XARIIR AXMED - HEES CUSUB 'FAADUMA DHEEMAN' FAADUMOOY DHOWRSANEY DHEEMAN BAA TAHAY | 2017 + LYRICS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 208

  • @fatumahassan1506
    @fatumahassan1506 7 років тому +9

    wwww mansha alllh i love it magaceyga waa jeclahy faduumoy quruxey gabdha dunidaad qiimo dheertahy #xariiir wel done😍

  • @blackqueen204
    @blackqueen204 7 років тому +8

    xariir hala ii geeyo
    wa idin tugaa
    kal iyo laap u tagera insha allah
    africa dartis u imaanlaha ☝☝☝☝

    • @zamzammuhumed8213
      @zamzammuhumed8213 7 років тому +1

      Fatma Zahra 😂😂 Qatarizano codkisa igu socdo magac nin hadu noqdo user kan kaso galo ha u bixin I ain't using ma phone 😂😂😎

    • @blackqueen204
      @blackqueen204 7 років тому +2

      Zamzam Muhumed
      kkkk dhulka

    • @tubecom604
      @tubecom604 2 роки тому

      @@blackqueen204 xariir axmed

  • @belladonna4401
    @belladonna4401 7 років тому +6

    yaaa salam isma dhafno labadeenu dhimasho moyane nice song 😘😘😘😘😘😘😘

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 7 років тому +5

    isma dhaafno waligeen quruxow xariir 😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @habibfaisal8875
    @habibfaisal8875 5 років тому +2

    Yaa Zalaam Axlaa Fanaan Cod Macaan, Xariir Ahmed Allaha Ku Xifdiyo

  • @faadumoahmed6510
    @faadumoahmed6510 7 років тому +17

    wwwwwwwww cod wuu kugu dhamadey faadumo is my name Thanks 😍😍😍😙😙😙

  • @wizz1072
    @wizz1072 7 років тому +4

    Second comment xariiir wlh cod alla waa kusiiyay fadlan Nairobi imooow waan Hubaa in shawgaaga lagasoo buuxsami taageero badan baad kuleedahy kenya

  • @sundusaxmed8994
    @sundusaxmed8994 6 років тому +3

    Maasha Allaaah Fadumo intii ladhaho liki isaraa pls

  • @uptherhmnizmail9157
    @uptherhmnizmail9157 Рік тому +3

    Ya ila dhagysanaya 2022 🔐🥺

  • @ibraahimshakulyare3862
    @ibraahimshakulyare3862 7 років тому +5

    waaaaw heestu cadi maHaaN
    ❤❤❤xarir ku tageraaa buxaa ✔

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 7 років тому +10

    fanan laga. daba. dhacay waa. xariiir Ahmed Abdulaahi nolow brother 😍😍

    • @AbdirahmanSiidii
      @AbdirahmanSiidii 7 років тому +1

      Farxiyo fiska

    • @hasanmohamud1803
      @hasanmohamud1803 7 років тому

      maansha Allah haaaaah

    • @hasanmohamud1803
      @hasanmohamud1803 7 років тому +1

      I want to see xariir

    • @nasiibabdi2468
      @nasiibabdi2468 7 років тому

      Hhh +muna love wlhy far ayaan kuu taagay luuq kasta
      Waad taagan tahay 😂😂😂😂

    • @munaloveddsi3656
      @munaloveddsi3656 7 років тому +1

      Sharmarke Abdi hhhhhh car. maxa. I kaa. daba. dhigay. maa. la. isku keen. qoaray tolow 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ubahahmed4548
    @ubahahmed4548 7 років тому +1

    mahadsanid xariir ahmed abowe long life runti aaman wad u dhamaysay fadumo e

  • @xanohazan5491
    @xanohazan5491 7 років тому +2

    nyc song xarìir Ahmed Abdulhi
    fanan qaliya zln zare ragadii
    goobanimo 😊😊😊

  • @philsanduaale7791
    @philsanduaale7791 7 років тому +5

    xariir wan ku tageera. jir oo joog wllkey king of. Rap

  • @abdirashidakak1894
    @abdirashidakak1894 6 років тому +1

    Waxaan isdaayay ayuu ISO xasuusiyay wlhi waa fanaan shidan ilaahey hadaaye xariir

