Gabadha Somalida Maraykanka ah ee madaxda u ah guddi maamusha dhawr Iyo toban Billion.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 чер 2024
  • Gabadha Somalida Maraykanka ah ee madaxda u ah guddi maamusha dhawr Iyo toban Billion.

КОМЕНТАРІ • 88

  • @abdinasirdaud3798
    @abdinasirdaud3798 Місяць тому +10

    Xamdi waa kartidii oo qof ah maasha Allah,,,, she is Iron Lady. Horay u soco insha Allah.

  • @anabm.hussein7145
    @anabm.hussein7145 Місяць тому +5

    Masha Allah dumarkeena haday fursada helaan waa libaaxyo karti badan. Masha allah Somaliyey wadamada aad tagteen ka faa’iidaysta oo waxbarta wabyaalad intaa iska dhaaftaan.

  • @AnasHashi-xo6zv
    @AnasHashi-xo6zv Місяць тому +3

    wa wax saaid logu farxo gabar somaliyeed oo gaarty guul inta la eg waxan ku leyahay wll xamdi maxamed guul inta kasii weyn ayan ku rajeynaya insha alaah 😘

  • @WeQw-pr2nw
    @WeQw-pr2nw Місяць тому +9

    Mashalah eid Mubarak 🎉 herari team asxab , wa gabadh dhiig leh dhiran magac somali kor uqadey hore usoc wl ragi qabil kashekyn iyo gang isdil sorry dekedah training live ka codsana all walashn hdi waqti hesho hala barto shaqysto niyow somalay 👋 😊

  • @Mohamed1475
    @Mohamed1475 Місяць тому +1

    Maasha allaah Xamdi waa visionary leadership karti iyo caqli isu darsatey alle haw fududeeyo position-da kale ee ey tagidoonto iyo kan ey hada rabto iney markale kusoo noqotaba halla dhiirigalyo gabadhaa kartida iyo garashadaba leh.

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen1740 Місяць тому +1

    Maasha Allaah. Waa gabadh Soomaaliyeed oo addunyada hormartay wax la qaybsanausa oo heer ka gaadhay..Allaha xafido, Allaha ka ilaaliyo xaasidka iyo cadowga gabdhaha dhiba iyo kuwa magaca Soomaaliga neceb marka ay maqlaan. Wixii Soomaali ah ee ka garabdahw gabadhaasi garab siiya si ay horumarkeedu gaadhsiiyo jagooyinka ugu sareeya ee wadanka..aamiin Allaha xafido walaasheen.

  • @iloveyouallah2381
    @iloveyouallah2381 29 днів тому +2

    Maraykanka yaa i geeya 😂😂
    Ilaahayaw shaqo xalaala isii yaa rabbi aamiin
    Gabadhana ilahay aqonteda iyo kartideda haw barakeyo aaamiin

  • @saeedmohammed9933
    @saeedmohammed9933 Місяць тому +2

    مشاء الله، well done, love somali people

  • @charkoshanghai
    @charkoshanghai Місяць тому +1

    Hamdi is a brilliant women mashallah. Dalkeedi hooyo in an wax kuso kordhiso ayan rajeeynaya.

  • @Somali58
    @Somali58 Місяць тому

    Mansha allah waa barnaamij cajiiba dhankasta ka qurux bdn oo dhiiri galin ii noqday Mansha allah waan ku farax sanahay in qof nocaana oo kale oo somaliya jiri karo Mansha Allah❤

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Місяць тому +2

    Mnsha allah dumarkeena somaliyeed ee sharafta leh ala hanoo daayo

  • @safwanabdirahman8061
    @safwanabdirahman8061 Місяць тому +1

    Waa gabadh karti leh Ilaahay ha dhawro

  • @madiinacali978
    @madiinacali978 28 днів тому +1

    We need more Somali ladies like Xamdi 🎉

  • @mohamudaynaan2042
    @mohamudaynaan2042 Місяць тому +2

    Mashallah waa Gabadh yar oo Karti leh lakin Kartida iyo Hamiga sare waa ku Abuuray Dalka ay ku Nooshay oo suurta galiyey Ka Hal-Abuurlahi inuu Hormood noqdo. Mashallah Hambalyo

  • @Abdillahi50
    @Abdillahi50 Місяць тому +3

    This is what good governance looks like.

  • @dryusufqanimohamedabdi5737
    @dryusufqanimohamedabdi5737 Місяць тому +21

    Waan Hubaa in ay ku guulaysan doonto Xamdi Maxamed oo ay heli doonta codad gaadhaya 400,000 up to 500,000 votes. Xamdi Allaah ha xifdiyo oo allaah ha dhawro. Aan kaftame Ducada ka timaada Hoyga Quraanka iyo Suugaanta ee Africa iyo inta ku hadasha Afsoomaaliga ee Hargeysa waa la aqbala.

