MAALINTA 2 AAD RAMADAAN ROUTINE IYO TEAM 27 CASUMAAD QURUX BADAN USAMEEYAY😍🌙

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 1,6 тис.

  • @sacdiyodiriye9282
    @sacdiyodiriye9282 11 місяців тому +391

    Koko iyo sundus meeshay ku afureen baan kuqoslay😂😂 ilaahow dumarkena noo xafid meelay joganba ❤amiro waa kabaxsate casuumad fiican masha Alah

    • @MaryanQurux-kf7ru
      @MaryanQurux-kf7ru 11 місяців тому +6

      Aaamiin yaarabi rabiyoow 🤲

    • @HiboMaxamad-l5r
      @HiboMaxamad-l5r 11 місяців тому +8

      Amiin Amiin yarbi ❤❤❤❤

    • @faizaislow905
      @faizaislow905 7 місяців тому

      ​@@HiboMaxamad-l5r❤😂🎉😢😮😢😮😅😊

    • @AsmaLadan-t5m
      @AsmaLadan-t5m 3 місяці тому +1

      M.a❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @CankaPoi
      @CankaPoi 2 місяці тому

      Am

  • @amira1438
    @amira1438 11 місяців тому +75

    masha alh sundus waa gabdhihi layaqan oo gobta ahayen ilen nag marti magasho. Amira sundus waa boqorad ee ilalso insha alh

    • @QueenMalapo-p8f
      @QueenMalapo-p8f Місяць тому

      rabada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉

  • @NajmaCuisine
    @NajmaCuisine 11 місяців тому +661

    Aaway dadkii jeclaa rasuulka scw 🥹

    • @maryangurhan5241
      @maryangurhan5241 11 місяців тому +3

      ❤❤❤❤❤

    • @FardusXasan-y8v
      @FardusXasan-y8v 11 місяців тому +3

      Wanagan

    • @AsmaAli-v4d
      @AsmaAli-v4d 11 місяців тому +2

      صلى الله عليه وسلم ❤️

    • @jilafo
      @jilafo 11 місяців тому +2

      Scw ❤scw scw

    • @MahamedJini
      @MahamedJini 11 місяців тому

      M.a Ramadan Kareem xore usoco from baraawe

  • @Sheekha.Idiris11
    @Sheekha.Idiris11 11 місяців тому +20

    الله | الرحمن | الرحيم | الملك | القدوس | السلام | المؤمن | المهيمن | العزيز | الجبار | المتكبر | الخالق | البارئ | المصور | الغفار | القهار | الوهاب الله | الرحمن | الرحيم | الملك | القدوس | السلام |صلي الله عليه وسلمالله | الرحمن | الرحيم | الملك | القدوس | السلام | المؤمن | المهيمن | العزيز | الجبار | المتكبر | الخالق | البارئ | المصور | الغفار | القهار | الوهاب الله | الرحمن | الرحيم | الملك | القدوس | السلام |صلي الله عليه وسلم

  • @MAMAOFFECIAL
    @MAMAOFFECIAL 11 місяців тому +319

    Aaway dadkii jeclaa rasuulkeena (scw)😊😢

  • @Zahruja-e3v
    @Zahruja-e3v 11 місяців тому +7

    Abaayo amiiro sundus waa gabar ad dadka u walaashato qof neeceb iyo qof kale waa iskugu mid e gabdhaas wanajiya

  • @zuhuurahmed4523
    @zuhuurahmed4523 11 місяців тому +131

    Sundusey kujecliyaa qalpi nadiif wlh gbdhas yarista😢❤❤❤❤

  • @Nafisaofficial74
    @Nafisaofficial74 11 місяців тому +74

    Sundus wan ka helay qof qalbi fcn pls 100k garsiya

  • @FatimaCabdi-o5z
    @FatimaCabdi-o5z 11 місяців тому +421

    Inta amiiro jece llike saar❤❤❤

  • @CumarAbuukar-ow8fe
    @CumarAbuukar-ow8fe 11 місяців тому +22

    Wlhi like waa kuu saaray waa dhaarty waa kuu jeydaa ee saraa 😂❤

  • @Maskamadow1
    @Maskamadow1 11 місяців тому +222

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ ❤️ 💖 ❤️

  • @hodancumar2619
    @hodancumar2619 11 місяців тому +8

    Wlashy amiro waxathy qof aan iska jeclahy oo qalbi wanaksan alle haku xifdiyo xppti❤❤❤