  • @fadumoilaal4606
    @fadumoilaal4606 5 років тому

    Xariir fadumoyin wadnaga shiday wale that is true wlh thanks

  • @fatimamahamed9994
    @fatimamahamed9994 7 років тому +6

    Mansha alaah xariir thanks huno

    • @hasanmohamud1803
      @hasanmohamud1803 7 років тому +2

      fadumo dhurwsanay dhiimanbaa tahay mansha Allah

  • @ahzaabosmanmoh.9011
    @ahzaabosmanmoh.9011 2 роки тому +1

    Taariikhda 25/12/20/21
    December.
    Maalinta sabti.
    Saacadda 1:50.
    Heestan si kal iyo laab ah baan
    Dib u usoo doonay.
    From gobolkii Togdheer.
    Ilaahay heesaha haynaga madoobeeyo aamiin dheha.!

  • @kalit_abas_officail_chanel6270
    @kalit_abas_officail_chanel6270 2 роки тому +2

    Wakhti badan ka dib caawa ayaan hestan helay Mudo imika laga joogo 5 sano ka hor ayaan dhagaystay ilaaa intaaso dhan wan raadinayay caawa ayaan helay xasuus baan dib U galay .
    "Isma dhaafno labadenu Abid,
    Dhimasho Mooyane".
    Tarikhdu waa 7/7/22
    Haben jimce ah Oo carafo la soomayo .

  • @ramlamire1501
    @ramlamire1501 7 років тому

    Waaaaaaaw Fananka Qarniga xariir axmed codkaga Allah hakugu barakeyo sxb Qaali

  • @camirmoha1393
    @camirmoha1393 7 років тому +5

    heesta faduma hees wacn xariir ahmed wll mcn wan ko tageerna hadan nhny reeer puntland nolw

  • @alimramushti4574
    @alimramushti4574 7 років тому +9

    Aad ban ugu faraxsanahay heesto walalkey i quuday mahadsanid walalkey xariir ahmed cabdulahai abaalkaga ma gudi karo

  • @somalitiktoklive0012
    @somalitiktoklive0012 4 роки тому +1

    Waaw hees macaan xariir axmad taagewro nambar 1

  • @Mohmett_Durran
    @Mohmett_Durran 10 місяців тому +1

    1/1/2024 Habeen Isniina 12:30AM Ayaan Dhageysanaya Hargeisa Xero awr❤🎉

  • @mahamuodyuusuf7228
    @mahamuodyuusuf7228 Рік тому +2

    2023 /5/25 still watching ❤😊

  • @musratabshir1376
    @musratabshir1376 7 років тому +1

    hees iyo badh xariiir waan Ku taageraa

  • @maamewali4800
    @maamewali4800 7 років тому +1

    waaaaaw xariir codkaaga aad ayuu unuurayaa sxp

  • @guledabdi5327
    @guledabdi5327 7 років тому +6

    dhabel dhabel gaariyad tahay
    marwo aan kala dhantalnayne
    dhaqan wacan xishood badane
    asluub dheerj leh baad tahaye
    dhigaa midan hawen kula simo hooyo may dhaline
    wale fanan jira iga dheh my best fanan

