XARIIR AHMED HEES CUSUB LILAAHI BAAN KUU QABEE (LAALEEY) LYRICS 2018

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 359

  • @abdifatahahmed632
    @abdifatahahmed632 6 років тому +71

    Xarir ahmed sxp wad cod macan tahay ee hesaha iska dhaaf codkada Macankisa quran nogu haqri

  • @mysterioush8513
    @mysterioush8513 3 роки тому +18

    Ilmadu dhabanadayda way buuxisay ilahayow wax khayr qaba ayaan kaa sugayaa😭

    • @iqranuur6320
      @iqranuur6320 3 роки тому

      Abyo alah ku fududeyo arimahaga kaliga mey buxin anba wey I burqeysaa waliba waligey sidaan uma anan ilmeynin

    • @SahroAxmed-b3y
      @SahroAxmed-b3y 3 місяці тому

      Sorry aboowe mcn

  • @samiryareqeys1904
    @samiryareqeys1904 6 років тому +44

    Inta harir tagerta farta halaitaga asxabey✌✌✌

  • @sirmuhyodinmohamed3514
    @sirmuhyodinmohamed3514 6 років тому +29

    heestani si gaara ayaabay ii taabanyza, Big Respect Xariir.

  • @hoodoali3001
    @hoodoali3001 6 років тому +13

    First of one ❤️👑Xariir Axmed Abdullahi long life 💪like haleygu qabto wallyal 👍

  • @cawaaletube9001
    @cawaaletube9001 6 років тому +21

    Berriba laagta waad ku so dhicii 😪😪
    Inta xariir ku heesato like ha iisarto

  • @waakuma1060
    @waakuma1060 3 роки тому +15

    Qofkaan jeclaa waa faraxsan tahy Ana waaan murugaysana haye side yeelaa 😭😭maaalin walpa iyo happen walpa ma waxaan dhagaysan karaaa heees calaaacal ah oo qalpiga isiii hurinay'sa muddo badan waxan usoo lapan la.ahy jir ahaan 😭 iyo qalbi ahaan waxan Los gareeyay miisan badan oo jirkayga ah fikir dartii Dadku markay idhahaan waad Baa,badee maxa ku gu dhacay waxan dhahaa waan xanuusaday anoo ka qarinaya xanuunka dhapta ah oo ihaya ma waxan dhihi karaa gapadhan jeclaa paa iga tagtay soo igu qosli maayan😭😭😭😭

  • @wadani1237
    @wadani1237 6 років тому +20

    Wlhi libaaxan ad baan u tageera inta ila.tageerto like ta igu qabta he

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 27 днів тому +1

    "Anoo laabta kuugu hayaad
    Adigu luxudka ii qodaysay".... Xariir Axmed 2025 💔😢

  • @ahmedhajiadaawe7023
    @ahmedhajiadaawe7023 6 років тому +8

    Runtii waa fanan aan si gaar ah u xiiseyo wuxuna eebe u dhaliyey
    Daganan iyo cod aan marnaba khayrki helayn xaqiiqatan waa fanan. Igu qali ah aniga dhinacayga

  • @osamaHaliya
    @osamaHaliya Рік тому +3

    Lurkiyo dibin daabyaduna ilmadu libiqsi yeel kadaa noqon😢
    2024 yaa dhagaysanaya

    • @MariaMariaAbdi
      @MariaMariaAbdi Місяць тому

      INA dhagaysto kama Daalo Wlhi 🥹❤2024 Bishii U Danbayse 😢

  • @naeimasaleban4384
    @naeimasaleban4384 6 років тому +12

    Omg😢my favourite singer 👏👏
    🙂berriba laagta waad kusoodhici
    🙂lurkiyo dibindaabyaduna
    🙂ilmadu libiqsi yeelkadaa noqon
    Intii idinkagabaxda intanyar uun ushida iyagaa soonoqonaye😁

  • @dunishmoha455
    @dunishmoha455 6 років тому +19

    Lillahi baan ku qabee
    Lugooyad igu eheyd😭😭😭😭

  • @rahminahenna2481
    @rahminahenna2481 6 років тому +25

    Allah like ta away anaa uhoreye ❤️

    • @sagalaftax2826
      @sagalaftax2826 6 років тому

      Rahmina huno SUBSCRIBE isaar channelka PLEASE

  • @gobaadmowlid6138
    @gobaadmowlid6138 6 років тому +9

    Lilaaahi Baan ku qabeee lugoyad igu ahyd 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @alfahajjiofficial
    @alfahajjiofficial 6 років тому +8

    Xarii Ahmed Codkisa wu ku xarakooda Nice song Bro👌👌

  • @saahidadeysey9407
    @saahidadeysey9407 6 років тому +13

    Xariir axmed fanan kaliyen hesihiisa dhagaysto. Nsab bad tahy wlhi.