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 11 місяців тому +183

    Amiira Asxaabteeda way jeceshahay Ani 15ka iyo wixii ka danbeeya ayan filaayay inaa hal mar casuumi doonto lkn maalintii 2aad aaa masha Allah caafimaad ku cuna Adiga iyo asxaabtaaduba Quruxeey

  • @ayaanali6557
    @ayaanali6557 11 місяців тому +10

    Sxbyalow sundus aaan kor u qadno wlh waa gabar maskiin ah oo qalbi fcn

  • @Suheyla-321
    @Suheyla-321 11 місяців тому +90

    Sundus Masha Allah waye Waa reer magal wlhi side ku. Cawise uso dhaqsate Waa saxiib jirto

  • @Munazar74
    @Munazar74 11 місяців тому +3

    The best person ever the most knowledge and the most shine all created prophet muhhamed ❤❤❤❤❤❤❤

  • @najmocali6389
    @najmocali6389 11 місяців тому +176

    Inta musalsalkii calaf iyo cashaq hada soo daawate😂😂😂❤

    • @FarxiyeIbraahim-it5jv
      @FarxiyeIbraahim-it5jv 11 місяців тому +1

      Wy kan😂

    • @ASMIZA830
      @ASMIZA830 11 місяців тому

      Waa ikan😂😂

    • @Faatima79
      @Faatima79 11 місяців тому

      King ceyda 😊​@@Mieaneyy

    • @kimmiimii
      @kimmiimii 11 місяців тому

      Walahi hada sodhamestay cil ugu diloyaan wax yar lee kaso dhegin 😅😂🎉

    • @kimmiimii
      @kimmiimii 11 місяців тому

      Walahi hada sodhamestay cil ugu diloyaan wax yar lee kaso dhegin 😅😂🎉

  • @IlhaanKhaalid
    @IlhaanKhaalid 11 місяців тому +7

    Sundus waa boqorad ilahay haku xifdiyo abyo❤❤

  • @marizadagan2470
    @marizadagan2470 11 місяців тому +51

    Garsho iyo wanaaag bay isku darsatay amiira waligaa wanaagaga hasiii badan qof gob ah baa tahay runtiiye ❤🫶

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan2602 11 місяців тому +8

    Amira iyo asxabta waa nisalamey🙌 masha allah xbbti anagana indhaha ayaa kacuneynaa waad kumahadsantahay xogaga ilahay hakuu barakeyo amiin🤲 Ramadan mubarag mel walba aad jogtaan iyo cafimad qab🌙❤️👏

  • @MuslimomaxamudMuslimomaxamud
    @MuslimomaxamudMuslimomaxamud 11 місяців тому +208

    Gormee kugu danbeese saliga Nabiga scw ❤

  • @umucaashamaxamad9536
    @umucaashamaxamad9536 10 місяців тому +3

    ماشاء الله ❤❤❤❤

  • @Zayna-x6n
    @Zayna-x6n 11 місяців тому +98

    Sandusky m.a maskiin waye waa wataa qalbiki Nak xadusa malmahan team amiira balas team sundus in an nuqda ku dhawahay

    • @hudafuture1330
      @hudafuture1330 11 місяців тому +1

      😂 markii hore team 27 ban ahayn halkan markan joogno team amiira aan hore uga sii socono team sundus😂

  • @hibamohamed1728
    @hibamohamed1728 11 місяців тому +50

    Ayyy amiiro qurux sxbteed xafsa zon ❤🫶🏻😍waa iskukin jeclahy abaayo adineh ilahy hakucaafiyo

  • @Drs-saamiyachannel5lt58
    @Drs-saamiyachannel5lt58 11 місяців тому +3

    Abaayo waa bil Ramadan hal talo aan ku siiyee bilkheyr lagu jiraaye Alle yaan lagu caasiyin ragan iyo Dumarkan is dhexyaacaya ma fiicna weliba qosol rag iyo dumar kala ajnabi ah diinteena ma bannaan ee Alle nimcada uu idin siiyay yaan lagu kufrin aamiiraay😢😢😢

