Faysal Xawaase - Guurkaada (Arooskii Nasteexo Indho)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • share and Subscribe Xawaase Family official
    / niomi961

КОМЕНТАРІ • 251

  • @ahmedsuparka9305
    @ahmedsuparka9305 4 роки тому +72

    Galkacyo iyo waa dhashi Qardhood ubaxir Garowe🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤ abtiyashay Ms❤

  • @aishaaliyacige3384
    @aishaaliyacige3384 4 роки тому +146

    Galkacyo iyo waa dhashii qardho ubixi Garoowe 😍 ♥ dhulkaygi boqranaa ee puntland

    • @user-xx6go9xc6t
      @user-xx6go9xc6t 4 роки тому +4

      AliyahMakeupArts qardho ❤️❤️

    • @user-pm8zf2ei5p
      @user-pm8zf2ei5p 4 роки тому +4

      Manshallah 😍😍😍

    • @najmafarah6696
      @najmafarah6696 4 роки тому +3

      🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿

  • @jiilaanigaqarnigan6117
    @jiilaanigaqarnigan6117 4 роки тому +48

    Waxaan kuu qirayaa inay tahay geenyadii ninkii guursadaa guulaysan jiray calafkeeda allow u barakee waa gabadh qaaliya oo cadowgeeda fanku badan yahay sababtoo ah waa laga hinaasaa guulayso nasteexoy

  • @DALMAR123-n2d
    @DALMAR123-n2d 4 роки тому +45

    dhashii qurxoon ubixii garoowe been maha reer garoowe one love

  • @anid9027
    @anid9027 4 роки тому +28

    Vivia Somalis everywhere my ppl much love n peace🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abdiqafarahmed6362
    @abdiqafarahmed6362 4 роки тому +37

    Xayaakallaah Adeer,boqoradda arooskeeda waad u kala kicisay waana mudnayd.❤ Love Nasteexo. Adna horay u soco adeer.

  • @kaltuuncabdirixmaan1485
    @kaltuuncabdirixmaan1485 4 роки тому +14

    Galkcyo iyo wa dhashiii qardho , ubaxii growe ,hblihiii gamaan iyo geel irmaan lagugoobijiray👌

  • @alhaajjiabubakar8713
    @alhaajjiabubakar8713 Рік тому +3

    Faysal xawaase fanaanka kaliya ee aan taageero listing this song from Nairobi Kenya

  • @najmafarah6696
    @najmafarah6696 4 роки тому +4

    Galkacyo iyo waa Dhashii qardhood ubixii Garoowe 🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱Nasteexa indho boqoradeena

  • @farxiyotagsiile8444
    @farxiyotagsiile8444 4 роки тому +76

    Dhashii,qarnood ubaxii garoowe❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @alhaajjiabubakar8713
    @alhaajjiabubakar8713 4 роки тому +14

    Faysal xawaase Sida aad ugu hagar baxday walashaa waad kumahdsantahay sidaas iyo silamida Ayaan kaa rabaa inaad aroosjeyga uga tunto I shall invite you insha Allah

  • @Toox774
    @Toox774 4 роки тому +17

    Galkcyo iyo waa Dhashii qardhood ubixii garowe love you dadkeyga❤❤❤

  • @farhiyomagan287
    @farhiyomagan287 4 роки тому +7

    the best hees oo nastexo indho aroskedi lo qaday masha allh faysal xawle🙏😘

  • @suldaanismaciil7113
    @suldaanismaciil7113 4 роки тому +17

    Masha Allah nasteexo dumashi welcome to duriyada Xuseenow inader gabadha wa boqortooye ilali

    • @hibaqadenbile4253
      @hibaqadenbile4253 4 роки тому +3

      Ina ader boqortoyeey kadhalatay amanada noo dhaqaleya

    • @suldaanismaciil7113
      @suldaanismaciil7113 4 роки тому +3

      @@hibaqadenbile4253 wd nagu ogtihin inader nasteexo Wa gabadh qaliya xuman ba loma qudho

    • @saynababuubakar1979
      @saynababuubakar1979 4 роки тому +5

      Noo ilalliya genyda gurigiiina loso glpiyy nasteex wa genydii niinki gursada gulaysan jiray

