Safarkaygii Dalka Gambia 🇬🇲 My Trip to Gambia

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 652

  • @youngmoe7210
    @youngmoe7210 4 місяці тому +42

    He’s damn right. “It’s not what your country can do for you it’s what you can do for your country” SOMALIA 🇸🇴

  • @ikraancabdullahi9674
    @ikraancabdullahi9674 5 місяців тому +97

    Geedi sahan wuxu u qalmaa 1m waayo adigo gurigaaga jooga ayuu kusoo tusaa wadamo badan wili kugu soo turjumaa afkaga hooyo bilis wiilkaan gor haloo qaado asxaabey🙏🏿❤

    • @NajiibAlfa-jp1fh
      @NajiibAlfa-jp1fh 4 місяці тому +1

      Wllka waa sax

    • @MaxamedNur-ct8zd
      @MaxamedNur-ct8zd 4 місяці тому +1

      Asi wa uqaday ee ada idiman ikraan malapeyyy

    • @fardowsamohamud9701
      @fardowsamohamud9701 4 місяці тому

      Waa runtaa, dadka maalaayavniga soo gudbiya waxaad arkaysaa dad aad u badan in ay subscriber u yihiin

  • @allasanceesay8904
    @allasanceesay8904 4 місяці тому +120

    I am a Gambian living in Germany with a lot of brothers from Somalia.Lovely people a big sense of humour.Always a pleasure sitting and eating with them.

  • @RashidAhmed-h7t
    @RashidAhmed-h7t 4 місяці тому +3

    Thank you brother for showing us our brothers who live in Gambia

  • @AbdinorMohamedIsmail
    @AbdinorMohamedIsmail 4 місяці тому +8

    waa wiil qalbi wanagsan oo jecel nabada, waa run nabad la,aaan waa nolol la,aan guuleyso walal

  • @SakariyeAhmed-7699
    @SakariyeAhmed-7699 5 місяців тому +42

    Warya
    ninku waa nin CABQARI AH oo waxkasta fahan san MSHA, ALLAH
    melkasta aad jogto ilahay hakugu nabad Yeelo 😕
    Ilahay dalkagii oo nabad ah dib hakugu soo CelIYO..?
    AMIIN YAA RABII 🤲

  • @omgdjag7568
    @omgdjag7568 5 місяців тому +6

    Looking forward to seeing more of our brothers and sisters in Gambia inshallah

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 5 місяців тому +10

    Mashallah barasho wanagsan gabiya wa baranay gediyow somaliya ku so labo rob aya da aye qurxda wadanka noso gudbi inshallah gabiya gedka cabaha waxow uyahay sida somalia 🇸🇴 moska uyahay wa idin salamay somali calamada ey so xaden habartan wa ceb in calanka wadan kale ad shegatid baluka ha idiku filnado ❤Love Somalia 🇸🇴

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 4 місяці тому

      Naceybka aan isu qabqo awgiis calamo dadoow ayuu naga tusay😂😂😂😂

  • @SumayoAliisse
    @SumayoAliisse 5 місяців тому +4

    AMAZING
    NIN MUG IYO MIISAN LEH AYAAD WAREYSATAY GEEDI SAHANOOW❤

  • @CadowSaid-jb1eg
    @CadowSaid-jb1eg 5 місяців тому +13

    Allow soomaliaya dhexdooda is jecelsii nabd iyo barwaaqo.....
    Wadanka ha nuuro waalliyaal❤❤❤

  • @xaajisaam2368
    @xaajisaam2368 4 місяці тому +1

    Masha allah @geedisahan waa mid kamida dadka ugu qaalisan ee ay haystaan somalidu ~~~5million+ Insha allah

  • @AhmedAw-y7p
    @AhmedAw-y7p 4 місяці тому +2

    Well done geedi sahan hore u soco sxb

  • @abdullaahicumarhusein5556
    @abdullaahicumarhusein5556 5 місяців тому +1

    Maasha Allaah geedi sahan taagyeero weyn Ayaan kuu ahay,Shaqo fiican Ayaad heysaa.

