Macallinka Reer Baan Kuu Dhiseenaa | Abdullahi Qosol Fadhiga Kakacay | Kamerada Wareegta

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025
  • #arimaheena #team27 #kameradawareegta
    Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/px...
    / arimaheena​​​​
    ​​ / arimaheena1
    ​ / arimaheena​​​​
    ​snapchat: arimaheena
    ​snapchat: arimaheena
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    1,174,478 subscribers

КОМЕНТАРІ • 473

  • @mariamanka7151
    @mariamanka7151 10 місяців тому +464

    Cabdulahi qolkisa hanalaa tuso inta ila rabto like😂

    • @XamdiMaxmedSuleyman
      @XamdiMaxmedSuleyman 10 місяців тому +7

      Saanoo dhiiri gali neesid ilaahey hakuu dheera galiyo❤❤❤❤

    • @naxwamohamed3928
      @naxwamohamed3928 10 місяців тому +12

      😂😂 ma inu wilasha ilkaha kadaadiya rabtaa ninka makaftamo hada kahor asad ba prank kusameye mobile ka ayu madaxa kaga dhuftay kadhaaf abyo haku dhirigalinin Abdullahi wa nin masul ma rabo in ladhibo oo camera lagu dhibo

    • @ShugriIsaaq-kf4sc
      @ShugriIsaaq-kf4sc 10 місяців тому +1

      Team war jecli

    • @haniihm
      @haniihm 10 місяців тому +1

      Abdllhi waa nin xaasla hada kahorne wey kaso muuqtay

  • @moa341
    @moa341 10 місяців тому +53

    Team 27 pls macalinka xaaskiisa ine u imaato ka qeeb qaata la garab gala😞🙏🏻
    Arimaheena naagta ceeb wyy Xaaska dheh

  • @Amiira96
    @Amiira96 10 місяців тому +93

    😂😂😂macalinka waa kaftanlow m.a sidee isku fahameen arimaheena 😂😂😂

  • @Amiira96
    @Amiira96 10 місяців тому +78

    Macalinka ka duceysta xabadiisana ukeena hhhhh miskiin waye run ahaantii hadana qalbi nadiif ah m.a
    Daacad ah xabadiisa hadey comment geyga aqrineeso macalinka wuu kaftan badan yahay waxba ha uqadan

  • @xaliimoisxaaq8572
    @xaliimoisxaaq8572 10 місяців тому +73

    Kusali xabibkena muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤

    • @samiyayusuf913
      @samiyayusuf913 10 місяців тому

      صلي الله عليه وسلم ❤

  • @LiibaanHussein-tw9eh
    @LiibaanHussein-tw9eh 10 місяців тому +68

    Arimahena macalinka waa kaa saxan yahay😂😂 ukeen

  • @salmaabshir7411
    @salmaabshir7411 10 місяців тому +7

    Cabdulaahi masha alh markasta wuu af gaaban yhy badana inta camerada ka aragno dadka afarahoda ma galo respect 🫡 masha alh

  • @mariyandiamon
    @mariyandiamon 10 місяців тому +72

    Iamk qosol kisa another level 😂😂

  • @Tushleey
    @Tushleey 10 місяців тому +54

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢

  • @HodanAbdirahman-y9j
    @HodanAbdirahman-y9j 10 місяців тому +28

    War nio anu ninka arimaheena wan wata respect ban u haya youtuber ki u horeyen taageero weeyan ila hadana waan tagera Malaysia hadan tago arimaheena balan ilahay inanan dhafayn full respect wlo from hargeisa❤❤

    • @MuscabMaxamedally
      @MuscabMaxamedally 10 місяців тому +1

      Basaboor intee kakeene soomali maba tihidee 🍏🥚🍎 sadex qudaar lee tihiine

    • @Naxariislowga
      @Naxariislowga 10 місяців тому +1

      Xushmada wa muhiim yariisow sida dadka wa weyn loola hadlo baro​@@MuscabMaxamedally