  • @radwaanrashiid4326
    @radwaanrashiid4326 6 років тому +31

    Xaqiiq Ayey u Dhacda Sida Ereyadan ku jirta Heesta Balse Hadi ad Si Raacracdo Way imanaysa Inay Noloshada Wx ka Samayn karto 😢💔
    King 👑 #Xariir Ahmed 💪

    • @wiilkareersaamba1414
      @wiilkareersaamba1414 6 років тому

      RAdwaan Rashiid zxp igu qabo kugu qabtee sapiscripe

    • @sagalaftax2826
      @sagalaftax2826 6 років тому

      Radwaan huno SUBSCRIBE isaar channelka PLEASE

  • @aminoaxmadcaliaminoaxmadca9816
    @aminoaxmadcaliaminoaxmadca9816 4 роки тому +2

    War taas maxeey eheed xariir axmed lugooyneeyso naa ninbaad heshee wad iga nasiib badan tahee ku qabso wiilkaan qurux iyo aqlaaq iyo cod rabi kumaneeste wlhi Ani wanba iska jeclhy xariir ❤️❤️

  • @hanadsaleeban2965
    @hanadsaleeban2965 4 роки тому +9

    Who, s listening still 2021 👊🏿👀😭😭😭😭👂💯🙋‍♀️🇩🇯🇮🇹🇸🇴🇩🇪

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 4 місяці тому +1

    Who is lestining 04/10/2024.!
    Anoo laabta
    Kugu hayaa
    Adigu luxudka ii qodaysay😢

  • @NajiibAlfa-fy6qp
    @NajiibAlfa-fy6qp 7 місяців тому +1

    Markad qofkii Aad wax walba dartiisa usamayn jirtay uu waji kale kula Soo baxo wxad noqonaysa qof adunka ka dhintay qolfoofkisu uun Joogo 28/6/2024 😢

  • @AmalinaMoumin-nk5kk
    @AmalinaMoumin-nk5kk Рік тому +2

    Xaqiiq sameyn ayaya igu ledahay heestaan hadaad ii loogatau cadow ama lalay aad fuushay mariba laabta waad kusoo dhici jaha ma argoosan doona malin un xanuunkan maray qofki imarsiyay ma amrin doona 😢😢😢😢

  • @XaadHD
    @XaadHD 10 місяців тому +6

    "lilaahi baan ku Qabe lugooya igu Ahyid😮
    😢Ano labta kugu hayaa Adigu luxudka ii qodaysay

  • @hightrust4722
    @hightrust4722 5 років тому +5

    Lurkiyo dibin baabyaduna
    Ilmadu libiqsi yeelkadaa noqon
    😭😭😭😭😭😭😭

  • @drsshaymaa3749
    @drsshaymaa3749 3 роки тому +8

    Omg. Xanuun badanaa markuu qof aad daacad utahay isagu ku qiimaya 😭

    • @farahabdullahi7801
      @farahabdullahi7801 2 роки тому +1

      noloshuba waa imtixaan laakiin hadaad ujeesato dhanka aaaqiro aduunyo hoostaada ayeey imaan

  • @fatemamohamed556
    @fatemamohamed556 6 років тому +5

    Xariir Fanan Wad ku Banantahy
    Maahid kuwa iska soo Ciya
    Horay u soco pro😍😘

  • @xidigsalebaan8567
    @xidigsalebaan8567 6 років тому +33

    cml anaa ugu horeeyay ee like isaar

  • @abdulphilipie189
    @abdulphilipie189 4 роки тому +5

    lilaahi ban kuu qapee lugooyad igu aheyd🙏respect xariir axmed

  • @samiirdheere3521
    @samiirdheere3521 6 років тому +3

    Waaaaw xariir ❤️❤️
    Xariir iyo suldaan waa labada fanaan een ddsi ugu jeclahay