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 7 років тому +2

    xariir dhowrsanoow wan kugu dhartaa dhigaa ugu sharaf badnow

  • @jiibziinswitzerland1098
    @jiibziinswitzerland1098 7 років тому +5

    sxp xariir inaba caadi maahan heestan way iga gadan tahay Arkaaba ilme

  • @anascade9010
    @anascade9010 7 років тому +1

    xarir hees ba hees ayey ka darantahay codmacanida waa lo dhasha sida xarir

  • @aleeliyare4591
    @aleeliyare4591 7 років тому +1

    nice song inabacadimahan xirir boqorka codka ee 2017

  • @fadumosharif5688
    @fadumosharif5688 7 років тому +2

    wooooooooow mansha allah thanks huuno nolow

  • @fatoumohammed9455
    @fatoumohammed9455 6 років тому +3

    wowwow nice song im happy to hear my name

  • @abdirizakabdi5705
    @abdirizakabdi5705 3 роки тому +1

    Asc faadmuo masah allah 🌸🌸🌸🌸🌸🌸🌸🥀🥀🥀🥀🌺🌺🌺🌺🥀🥀🥀

  • @shankroonomar3018
    @shankroonomar3018 7 років тому +4

    waaaaaaaw heestan cadi mahan fadumo magciga waya waaaaaw😍😍😍😍😍😍😍😙😙😙😙😙😙😙😙😙😙😙😍😍😍😍😍😍

  • @fatumaabdi1256
    @fatumaabdi1256 6 років тому

    Magaca ha jiro xariirkayga cashaqa wan kugu fana magacayga yaa iga gaday

  • @najibkramer9473
    @najibkramer9473 7 років тому +5

    xariir, nimcaan hilaac, Ahmed zaki 3da fanaan ee aan dhageysto noolaada fanaaniin jira 2da horana codkaan ku qaatay a.zakina jilida jaceylka

  • @caishacuud2049
    @caishacuud2049 7 років тому

    luv uh xarir💋 halkaas kawad INA apti axyaa cod AbdiaSkaRi👍👏👏

  • @Havza01
    @Havza01 7 років тому

    masha Allah waxas ayaa laga dhahaa hees hadii kle iskaba daa

  • @fatumaaden5319
    @fatumaaden5319 7 років тому +8

    xariir bravo bravo

  • @عبدالرحمنعبدالرحمن-ك2ط

    My maami faadumo love you hooyo macaan Alaha ikaa xafidi dheeman inaa tahay Anaa markaati ka Ah

  • @zakariehassanmohamedakiin
    @zakariehassanmohamedakiin Рік тому

    Heestan mar waliba aa arko waxa soo xasuustaa gabar dheyman la dhaho aan, school isla dhigan jirnay oo zaaid u jeclaa ilaa hada xitaa waan jeclahay lkn markii aan jaceylka u sheegtay, weyba I inkirtay, wllhi waligey ma ilaawi dooni, xanuunkii aan maalintaas ka qaaday ilaa hada maskixiyan waan u dhibaateysanahay, waxbarashadii xitaa kuma wanaagsani.
    Lkn insha Allah wax waliba wey hagaagi donan.

  • @sharmocumar595
    @sharmocumar595 7 років тому +1

    fanaan igu qaaliya
    jecliyaa heesihiiza

  • @khadarmiidhiya7931
    @khadarmiidhiya7931 7 років тому

    waaaw xariir axmed waadka baxsatay

  • @daahebreezy5527
    @daahebreezy5527 7 років тому

    xarir abtigs wowoow waad Ka Bax satay kama daalo heestan nice song 😍😍😍😍😍

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 7 років тому +5

    hhhh xariir quruxow Wad mahadsan tahay hunno gacalow magaca fdmo xxx xxx axyaa fanan cimrigaa ha jidho

  • @zuhuurmahad7784
    @zuhuurmahad7784 6 років тому +3

    heestan cadi maha aha curadayda ayabala modaa inoo qaday curadayda ayaa fatimala dhahaa fadumo dhowrsnay dheman batahay

  • @mohameddahir3681
    @mohameddahir3681 7 років тому +1

    wlhi wa fantastic song nolow sxb

  • @amiinrashiid8425
    @amiinrashiid8425 7 років тому +4

    Hees shidan al fanaan xariir axmed

  • @abdirahmanyare1890
    @abdirahmanyare1890 6 років тому

    xarir axmed waxn ka cod sanaya hees magaca Ruweyda inad isoqado ina aderow ilove you xarir axmed 👈💔💔💔💔💔💔

  • @mcrecaps7383
    @mcrecaps7383 7 років тому +1

    dhagahaygu aragaga wy frx dhgeystaane wow

  • @soyaansoy746
    @soyaansoy746 7 років тому +5

    just fantastic.

