HOW I GOT MY FIRST REMOTE TECH JOB | Eng. Mohamed Geele | GlobalNet | Af-Soomaali

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 54

  • @bashkacade4432
    @bashkacade4432 Рік тому +2

    amazing man 👨 👨mr Eng. Mohamed Geele xigmad iyo xaqiiqooyin muhiim ah ayuu ka hadlay aad ayaad u mahadsan tihiin Globalnet team

  • @mpasuakichwa
    @mpasuakichwa 2 роки тому +2

    Well done Engineer Gelle and Maalim Abdalla for worthwhile interview. Engineer Gelle encouraged us when he last visited us at Stonebridge. Very encouraging interview it was, very productive. Gained a lot from it. Thanks Maalim Abdalla for sharing it with us.

  • @fahadshakir8897
    @fahadshakir8897 2 роки тому +1

    Alle ha ku sharfo Mohamed Dhiirigelin wanaagsan Macalin-keena Ilaahay kheyr badan ha siiyo

  • @kaaba8249
    @kaaba8249 2 роки тому

    Masha allah Mohamed waa qof cajiib ah karti iyo dadaal isku darsaday, Warbixino fiicana uu ina siiyay. Mahadsanid wll

  • @shuutiyareabdullahi5825
    @shuutiyareabdullahi5825 Рік тому

    Thank you eng also macalin abdulla
    You are inspiring us ❤️

  • @mimi-bs8ku
    @mimi-bs8ku Рік тому

    Well done engineer Gele dadaal iyo caqli ayaad isku darsatay hormar inta kabadan baan ku rajeynaya

  • @aminohassan4252
    @aminohassan4252 2 роки тому +3

    Masha allah waan jaclaan lahaa in aan macalinkaan class kiisa kubiiro lakiin 🇬🇧madagani USA daganahay

    • @abshirmohamed3527
      @abshirmohamed3527 2 роки тому +2

      Online kaga biri karta sister. Very easy qurbaha jogto qar america nala dhigan jiry

    • @aminohassan4252
      @aminohassan4252 2 роки тому +1

      Thanks

    • @globalnetict
      @globalnetict  2 роки тому +1

      Walaal aduunkoo dhan ayaa laga soo galaa! Nala soo xiriir WhatsAppka

    • @nasreenmohamed8053
      @nasreenmohamed8053 2 роки тому

      @@globalnetict ASC .WhatsApp qof maka jawaabayso meelkale majirto

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us 2 роки тому +2

    Walaahi waan uriyaaqay waraysigan iyo kuwo hereba waa in aan meesha ka kaco

    • @globalnetict
      @globalnetict  2 роки тому

      Mahadsanid Yusuf, waan u gudbin doonaa Macalinka inshaa Allah.

  • @libanabukar7234
    @libanabukar7234 Рік тому

    Masha Allah mohamed walahi you are funny guy I really enjoyed your interview. 👏👏👏

  • @musemohamed1064
    @musemohamed1064 2 роки тому

    Masha allah go forward bro. Macalinkaagana
    God bless him

  • @barkhadibraahim1023
    @barkhadibraahim1023 2 роки тому +1

    mansha ALLAH war bixin aad u muhiim ah baan ka faaidey waraysigan

    • @globalnetict
      @globalnetict  2 роки тому

      Waad ku mahadsantahay falceliskaaga.

    • @aragsanabdi8829
      @aragsanabdi8829 2 роки тому

      @@globalnetict macalin namberkii ii soo sheega

  • @abdijabar10
    @abdijabar10 Рік тому

    Masha Allah great job Teacher👏

  • @abdirahmandiriejama1221
    @abdirahmandiriejama1221 2 роки тому +1

    geele waa fantastic man

  • @SomaliIT1
    @SomaliIT1 29 днів тому

    Mr geele waaba funny wlhi😂😂😂

  • @liibanaadam2317
    @liibanaadam2317 2 роки тому

    Asalamu alykum Waxan jooga Mogadishu, shahadada Machadka miyey Shaqo Ku Radsadaan mise Shirkadaha comptia oo Kle ayey ka diyariiyaan mahadsnid

  • @abdul3030
    @abdul3030 2 роки тому

    Macalin waa goorma system-ka aad ugu tala gasheen dadka somaliya jooga

  • @abpro4852
    @abpro4852 2 роки тому +1

    Online in an kusoo biiro doonayey lkn iimeydaan Soo jawaabin ilaa what app ka idin kala Soo hadley

    • @globalnetict
      @globalnetict  2 роки тому

      Wadankee ayaa joogtaa? Hadaad Soomaliya joogtid waxaad idiin soo wadnaa system idinku haboon. Hadaad wadamada kale joogtid noo soo dir Whatsapkaaga. Cafwan, aad ayaan busy u nahay.

