Qurbaha kaliya maahee Somalia ayay diinta ku fidisaaa weliba dadka masaakiinta ah ayay siiyaan dhaqaale badan ee sheikh Raage ilmo ku gaalooba qurabaha USA ma jirto wax la yimid mooyee halkaan kuwaan ku dhashay ee jooga diintooda way ku dhegan yihiin 😊
@@Fowzia69 ma umada dhan baaa ka war hayssaa oo somaliada ah tirade bdn mise Hal qoys oo aad aragatay wadaada wanaagsan raacay aragatay ku miisaalee shiiquna mawaxa kahadlaayo ma been baa waa qof Weynee ee bal research kaaga ku laabo bal adi 🤝☑️
Mnsha allah sheekh ilaahay haku xifdiyo, waxaasoo danbi ah waxaa loo haystaa kuwa weli xukunka iyo qabiilka isku haysto ee raga somaaliyeedow ala ka baqa dadkeenii wakaa yaa saa u galay, anagaa saa u galnay ee somaaliyey aan is daba qabano insha allah
Sheikh Nouman Ali Khan was brought up in a muslim family but after he went to america he got culture shock and gradually leave Islam and become an ethiest then studied the Quran and the religion back again and Alhamdulillah come back to Islam . alhamdulillah now he is a great Islamic preacher. So somaliyey wad aragtan those men and women somalis leaving overseas in UA-cam, TikTok Facebook who there culture and religion have been eroded excessively subhanallah. You can't even bear to listen what nonsense and unreligious things they talk. May Allah guide us all to the straight path .
walahay waxan garanaya reero la yimi caruur dhaman dhibato qaarka nool silic la nool yihin intii kale drug dartiis u dhinteen somalida caruuurta waxay moodaan sidi somalia gacanta kuma hayane debada wareegan ilamahiiba goor jabay bay ogadan wa khalad intaba badan hooyo qudha korinaysa haday shaqo tagto ilamahaas wuu ku dayaay waayo keligiisaa guri jooga wuu iska baxayaa wareegaysanayaa ciduu doono raacaya aaqalku doono geliya qaar wa 10 jiro iyo shan jir ka warama keligood wareegaya waadan anay aqoon caruurtaasna badankooda wa qaxoonti somalida wa kala laba dadkii qaar qoxoontiga ka keenay caruurta maba aminsana in wax ku dhacayan wuu iska ciyaraya meel walba wa mari karaa ma lumayo bay odhanayan oo muxu ilamahaga meel walaba u maryaa sow khalad maha somalida waxan kula talin laha ilmahiina ilashada hada weliba doonayso inaad ilaaliso ka fogow mesha somalida soo degan wayo iyaga ka duufsanaya tan kale ilamahaga wax walabba u sheeg intan loo sheegin ha odhan wa ceeb
رجل لا يعرف غير القصص التافه لا يعرف بعلم ولا فقه ولا توحيد غير القيل والقال هذا الضرب من البشر عليه أن يتعلم العلم الشرعي لأن قص القصص ليس بعلم بل هو ضرب من الجهل.
Inaalillaahi wa inaa illaahi raajacuun qurba qasaare ayaa loogu yimid illaahoow hanagu qasaatinin anaga inta muslimka ah aamiin😭😭😭😭😭😭
Qurbaha kaliya maahee Somalia ayay diinta ku fidisaaa weliba dadka masaakiinta ah ayay siiyaan dhaqaale badan ee sheikh Raage ilmo ku gaalooba qurabaha USA ma jirto wax la yimid mooyee halkaan kuwaan ku dhashay ee jooga diintooda way ku dhegan yihiin 😊
@@Fowzia69 ma umada dhan baaa ka war hayssaa oo somaliada ah tirade bdn mise Hal qoys oo aad aragatay wadaada wanaagsan raacay aragatay ku miisaalee shiiquna mawaxa kahadlaayo ma been baa waa qof Weynee ee bal research kaaga ku laabo bal adi 🤝☑️
May Allah continue to GUIDE all of us in this life and hereafter.