  • @djamirmuniir9834
    @djamirmuniir9834 7 років тому +4

    woooooow soo nice

  • @abdirahmanmacow4260
    @abdirahmanmacow4260 7 років тому +9

    xariir Axmed heebad iyo cod ilahey kugu deeqe

    • @macowcade9985
      @macowcade9985 7 років тому

      Abdirahman Macow jecliyaa inaan dhageysto heestaan meel bey iga taabataa

  • @khadarsayid4889
    @khadarsayid4889 7 років тому

    fanaaan jira xariir

  • @ifrahjama5314
    @ifrahjama5314 7 років тому +1

    mansha allah xariir nice song 👍👍❤👏👌

  • @kunkaroon530
    @kunkaroon530 7 років тому +3

    xariir huuno umaac😘

  • @hodanabdi2291
    @hodanabdi2291 7 років тому

    Waw long live all faadumooyon .....i wish hodanay mid ah na in lakin....

  • @ummumaahirsaid8699
    @ummumaahirsaid8699 6 років тому +1

    Faadumo waa xaaskeyga csruurteyda hooyadood

  • @xanohazan5491
    @xanohazan5491 7 років тому

    xarìir Ahmed Abdulhi
    fanan qaliya
    zln zare ragadii☺☺☺

  • @WiillkaSiinka
    @WiillkaSiinka 4 роки тому +1

    nolosha Marba waa ceyn waqti fiican iyo waqti Xunba waad arkeysaa inabadan Waqtigii Fiican waan soo arkay Balse Hada ani Ahaan waqti Xun bey ii tahay Balse waxey noqon Doonta waqti Kooban.... waqtigii wacnaana wuu soo socdaa i.a Today is March 6 2020

  • @cabdallexiddig3831
    @cabdallexiddig3831 7 років тому +1

    Fanaan lahubo xariir ahmed

  • @nastahahmed7456
    @nastahahmed7456 7 років тому +23

    islanteydii hore ayuba iso xasuusiyaay fadumo la dhahayaay dab haku gubateee😆😆😆😆

    • @hodan67890
      @hodan67890 7 років тому +1

      Nastah Ahmed kkkkkkkkkk maxad sidaa ugu habaari😂😂

    • @munaloveddsi3656
      @munaloveddsi3656 7 років тому +2

      Nastah Ahmed hhhhh. oo maad. furtay maxad. dab ka. ugu. ridi. tolow 😂 😂 😂 😂 😂

    • @sihamhashim9241
      @sihamhashim9241 7 років тому

      hhhh

    • @sharfonosman2390
      @sharfonosman2390 7 років тому +2

      Nastah Ahmed kkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkk wlhi wan qoslay

    • @nastahahmed7456
      @nastahahmed7456 7 років тому

      hhhhhhh maya ma qabiin lkn wan uu niyaayistey kadibne habn lee iidhahdey wan ku saniifey oo sanka ayaad iiga darantee tollahi maad iska key dhaftiid ane dab iiney ku dhacdo ayan uigu duceyaay