  • @Jamila_janno
    @Jamila_janno 10 місяців тому +78

    Malysia ilahow marun taga weliba. Team 27 so arkaa😢❤

    • @Sacdiyo-fg9tx
      @Sacdiyo-fg9tx 10 місяців тому

      Aamiin aamiin aniga xita Wan raba

    • @AhmedMohamed-pk2lx
      @AhmedMohamed-pk2lx 10 місяців тому

      Amiin❤

    • @bintuubax2992
      @bintuubax2992 10 місяців тому +2

      Wlhy Ani xitaa jah❤❤
      Father of yout toub inuu asad iyo arinaheena yahay dodo maa kaqabtaan❤❤

    • @abdurakovacic5048
      @abdurakovacic5048 10 місяців тому +1

      Wx qeyr leh ku duceyso wll

    • @Jamila_janno
      @Jamila_janno 10 місяців тому

      @@abdurakovacic5048 mht wlal

  • @XasanDhore-w7d
    @XasanDhore-w7d 10 місяців тому +16

    Macalinka stress hayo jawigiisu masaxna hadalka dhacdhacayo qofkana qofkana jawi aan saxnayn markuu kujiro inuu kaamiro imaado mawacna marka camerada iyo kaftanka badan kadhaafa

  • @Mohamuudcaaqil
    @Mohamuudcaaqil 10 місяців тому +71

    Nabi muxamed ku Sali fadliga ramadan 📿ﷺ ❤️♥️🙏

  • @Cibaadoasli124
    @Cibaadoasli124 10 місяців тому +21

    Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw scw ❤❤❤

  • @Abshir_Ahmed_Hasan1
    @Abshir_Ahmed_Hasan1 10 місяців тому +92

    ArimaHeena Macalimoo wuxuu dhahay mxa nooga qarisay 😂😂😂

    • @Suheyla-321
      @Suheyla-321 10 місяців тому +1

      Emoshinalo rida macalimoo 😂😂😂

  • @Lastprincess-o3h
    @Lastprincess-o3h 10 місяців тому +15

    Abdullah legend iga dheh kulaha macalinka afarihisa ka bax Wan wata ninkas runtime wayo waxyabaha qar kaftan ma galaan

  • @mariamanka7151
    @mariamanka7151 10 місяців тому +19

    Arimahene legend wllhi abowe dar Allah ha ku jecelhy ❤️ ❤️ adune hada ku kulmi weyno Allah ha nagu kulmiyo jannatul fardowsa i.a arimahene ❤❤❤❤😮 guleyso marwalibo walalkey

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 10 місяців тому +18

    Abdullahi waa Rag yaqaaan🤐 manshaAllah Asad afkaa subsoo😢sheiqha kadaac

  • @Suheyla-321
    @Suheyla-321 10 місяців тому +15

    Macalimoo Waa aabaha jaceelka 😂😂😂 masha Allah ayada lee I keen oo dhahay jah❤

  • @MissNalka-nq5ly
    @MissNalka-nq5ly 10 місяців тому +21

    Abdulaahi dholacadayntiisa ayaan ku haysanaa inta igu raacsan like 😂❤❤

  • @IkraamAhmed-v3d
    @IkraamAhmed-v3d 10 місяців тому +29

    Abdul 😂wlhi nin waxa fahmayo waye ina ader sidas ku ogahye ❤

  • @mariaupdirizak267
    @mariaupdirizak267 10 місяців тому +4

    Fanskayga waa family gayga ismuujiya team Arimaheena❤

  • @hamdaapdeksheekh4877
    @hamdaapdeksheekh4877 10 місяців тому +10

    qof ka fariidsan ma jiro ilhy ha ku dhafo fov arimahen❤❤❤❤❤

  • @xafsashirdoon7380
    @xafsashirdoon7380 10 місяців тому +24

    Imk wa qof ixtiraam yaqaan isagu xagadanbu galey shekhina xagahore udhaafey

  • @maryanwetow
    @maryanwetow 10 місяців тому +43

    Arimaheena waxaakuusheegaa camerada saan uwad hajoojinin m.a❤❤😅

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 10 місяців тому +4

    Arinta family waa khalad
    Inaa jarto shayd Arimahaeena waaa khalad ( naag kake kuu gurin waa khalad ) qofks daruuf loogsma faa'ideysto