Allahayow dhagartooda naga qabo🤲🏼
أللهم اجعل أولادنا من الصالحين المصلحين امين يارب العالمين
أللهم احفظ شبابنا وشباب المسلمين واجعلهم قرة أعيننا وارزقهم رزقا حلالا طيبا مباركا فيه وارزقهم ازواجا صالحين وذريتا صالحة برحمتك يا أرحم الراحمين آمين يارب العالمين
Be at
Can
اللهم آمين يارب العالمين
@@khadracabdi9853 p
Amiin amiin yaa rabbi
آمين يارب العالمين
أللهم اعز الاسلام والمسلمين واذل الشرك و المشركين ومن حارب الدين 🤲😥
Shaykh wuxu sheegayo waa Ruun . Wadan gal dad iman leh meel ey kunoolan karan ma ahan 😭😭😭. Ilahayow meesha igawad ani iyo inti muslimin ah .
AAAAAMIIIIIII 🤲🤲🤲🤲🤲
أللهم صل وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا 💓⚘💓
Walhi dadkeeni. Nololsha karadineeyo. Wadanka gaalada walhi inusn nolol jirin galku wuu dhagr bdn. Yhy sanisu moyan waxkley hdf ukaleyhy malhn dadkeni qurbha ku carareyo wax faiido mlhn allow dhagarkta galda inaga qabo yarbi dadki badinkoda qubha jooga qar diintoda mcn. Sharftodi islanlimda katagey allow qatumda nohagjiyo yarbi iyo sharta galda 😢😢🤲🤲🤲
Masha Allah jazaaka Allah khayral jazaa
Allow Nagu toosi dariiqa saxda.ah
Allow naga dhig Ahlu janatu firdowsa
Allow nabigeena (NNKH). Maciisa naga dhig
Maashaa allaah yaa sheikh ilaah ha ku xafido🤲🤲🤲
Ilaaahayow wadankyga haigawadin ilahow islanimada hanaga qadin ilahow galdan dhan walbay nagawerarysan say dinta nogabixiso ilahow naga qabo😢😢🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
بارك الله فيك يا أخي الكريم شيخ سعيد راجه وجزاك الله خير الجزاء نحبك في الله
Sheekhu muxuu run sheegayaa waa cadaab wadamada REER galbeedku caruuur kuma dhaqna alxamdu mar hore ayaan kala cararay lakiin somalida markaan arko wali kuhaysa waa kamurugodaa
Ya a allaah qurbaha nagasoo ururi. Aamin. Haybad waxaad kuleedahay dalkaaga hooyo
Alle hana dhowro dhamaanteen inta muslima ❤🤝😊
JASSAKALLAH DARUL KHEYR 🥺♥️
Masha Allah sheikh said cilmi rageh 🌹🥰❣ alow nokabarakee
My Allah bless you brother
أللهم أرنا الحق حقا وارزقنا اتباعه وأرنا الباطل باطلا وارزقنا اجتنابه 🤲😥⚘
Scw scw scw😢😢😢😢😢❤
Mashaallah ❤❤❤❤
Mnsha allah sheekh ilaahay haku xifdiyo, waxaasoo danbi ah waxaa loo haystaa kuwa weli xukunka iyo qabiilka isku haysto ee raga somaaliyeedow ala ka baqa dadkeenii wakaa yaa saa u galay, anagaa saa u galnay ee somaaliyey aan is daba qabano insha allah
Mashallah tabaarakalaah allha kuxafido aduun iyo aaqiro aaqirana janadaada barwaaqadaha kuirzaaaq shiiq saciid raage ilahayoow kuwa qurbaha joogo kuilaali oo soohanuuni😢
Shiikh Saida dadka la hadashay🎉
Inaalilaahi wa inna illaahi raajacuun my Allah protect our children
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد و علي اله وصحبه اجمعين
Anaga weeye oo si qaldan u isticmaalna waxana nagu yar tacliinta diiniyan iyo maadi allaha nasoo hanuuniyo
Subhanallah allahuakbar dakarbadhana
Subxaana Allah may Allah guide us 🙏
Maashaa allaah
Qof waxbartay fiicanaa oohadana alle NUUR lajeclaaday shiiq siciid raage allaha nookaa daayo