    • @abpro4852
      @abpro4852 2 роки тому

      @@globalnetict haa hargeysa jooga ma system offline ah baa mise online kaad Soo wadaaan inshallah ilaa wakhti intee leeg ayuuu nasoo gaadhayaana ama labilaabayaaa aaad ayaan ugu baahaneee ma sugi karayee wlhi

    • @abpro4852
      @abpro4852 2 роки тому

      I can't wait please 🙏 harry up

  • @shataakhan6113
    @shataakhan6113 7 місяців тому

    maashaa al laah pro

  • @abpro4852
    @abpro4852 2 роки тому

    @GlobalNet haa hargeysa jooga ma system offline ah baa mise online kaad Soo wadaaan inshallah ilaa wakhti intee leeg ayuuu nasoo gaadhayaana ama labilaabayaaa aaad ayaan ugu baahaneee ma sugi karayee wlhi

  • @ahmedyusuf7534
    @ahmedyusuf7534 2 роки тому +1

    Eng well done bro

  • @ahmedyusuf7534
    @ahmedyusuf7534 2 роки тому +1

    Eng Gelle well done bro

  • @Samawade25
    @Samawade25 2 роки тому

    Eng Geelle waa funny man Si fiican ayaad noo dhiira galisay

  • @AM-hi7ve
    @AM-hi7ve Рік тому +1

    This so fany

  • @HamzamoussaI
    @HamzamoussaI Рік тому

    Asc macalin
    Waxan rajeyneyaa inaad fiicanthy
    Qof uk jooga oo ku nool magaalo aan London ahayn online ma ku baran karaa globalnet

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us 2 роки тому +2

    Mohamed geele imisa bilood ama sanadood ayuu it ku bartay

    • @globalnetict
      @globalnetict  2 роки тому +1

      Wuxuu dhiganaayay muddo 6 bil ilaa hal sano oo part time ah.

  • @somaliforex9931
    @somaliforex9931 2 роки тому +1

    xafiiskiinu uk bermigham makuleedin

    • @globalnetict
      @globalnetict  2 роки тому

      Walaal waa laga soo geliaa Birmingham iyo aduunkoo dhan. Nala soo xiriir.

  • @fellyzmoon416
    @fellyzmoon416 2 роки тому

    Asc
    Fadlan seen whatsup ka ku helaaa laydin kala soo xidhiidhayo

  • @abdirashiidhuseinaxmed8503
    @abdirashiidhuseinaxmed8503 Рік тому

    Thanks

  • @TALLMAN114
    @TALLMAN114 2 роки тому

    fursad ay wax uga baran karaan ma jirta dadka ku nool dalka soomaliya Global

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us 2 роки тому +1

    Maasha allaah

    • @globalnetict
      @globalnetict  2 роки тому +1

      Mahadsanid Yusuf

    • @enggaleer7815
      @enggaleer7815 Рік тому

      ​@@globalneticthi globalnet waxaan joga outside Europe and I want to take courses and also I contacted you on WhatsApp plz give answer

  • @jamaalhussein9938
    @jamaalhussein9938 2 роки тому

    Need contacts to join course please send

  • @aragsanabdi8829
    @aragsanabdi8829 2 роки тому

    Global namberkeeda ha laysoo qoro please

  • @abdallamohamed9505
    @abdallamohamed9505 2 роки тому

    That is a good chances but i am not here.

  • @siciidgaagaale6183
    @siciidgaagaale6183 2 роки тому +1

    Asc bahwaaynta Globalnet ICT.
    Anoo Somalia joogah maka faa'idaysan karaa fursadaan.
    Xageese idin kala soo xiriiraa?numberka shaashada ku qoran WhatsApp iima soo qabanayeee

  • @BsjjdhdjejkhsjjsHwujsjdj
    @BsjjdhdjejkhsjjsHwujsjdj Місяць тому

    Asc, WhatsApp ka Ii sheega Fadlan?