  • @najiibNaja2013-bh9gr
    @najiibNaja2013-bh9gr 10 місяців тому +9

    Khaladki ugu weyna inta wada jogten aya ka gashen macalin qaasatan Asad Hagio guri dhisan in ladumiyo mahan wax view laga raadiyo macqul ine aragto xaskiisa xaqiiqatan waxe idinka aminesa ina tihin dad naag cusub kaliya larabaan waana sax lacagta arooska waxa ka yar marwadiisa lokeeno

  • @MaajidOmar-u6o
    @MaajidOmar-u6o 10 місяців тому +25

    Abdu-laahi UA-cam aa kuu furaa dheh 😂😂 foodo ahaan 😂😂

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 10 місяців тому +4

    Eid Mubarak maasha allaha ❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲

  • @samiyayusuf913
    @samiyayusuf913 10 місяців тому +16

    Wllhi walaalkaa waa wada maskax qofka kaa weyni ixtiraam kugu leeyahay haku ciyaarina macalinka chooseka isagaa le haduu guursanayo iyo hadii kale noloshiisa isaga xor u ah midaa iska dhaaf asadoow

  • @CaliCqadir-m4b
    @CaliCqadir-m4b 10 місяців тому +9

    Thank you Arimaheena❤❤

  • @liinmohamud6862
    @liinmohamud6862 10 місяців тому +14

    Mansha Allah Aremaheena eraygaas aad buu i taabtay ah Allihii anaga na. Abuurtay baaa cafis bixinaya Anaga maxaa nahay aan is cafino dhamaanteen

  • @Maryan-d5t
    @Maryan-d5t 10 місяців тому +5

    M.a Abdullahi hagio waa waxgarad teda kle Maclin ka ciyarta kadaya ❤family hagio xushmad &karamo inta Abdullahi uaragta inuu masulyahay like

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 10 місяців тому +7

    Manshalah abdullahi xajiyow waa nin xishod badan maxaa u dhibaysan asad xajiyow 😊😅😂

  • @xidigmomohamoud3706
    @xidigmomohamoud3706 10 місяців тому +1

    Masha allah tabarakalah team isku duuban tiisa halokeeno macalinka

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan2602 10 місяців тому +4

    Eid mubarag mel walba aad jogtan iyo cafimad qab insha allah ❤👏

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 10 місяців тому +7

    Ardayda waaye kulahaa maclinka lAmk bambo kuturee mx dhiid usartay 😂😂Abdulahi cawa wanaga qosliseen sidan ufaraxsanada ❤

  • @alimuuse293
    @alimuuse293 10 місяців тому +2

    Macalinka khaldkii ugu weynaa inta wadaa jogteen ka gasheen Zxb macalinka ixtiraama kana ducyzda 😢

  • @QueenJuuro27
    @QueenJuuro27 10 місяців тому +9

    Qadimiga 2018 ila hada❤Waa nii salame😁😊

  • @saahilfilms
    @saahilfilms 10 місяців тому +4

    Video gii ugu dhiiqada badna arimaheena duubo❤😂

  • @AsAtrader1
    @AsAtrader1 10 місяців тому +3

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @ismacilmaxamed2742
    @ismacilmaxamed2742 10 місяців тому +6

    Maclinka qoftiisa ukeena qalbigo ka hadly ka doceesta🙏

  • @XzaBrIboy-5
    @XzaBrIboy-5 10 місяців тому +24

    Team 27 mcalinka ka badala A10ka oo iphone ugada inta dooneysa in loo gado like saaara❤