    • @Fahadcaynaan6
      @Fahadcaynaan6 Місяць тому

      Runtii waan ku farxay waa qof top ah
      Alle haku guuleeyo

    • @Mohamedismail-sb6pd
      @Mohamedismail-sb6pd Місяць тому +1

      afsomaaliga ku hadasha wax la yidhaa ma jiree somaalida dhe walaal.

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 Місяць тому

    Masha alaah xamdi adeer guulayso ban ku leeyahay hareri adiguna guulayso

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 Місяць тому +4

    Gabdhaas hala taageero somaaliyy idinka iyo umada kle halakaas ku noolba waxyabo badan bay idinqabn doontaa sida ka muuqata waa qof dadaalaya mrkaa dhiiri galiya oo lashaqeeya
    Qabyaaladana iskdaaya wadankeeni. Siday ka dhigataybaad aragtaane 😢😊

  • @mohamedmuuse444
    @mohamedmuuse444 Місяць тому

    Masha alh walasheen somaliyeed ilahay ha u si yaa di yo.

  • @user-lk2gb3ht1y
    @user-lk2gb3ht1y 28 днів тому

    aadbaan idiin salaamay abdisalaan iyo abaayo salaan kadib maashaa alaah waan uhanbal yeenayaa gabadhaan walaasheena runtii waxeey heeysaa shaqo aad ufiican in sha alaah markaan imaano waan kulasoo xiriiri doonaa walaal qaali

  • @kayseali9510
    @kayseali9510 Місяць тому +1

    Waa gabadh karti badan

  • @salmanjama6663
    @salmanjama6663 Місяць тому +1

    M.a she is smart and hardworker God bless you sis.

  • @toreyetheservant1437
    @toreyetheservant1437 21 день тому

    Wonderful job

  • @willobouni7146
    @willobouni7146 25 днів тому

    Macha.Allah my sister horay usoocoo

  • @safasalleban
    @safasalleban Місяць тому

    M.a hamdi maxamed keep goin qalbi gabara karti badana ba atahye runtii❤🎉

  • @yacinyoussouf4583
    @yacinyoussouf4583 Місяць тому

    mashaallah wa gabadh lagu farxo wayo wa gabadh dhalinyar oo isku haysa laba shaqo oo waawayn xamdi maxamed allaha kula qabto

  • @Mohamed_O_Youssouf
    @Mohamed_O_Youssouf Місяць тому

    Somalidu hormar ayay ka samaysay meel walba oo ay joogaan mashallah

  • @user-eu3fw8wn8w
    @user-eu3fw8wn8w Місяць тому

    Maashaallahay guul guul ❤❤❤❤ hamadi

  • @ruthwaanomar4388
    @ruthwaanomar4388 Місяць тому +2

    WxaN diyaar u ahay inaan guursdo gabadhaa❤

  • @codkabeesha
    @codkabeesha Місяць тому

    Excellent program
    Aad iyo aad baad u mahadsantahay Abdisalaan, waa nin saaxiibkaa ah Marowo Hamdi Mohamed waxaan iyadana leeyahay hore u soco and
    "keep pushing"
    Mohamed Dahir Hassan Toronto

  • @Naidar19
    @Naidar19 Місяць тому

    Masha Allah❤.

  • @dryusufqanimohamedabdi5737
    @dryusufqanimohamedabdi5737 Місяць тому +2

    Allaah ha barakeeyo hereri iyo xamdi. Waxaan jeclaan lahaa xamdi noogu kaalay JSL, Gaar ahaan Caasimada Baxsaneey Hargeysaay iyo Dekeda Berbera Astaanta Dakeda Geeska Africa Hoygii Nabadaay Berberaay.

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato Місяць тому

    Ma Sha ALLAAH

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 Місяць тому

    Mansha allah

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Місяць тому +1

    Masha allllah❤

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 Місяць тому

    👋 Weriye C/Salaan Hereri &Xamdi Max,d.

  • @abdijabar10
    @abdijabar10 27 днів тому

    Masha Allah she’s great leader

  • @Yaaska.1
    @Yaaska.1 Місяць тому +1

    C/salaan hareri xariif waye 10 billion badamac kagalay waresi part 2 masameenjirin gabadhaan neh wa maskiin waxba fahmimeso
    Please gabarey odoyga garo o luflufkiisa ulaab 💸💸💸💸

  • @mohamedharounn
    @mohamedharounn Місяць тому +1

    ❤💯

  • @user-ce1vg7kp2l
    @user-ce1vg7kp2l Місяць тому +1

    Hereri❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤

  • @batraanclothing6416
    @batraanclothing6416 Місяць тому

    Xamdi waxan amin sanahay inad xilkan mid kaweyn aad qabandonto insha allah

  • @FaraxCabdisalaan
    @FaraxCabdisalaan Місяць тому +1

    ❤❤❤❤

  • @addis869
    @addis869 Місяць тому

    Mashaa Allah reer yurub haaye haye😅

  • @mohamedabdi2565
    @mohamedabdi2565 Місяць тому +2

    Shaqo tag baan ahay wali electrical Engineer ah. bal 70 kaa kun iyo wax ka badan ba inaan samayn doono ayaan ku rajo waynahay, waan idinku soo socdaa.