  • @amrannoor3247
    @amrannoor3247 4 роки тому +28

    Walee hees eey u qalanto waad u qaadhey Feisalow

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 4 роки тому +5

    Waxa helayi nin gaya gob ahoo u rooneyi. Nin isaaqa ayaa helayi oo goba❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mxmed5179
    @mxmed5179 4 роки тому +9

    Markaan arko nasteexo indho waan iska farxaa wlhi.. aad ayaan u jeclahay fanaanada waa funney

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 4 роки тому +3

    Mashalah mashalah waxa helayi nin gaya goba oo uroonee. Nastexo ilaahayi ayaa ninfiican siiyay hambayo hanbalyo

  • @MohamedAli-yq4ox
    @MohamedAli-yq4ox 3 роки тому +5

    Guur waxay u gashay iyo guri nagi
    Gobtii reer sheekh isaxaaq
    Iyo gaanka Sare gobada soomaali
    Gamaan faras geeloo dhalay
    Gu.a barwaaqa

  • @langadheluug64
    @langadheluug64 4 роки тому +12

    Tolnimo baad muujisay xawaase indrtaa waad ka giijasay Libaax hambalyo boqorada

  • @kaltuuncabdirixmaan1485
    @kaltuuncabdirixmaan1485 4 роки тому +13

    Nasteexo wa genyadiii ninki gursada gulesan jiray👌

  • @havsounimahad7101
    @havsounimahad7101 4 роки тому +34

    Dhashi qardhod ubixi garowe ❤🇸🇱

    • @user-xx6go9xc6t
      @user-xx6go9xc6t 4 роки тому

      Havsouni Mahad qardho marka maqla iska farxaa

  • @najmamahamoud6310
    @najmamahamoud6310 4 роки тому +9

    Waaw best wedding dhuxa nastexo indho gabadhydi keep going hbo qali😍😍😍

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 4 роки тому +6

    Ubixii GAROOWE Al-Caasimah Hablihi Gamaan io Geel laga bixin jiray tas ben ahaynn🇸🇱
    *NASTEEXO* io Duma *HUSSEIN* Gulaysta o guuleed dhala💙💭💚

  • @sucaadsaid6370
    @sucaadsaid6370 3 роки тому +5

    From garissa manshallah

  • @kibirlaydamudug9191
    @kibirlaydamudug9191 4 роки тому +42

    Hestaan gablaha maxamuud saleban baa gaar u leh😘💋❤❤❤

    • @bureeqamaxmed1523
      @bureeqamaxmed1523 4 роки тому +3

      Kipirleyda mudug aaad iyo aaad gacalo🤙👏

    • @falisyuusuf1675
      @falisyuusuf1675 4 роки тому +1

      ❤❤❤❤❤

    • @user-xx6go9xc6t
      @user-xx6go9xc6t 4 роки тому +1

      kibirlayda mudug haa hey inaadeer

    • @faizaaxmed6796
      @faizaaxmed6796 4 роки тому +1

      Maasha allah awoowyaashay 😘😘😘😘😘

    • @ekeysmartshakar6723
      @ekeysmartshakar6723 4 роки тому

      kibirlayda mudug gabdhaha soomliyeed dhan ku soctaa ma qabiillba loo aadey heesta qabyaalad madax kaga buuxodo adiga

  • @geenyobari2441
    @geenyobari2441 4 роки тому +9

    Mnsha allh geenyo dhashii reer poqor nolow ❤️❤️❤️💋🌹😘👑☝️

  • @najmafarah6696
    @najmafarah6696 3 роки тому +4

    Faysal iso Nasteexo 🇸🇱❤️🇸🇱❤️🇸🇱❤️🇸🇱❤️🇸🇱❤️🇸🇱❤️🇸🇱❤️❤️🇸🇱❤️

  • @-jf3fu9fb8b
    @-jf3fu9fb8b 2 роки тому +3

    Allaah kaxishooda , oocawrada qarsada , naga qariya cawradiina

  • @muniishatogdheerilkacas3238
    @muniishatogdheerilkacas3238 4 роки тому +26

    Gabadh kastaa arooskan cml iyo nin jecel ayaan urajeenaya

  • @Fatma12120
    @Fatma12120 4 роки тому +4

    msha allaah eedo qli nasteeeha hambalyo kunjeer and abti hussein biite welcome to poqortooyo family 😍😍😍😍

    • @Abdulkga
      @Abdulkga 4 роки тому

      Ma ogtahay iyaba waa taarikhe in Suldaan Rashiid xaskiisu ay ahayd queen Ina Muse Mataan oo ay isu dhaleen Prince Gulaid - ayaan darro asaga oo Jaamacad India soo dhamaystay 1980 ayaa diyaarad Air India kula dhacday buuraleyda Pune , halkaas oo uu ku geeriyoodey.