  • @sahrasharaf447
    @sahrasharaf447 5 місяців тому +6

    Cunada raqiis badanaa mash alllah

  • @xawom3016
    @xawom3016 4 місяці тому +1

    Waa nin inaba caadi ahayn, noolow dheh. Somaalinimo wayn ayaa ka muuqada,, aqoona leh. Mashlh. Geedi salan sare. Waa loo baahna tanoo lakale nin culus ayaa soo qabatey

  • @jexowmaha7630
    @jexowmaha7630 5 місяців тому +2

    MASHA ALLAH NINKAN WAA NIN. QIMAWEYN KUFADHIYA HADALADIISA WEY IQENCIYEEN WAREYSIGIISA NOOBADI

  • @Halyeeygareersool
    @Halyeeygareersool 5 місяців тому +3

    Geedi sahan ganbiya wuxu kuhelay yar fariida oo aad ugu fududeyey shaqadiba m,a somalidu waa dad goba oo iscaawiya

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 4 місяці тому +1

    Gambia 🇬🇲 🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲beautifull countries inchallah I coming I khow two ladies from Gambia nice people well done guys I am from Djibouti live in London 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AsadHussain-t5d
    @AsadHussain-t5d 5 місяців тому +29

    Geedi sahanow Sxb waaxaad muuqaalka ku bilowdaa muuqaalka wadanka aad joogtid hal kuu map ka ka aduunka kaga yaal si dadka aan aqoon Geography ga ay u til maam sadaan

    • @afgaradmediaproduction3569
      @afgaradmediaproduction3569 5 місяців тому

      Gambia waa west Africa waa wadan yar oo Senegal ku dhagan sxp 95 waa Muslim

    • @AsadHussain-t5d
      @AsadHussain-t5d 5 місяців тому +1

      Sxb aad baan u aqaanaa location ka uu dhaco wadanka Gambia lkn waxaan doonayaa in ogaadaan dadka aan aqoonin tusaale dadka luuqadaha kale wax ku soo gudbiya ee Taravelin ka sameya sidadaasey sameeyaan mahadsanid

    • @dulmididjamaalodaway4049
      @dulmididjamaalodaway4049 5 місяців тому

      ​@@afgaradmediaproduction3569senegal ayuuu ku dhex yaaalaa kuma dhegana 26:23 26:23 26:2

    • @sunshineseaandvitamind8620
      @sunshineseaandvitamind8620 4 місяці тому +1

      Sax waan kugu raacsanahay iyo haduu ku dari karo xooga yar oo macluumada, sida population number, qabiilada degta, diinta, geographygooda (has it got forests? Mountains? Beaches etc?). Somalida aad bey u faaideynaysaa macluumaatkan waayo waxaas nasiib uma yeelan inay bartaan amaba qaar badani school maba aadaan mana akhristaan oo wax ma badhaan. Dadkeenu jaahiliin bey u badan yihiin.

    • @touranis
      @touranis 4 місяці тому

      Haa maadama dadka qaarkod wadamada kala kaseynin...inuu google map kusoo daro waye marku edit gareyo video ga

  • @officialabdiramanywarsame2061
    @officialabdiramanywarsame2061 5 місяців тому +17

    Aad ayaan idin salamaya cumar iyo geedi sahan nice tour

  • @Hodan-i9m
    @Hodan-i9m 4 місяці тому +1

    Maashaa Allah geedi sahan shaqo fiican 🎉🎉aad hysaa

  • @Abdiwahab-ye4rt
    @Abdiwahab-ye4rt 4 місяці тому +4

    Sxb markan hada masar timaado waxan kaa codsana inad soo booqato maheradeyda waxan kuleyahay laba dukaan mid hilib ah iyo supermarket Mahadsanid bro

  • @Adamhagler
    @Adamhagler 4 місяці тому +4

    Brother geedi sahan if I ask you a question, how do you find your travel experience around the world and who’s actually financing you and how much does it cost?

  • @Waankudaalnay
    @Waankudaalnay 5 місяців тому +1

    Waa Faa-ido Dhaqaali Xataa America iyo Wadamada Horey Umaray urban Farming Dhaqaale Adag iyo Waxsoosaar baa lagasameeyaa!

  • @zalebanwarfagad1407
    @zalebanwarfagad1407 2 місяці тому

    Masha allah omar waa wiil aad ufurfuran 😮 sodhawyn wacan

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 5 місяців тому +1

    Ilaahay wadankeena nabad hanoo dhigo rafaadka wadankeena Allah hanooga saaro Mahadsanid saxb gedi sahan.