  • @NaciimaAxmed-r7v
    @NaciimaAxmed-r7v 10 місяців тому +3

    Niman kaftan kooda ayaan jeclahay❤❤❤ macalinka gabadha ukeena😂😂😂

  • @ShukriYanyur
    @ShukriYanyur 10 місяців тому +4

    Cabdullahi inta Ila jecel hadalkisa lec saraa❤

  • @Hachi_Hamse
    @Hachi_Hamse 10 місяців тому +10

    Taagerahaga 1aad ❤

  • @sundusNuur-vq1vu
    @sundusNuur-vq1vu 10 місяців тому +2

    Arimaheena walalkey waxaan Allah Dartiisa kaaga codsanayaa inaad ila soo xiriirto walakey plz ila sooxiriir 😢🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @hindacali5183
    @hindacali5183 10 місяців тому +12

    Macalinka iPhone ugaada .arimaheen waliga maan arakin aadigo haadyaad bixinaye hhhh

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 10 місяців тому +1

    Macalinka xaskiisa haloo keyno garab wayn hala siiyo Arimahena iyo team 27 garab wayn ka qata i.a macalinka guul urajeyaa iyo in xaskiisa lo keeno i.a

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 10 місяців тому +1

    Asadow hadalkaaga ka fiirso dadka meelo aan lagala kaftamin baa jira claahi legeng weeyev waan ku wataa

  • @ozhkanbegam
    @ozhkanbegam 10 місяців тому

    Aan ku wada salino nebiga Muhammad s.c.w ❤❤❤

  • @KINGILO
    @KINGILO 10 місяців тому +5

    Wr macalinka Ukeena xaskiisa shimbirba shimbirkiisu la dulaya 😂❤

  • @abdirahmanabdullahimohamed7811
    @abdirahmanabdullahimohamed7811 10 місяців тому +4

    10min udampeYoh rapnaa wxuu macalinka dhahy hdii nahaY Family-kga ileyn adaa dhahay Fans-keYga waa familY-keyga😂😂

  • @CabdirisaaqBootaan
    @CabdirisaaqBootaan 10 місяців тому +1

    Macalinka xaaskiisa ukeena hami ayaa galisay walalkey arimaheena❤

  • @ShueibXaaji-nv3fs
    @ShueibXaaji-nv3fs 10 місяців тому +5

    Allahu akbar
    RAMADAAN WUDHAMADAY🎉🎉🎉

  • @rahoabdi3773
    @rahoabdi3773 10 місяців тому +1

    Abdillahi wa wiil wax fahamaya wax yalo lagalo aya jira iyo aan lagaliiin wan❤kuwata ina hajio Lknse azad mel walba dalaq ha udhoon hye naag labad No team dumarland
    Arimahena iyo asad macalinka xaaskisa ukeen please 🙏 miskine wayee ✌️

  • @Hala_yaa
    @Hala_yaa 10 місяців тому +2

    Team macalinka wanu wadanaa😊❤

  • @najunaja2032
    @najunaja2032 10 місяців тому

    Abdullahi is our favorite ❤❤❤❤❤

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 10 місяців тому +11

    Mnta soonka saaid u dareemay wlh suu u bilawday saaid iigugu fcnaa mnta lkn waa jiifaa dhaqdhaqaaaq ma jiro 😢😢
    Abdullahi ducadiisa Allah hanoo aqbalo❤
    Macalinka qofkuu la hadlaayo gabadha codkeeda waa maqloyaa😂😂

    • @mohaataalyrics7838
      @mohaataalyrics7838 10 місяців тому +1

      Macsalameen waaye 😂😂😂

    • @shugriali1439
      @shugriali1439 10 місяців тому +1

      ​@@mohaataalyrics7838 haaa saas wye wlh maalmahi hore wax dhan maba dareemi jirin Faxfax ahaa lkn mnta
      ALHAMDULLILAH ❤