    • @Fatma12120
      @Fatma12120 4 роки тому

      @@Abdulkga wll lkn wxn ka hdlayay iyo waxaad ka hdshy isma leh

  • @mariamohamett2751
    @mariamohamett2751 4 роки тому +14

    dhazhii qardhood💟💕🌍⚘🥀🌼💜🌷

  • @sofiamohamed5030
    @sofiamohamed5030 3 роки тому +1

    Wwwwwww escala aroos waan joogey habenkas iyo kii labadba masha allha boqoradeen nasreexa iyo faysal awase eshcaal hees aloow idiin wad dhowra hatufna waan salamaya 😍😍

  • @abirmahmud1895
    @abirmahmud1895 4 роки тому +7

    Dhal boqortooyo waxaad keensato waanu kugu taageraynaa adiga intaad ku faraxsantahay waan kugula faraxsanay hambalyo💕💕💕💕💕

  • @fatuushabdirashid6578
    @fatuushabdirashid6578 4 роки тому +22

    Galkacyo waa dhashii qardhood ubaxii garawe
    Nasab kaamila gobtii layga beeray

    • @user-xx6go9xc6t
      @user-xx6go9xc6t 4 роки тому +2

      Fatuush Abdirashid waa gobtii nalaga beray from qardho jecliyaa amanta reer tolkey

    • @nimconuurnuur5387
      @nimconuurnuur5387 4 роки тому +1

      @@user-xx6go9xc6t ht

    • @shamsoaden3815
      @shamsoaden3815 3 роки тому +2

      Hadii ay guursan lahayd. Nin darood ah ayaa ka sii wacnaan lahayd, kismanyo-jigjiga-garowe- garisa- caabudwaaq.lascaano in uu halkaas ka yimaado ayaa fiicnaan lahayd lakin dookheeda baanu u deynay, markii ay soo noqoto baanu arki,

  • @bureeqamaxmed1523
    @bureeqamaxmed1523 4 роки тому +5

    Way soo daahdey heestu enwy hanblyo boqoradena #nasteexo indho😘😍💖💯

  • @ayaanaymanchanel6770
    @ayaanaymanchanel6770 4 роки тому +4

    Keep going haatuf man sha Allah INA adserkey faysal waa ka tumey INA adeertii kanaxoo nfta waa wllo was kuwaa