  • @MushtaqMohamet
    @MushtaqMohamet Рік тому +2

    Lillaahibaan ku qabee lugaa igu aheed💔😭

  • @caamirfarah6756
    @caamirfarah6756 6 років тому +7

    Comenti aanan aqrin maba jirto ani intaas waxaan raadiyaa xabadoo baraxan 🤣😍

  • @tasliimtahliil8329
    @tasliimtahliil8329 6 років тому +17

    Lilaahi baan Ku qabee lugooyaad igu ahayd😭 way dhacdaa

  • @AmalinaMoumin-nk5kk
    @AmalinaMoumin-nk5kk Рік тому +3

    😢😢😢 sorry nafteyda ilaa 8sano intii uu kuqiyaamaya amxaad mar un ugarwaaqsan wayday ax ax 😢😢😢

  • @abdikaniali6720
    @abdikaniali6720 6 років тому +2

    MNZHA alAh 😍 inzha alAh maR ayaan kula kUlmi😎from canada

  • @humairahaji12345
    @humairahaji12345 4 роки тому +4

    King rapper xariir ahmed 2020 yaa dhageysanaya ❤🥰🥰

  • @SmilingDonuts-gx2ir
    @SmilingDonuts-gx2ir 11 місяців тому +3

    2024 inta ila daawanaysa😂😂😂

  • @aliidhaashane4093
    @aliidhaashane4093 6 років тому +3

    Allayacizak Boqorka codka
    Xariir Ahmed Waan ku taageer sanahay 👍

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Рік тому +11

    😢😢😢😢😢😢😢 2024💔💔💔

  • @mariamanka6010
    @mariamanka6010 Рік тому +2

    alla qalpiga manta heestan i daran💔😭😭😭😭😭😭

  • @aliyani6975
    @aliyani6975 6 років тому +26

    Laxankeeda waxaa lagu so qabanayaa heesta abaal daraneey ee cabdi tahlil.

  • @kingalwaysking3042
    @kingalwaysking3042 6 років тому +7

    MXAA KA FAHANTY HESKAAN ?
    FARTA TAAG 👀👀👀👀👀🤞🤞🎶🎵
    BEST SONG XARIIIR KU TAGERA HORY USOCO 👍👍👏👏👏👌

  • @zakixapiip6088
    @zakixapiip6088 6 років тому +1

    Waw Xariirkeyga canshaqa ishcalaa hees ilmadu libiqsi yeelkdaa noqon xiqiq weye ilxun kuma aragto wllky

  • @SahroAxmed-b3y
    @SahroAxmed-b3y 3 місяці тому

    inti fiirseyse 2024 lik isaara hees jcl wali ah oo aad umacan xariir aad adayuu ucod macyahay ❤❤❤❤

  • @fatxahajji8603
    @fatxahajji8603 6 років тому +12

    Wlhi.hees iyo padh
    Xariir fanan qarnga

  • @najaadosman
    @najaadosman 4 місяці тому +1

    2024😢

  • @foodeylyrics1691
    @foodeylyrics1691 6 років тому +5

    Lilaahi baan Ku qabee
    Lugooyaad igu ahayd
    Hestan aniga ayeyba iga turjumee
    Madheedh & lama ubax
    Markan wada lactamaynay
    Amase liilawda benta aniga
    Lishaan isartay.
    Ax ax ax ax

  • @adamali2855
    @adamali2855 6 років тому +14

    Nice song boqorka codka xariir Axmd

  • @KadarxasanapdiKadarr
    @KadarxasanapdiKadarr 7 місяців тому +1

    Xariir ahmed fanan buxa

  • @queenmunodiirsheomar1611
    @queenmunodiirsheomar1611 6 років тому +2

    Allaha kudayo ilahay amarkiin wan iska jclhy xarir allowdaaa

  • @mariyaxirsi3193
    @mariyaxirsi3193 6 років тому +2

    Ala waa hees I tabataay xariir fanaan degeen nolow ku tageera tallhi💋💋💋💋💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💓💓💓💓💓💓💓❤❤❤❤❤❤💗💗💗

  • @sabanmustafe1743
    @sabanmustafe1743 6 років тому +3

    Woooow my king xariri ahmed sidaa u hees amaba iskaa seexo

  • @abisalamhajji2658
    @abisalamhajji2658 6 років тому +4

    fanaan jira xiriir Ahmed jiroo joog xidigga Somali galbeed

  • @bitterorsuschenal4213
    @bitterorsuschenal4213 6 років тому +5

    Xariroow marba hadadan Germany Ka baqatay habeyn kaasta heesban kaga fadhiyaye sosoco😍😍😍jecliiya xariir Ahmed