  • @najmakhaliif8608
    @najmakhaliif8608 11 місяців тому +77

    Amiiradeena caawa ciyoow ino Soo gelisay mahadsanid 7:40pm habeenimo waxan ka mid ahay teamka reer muqdisha Kaa jecel ❤❤❤❤

  • @maymunhuseen
    @maymunhuseen 11 місяців тому +6

    Anaa ku wada salino nabigeen maxamed scw scw❤❤❤❤

    • @CaliCaraale-kn6ri
      @CaliCaraale-kn6ri 6 місяців тому

      صلى الله عليه وسلم 😊😊😊😊😊❤❤❤❤

  • @SimanCali-v4p
    @SimanCali-v4p 11 місяців тому +60

    Aamiro is not easy ilahey hakucafiyo😩🤲❤

  • @hodan67890
    @hodan67890 11 місяців тому +6

    Masha Allah sundus waa anoo kale meel hadii laiga casuumo hawsha dhinacayga ka qabta maba fadhin Kari 😂

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 11 місяців тому +26

    Amiira asxabtadaa wey kujeclyhin ❤adhiga neeh marwalbaa madaaxa kusiid apayoo😊

  • @meymunhasan5324
    @meymunhasan5324 11 місяців тому +4

    Wow😲🤩😍 team way qurux badanyihin allha xafido dhamantiin Ramadan Mubarak

  • @fatimaibra3819
    @fatimaibra3819 11 місяців тому +13

    Amiiro qurux barnaamijkeeda qofka guuleesato Allow iigadhig yaarabi 🙏 nasiibkane iskumafiicni Ramadaan kadartiis Allow igu guulee

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 11 місяців тому +22

    M.a sundus qof fiican waaye sxb fiican iga dheh wlh wa saciday Amiira qurux

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 11 місяців тому +78

    Koko way xanuusanthy maskiinta ilaahey ha caafiyo usoo duceeya🤲

  • @DajiyaAbdiAden
    @DajiyaAbdiAden 10 місяців тому +1

    Team 27 I LOVE YOU Ramadan Mubarak ❤️ ♥️

  • @SuntaFaaraxmajopasto58
    @SuntaFaaraxmajopasto58 11 місяців тому +26

    masha allh🥰Afurka waqti baa ka galay sundus Gabar wax fahmeysa waaye😄cunow bes kuuguma imaane wee ku caawisay

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 11 місяців тому +2

    Amira qurux Waa Gabar qalbi fiican MashAAllah

  • @IkranDahir-i5t
    @IkranDahir-i5t 11 місяців тому +12

    Ayyy jacelkena amiira waa kabaxsaty casuumada sidoo kle waxaathy shqsi aan saaid u taagero noloww abaayo qaali ❤❤❤

  • @xaawoluushaxaawoluusha3797
    @xaawoluushaxaawoluusha3797 2 місяці тому +1

    m.a sunduz waa gabar qalbi wanagsan Amiro mar walbo is waheshada Amiro iyo sunduz waxa tihin labo hoyo karti badan Amiro iyo sunduz Alah idin xafido labadina wiil

  • @CaaishoMaxamad-rz4dn
    @CaaishoMaxamad-rz4dn 11 місяців тому +51

    Amiiro qurux inta ila taagerto😊❤

  • @Hodanabdi-n8j
    @Hodanabdi-n8j 11 місяців тому +4

    Sundus qalbi nadif mansha allah

  • @faatma-q8i
    @faatma-q8i 11 місяців тому +15

    Sundus gabar qalpi wanagsan waaye m.a❤

  • @Wariyerayaan882
    @Wariyerayaan882 11 місяців тому +3

    Sundus waa gabadh qalbi wanagsan mansha Allh

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 11 місяців тому +16

    Var Asiim oo baaba ku dhahey Ceyda 😂😂😂❤❤❤❤ yaa maqley 😂😂

  • @FadxiyaCabdiraxmaan-u6v
    @FadxiyaCabdiraxmaan-u6v 2 місяці тому +2

    Haaye idhagyso MA RAMMADAAN BAA mise WAa xaflad. Ee wayehee hdy tahay ramadaan sowka wiilkaa AM KEY LAYIDHAA CUNTADII MIISKA TAALAY CUNAY. ISN'T IMPOSSIBLE😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮🤭🤭😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮

    • @miski3389
      @miski3389 2 місяці тому

      Dee maqribkii ka dib bay aheyd😊

  • @xakiimomxamuudyusuf
    @xakiimomxamuudyusuf 11 місяців тому +30

    Waku sugayah wllhi ilahey haku xafido wllsheyn Amiiro

  • @HamseToni
    @HamseToni 11 місяців тому +8

    Masha Allah Amiiro Ramadan Mubarak runtii waxa samaysay wax lagu farxo hore u soco aqwaan ❤😮😊🌙

  • @Saciid_fashion
    @Saciid_fashion 11 місяців тому +15

    Ramadaan mubaarak Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏😢😢

  • @mohaelmioffical95
    @mohaelmioffical95 10 місяців тому +1

    Gabdhaha oo dhan niman allah ha u sahalo.... amen...kulaha amiira adi nin ma rabid miyaa Koko wle waa fhmey ani hello Team 27 keep going...

  • @Inahassan6565
    @Inahassan6565 11 місяців тому +25

    illahay ha ku xafido amiiro quruxeyyyyy

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar 11 місяців тому +3

    Bishan barakaysan raaxo macaanaa farxaad badana ALLAH haino wafajiyo kheyr keda INSHALLAH waladinteena adunka joogin an uduceeno INSHALLAH abe macaan aniga igu duceeya ❤

  • @CumarXasan-l8y
    @CumarXasan-l8y 11 місяців тому +86

    Kusali rasuulka ("-")

  • @RafiicoMukhtaar
    @RafiicoMukhtaar 11 місяців тому

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number + +252 61 5 9888 07

  • @abdiqaniomar7095
    @abdiqaniomar7095 11 місяців тому +124

    Amiira anaga dhiman shimee na casuumey saas uma badnin 820k lee nahay magaalo noo balami anaga guri nama deeqo 😂❤

    • @AaminoAbdalle
      @AaminoAbdalle 11 місяців тому +11

      😂😂wax ii hadlla rabay adaba ii hadly thanks yaqay😂

    • @Dhibleyy123
      @Dhibleyy123 11 місяців тому +4

      Wano hadashay 😂

    • @kaltuunibraahim9781
      @kaltuunibraahim9781 11 місяців тому +5

      saas waye😂😂

    • @mrsfadumo1755
      @mrsfadumo1755 11 місяців тому +1

      Saas weeyo 😂😂😂

    • @FardowsoIsak
      @FardowsoIsak 11 місяців тому +2

      Wano hadshay akhwana😅😅

  • @HaliimoSiciid-u3t
    @HaliimoSiciid-u3t 11 місяців тому +2

    Waaw sundus waa gabadh fican oo khalaaq leh wey kula shaqeysey mar hore kuu timi hadhowna raga wax kuma dhex cunin naag fariid weeyeh waan jclhy

  • @Nawaalhassan-n5p
    @Nawaalhassan-n5p 11 місяців тому +27

    Amiira 😂 iamk waad isku soo baxeysaan❤🎉

    • @Gosha-rercarale
      @Gosha-rercarale 11 місяців тому +2

      Matiri horta afkeyga kala baxdy😂😂😂

    • @Mieaneyy
      @Mieaneyy 11 місяців тому +3

      Wax igu fikir ada ka arkay😭😂😂

    • @UmaAhmedMacan
      @UmaAhmedMacan 11 місяців тому +2

      walika waxan ka firiyay sidu mar walba wiilka amira u qado masha allah waa nin danayinaya ama aabo wanagsan wlhi mar kan atko wa sida wiilka yar ❤