  • @dacihargayzawi4812
    @dacihargayzawi4812 4 роки тому +4

    Nasteexo indho iyo saygeeda guurkiinu guuri nagi gurigeenu guri khayr leh

  • @mohamudjamac1213
    @mohamudjamac1213 4 роки тому +6

    Feysal xawase legend ba tahay wlhi💪👏

  • @hanankhali4843
    @hanankhali4843 4 роки тому +8

    Yaa salaam halkii poqortooyada qardho ❤💋

  • @maceeyemusic5700
    @maceeyemusic5700 3 роки тому +1

    iskuwara oo ubad kheyr qaba kala hela idim alle 👏🏾25🤎02👏2🧡0🇸🇴2🤲1

  • @MohamedAli-yq4ox
    @MohamedAli-yq4ox 3 роки тому +1

    Dumaashiyo nasteexo maan shalla guri nagi eesh calaa hees talow

  • @kafiyagaandaa6846
    @kafiyagaandaa6846 4 роки тому +8

    Dhal boqortoooyo mnsha alah aragaga lagu fax💋❤💋💋💋💋💋💋💋

  • @kadraabdi2744
    @kadraabdi2744 3 роки тому +2

    Gobtu ismaa qariiso waaka tumen habeenkaas wale ya allah dadkayga hafti

  • @autocarddesign2733
    @autocarddesign2733 4 роки тому +4

    KEEP GOING Haatuf Digital Studios

  • @ayangeelle4842
    @ayangeelle4842 4 роки тому +2

    Alla yaacizak eerayadii Khalif Faarax Xayir 💕🇸🇴

  • @fagaarMedia
    @fagaarMedia 4 роки тому +9

    Haataf best video editing camera 📸 Aroos shidan Hampalyo Hampalyo 🙌

  • @khairecadde6262
    @khairecadde6262 4 роки тому +4

    Faysal xawaase hani macruuf wuu u abaal guday Laandheere

  • @user-sc7du8tf9v
    @user-sc7du8tf9v 4 роки тому +15

    Faisal xawase inanta indeernimo ugu heesay hhhh

  • @hadew1418
    @hadew1418 4 роки тому +5

    Ala yaa cisak mansha Allah.

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 4 роки тому +1

    wooooooooooooooow iNabaaaaaaaaaaaaaa caaaaaaaaaaaaaaaadi mahaaaaaaaaaaaaaa Aroooooooooooooka u dhacaaaaaaaaaaaay❤

  • @xaliimosacdiyo9246
    @xaliimosacdiyo9246 4 роки тому +4

    Masha alaah kii loo ayo wiil iyo caano gabar iyo caaano

  • @HaliYusuf
    @HaliYusuf 2 місяці тому

    Amiin waxaa helau nin saldanada kasoo jeeda iyo ayadoo saldano reer boqor

  • @ahmedkhalif3803
    @ahmedkhalif3803 4 роки тому +6

    Love her she's among the best artist nowadays feisal xawase lovebhim

  • @khalidgaabi3430
    @khalidgaabi3430 3 роки тому +1

    Bilaa caleeg ninku waa duntii sheikhii isaaxaq binu

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 4 роки тому +7

    Faisal ina adertaa hees cajiib ah u qaatay

  • @khalidgaabi3430
    @khalidgaabi3430 3 роки тому +1

    Ah mayee hablahayagii qurux badnaa dhashii sheikh a

  • @moamiin1101
    @moamiin1101 4 роки тому +5

    Gobtii puntland

  • @husseinsharaf368
    @husseinsharaf368 3 роки тому +1

    caadi mahan fananka faysel

  • @hadew1418
    @hadew1418 4 роки тому +4

    Ina adeerked Mansha Allah inadeer nin rageed.duriyad

  • @fatimamohamed4656
    @fatimamohamed4656 3 роки тому +1

    Ilhye howo naxaaristo cabdi qabojiye o haalkan ka muqdaaa

  • @ZupairMoha
    @ZupairMoha 4 роки тому +4

    Faysal waxkeLe weeye

  • @sahnibrahim833
    @sahnibrahim833 4 роки тому +2

    Nasteexo iyo faysal dadkaygii ❤️

  • @hodaanqali2644
    @hodaanqali2644 4 роки тому +3

    Manshlh nastexo qurux gabar sare❤❤❤

  • @aliyomaxamud6047
    @aliyomaxamud6047 3 роки тому +1

    guur kher ah nesteexo indho

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 роки тому +1

    Nasteexo ku jecliyaa noolow❤❤💕💕

  • @aartv6661
    @aartv6661 4 роки тому +38

    Ugbaad aragsan medai SABSCARIBE HAYLA DHAFINA TAGERAYASHA

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 2 роки тому

    Faysal xawaase boqor puntiland maashaa allah.

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 4 роки тому

    Nasteexo indho daar ilahay iyaan uu jeclee amarka ilahayna Nin inadeerkaya iyaa guursada dumashi inamo iyo hablo cadcad ilahay ha nagakasiyo qaali💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝💝

  • @misafaa2000
    @misafaa2000 Рік тому +2

    Great song very new for everyday

  • @ridwanabdikadir7060
    @ridwanabdikadir7060 3 роки тому +1

    Maanshaah heestan iga gadan 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @nimcohassan4261
    @nimcohassan4261 4 роки тому +2

    Nasteexo qaali 😍

  • @mjrashid7654
    @mjrashid7654 4 роки тому +3

    This song deserves a good video

  • @najahizze1140
    @najahizze1140 4 роки тому +1

    Saausagayey waadaalay🥰🥰 wadhashii garoowe🥰🥰

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 4 роки тому +5

    Niyow heesta maxaaa download ka ugu xirtay fur bilaa caleek adoo mahadsan

  • @habibaosman8752
    @habibaosman8752 2 роки тому +3

    i love the way faisal xawaase is clapping and enjoying himself

  • @alicodegovernor1850
    @alicodegovernor1850 4 роки тому +1

    Feysal xawase wuu kuuhagarbaxay hees mcnbdn kuqaade.