    • @guul4onlf
      @guul4onlf Місяць тому +2

      Guuleeyso...kana dhabee ama Naga daa ciyaarta

  • @asiya-xj6cz
    @asiya-xj6cz Місяць тому

    ❤❤❤

  • @munasudi3392
    @munasudi3392 Місяць тому

    Hereri guulayso

  • @mohamedqalafdheere4205
    @mohamedqalafdheere4205 Місяць тому

    Waa qabiilkee maa tiraahdiin Aqli kale malahine..

  • @xaraareofficiall7233
    @xaraareofficiall7233 26 днів тому

    55 billion 😮😮😮😮😮😮😢😢

  • @hamzeali1037
    @hamzeali1037 Місяць тому

    Runtii shaqada ay qabatay Gabadhaasi , waa wax lagu farxo.

  • @sadiaa7913
    @sadiaa7913 23 дні тому

    Hadhow bay Somali Oran doonan gabar madax Kama dhiagyno, Maraykankana billions bay ku amineen gabadhan somaliya ka timid oo ay u maamulaysaa, gabdha Helena wa wax lehilkarin markay wax bartaan.

  • @Abdifitah1988
    @Abdifitah1988 Місяць тому

    Maasha allaah gabadha waa codkar lkn farxada kabadate jenis ey ku adkan lahed wadankeda somali maanta hadii ey dakadisa kahadli lahed Waxaa ladhi lahaa Lagtina hanoodhibin

  • @mmustafe
    @mmustafe Місяць тому +1

    Maxaa inaga galay maraykan cabdisalaan wuu dhiiri galinayaa in maraykan la tago

  • @ahmedabdisalaad4963
    @ahmedabdisalaad4963 28 днів тому

    Dawlad wanaagsan marka ad haysato waxa hubaal ah in ay dadka wanaagsani fursad ay dadka ugu shaqeeyan helayan tusaale gabdhan hada waxaas oo lacag ah ee billions of dollars gaaraysa maamusha waxa la leeyahay doorashada dambe dhaqaalaha ka taagera yacni waxay ku tusinaysa in mesha wax musuqmasuq ah uusan ka jira ama an ba la isku dayi karin halka inaga kii wax yar loo dhiibaba uu wada qaato ama wax yar laga arko

  • @goojacade4325
    @goojacade4325 28 днів тому

    Markaa c.salaan hereriyaw miyaa lagu soo direy inader dhawrkayaga boqol baan nafta ku maaweelineynee ma iimaanka ka soo qaad baa lagu yidhi inader gebigeygiiba hurdadii wey iga tagtee maa naloo kaa soo direy dee bal waayee hadaba darbigaan ka soo boodaynaaye noo balami jeelka hanaga soo damiinato xamdiye ileyn waa tanoo fadhi mayaalee adkaatey 😮 hadii lay salaamo waxaan leeyahay america amerika islaanteydii iyo caruurtiibaa waxaan ugu yeedhaaya amerikaay ama amerikoowe 😅

  • @abdiali2678
    @abdiali2678 Місяць тому

    Employment Malo Bohan yahay abdisalan

  • @Burco.
    @Burco. Місяць тому +1

    Sanadkii si Loo help 400 oo qof waxa lagu bixinayaa 400 oo milyan, Somaaliya na mashaariicda wa la cunaa😢

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. Місяць тому +2

      Dalkaas dadkiisaa daacad u ah somaliyana, dadkeedaa khiyaanaynaya oo dib u dhaceeda ka shaqaynaya, dadka xun in layska qabtana lama rabo 😂

    • @Burco.
      @Burco. Місяць тому +1

      @@Cabdiraxman..Mudug. waa arin murigteeda leh

  • @Mohamoud_1_YusuF
    @Mohamoud_1_YusuF Місяць тому

    🫶

  • @harunboston9733
    @harunboston9733 Місяць тому

    Talow ma la qabaa inantaas😁

  • @diamonddecoration2835
    @diamonddecoration2835 Місяць тому +2

    uur bey lee dhy

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Місяць тому

      Weeyna shaqeeysaneeysaa ee WARAN IYO HAWEEYA HANYAR toona ma ahan.