    • @sagalaftax2826
      @sagalaftax2826 6 років тому

      Ayaanitaa huno SUBSCRIBE isaar channelka PLEASE soon bookho

  • @aden4311
    @aden4311 Рік тому +1

    Henok walahi musig warera ayu tumay masha allah gacmuhu kuma goaan

  • @munomohamedahmed4940
    @munomohamedahmed4940 6 років тому +7

    Hees Zhidan
    🙏🙏🙏

  • @mariyaxirsi3193
    @mariyaxirsi3193 6 років тому +3

    Dar Alle ku jeclahay xariir wll nolow💗💗💗❤❤❤❤💓💓💓💕💕💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋

  • @cashoabdi4173
    @cashoabdi4173 6 років тому +3

    Allah heesto waxaad muudah in aay aniga ega hadlayso 😥😥

  • @sunduscabdi1782
    @sunduscabdi1782 7 місяців тому

    Inta lguso wacay marka ku celisay lgugu jaray malagu yidhi qofkad la hadlaysay la hdal aduun😢qof wayn tag lma dhahe wuxu ku taga la tusaa😊

  • @zakariyeabdi1824
    @zakariyeabdi1824 4 роки тому +5

    Waa hees qaLi ah waan jeclahy mar walbo waan ku cel ceshaa

  • @Kader.Arab4336
    @Kader.Arab4336 4 місяці тому +2

    2025🔥

  • @quruxdumar1438
    @quruxdumar1438 6 років тому +9

    Barriba laagta waad kusi Dhici😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢

  • @Somalilan
    @Somalilan Рік тому

    03/10/2023 ❤

  • @queenfartuun825
    @queenfartuun825 8 місяців тому +1

    2024 baribo labt wan ku so dhici😢

  • @ayaandhalaadayaandhalaad6368
    @ayaandhalaadayaandhalaad6368 5 років тому +3