Mashaa allaah❤❤❤❤❤
WCS mashAllaah tawarakaalah haa saax 💯💯💯😍
Mansha allah kheekh Mahadsanid
Allhu akbar 😭😭
Hye madsanid
Jazaakallaahu kheyran Sh Saciid Raage
Allah ďhalinta hanoo ilaaliyo❤❤❤
لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم واتوب إليه
Aslm haa my shekh
لا حول ولا قوة الا با الله
Allah hana xiftiyo
Sh jasakallahu khayr
YAA ALLAH NABAD BAADI WAA KU DHEXJIRNAA
😢ilahayo musibada qurbaha ilmaha iyo naftana naga badbadiye 😢
Allah ilaahay haku geliyo janada runbaad sheegtay walaahi bilaahi waxan joogaa ilaa 1992 shilin mahaysto caruur baan masha Allah haystaa ilaahayna Muslim buu iga dhigay slaam iskuul ayaan geliyey walaahi bilaahi tolaahi inaanaan shil haysan waxaanu shaqayno iyo waxay shaqeeyaan madhaafto kirada iyo nolosha wixii looga baahnaa
Walaahi bilaahi waan kadhoofilahaa oo waxan kufekeraa saambuuse ayaad samayn lahayd hadaad tagto wadankii iyo quraac shaah cunto yar oo aan ka heli quut maalintaa
Caruurtaydan waxan idhaahdaa balanbalka aan soo maray ee aan idinku koriyey haku korinina ee taga wadankiinii ama wadan african ah ama muslim ah daal iyo feker kama baxaysid iyo lacaglaan iyo dadkaagii oo aad kafogtqhay oo aadan karikarin in aad qabato adigiyo caruurtaadu lacag laan hadaad istidhaahdo xalaal cun makari kartid
Waxan dhegeystey clip kan markaasaan is idhi dadkaaga somaalaiyeed ee moodaya qurbaha janada usheeg dad Koodu gidaaraday seexdaan oo fadh fadhiyaan qaar kamida
لاحول ولا قوة إلا بالله 😥🖤
M.shllh Role modell keyg wa shekhan♥️😁
Waa runtis waye Ana arkayo kamacadaha
masha Allaah
Masha allah
Subhannallah!!!
Sheikh iskadaa
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Sheikh waano iyo wax sheeg waa lagala quustay walidiinta qaarkood haku daalin
Xeryaha qaxootiga qoysaska ku jira waxay ku ducaystaan ameerika .
ALLAHA XAFIDO DHEEKH SACID RAGE
NACAM BILAAH
M.a barakallah
Subxanllah subxanllah allow umada so hanuni subxanllhhh 👍💖
Umada mxaad isaga reepaysa adiga aby0 🥺🥺
@@wllxaydari4546 waxan iskaga reebay waan isku kalsonshy baraha bulsha waaligay ma so galin man caaytamo okkk
@@saadiacadey3960 OMG Sister khalad waye Sas
Ee plz Hada KadiP Marka ducaynysO Hayska reepin 🥺🖤
@@wllxaydari4546 haada maka diceysan Kara plzz
allow iimaanka noo adkee adaan ku baryaynaa
Amiiin amiiin yarabi
Sheikh Nouman Ali Khan was brought up in a muslim family but after he went to america he got culture shock and gradually leave Islam and become an ethiest then studied the Quran and the religion back again and Alhamdulillah come back to Islam . alhamdulillah now he is a great Islamic preacher. So somaliyey wad aragtan those men and women somalis leaving overseas in UA-cam, TikTok Facebook who there culture and religion have been eroded excessively subhanallah. You can't even bear to listen what nonsense and unreligious things they talk. May Allah guide us all to the straight path .