  • @Burco.
    @Burco. Місяць тому

    Global politics/ dagaalo aduunka ka jira??

  • @hafiif
    @hafiif Місяць тому

    Lkn gapdha in layidhaahdo dhaqankii islamka layimo ayaa fcnan laheyd sida in ay surwaalka iska bixiso oo ay xidhato dharkii dumarka diinta ubanaysay

  • @faafintadiintaislaamka2942
    @faafintadiintaislaamka2942 Місяць тому

    WAXAAN LA YAABANAHAY DALKEENIIBIYO DADKEENIIBA WAA LALA WAREEGAY DEKEDO KALE DAL KALE BAL NASIIB DARADAA EEG INA KU DHACDAY 30 SANO

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. Місяць тому +1

      Maraykanku wuxu ku horumarayba waa qaxootiga oo uu ka faiidaystay, xiligii muslimiinta caqligoodu shaqaynayay kuwa ka soo horjeeda ee gaalada ah way ka faiidaysan jireen waxay aqoon iyo xoogba leeyihiin, Taa hada waxa gartay Gaaladaas dee fursad banaan cidlo ah iska taal bay arkeen kadib waa ka faiidaysteen, 😂

    • @faafintadiintaislaamka2942
      @faafintadiintaislaamka2942 Місяць тому

      ​@Cab Waa layna jaqay Miyaa sxb sida ay inaguba u jaqnay kkkk sxb thanks diraxman..Mudug.

  • @WizzkarteIsmaildeysane
    @WizzkarteIsmaildeysane Місяць тому +1

    𝔽𝕣𝕠𝕞 𝕞𝕦𝕢𝕕𝕚𝕤𝕙𝕠 😅

    • @Siciid22
      @Siciid22 Місяць тому

      From burco 😅😂

  • @abdirahmanmaxmud3947
    @abdirahmanmaxmud3947 Місяць тому +1

    Way ugu talo galeen gaaladu inaynu wadamadooda uga shaqayno, wadankeenana dayacno taasina waa sababta wadankeena ubaabiiinayaan tahriibtana ufarayaan😢.

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Місяць тому

    Sxb cut the story short let this abaayo know I will stop being a road man! Buy macawiis, cimamad and sisimaniko wear dacas on my majo basto if she takes me on a date! Nafaqada hanala wadaagto aan isla daaqne

  • @MohamedMohamed-uh6sp
    @MohamedMohamed-uh6sp Місяць тому

    Waziirka dakadaha somalia muxu qabta iyo ka gadidka dhaman madaxdada. Kale maxey kuso kordhiyen dalka somalia 😂😂😂😂😂😂😂😂😂. Markas ku leyin waxa qabana

  • @niyaaladem
    @niyaaladem Місяць тому

    Soomaalida tuugada ah ee gacantii wax siisay dhacaya meey gabadhan ku deydaan? Maxay noo jaaifeeyaan markasta? Xitaa kuwo sheikh sheegta ayaa ku jira kuwa wax musuqmaasuqay.

  • @abdiali2678
    @abdiali2678 Місяць тому

    Madal ban Karan shaqooyinkan sifa sharci ah

  • @falanqeeye5106
    @falanqeeye5106 Місяць тому

    Surwaal iyo naag waxbaratay maxa kalaheesta

    • @tazniimhupii8266
      @tazniimhupii8266 11 днів тому

      Surwaalka mxaraan ba horta wax so baro waaba lagu xajiyaaa

  • @farhangureye9605
    @farhangureye9605 Місяць тому

    Naag taan waa been ley ween sey u timid kan bonito yaryer oo badan baa ka baxey suuqa waliba aniga waxaan ka Porto seattlel ama tagada seattel 2007 to 2023 hadana shaqo mataali seattel ku ligeen waa ka cararney shaqo la aan derived ee naag taan waxey shey geyso waa been shaqo malaha seatel taraga dareyfar waxba laga ma sameyyo hada waa been ley sey u timidna gaajo ayey la timid wax ey taqaanana malaha mana dooraneyno markale waa tuugo tuugo dhaley

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Місяць тому

      Rooraaye bal naso oo shaqeeyso meeshu shaqo weey dhoobantahaye. Adiinkii baa sii socda.

    • @abdiazisdahir2554
      @abdiazisdahir2554 Місяць тому +1

      Shaqayso saxiib inantu way shaqaysatay calaacalka iska daayo
      Meelkasta shaqo way taalaaye kartidaada ayay ku xidhan tahay
      Iyo dadaalkaaga noloshu jiljileec iyo calaacal uma baahna

    • @tazniimhupii8266
      @tazniimhupii8266 11 днів тому

      ​@@abdiazisdahir2554hhhhh wlhi runta usheegtay😂😂😂