  • @Ahmedalbani
    @Ahmedalbani 4 місяці тому

    Maashaa alaah waa mahadsantahay wax badan ayaan ka bartay dalja Gambia

  • @TOTYY77
    @TOTYY77 5 місяців тому +6

    omar is great guy

  • @cabdalecxm1504
    @cabdalecxm1504 5 місяців тому +4

    Guuleyso geedi sahan

  • @Mr.AAH1
    @Mr.AAH1 5 місяців тому +3

    Masha ALLAH wilkan waa nin muxtaram ah

  • @IsmahanNageeye
    @IsmahanNageeye 5 місяців тому +4

    Gambia 🇬🇲 😮😊

  • @NimcoAhmed-gh8nj
    @NimcoAhmed-gh8nj 5 місяців тому +2

    MashaAllah sifican ayuu uhadlay wlaahi

  • @AwilOsman-ub3bq
    @AwilOsman-ub3bq 5 місяців тому +2

    Geri shannon u doing god job thanks

  • @abdinasiryusuf6511
    @abdinasiryusuf6511 4 місяці тому +1

    MaanchaAllah Long Life Somaliland 🤍💚❤️

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 5 місяців тому +3

    Ninka taa tuuga marsan muxuu ahaa subxaanalah ilaahay hasoo hanuuniyo

    • @AbasMoalimu
      @AbasMoalimu 4 місяці тому +3

      Tattoo giisa maxaad karabtaa wuxuu sheegayo qaado haday ku anfacaan hadii kale iska tag

    • @abdulkadira4075
      @abdulkadira4075 4 місяці тому

      ADIGA ILAAHEY HAKU SOO HANUUNIYO OO XAMANAYA. NIN KAA QALBI WANAAGSAN KAA WADANI SAN ILLAAH KAAGA DHOW.

  • @YusufAa1
    @YusufAa1 4 місяці тому +3

    Where can I find Omar’s channel brother ?

  • @melmi3299
    @melmi3299 4 місяці тому +1

    Mash Allahu gaambia

  • @xaalixashi5385
    @xaalixashi5385 4 місяці тому

    Dad wngsn oo wadankooda si nabad ugu nool❤ wadan qurux badan iyo dad qurux badan🇬🇲

  • @jamaalxuseen4518
    @jamaalxuseen4518 5 місяців тому +5

    Gambia 🇬🇲

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 4 місяці тому +1

    zxp wan ku wataaa Geedi sahan

  • @faisalabdullahi3912
    @faisalabdullahi3912 5 місяців тому +3

    Ma sha Allah

  • @zalmanmuxiidiin2015
    @zalmanmuxiidiin2015 4 місяці тому

    This guy is a genius man 🎉

  • @aliidle7464
    @aliidle7464 4 місяці тому

    #AbdiazizReally waa the only Somali LEGEND, More important than the said "president" of Somalia

  • @Suldaanayaanle
    @Suldaanayaanle 5 місяців тому +3

    Keep going geedi sahan
    Geedi sahanow la tali nin aad waraysi ka qaaday wanaagsane lakiin taatuugu waa xaraane iska masax ku dhe

  • @mukhtaarmaxamed7165
    @mukhtaarmaxamed7165 3 місяці тому +1

    Wa👍

  • @NajmajamaAbdlla
    @NajmajamaAbdlla 5 місяців тому +2

    Hore u soco walal❤❤

  • @mascud3079
    @mascud3079 4 місяці тому +1

    Ninkan wlhi been ma sheegin Anagiiba wadankeenii qaxooti ku ah ilahow soomali isku soo jeedi

  • @sakariyeabdikariimyusuf1711
    @sakariyeabdikariimyusuf1711 5 місяців тому

    Mansha allah Cumar waaaa Qof wngsan oo Wayo arag ah Guleyso brother 🙏

  • @abdifatahnabil
    @abdifatahnabil 5 місяців тому +2

    Dad fican weeyan bulshada Gambia 🇬🇲 xabsiyada Libya ayanu ku wada jirney

  • @fartuunfilsan4607
    @fartuunfilsan4607 5 місяців тому +1

    Ninka ma gaalaa Subxanallah gacmahiisa waa maxay calaamada oo leyahay

  • @MUKHTARGAADE-l6j
    @MUKHTARGAADE-l6j 4 місяці тому

    Geedi sahal waad mahadsantay walalo qaar badan dhalinta ah waxa ay soo gudbiyaan wax bilaa faa'iido ah