SUBXAANA LAAHI CAMAA YASIFUUN
wa runti ....somaaliyeey wax magla
Waa qiso cajiba gaalo waa nol tashatay wadamadii Islamka ahan waa ay bur buriyeen😭😡💔
Hadal weyn o xigmad leh wuxu yiri shekha ilaaha xaga jooga ood isledahay faqriga ayukaasaarayaa ogow halkad jogto inuu jogo o africo iyo aduunka somalia meel walbo inujogo alle marka Allah aad yurub iyo adunkas kale karadineysan meeshaa joogtiin wuujoogaa ogaada
❤❤❤
Jasakumulah shiiq ilaahay hana xafido ilaahay hanaga qabto gaalada
Waa runtti illahay hanasamatabixiyo aamin aamin
Bandhigga buuggaagta ee Jigjiga aad ayaa aan u hambalyeynayaa waayo waxa ay keeneen dad wanaag laga faa’iidayo.
Sheekh adig maa soobaxdi
سبحان الله 😥
ALLAHU AKBAR
Subxanallaah🥺🥺🥺
Inna ilayahi wa inna ilayahi rajicuun allow ugu gar gaar tolkay xanun badanaa
Allaah lariim
الحمد الله
Haddii Soomaali ogtahay qorshaha loo samaystay, wadankooda kama yimaadeen, dhexdoodana ma isdileen.
WALAAHI SHEEKH SACIID RAGE RUNTA AYUU KAHADLAY WAA XAQIIQA CAD OO SOMALIDA BADANKEEDA AY KUBARARUGSANAYN
walahay waxan garanaya reero la yimi caruur dhaman dhibato qaarka nool silic la nool yihin intii kale drug dartiis u dhinteen somalida caruuurta waxay moodaan sidi somalia gacanta kuma hayane debada wareegan ilamahiiba goor jabay bay ogadan wa khalad intaba badan hooyo qudha korinaysa haday shaqo tagto ilamahaas wuu ku dayaay waayo keligiisaa guri jooga wuu iska baxayaa wareegaysanayaa ciduu doono raacaya aaqalku doono geliya qaar wa 10 jiro iyo shan jir ka warama keligood wareegaya waadan anay aqoon caruurtaasna badankooda wa qaxoonti somalida wa kala laba dadkii qaar qoxoontiga ka keenay caruurta maba aminsana in wax ku dhacayan wuu iska ciyaraya meel walba wa mari karaa ma lumayo bay odhanayan oo muxu ilamahaga meel walaba u maryaa sow khalad maha
somalida waxan kula talin laha ilmahiina ilashada hada weliba doonayso inaad ilaaliso ka fogow mesha somalida soo degan wayo iyaga ka duufsanaya tan kale ilamahaga wax walabba u sheeg intan loo sheegin ha odhan wa ceeb
Subxanallaah
Haye sheikho dhiiga maalin walbo dadonaayo ayaan ka ordeyna maxa ka ledahay
Subaxnallah
Maasha alaah
❤❤❤❤❤❤🇪🇹
رجل لا يعرف غير القصص التافه لا يعرف بعلم ولا فقه ولا توحيد غير القيل والقال هذا الضرب من البشر عليه أن يتعلم العلم الشرعي لأن قص القصص ليس بعلم بل هو ضرب من الجهل.
Allow naga qabo dhagartooda gaalada
Ilmihiinna ragbaa ilmohooda ku korsada, ama fahma ama hafahmina.
Xasan Adan Samatar buu u ekaaday Sheekh Rage
Waa la isku Eegan kara waana abuurka alle
The eyes are usless when the mind is blind( somalian they are blind in the mind)
Subxanalah 🥺😥
Subxaanallaah
انالله وانا إليه راجعون
Waa xaqiiq anagoo 20 jir kaweyn baanu nimi westka 90 maadkii, walaahi way dhib yartahay inaad luntaa.
لا حول ولاقوة الابالله
Ilaahayow hana fidnaynin, oo ha kulmin gafkeena iyo geerideena
😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭
Wll Number ku xagee kuqoranyahay
Subxanallah
Muxadaran 6sano ka hor a a u bahna ada yurub ka sashalaynaya
maxaan ka haleenay maxey saas nooogu galayaaan yaa allah yalah ya allah
ولن ترضي عنك اليهود ولا النصاري حتي تتبع ملتهم