How I switched from Law to Tech Engineer at Shell | Eng. Maxamed Mukhtar Cumar | GlobalNet

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 11

  • @JunaidAbdirizak
    @JunaidAbdirizak 10 місяців тому

    First Thanks ustaad abdalla wxan kaa codsaneynaa inaad wadanka hooyo ee soomaaliya xarun nooga furto

  • @feysalluuje1880
    @feysalluuje1880 2 роки тому +1

    Asc walaale yaal waxaan Rabaa Inaan u mahad celiyo ustaadka iyo ardayda machadka globalnet intaas kadibna waxaan macahadka codsanaynaa inaad xarun nooga Furtaan dalka hooyo si bulshada Soomaaliyeed ayaguna hormar uga sameeyaan

    • @globalnetict
      @globalnetict  2 роки тому +2

      W/salaam walaal, waad ku mahadsanthaya falceliskaaga wanaagsan. Waan gaarsiin doonaa macalinka IA. Waa talo wanaagsan way noo qorsheysan tahay inaan Soomaliya xarumo ku yeelano. Mahadsanid mar kale.

  • @abdihaitham8513
    @abdihaitham8513 11 місяців тому

    Asc macalim abdalle allaha ku xifdiyo ustd aniga aya aad iyo aad ugu baahan inan billaawo IT
    januwery 2024 i,a plz ustd miyan ka codsan kara inaad igu darto arday da cusub aad qaada neey so ama fasal cusub aad qadaney so januwery 2024
    ustd waa arday Gaagi hore ee ahaa c\karim hussien form sudan ayan ka so racay ilaa kenya somali uganda iyo hada an joogo malaysia wali na rajo ayaan ka qabaa inan ku so
    biiro school kaga xitaa qarash ka courses ka wan so diyaar sanaya ustd plz and plz 100\50 qiima dhimis inaad ii sameey so ayaan ka codsan lahaa adigo mhdsnt ustd shukrn waxan ka shalayey fursa dii aad ku bandhig' tay 20 course ee free ga aha anigo kenya joga waxa ii saamixi waye waq' tiga iyo shaqada an ku jiray waxana ka tagay shaqa das wana tey dii 2 labaad an oga tagay si school kaga ugu so biiro plz ustd help me next chances to change my life thnks teacher abdalle

  • @somaliforex9931
    @somaliforex9931 2 роки тому

    Bermigham uk makuleedin office

  • @abdihaitham8513
    @abdihaitham8513 11 місяців тому

    sxp key luuqada ayaa ku adag sidan miyuu low degree ku sameyey misna londan ku nool yhy wooe 😂😂😅

  • @nasreenmohamed8053
    @nasreenmohamed8053 2 роки тому

    How can I join to globalnet .I’m not in uk

    • @globalnetict
      @globalnetict  2 роки тому

      Walaal aduunkoo dhan ayaa laga soo galaa, maaha qasab inaad UK joogto. Mahadsanid.

    • @nasreenmohamed8053
      @nasreenmohamed8053 2 роки тому

      @@globalnetict mahadsanid Walaal xaage kala soo xiriiri Kara

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf8496 2 роки тому

    Runtii qofkii macalin Abdala face to face wax uga bartay wa qof nasiib badn macalin dhalinyarada somalia ku nool aaway xaqii ee kugu lahayeen

    • @globalnetict
      @globalnetict  2 роки тому +1

      Macadsanid walaal. Waan gaarsiin doonaa Macalin Abdallah IA.