    • @mohaataalyrics7838
      @mohaataalyrics7838 10 місяців тому +1

      @@shugriali1439 hda wuuba dhamaaye si nabad ah allaha noogu dhameeyo ciid mubarak neh waa kuu sii hormariyay 😂😂😂

    • @AshaHajiahmed
      @AshaHajiahmed 10 місяців тому +1

      Hada intas so daremin hal malin ina allxmd dhahda fican wlal dad intasba xanunsana aya jiro allaha ku fududeyo adine

    • @shugriali1439
      @shugriali1439 10 місяців тому +1

      @@mohaataalyrics7838 Shukran wll eid mubarak in advance ✨️

  • @FarhiaIsmail12-
    @FarhiaIsmail12- 10 місяців тому +2

    Thanks you wll arimaheena🙏🙏

  • @kingsalmaan3928
    @kingsalmaan3928 10 місяців тому +1

    ArimaHeena nio sxb andullaahi ka dhaca wa nin weyne sida ciyaalka ula dhaqantaane gab ka dhaha😊

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 10 місяців тому +1

    My family allha nii xafido dhamantiin ❤❤❤❤

  • @BahsanYussuf-r2h
    @BahsanYussuf-r2h 10 місяців тому +7

    15minute 1k like another level waye❤

  • @WalalMuumin
    @WalalMuumin 10 місяців тому +4

    Kusali nabiga s.c.w s.c.w s.c.w s.c.w s.c.w ❤❤❤

  • @kaisemohamedabdi9399
    @kaisemohamedabdi9399 10 місяців тому +5

    Arimaheena mar kaliya kamay soo muuqan koko kamirada wareegta

  • @Zakiabas-c9u
    @Zakiabas-c9u 10 місяців тому

    Maleysia Team 27 uu qurxiyen the really one daye i comen i.a

  • @paulpogba9309
    @paulpogba9309 10 місяців тому +1

    Arimaheena Macalinka xaaskiisa haloo keeno adna ajir ayaa ka helee ❤

  • @hamdaa8740
    @hamdaa8740 10 місяців тому +4

    Camarada wareegta caadi maha ❤😂

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 10 місяців тому +1

    Mnsha allah asad wllkii indhahuu kala hadlay hoyadey baan so xanun tay wlhi ale ha isku dayo ❤macalinka waa funny 😂

  • @CabdiCabdicismaan
    @CabdiCabdicismaan 10 місяців тому +2

    C/laahi tageerihisa 1 my love

  • @safiyoabdulqaadir5964
    @safiyoabdulqaadir5964 10 місяців тому +2

    Macallinka maanta funny waaye bee 😂😂nosooceli Mallinkq😂

  • @ImaanmahamuudShire
    @ImaanmahamuudShire 10 місяців тому +4

    Anaga waa nagahoraysan rer Malaysia wili ma afurin❤

  • @Ibraahim-i1d
    @Ibraahim-i1d 10 місяців тому +4

    The legend iamk 💯❤️

  • @KifahmohamedShekhxasan
    @KifahmohamedShekhxasan 10 місяців тому

    walee muqal aad sodhigty ayana idhafin arimehena iyo team 27

  • @FarxiyaYasin-v3s
    @FarxiyaYasin-v3s 10 місяців тому +4

    Cabdulahi manta hdalkii puu noo padinayy😂❤

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 10 місяців тому +2

    Cabdullahi qosolkiisa Hanala tuso waa rabnaa😂😂😂

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 10 місяців тому +5

    Wsc waa Arimaheena hhh legend hore usoco legend

  • @SagalSacid-o9v
    @SagalSacid-o9v 10 місяців тому

    Arimaheena legend best yutuber Somalia ❤

  • @nadiiraxaamud9232
    @nadiiraxaamud9232 10 місяців тому +2

    Apdullahi nin masuula waye❤ dhipka ka dhafa😂 hanaga ilawinina la antiis apaar 😂

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 10 місяців тому +3

    Masha allaha keep going wallahey

  • @CaashoCabdi-p9b
    @CaashoCabdi-p9b 10 місяців тому +1

    Cabdulaahi qolkiisa hanala tuso 😊inta igu raacsan

  • @Jaaaama36
    @Jaaaama36 10 місяців тому +10

    Anaa xaaskyga keensanaayo ama Ayadaa inta imaan rbto muu iska dhaho
    Xaaskyga ii keen mala qurux bdno