  • @shukriadan2338
    @shukriadan2338 2 роки тому +1

    Naag min Sandaladah uun baa saa logi tuma Ciidagele

  • @mohalyiricsandtiktok6833
    @mohalyiricsandtiktok6833 4 роки тому +4

    Adooo mahadsan plz👏👏

  • @guledmaxamed2646
    @guledmaxamed2646 4 роки тому +14

    Waxa heley nin gaya gob ah oo u roonee waa xaqiiq.
    Duriyadda.

  • @deqalul1096
    @deqalul1096 4 роки тому +6

    Wee uqalantaa nastexo in Loso qado hesta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saynabmaxamad8671
    @saynabmaxamad8671 4 роки тому +4

    Mansha allah quruxley waa runti

  • @sahraahmed963
    @sahraahmed963 4 роки тому +3

    M.a isku waara♥️❣😘

  • @alhaajjiabubakar8713
    @alhaajjiabubakar8713 4 роки тому

    Yaa saalaam esh calaa xaflad

  • @darwiishahmed3830
    @darwiishahmed3830 4 роки тому +5

    way uqalantaa nasteexo
    in lagu amaano hees iyo odhaah ba

    • @nimaidriss233
      @nimaidriss233 4 роки тому

      Way uqalanta nadteexo un lagu amano hesse.

    • @lamiaomar5895
      @lamiaomar5895 3 роки тому +1

      Indr mcn Waa runtii dhashii darwish ila dhashow guulayso from Galkacio Puntland 🙏🇺🇿💓💓

  • @zakariahussein4643
    @zakariahussein4643 4 роки тому

    gacal baa is helay masha allh

  • @queenmuniramanka9334
    @queenmuniramanka9334 4 роки тому +9

    BEST WEDDING 2020😙😙❤❤❤MASHAA ALLAH...AMAZING SONG😙😙😙❤❤❤❤❤❤KEEP IT UP...

  • @zalmanuura1138
    @zalmanuura1138 4 роки тому +4

    🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️❤️

  • @halimomohamed4716
    @halimomohamed4716 3 роки тому +3

    Dhalgobed💋❤️❤️❤️

  • @kariimck9898
    @kariimck9898 4 роки тому +2

    Xawaase fanan Cod tolmoon

  • @abdullahijama4683
    @abdullahijama4683 4 роки тому +3

    ❤🇸🇱❤🇸🇱🇸🇴❤🇸🇱

  • @footballgaolchannel625
    @footballgaolchannel625 4 роки тому +19

    Allow Hooyo janadii geeey.
    🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
    Aaameeen.
    Wll illaaahay dartiis subscribe iigu saar.

  • @sharismohamed3786
    @sharismohamed3786 3 роки тому +1

    Wwwwww nastaxo

  • @fatimayusuf8655
    @fatimayusuf8655 4 роки тому +2

    waxasa inadera

  • @abdullahijama4683
    @abdullahijama4683 4 роки тому +1

    Nasteexo ❤ dhal boqortooyo

  • @mamimiransaidissa7155
    @mamimiransaidissa7155 Рік тому

    ❤❤❤❤❤ hambalyo

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 4 роки тому

    Arooskeedhi labaad Haka dhaho waayo waxay isha Qabatay In yar oo ugu yaraaa 14 jir ah Arooski Hooyadiis Ka Qaby ahay

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 2 роки тому +2

    maansha allaah

  • @aminko5384
    @aminko5384 4 роки тому +1

    the farst

  • @IbrahimAli-qg1lg
    @IbrahimAli-qg1lg 4 роки тому +2

    Wow amazing