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 5 місяців тому

    HADDII. AAN BOOQ DO DALKA GAMBIA 🇬🇲. BAR TAMAHAA DALKA KU YALAA. GUDAHA SENEGAL 🇸🇳

  • @mameali1627
    @mameali1627 4 місяці тому

    War ninkana u qalmo wlhi supscribe aan kor u qaadno asxpey somalida maala yacniga supscribeka badan haysto asaga ka fcn wilkan mzhLa brother keep going Geedi Sahan sxp🥰🙏

  • @tylerwiilbari522
    @tylerwiilbari522 5 місяців тому +1

    sxbky cumar nin aad u wanagsan aya u tagtay wa ku salamy sxb❤

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 5 місяців тому +1

    Cumar waa nin caqli weeyn MashAAllah. Tattoos hadaa iska tirtiri kartid iska tirtir brother. First somali man who married Gambian

    • @AhmedAli-ku7vl
      @AhmedAli-ku7vl 4 місяці тому

      Muuqaalka kale 3 bari ka hore soo dhigay soo fiiri
      Nin kaloo somali ah oo tukaanle ahaa jiro oo yarkaan ka wayen oona wadanka GAMBIA joogo 27 sano kana guursaday gabar GAMBIAN

  • @CabdiwalikhaliifCali
    @CabdiwalikhaliifCali 2 місяці тому

    Waad mahadsantahay walaal❤

  • @AHMETTDESING
    @AHMETTDESING 2 місяці тому

    sxp geedi sahan si qaldan ha ii fahmin maxaa weye ninka gacanta waxa ugu yaal

  • @nimanfarah4309
    @nimanfarah4309 5 місяців тому

    Mansha allaah walal anaga xata wa idin jecelnahay waxan joga alaska wa mel bila somali ah marka arko gedi sahan aad aya ugu farxa walahi 🎉

  • @gouledxidig32
    @gouledxidig32 5 місяців тому +1

    Sxb wankuslamay waxan rabaa howl ayaan ugabaahnaa maroco wll fadlan waxaan ubaahanahey inaad igu xidho wiilkii aad lajoogtey maalintii aad barnaamijka diyaarineysey

  • @HilaacMedia1
    @HilaacMedia1 5 місяців тому +1

    ❤Mashalah my brothers Mohamoud and cumar I am watching 👀 hargeisa I am new youtuber

  • @abdulazeezfarah8437
    @abdulazeezfarah8437 5 місяців тому +1

    Yarkaan soo dhaweeyay geedi sahan gacmaha tatto ama shaabad ku taal ilahay hasoo hanuuniyo.

    • @abdulkadira4075
      @abdulkadira4075 4 місяці тому

      TATOO WAA CILAAN. EE DAKA QABYAALADA IYO CUQDADA BADAN EE DADKA INAY DALKOODA KUSOO NOQDAAN DIIDAN ILLAAH HA NAGA QABTO AAMIIN.

  • @kowsarlove6663
    @kowsarlove6663 5 місяців тому +1

    Where is Omar UA-cam channel you tall as you will share it with us so do it as you say and please share

  • @ababejama7505
    @ababejama7505 4 місяці тому

    Walaalahayga somaliyeed aqoon yahanka ah I am so proud for you marka hore ta koobaad comment ha ka xanaaqina waa dhiirigalin I am animal behaviour specialist laba wax baan idiin saxayaa horta yaxaaska dadka ma cuno maaha waad carbisay laakiin waa cunayaa markuuna Carbis ahayn waayo yaxaaskuwaa extremel predators in the world talabaad yaxaaska ilmihiisa ha u dhawaan , waa runtaa lkn dabeecada ay xayaanka xataa bini aadamka iska soo galeenbaa tana yaxaaska oo kaliya maaha xayawaankastaa wuxuu ugu halisbadan yahay markuu dhalhaysto right aad baad u fiicantihiin keep going

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 5 місяців тому

    Ummada soomaaliyeed allaha ummad muwaadiniin ah oo wadankooda jecel yaa arxama raaximiin illaahow ummada soomaaliyeed usoo celi cisadii iyo sharaftii lagu yaqaaney yaa arxama raaximiin illaahow ummada soomaaliyeed usoo celi quwadii looga yaqaaney qaarada Africa yaa arxama raaximiin illaahow dhalinyarada soomaaliyeed kadhig kuwa difaacda diintooda dalkooda dadkooda iyo dowladooda yaa arxama raaximiin illaahow ciidankeena quwadooda cirka gaarsii cadowgoodana jabi yaa arxama raaximiin

  • @ahmedpablo3053
    @ahmedpablo3053 3 місяці тому

    Omar youtoubkisa d'inscription ino sodhig

  • @Miicaadyare
    @Miicaadyare 5 місяців тому +1

    Dalkan waa laysku sixraa iyo Senegal Wiilkan Soomaliyeed mid maa sixratay oo wuu Taagan yahay?