    Xariir markan heesihisa dhagaysto wx badan aya igu so labta ❤

  • @haniitacali6039
    @haniitacali6039 5 років тому +5

    Waaa hees dareen leh 😭😭😭😭

  • @AyaanleMuse-r8w
    @AyaanleMuse-r8w Рік тому +1

    Raga kisa adag❤

  • @inahahmedkooz5197
    @inahahmedkooz5197 6 років тому +4

    xariir Axmed fanaan cod mcn nollow bro❤❤❤

  • @abdihakimmahamedosman8224
    @abdihakimmahamedosman8224 6 років тому +10

    Good job xariir

    • @haboonmahdi8063
      @haboonmahdi8063 Рік тому

      Xar🏆🏆🏆🏆⚽️🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮

  • @hamzeguled4765
    @hamzeguled4765 6 років тому +3

    Fanan jira wllhi weeye Xariir Ahmed🤘

  • @bushramoh
    @bushramoh 11 місяців тому

    2024/3/9/ramadan kariim❤❤❤❤

  • @abdirahmanbootaan5432
    @abdirahmanbootaan5432 6 років тому +3

    FANAAN DAR ALLEH U JECLHY XARIIR

  • @omaskar2884
    @omaskar2884 6 років тому +3

    Xariir waxan umaleya inaadan sidi hore u shidnayn suldanka geeska Na yara dhafay

  • @cabdiibraahim8017
    @cabdiibraahim8017 2 роки тому +1

    Dadka xusuus ahaan udhagasNaya dabaday like manta oo ay taarikh tahay 2/4/2023

  • @Bosskatv
    @Bosskatv 6 років тому +2

    axsan hees king rapper horay usoco fananka sanadka 👌👌👌

  • @mohamedahmednour4982
    @mohamedahmednour4982 6 років тому +17

    bariba laagta waad kusoo dhici xaqiq lpx

    • @sathammehmet84
      @sathammehmet84 6 років тому

      mame love Soma aha Apti🙇

    • @mohamedahmednour4982
      @mohamedahmednour4982 6 років тому +2

      haa apti mcn faananin teenu ha shidaalaysato

    • @sathammehmet84
      @sathammehmet84 6 років тому

      mame love 😂😂😂 ha canbuulayo Apti😊

    • @samiirxusnih9059
      @samiirxusnih9059 6 років тому

      Mame love hhhhh kaptan xagana maaad daqdaa fitte hlkan kasalmya hno

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 3 роки тому

      @@mohamedahmednour4982 laagtii makuso dhacday

  • @asmaqaynuun5548
    @asmaqaynuun5548 6 років тому +3

    My fanan king 🤴 rapper horay usoco

  • @SundusFaraah
    @SundusFaraah 28 днів тому

    Magacaygu waa sundus waxan jira 19 sano heestan waxay itaban si qalbiyana wiil baan is baranay markay tarikhtu markay ahed 2/1/2023 si walalal nimo isku baranay walal nimo ka dib xariir jacayl na dhax maray si wanagsan uwada hadli jirnay anigana jacaylku igu horeyey wax ban u xumeyey waxa badan u iga tagay marmar badan buu qalpigayga dhawacay wax walbo igu sameyoh wn usamrey Xalay 5/1/2025 baan ku iri talefonkaga itus gabar ku arkay wn weydiyey Waxa u yiri waa dumashiday ka bacdi waxa ku iri waxad uwacday waa u is xanajiyey dod badan ka badan waxa u yiri adiga horta is naqanay wana jeclahy sas ogow 3sano jeclahy cawana qalbigaygu waa dhitay ma ilawi karoh wyoh qof wax jecel ahy waxan dhi ilamadn ma ilawi donah dhawacad qalbigayga ugeysatay ma ilawi donah xumantadi ma ilawi donah hadala hadi xanuunka badna 😢matana iga xanuunka badan gerida kuma cafin San ku aminay aad iqalbijabisay wll adiga qoralkayga aqrin donah waliga qof ku jecl ha dhawicin 😢 plz garsiya dadka qisoyinka so dayah 😢5/1/2025

  • @hossnyvideoinc9301
    @hossnyvideoinc9301 6 років тому +7

    Wad heestay lipaax👏👏👏👏👏

  • @MaslaxUmarManaxe
    @MaslaxUmarManaxe 7 місяців тому +1

    Ilaahow. Tan ma iidanbeysey

  • @hanadali
    @hanadali 6 років тому +1

    Fanaan jira xariir nolow intey nolal jirto libaaxa faanka ka dhiigney😎

  • @goobemohamoud1806
    @goobemohamoud1806 6 років тому +4

    Xariirba haduu soo dhaco click tu waa waajib ilkacase thnks bro

  • @saciidoqueen3149
    @saciidoqueen3149 Рік тому +1

    😢

  • @ustaadgeelle5545
    @ustaadgeelle5545 6 років тому +1

    Eesh calaa hees wlaahy
    Xariir inuu fanaanka qarniga yahy
    Shaki igama jiro

  • @AaminoMaxamuud-f1z
    @AaminoMaxamuud-f1z 7 місяців тому +1

    😢😢😢😢😢 2023

  • @khadarmawliid822
    @khadarmawliid822 6 років тому +2

    Xariir heestan cadi ma ahan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @dalmarchannel2025
    @dalmarchannel2025 3 роки тому +3

    Hees macan waaye

  • @mohamedabdulahi5763
    @mohamedabdulahi5763 6 років тому +2

    Anoo laabta kugu hayaad adiga luxudka ii qodeysay😍😍😍

  • @aminaaliisak7726
    @aminaaliisak7726 6 років тому +4

    Asal hees mcn runtii😭😭♥️♥️

  • @iamkingalfaara
    @iamkingalfaara 6 років тому +5

    Fanaaanka Qarniga Xaqiiiq

  • @amgaadali2435
    @amgaadali2435 6 років тому +2

    Wlhi heestan xoog ban udaremay xairir axmed nice

  • @takkaapsher3881
    @takkaapsher3881 6 років тому +11

    Waaw caadi maha legendkyga

  • @karimaqli9410
    @karimaqli9410 4 роки тому +2

    Ano labta kugu haya adigu luxudka ii qadoysay 😥😥💔

  • @fuadabdi4809
    @fuadabdi4809 6 років тому +5

    anoo laabta kugh hayaad adiga luxudka li qodaysay😢😢😢😢

  • @zaamiyamouse9373
    @zaamiyamouse9373 6 років тому +1

    Xariiir Fananiiinta Ethiopia hore u socda

  • @sokoreyhiraabe4343
    @sokoreyhiraabe4343 6 років тому +3

    Wooow hees shidan kuheystaa

  • @moustapheomarapdi9613
    @moustapheomarapdi9613 Рік тому +1

    😪LILAAHI BAAN KU QABEE 🥲LUGOOYAAD IGU AHAYD😰😰😰

  • @MuhyadinNassir-n7h
    @MuhyadinNassir-n7h Рік тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @bowyow3337
    @bowyow3337 4 роки тому +3

    Caadi maha heestani walahi 💯👌

  • @kingsamawade.samish4592
    @kingsamawade.samish4592 6 років тому +2

    Xariir heeskst oo uu soo qaado waxay ka turjumaysa naftayda ayaan dhihi karaa