    • @fatimaomar397
      @fatimaomar397 10 місяців тому +3

      haduusan awoodin Ben muxuu ku falaa mida kle mxay kadhibee wllo waa dad ceesh wadaagee

    • @naxwamohamed3928
      @naxwamohamed3928 10 місяців тому +3

      ​@@fatimaomar397umadan abyo meel daran lee wax kafiriyan iyo negative ilma xagio wey qadariyaan mucalimka

    • @Deqamohamud-bm2bz
      @Deqamohamud-bm2bz 10 місяців тому

      Malagu daraa mise walagu keenaa ayaga dhahey maxaa

  • @Fardososaid
    @Fardososaid 10 місяців тому +3

    Macalinka Wa legend

  • @zalmaaragzan3707
    @zalmaaragzan3707 10 місяців тому +4

    Inta arimaheena 2018 ki kuso biirtay😢

  • @bogorehabdillahi6647
    @bogorehabdillahi6647 10 місяців тому +2

    Eid Mubarak ❤❤ ya ahlul muslim

  • @toonipoy
    @toonipoy 10 місяців тому +1

    Macalinka haloo keeno qoftiisa oo duco halaga shaqeesto 😊

  • @MaryanAadan-d4c
    @MaryanAadan-d4c 10 місяців тому +2

    Cabdullaahi hadalkiisa waa sax hadalkaas kaftan makalo

  • @Mr.Don7
    @Mr.Don7 10 місяців тому

    Tlye sonka kadib noo dhig 🎉❤❤❤

  • @WllYaaair
    @WllYaaair 10 місяців тому +3

    Arimaheena vidies noo soobadi zxp❤

  • @ZeitaOsman-mn5gs
    @ZeitaOsman-mn5gs 10 місяців тому +2

    Keep going arimaheena

  • @apdulaahiaadam6721
    @apdulaahiaadam6721 10 місяців тому +2

    Wllhi 50k kaasooracay sxb mcn Hormar wacan

  • @Hargeisawi-e7c
    @Hargeisawi-e7c 10 місяців тому

    Abdilahi hagio wll qalbi wngsn allah haku sharfo wll from hargeisa ❤❤

  • @CabdiLaahi-fe7ne
    @CabdiLaahi-fe7ne 10 місяців тому +1

    تقبل الله منا ومنكم صالح الاعمال

  • @SafiyaClaahi-z4p
    @SafiyaClaahi-z4p 10 місяців тому +5

    Daawadayasha wareega Vs camarada wareegta😂

  • @Gosha-rercarale
    @Gosha-rercarale 10 місяців тому +6

    Arimahena.galab kasta.maxa nogu hor afurtan😂asad dhiblow maclinka kalexo miskiin waye😂😂

  • @Arimaheena_fans
    @Arimaheena_fans 10 місяців тому +1

    Aan is wada cafino insha Allah aniga waa nii cafiyay idinka i cafiya 🙏🙏

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 10 місяців тому +3

    Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤❤❤❤❤

  • @SankaXalweste
    @SankaXalweste 10 місяців тому +1

    Madfaci ugu dambeye I am k bu ku dhacay😂 cabdulahi wusi fadhin waaye😂

  • @juweriyomaxamed5434
    @juweriyomaxamed5434 10 місяців тому

    Macalinka xaaskisa haloo keeno ❤❤❤❤

  • @dagancabdi1620
    @dagancabdi1620 10 місяців тому +4

    Iamk qosolkiisa iska jeclahay😂