  • @MonaAbdullahi
    @MonaAbdullahi 11 місяців тому +5

    5Hours iyo 108k view another level wye keep going my dear sister ❤

  • @XamdaCawil-fo7mg
    @XamdaCawil-fo7mg 11 місяців тому +40

    Ku sali nabigena Mohamed scw scw

  • @NacimaAxmed-f6b
    @NacimaAxmed-f6b 11 місяців тому +3

    Amiira waxa tahay gabar inlagu daydo mudan wlhi 🥰💕

  • @sacdiyocali4825
    @sacdiyocali4825 11 місяців тому +48

    Team Amiira qurux ismuujiya❤

  • @Zanchez006
    @Zanchez006 11 місяців тому +6

    Maamada dhashy amiiro noloshay ku nooshahy kawrn awlaad ficn dhashay m.a😢❤

    • @HodonSalax
      @HodonSalax 11 місяців тому +1

      Haa wllhi m.a alla haw barakeeye❤

  • @NAFISOBASHIIRAHMED
    @NAFISOBASHIIRAHMED 11 місяців тому +21

    M.a sundus qof wngsn sidoo kle casuuumad aad u qurux badan aheyd keep going sis🎉❤

  • @Bishaarodahir
    @Bishaarodahir 14 днів тому

    Alla maxan uxiisay Ramadan iyo routenkii Amiiro😩❤️‍🔥💋

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 11 місяців тому +26

    Manshaallah amiira qurux cuntada iska qariya Palestine 🇵🇸 madadka la cuna gaajo darted ilahow u gargar amiin yaa rabi 🤲🏽 Alxamdulilah

  • @xaliimocumar-x9w
    @xaliimocumar-x9w 10 місяців тому +1

    Amiiro sundus waa qof wngsn ee ilaasho I.a😊😊😊

  • @Jessyyy107
    @Jessyyy107 11 місяців тому +20

    9:30 asiim cayda oo baba dhahyey😂😂awww❤😭😭💋

    • @SabahMohamed-bv9ui
      @SabahMohamed-bv9ui 11 місяців тому +1

      Ala waxan islah kaliga maqlYee😂

    • @Sarasiman123
      @Sarasiman123 11 місяців тому +1

      Asad ayu dhahay

    • @HAYAt_678
      @HAYAt_678 11 місяців тому +1

      Waraa asad waye wah😂

    • @Jessyyy107
      @Jessyyy107 11 місяців тому

      @@SabahMohamed-bv9ui waa kula maqly

    • @Jessyyy107
      @Jessyyy107 11 місяців тому

      @@Sarasiman123 si ficn u maqal wllo😂😭

  • @FaysaMaxamed-t5m
    @FaysaMaxamed-t5m 11 місяців тому +5

    Scw scw scw halagu saliyo nabiga❤❤❤

  • @Arwaflims
    @Arwaflims 11 місяців тому +9

    M.a abyo ilaahey ramadaan ha inaga aqbalo dhamaanteenba 🌙🥰🤲

  • @MohamedBabur
    @MohamedBabur 11 місяців тому +3

    Woooow 🥰🥰 kabax manshaallah illahey hakuxafido abyo mcn 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 11 місяців тому +15

    M.a Amiiro gabarqalbi wangsan illahay haku cafiyo😢

  • @YacinBeckam
    @YacinBeckam 11 місяців тому +2

    Amiro qurux wa gabadh ad iyo ad oo fican machallah ma soeur continue ❤

  • @amiraali-bb6bm
    @amiraali-bb6bm 11 місяців тому +6

    Manshallah waad ka dhistay Ana waan soo socda iga dhis ana 😂😂😂intana kaftan waaye keep going amira qurux the world wide hundsome of women ❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz 11 місяців тому +4

    Mashaallah Abayo qalbi wanagasan ❤❤team Amiira qurux is not easy 850 subscribers coming soon 🎉🎉❤iinashaallah ❤❤❤

  • @CabdimaaligXappo
    @CabdimaaligXappo 11 місяців тому +81

    Amiiro Team one like ❤❤❤

  • @KiinAxmedb42
    @KiinAxmedb42 11 місяців тому +2

    ❤❤❤🎉🎉 ما شاء الله أختي alle ha ku xifdiyo ❤❤

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 11 місяців тому +8

    M.a Cazumad qurux bdn Team 27 Amira gacantada Allah Haku barakeyo ❤❤❤m.a family qurux bdn ❤❤

  • @qasimmaxamed4676
    @qasimmaxamed4676 11 місяців тому +1

    Walaal Azad hajiyo ducada mammada Alaah kuu aqbalo oo wax kheerkhabo alaah idin kala siisto adi iyo dumaashi insha Allah 🇪🇺❤️

