursad kaloo wanaagsan oo aad Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed wax ugu qabataan Allaha idiin siiyo
Sheikh: mustafe xaaji ismaciil xafadahulaah
Allah garanaya shiikhyo badan ayaa jira e Allah ha inoo daayo dhamaantood
العلم الممدوح هو القران والسنة
ليس العلم الكتب الفكرية كما تظن
Waxaa loo baahan yahay electrol vote waa muhiim ww ku raacsanahay mr said.
Royal Guryo Noocaasa hanooga dhisto Somalia specialy meelaha Nabadu kajirto.
Dalshisheeye, Daar ka dhisan maynee.
Sax
Waa sax somalia
1 qabiil
2 geel
3 diinta
Sidaas ayey ukala horeeyaan
Aniga hadaan ka mid ahaan lahaa culimada somaliyeed aa nool 20kii sano aa nadhaftey
Wanbo isugu lahaa aniga oo nool car wakaase bal ilasoo wa daaga badidooda culimada oo kahadlayo dhibatada iyo dulmiga al shabab kuhayaan umada somaliyeed oo diintodii ka fid neyey dhiigoda banesteen oo cirdigoda ku xad gudbeen intaas oo dhib ah kama hadlan culimada hadey ka hadlan Dowlad ayey duran oo galeysiiyaan taas baa usii fududeysa al shabab ka oo khawarij ta ah iney umada xasuqaan oo dhiigoda banestaan
Sheikh Mustafa haaji ismacil inuu yahey muftiga maadi iyo diiniba ugu sareeya somalida wan kula qirey lkn bal car wakaase sosheeg malin uu khawarij ta kuleyahey wad qaldan tihiin iskadaa inu duree culimadii degankiisa baa konfurta losodiraa si ay khawarij ta madax ugu noqdaan sheikh abdirashid sheikh Cali Sufi isna majirto malin uu xitaa katac siyeeyey dhiiga umada somaliyeed aa khawarij ta daadiyaan habeen iyo malin. Ganacsatada somaliya manta waa culimo intoda badan culimadaas dhibta ugu yer oo ay Dowlad nimada somaliya kuhayan waa dacayad dhinka ciidanka ah iyo durid dhanka diinta ah bey isugu daraan taas bana sabab u ah umada somaliyeed iney al shabab ay duleysato kuna dulnoolaato oo ay iska celin wayaan badidoda culimada somaliyaad mowqifkoda lama ba oga oo markii khawarij ta al shabab laga hadlayo wey isqariyaan lkn marka masul dowlad da uu gef kadhaco afkey jabsadaan culimoy illaahey kabaqa manta somali dhulka ayey talaa idinkaana dhigey
Taasaa xaqiiq ah Runta inaad sheegto sheikh iyo cidkalooy khusaysaba Ilaahay SWT ayaa kugu jecel. Caaligaa wanaagsan allah ha kuu barakeeyo wllo
من السياسة ترك السياسة
Culumada somalida marka laga reebo shekh umal Allah haxafid majiro shekh kale oo diinta difaaca car wa helbel idhaha wir
Umal qabyaalada aabaheed weeyaan iyo cunfiga
@@jamaadnuura10 wax antaas ahayn mahaysa oo Somalida qofka an qoyskiisa ahayn markay arkan wanagiisa waxay dhihi wa qabiili
Sheikha ugu cilmiga badan somaaliya waa sheikh mohamed abdi umul really plus sheikh shibile
Wllhi waad saxan tahay zxp ninkan sheekh mustafe way is xigaan ayaan umaleeyaa
Science iyo history ma yaqaanan taasu ku dhaafay sheekh mustafe jaahilin bugta ayad tihine
Sheikh umal waa nin cilmi badan lkn diniyan kaliya weeyi lkn sheikh mustafe waxkasta diniyan maadi iyo siyad waxkasta cilmi bu uleyahay so that means isaga aya ugu cilmi badan kudarso isku qabil manihin dhul isaq dagan waligay indho masarin!
War xayisita markazka plusta dulsaraan hagaajiyaa
Hada waa faqash dumarka nolosha ku guba, 700 oo meelqudha lagu xasuuqay/qarxiyay tidhaa meel caadi waaye walba waa ka dhacdaa, siday doonayeen wax umay dhicin. Aamusa reer waqooyi waakuwii diinta idin baraye
kan waa miskiin waxba dunida kama oga ¡!! dadka reer masar ma bisla waxba kama jiro way bisil yihiin siyaasadana way fahamsan yihiin muslimku ee xoog iyo awood baa lagu muquuniyaa????
Cudur la iska indho tirayo aya haya Somali
Shekhan culamada gaar ah muxuu uso qadanayaa?
Wahaabiyo isku amaaneeyso qabyaalad
Naga amus nacas yahawn!
Soomalidu waa jaahiliin caadiya gaar ahaan kuwa reer waqooyiga
Mursi ayaa islaam wax ku xukumayey?!
Sheikh goobjog beynu ahyn, isagaa ka beri noqday inuu islam wax ku xukumayo, taa allah kaa cafiyo waa beenta wadad xumuhu suuq geyo
Maxa lagu xidhay?
@@mrfuga6041
Afgambi malateri!