  • @mohamedxaashi5532
    @mohamedxaashi5532 5 місяців тому

    Ilaa Hada youtubeka Cumar oo ah legend si fiican kuugu waramay Maxaa usoo dhigi weysay

  • @mukiiis
    @mukiiis 4 місяці тому

    Keep it up bro

  • @OTMANA-ld5zk
    @OTMANA-ld5zk 4 місяці тому +1

    Ninkaa qalbi wanaagsana

  • @khadanibrahim9829
    @khadanibrahim9829 4 місяці тому

    Nougat soo waran waan u soo soconaa

  • @sirwaan44
    @sirwaan44 5 місяців тому

    waxaan ka sugeynaa in aad mar uun tagto
    Cape Verde wadankaas waa jasiirad qurux badan
    senagal ayey xad la leedahay Cape Verde muuqaal cajiib ah
    kasoo duub

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 4 місяці тому

    Masha Allah🇨🇷

  • @dahiribrahim6730
    @dahiribrahim6730 5 місяців тому +1

    Ninka maxaa gacmalaha kaga yaala ? Tatuu miyaa magaal baa

  • @Technology-and-inovation
    @Technology-and-inovation 4 місяці тому

    Senegal waa wadan wanaagsan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Malayka-q9z
    @Malayka-q9z 5 місяців тому

    Waku saaray wiilkan wa wadani wlhi cabsida iskadaye dalka ha imado farmaajo xamar Ku soo labtay amigo basaboor heesan ax yaa wadani wa muna geedi Ahmed ❤

    • @Ahmedmahadcaruus
      @Ahmedmahadcaruus 5 місяців тому

      Farmajo yala dhaha ader xamar wa save dadki laha ayana mamulo farmajo gedo baahida logu dhimanayo wax ha utaro

    • @keykey2594
      @keykey2594 5 місяців тому

      ​@@Ahmedmahadcaruusdee hooyada xamar hakugu timaado iyo mooryaantii ku dhashay.

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 4 місяці тому

      ​@@Ahmedmahadcaruus baahi aday ku haysa iyo qarax iyo bililiqo

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 4 місяці тому

    ❤❤❤ mahadsanid walaal

  • @Adamhagler
    @Adamhagler 4 місяці тому

    Absolutely correct former American president JFK said “ask what you can do for your country not what your country can do for you “

  • @farxad4402
    @farxad4402 3 місяці тому

    Midka gadaal fadhiya
    Oo kursiga isku adinayo
    Mukulaal madoow gambian ah miyaa

  • @MuuseCusma
    @MuuseCusma 5 місяців тому +7

    Somali wee halawday allow na hanuuni ilbaxnimada meel walpo nala gashay sanadahan shabada waxay noqotay wax la marsado sida dumarka cilaan ka u marsadaan allow so hanuuni walaalahena anaga kuwo toosan naga dhig

    • @fridayversion4581
      @fridayversion4581 5 місяців тому

      Aniga ahan shabada waxaa igala daran in qabiil la caabudo dadka Somalia joogo inta badan waa qabiil caabud.. marka taas ducada u badi

  • @dhulkahooyo9940
    @dhulkahooyo9940 4 місяці тому +1

    2:19 ila dhageyso adaa qosli doone 😄🤣

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 5 місяців тому

    Edie Murphy ayaa jiley filimkaas waxaana la dhahaa “ Coming to America “

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 4 місяці тому

    Waxa xaqiiqo ah kalmada ah markabka KORONTADA DHALIYA EE TURKIA hadii somali la geeyo wey qarxinayaan xitaa doon ayey u qadanayaan si eey u qarxiyaaan 5:41 bal daawada