  • @hakiinawliqe6428
    @hakiinawliqe6428 7 років тому +2

    ❤axyaa hees😻😻😻

  • @amiirdalmar7880
    @amiirdalmar7880 4 роки тому

    Jecliya reer jigjiga
    From hargesa

  • @ahmedessa6838
    @ahmedessa6838 2 роки тому

    Fadumo wllshe aayan uu biixya ilahaaY haa daaya

  • @sharmocumar595
    @sharmocumar595 7 років тому

    wllhi ninkan fanaanimo u daaa

  • @qalbidaweyso6703
    @qalbidaweyso6703 7 років тому +2

    www second jooqole codkisa cadi mahan willkan

  • @sharmocumar595
    @sharmocumar595 7 років тому

    xariir axMed faananka fanaaninta

  • @mohaabdinormoha4823
    @mohaabdinormoha4823 7 років тому

    zxp fanan iga dhex cod aya ilahey kugu deqay zxp

  • @iamneymarjrfanyeeh9936
    @iamneymarjrfanyeeh9936 7 років тому +3

    MAGACA fadumo Kuma maacano wuxu ku macanyahay Iqbal buuku macanyahay

  • @salmaali8338
    @salmaali8338 6 років тому +1

    Axsan cod bowe xariir horay

  • @aarkagerikombe3871
    @aarkagerikombe3871 7 років тому

    xariir axmed dhalgoobed nolow ina aabo

  • @abdirahmandeck9966
    @abdirahmandeck9966 Рік тому

    2023 and still watching legends idin salamay

  • @hamzeseid9888
    @hamzeseid9888 7 років тому +5

    Fanaanka dawlad deeganka iyo qaringaba

    • @munaadan2673
      @munaadan2673 7 років тому

      💚💙❤✊☝✌✌✌✌✌✌✌✌Hamza Coloble 🖕🖕🖕🖕🖕🖕

  • @kingmo7530
    @kingmo7530 7 років тому

    nicee song xariir lovethis song

  • @yusufnagiib4051
    @yusufnagiib4051 7 років тому

    mosha allah codkaa shidnaan zhp

  • @hodhanali3391
    @hodhanali3391 7 років тому

    Masha Allah 😘😘😘😘 xariir ahmed 😍😍😍

  • @mustafemiami7520
    @mustafemiami7520 7 років тому

    king Xarir. horrey usoco Boss 🔺❤❤🙌🔯📶 supeer star. DDSI

  • @adityanurzemzem4443
    @adityanurzemzem4443 7 років тому +3

    caruur Axmed waaaw noolow my proh

  • @fartunabdi6471
    @fartunabdi6471 7 років тому

    nice fanaan Xariir

  • @samiirsanka1529
    @samiirsanka1529 7 років тому +3

    waliyo bile codkaagu meelkasta wuu qabsaday libaax

  • @abdulazizkaamill4235
    @abdulazizkaamill4235 7 років тому

    wiilkaa uu yaabay fanaan iga dheh reer jigjiga fanaanka waa inan kasoo iibsano

    • @munaloveddsi3656
      @munaloveddsi3656 7 років тому +1

      Ziize Mohaan hhhhh. iib. maxaya. dad. dhan. baa. dhawranaya. nin. caadi. iska. dhig. nooh

    • @abdulazizkaamill4235
      @abdulazizkaamill4235 7 років тому

      muna Love hhhhhhhh ha biiqlayso abti

    • @munaloveddsi3656
      @munaloveddsi3656 7 років тому

      Ziize Mohaan hhhhhh maya. ha. karto ader😂😂😂😂

  • @mohamedosman-sv1nw
    @mohamedosman-sv1nw 7 років тому +5

    jidhkad walee dhaqajin ruuxii kudhagaysta

  • @khalidahmed4352
    @khalidahmed4352 7 років тому

    woooow hees iyo badh iga dheh

  • @qaysargaldogob5189
    @qaysargaldogob5189 7 років тому +7

    heestan inaba caadi mahan Axsan fanaan

  • @luulfarah5279
    @luulfarah5279 7 років тому +1

    mnsha'allh esh cala hes

  • @zunduzahmedtinishu4493
    @zunduzahmedtinishu4493 2 роки тому

    2022 inta daawanaysa😅🥰🤩

  • @apdirizackapdisalan6928
    @apdirizackapdisalan6928 2 місяці тому

    2024 ya weli xiiseeyo heestan

  • @munahassan3234
    @munahassan3234 7 років тому

    waaw so nice

  • @mohaabdinormoha4823
    @mohaabdinormoha4823 7 років тому +1

    very nice song wana ku slmy

  • @saadonadiif6734
    @saadonadiif6734 7 років тому +2

    wowowowow 👏👏👏👏👏👏👏❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💕💖💖💖💖

  • @qurayshaaadan1956
    @qurayshaaadan1956 7 років тому +2

    cod buu illah siiyeey

  • @jimcaalecabdi1714
    @jimcaalecabdi1714 10 місяців тому

    Still witching 2024😢💔

  • @sooyaalkm805
    @sooyaalkm805 7 років тому

    xarir axmad ada iskalae sandakan 2017 bellssim

  • @abdifatah-Yare
    @abdifatah-Yare 7 років тому +1

    King of DDS

  • @maamebashiir6995
    @maamebashiir6995 7 років тому

    XARIIR AXSAN FANAAN

  • @fatmaabdiqoraxey4104
    @fatmaabdiqoraxey4104 7 років тому

    wwwwww asxan my king xariir abdullahi

  • @mohamedal-musa8724
    @mohamedal-musa8724 7 років тому +1

    xariir ahmed abdulahi
    Rageedi☺☺