  • @IdilMaxamuud-n9x
    @IdilMaxamuud-n9x 11 місяців тому +112

    Inta musalsalka calaf vs cashaq ka heshay like sar😂😊

  • @Maxamedabdirixman-1234
    @Maxamedabdirixman-1234 11 місяців тому +2

    Masha allah❤ Ramadan mubaark❤

  • @munomalisa1432
    @munomalisa1432 11 місяців тому +9

    Amiiro Qurux Allah ku cafiyo abayo mcn ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @BINTUFarah
    @BINTUFarah 11 місяців тому +1

    Masha Allah casumaad qurux badan ayaad usamaysay walaha team 27

  • @abdullahimusdafsheikh6346
    @abdullahimusdafsheikh6346 11 місяців тому +22

    Aamiira qurux intii ilajecel is muujiya ❤❤❤❤❤❤❤ m.A Allaha ku xafido apyo mcn ❤❤

  • @najiimosman2963
    @najiimosman2963 11 місяців тому

    Masha allaah Amiira Qurux iyo Team 27 guulaysta runtii Vedio wuxuu muujinayaa in Hablaheenu aad u qiimo badan yihiin alle hanookiin xiftiyo meel walba aad joogtaan 🥰🫶

  • @Zuheip09
    @Zuheip09 11 місяців тому +43

    ATARIISHO MAALIKA SI MACAN WAX U JILAYSAAA YAAQI😂😂😂❤

  • @njmahali3176
    @njmahali3176 11 місяців тому +2

    صلوا على نبينا محمد صلى الله عليه وسلم😊😊❤

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa1648 11 місяців тому +7

    Oh my xishod ceyda Mamda ayuu ka xishonoyaa 😂😂😂❤

  • @FadumoCadey-rp3ij
    @FadumoCadey-rp3ij 11 місяців тому +2

    Walayalow amiira qurux 900k garsiya coming soon❤

  • @aisharoon805
    @aisharoon805 11 місяців тому +5

    Abayo wiilasha iyo sundus mar walba hakulaafuraan

  • @CiidUgaas
    @CiidUgaas 4 місяці тому

    Amiira qurux afurmiyaa maasha alaah ilaahy haka ajarsiiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤ mcnto wan kuheclahy😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CaaliyoYusufCali
    @CaaliyoYusufCali 11 місяців тому +6

    Sundus gabar qalbi fiican❤

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 11 місяців тому +1

    Maashaa allaah amiira fariid sidookale sudus wax garad

  • @dheeman350
    @dheeman350 11 місяців тому +8

    Amiira abayo kaniini sanboor iska maku caawinayo waxa tijabisa sprayga sanka ee sanboorka pharmacy kaso gado quruxeey

  • @AbdiazizMohamed-e6p
    @AbdiazizMohamed-e6p 11 місяців тому +3

    wanakan scw 🙄🤲

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 11 місяців тому +13

    Wcs qurxay kuu saaray wax walpo cafimad baan kuu rajeynaa afur qurux badan

  • @FatoumaElmimiguil-rv2pq
    @FatoumaElmimiguil-rv2pq 11 місяців тому +1

    Salam caleykum walashay amira runti wad qurxisay si fiican ayad u casuuntay asxaabta mashallah lakine qosolka intaa leeg maku fiicnaa runti gabadh ayad tahay hoos codkaaga udhig wa walasha oo ku jecel aya sida ku leh icafi walashay❤

  • @RuqiyaxasanbarreChasiar
    @RuqiyaxasanbarreChasiar 11 місяців тому +6

    M.a waakabaxsatay❤❤ gacantiina Allah idinbarakeeyo❤❤
    Ramadan kareem

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 10 місяців тому

    Masha Allah xabiibtii jzklq Inaba cadi ma aha cuntadaada gacantaada alle s.wc Haku barakeeyo qaaliyeey yummy and delicious yummy yummy thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work.

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 11 місяців тому +12

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤

  • @FareeyGeesey-lh1vi
    @FareeyGeesey-lh1vi 11 місяців тому +2

    RAMADAN MUBAARAK ❤❤

  • @UmeymaQurux-y8w
    @UmeymaQurux-y8w 11 місяців тому +7

    Masha Allah ramadaan mubarak ❤❤❤❤