  • @Abdivlog
    @Abdivlog 4 місяці тому

    Chanel ka cumar maxa description ka uso dhigi weyse geedi sahan

  • @kamaalahmedabdi635
    @kamaalahmedabdi635 5 місяців тому +1

    Hormar wacan sxp

  • @ismailmedia8329
    @ismailmedia8329 4 місяці тому

    Channelkiisa aaway yarkaan ma ku booday😊😊

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 4 місяці тому

    Wll geedi sahan oow horta hawl fican baad haysaa lkn waxaagu vlog uunbay noqdeen markaa waxan kugula talin lahaa in aad wadamada aad tegeyso xog fican ka keento sida cabdisalan hereri oo kale oo aad u kuurgasho nolosha wadan kasta oo aad tagto

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 4 місяці тому

    GAANBIYA WAA HEER SARE

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 4 місяці тому +1

    Maaska uukun ayuu dhalaa .this is slavery now Gambi ninkan waa dhuumay lakiin ummada siyaasi ayaa Kala dilay mida kale Somali dalkoda jeclo.

  • @ReerBerbera
    @ReerBerbera 5 місяців тому

    Wonderful episode. Where can we find Omar?

  • @SamicYousuf
    @SamicYousuf 4 місяці тому

    Waxana tatuuga leh umada somaliyed lama horo keno

  • @AbdiA-k9y
    @AbdiA-k9y 4 місяці тому

    Wadankiina ka qaxa OROMO welcome, hadhow xageeda ku soo noqon doontaan markii ajaanib wadankeena la.wareegto😂😂😂😂😂

  • @BbBb-mp4yo
    @BbBb-mp4yo 4 місяці тому

    Maamo.cumar.yutubkisan.raba.walakey.ayaanwayey.oo.laygushegay.gambiya

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 4 місяці тому

    Waa run qofkastaa wuu ka ilaaliyaa gurigiisa qashinka wixii kalena wuxuu dhahaa naxaa iga galay taasi waa waxay eeday.
    waxaad moodaa Reer mayooley waxay u badan yihiin dad qabiil dilooday waxa kale oo u dheer waa danaystayaal subxaanallah
    wuxuu dhihi Mar haddaan aniga dani iigu jirin waxba igama gelin laakiin sidaas maaha waa inuu qof waliba dadkiisa iyo dalkiisa daacad u noqdaa oo xataa hadduu arko wax qashin oo wadada yaalo ka qaadaa oo uuna dhihin maxaa iga galay,maryooley waa inay bartaan in dadkoo dhan wax ka dhexayn karaan oo wax lawada yeelan karo
    ka waran wixii lawada lahaa haddii inyari isku koobto dhahdo anigaa keligay wax aqaan ama qabiilkayga uun wax noqon kara isku say inaanad qabiilkaaga keliya wax raadin of qof qabiilkaaga ah lakiin waan in hogaanka dal Lee yahay lagu doortaa aqoon uyo waaya aragnimo.
    Haddaad maanta fiiriso maryooley????!!!!

  • @katimahhaji2054
    @katimahhaji2054 4 місяці тому +1

    "Risk taker" waxay afsoomaali ku noqonaysaa "biime". Matalan, dabaal ma aqaan hadana wabigii ayaan isku biimeeyey.

    • @suldanyare6682
      @suldanyare6682 4 місяці тому

      Waa qofka khatarta u Bareera ama qaata risk taker af soomaali saas by nqnysaa

  • @HalumIbrahim
    @HalumIbrahim 4 місяці тому

    Inanku siikey miyuu u egyahy muuqalka iyo codkaba

  • @abdifatahhashi405
    @abdifatahhashi405 5 місяців тому +1

    Africa raaxo ayaa taala

  • @kaderhusseindhere4709
    @kaderhusseindhere4709 5 місяців тому +1

    Horey usoco

  • @XaawoAbdullahi-z4n
    @XaawoAbdullahi-z4n 5 місяців тому

    CUMAR NIN XIGMAD BADAN WEEYE caruurtada somaliya keen nio hadii kale gambian kaa noqonayaa

  • @AhmedBaari-st7qe
    @AhmedBaari-st7qe 5 місяців тому +2

    Duqa waa shabadesan yahe
    Gaal miyaa😂

  • @abdukadirosman9304
    @abdukadirosman9304 5 місяців тому +1

    Nin madow oo taatuu sii marsanaaya foolxumo badanaa