NIMCO YAASIIN HEESTII AROOS WACAN 2020 AROOSKA2020 NASTEEXO INDHO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 сер 2024
  • Movies Photographer and Cinematopgraphy wedding fashion shoots plz contact me on my on Facebook Faiza Amir
    instagram faiza_amir_2019
    snapchat faisa132
    twitter @FaizaAm07441998 & plz dont forget to subscribe my youtube channal
    thanks my pp

КОМЕНТАРІ • 122

  • @aminamohmoud1274
    @aminamohmoud1274 4 роки тому +34

    Mnsha Allah hambalyo hambalyo Hussain biite iyo nasteexo indho wxn hambalyo idinka so dirynaa hargeisa iyo dhamn gobolada somaliland wxn idin leenay farxad ku waara♥️♥️♥️🌹🌹🌹🌹🌹

  • @mohamedcazanyo8065
    @mohamedcazanyo8065 4 роки тому +11

    Manzhallah inadeerty qaali iyo zeedigay farxad iyo reynreyn igu nooladaah ruunti isaaq aadban ujeclaahay whll nazap kamila tihiin aptiyaaal madaxad isaaranthiin duriyaada barakeyzaan ilahay cadoowgeen hajaabiyo melwlpod dunida kajogtaan waan nisalaamay wa wiil aad dhasheeen from nairobi liketa hayla dhafina somaalay

  • @nastexocanab3992
    @nastexocanab3992 4 роки тому +31

    Nastexo indho hambalyo gabar qalbi nadiifa tahay inta kujecela kabadan

  • @lafgareen6500
    @lafgareen6500 4 роки тому +32

    Duriyadiii Rer Shekh Isaaq,,,Ama Guuuurso""""Ama Iska Gabaw""""Kkk,,,,Rer Aaan Jeclahay gul rer Somaliland ❤❤❤

  • @AH-xq8et
    @AH-xq8et 3 роки тому +2

    Naag dheh nasteexo mey is qiima tirin wlhi masha allah isha baxarka😍😘

  • @nasiimali7828
    @nasiimali7828 4 роки тому +21

    Xaajiga nasteexo kablalaxoow faarax ( duqbilow) ma u ekoo akhyaareey inta ila aragtey iyo inta klba like saara

    • @sumeyaqaali6821
      @sumeyaqaali6821 4 роки тому

      ruun abdullahi Abayo maila aragtee weiskuegyihiin

    • @umuimranabdalle9683
      @umuimranabdalle9683 4 роки тому

      ruun abdullahi anaa so qori rabay OMG haa said uga eg yahay😅😅

  • @8yearsago649
    @8yearsago649 4 роки тому +42

    Isaaqu iyo. Darood ku. Waligeed. Wey. Is guursan jireen. Ee wax. Cusub. Maha. Waa. Labada. Qolo. Oo. Wadaga. Isu. Abti ah weyaan.

    • @wardakorontooo8449
      @wardakorontooo8449 4 роки тому

      Sadam Ismael shire 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @user-xh3iw5kl4v
      @user-xh3iw5kl4v 4 роки тому

      Always qolo Qolo Qolo is that what your mother teach you be a men of Allah

    • @mohamedcasanyo2998
      @mohamedcasanyo2998 3 роки тому +1

      BEEN MAD SHEGIIN WHLL ANIGAH ISAAQ AYA IDHALAY HADANA OGADEN BAN AHAY WASIDAA UL IYO DIRKEED NAHAAY❤😘❣❣❣❤❤❤

  • @mumtazmohamed1318
    @mumtazmohamed1318 4 роки тому +5

    Hamblyo hamblyo wlzhya Nasteexo and seyged waxan Hamblyo Kayga so diray BOSSA CADEY PUNTLAND

  • @fartuunmaxamed2572
    @fartuunmaxamed2572 4 роки тому +3

    Habaryar nasteexo iyo abti xuseen hambalyo
    Gop is guursaday❤❤❤❤ boqoradii darood habaryar macan nasteexo

  • @saynababuubakar1979
    @saynababuubakar1979 4 роки тому +5

    Gob iyo nasab baa thiin duriyadi darood iyo sheekh isxaaq nasteex wa genyadii ninki gursada gulesan jiray no ilaali hussin innta

  • @katrayasin7187
    @katrayasin7187 4 роки тому +5

    Mashaalh walshay nastexo sankujeclahy wallhy hambalyo walshay an jeclahy iyo dumashi xussen wada jiira waligiin

  • @user-mt2ce1ge7e
    @user-mt2ce1ge7e 4 роки тому +4

    الف الف مبروك حبيبتي احله فنان نه تستاهل من مال ولعيال👑🎂

  • @khadradiriye9412
    @khadradiriye9412 4 роки тому +2

    I love this song thanks 🙏 nimco qeir allah hakusiiyo wakatuntey aroska iyo arosada

  • @nawalcadey1233
    @nawalcadey1233 4 роки тому +7

    Masha allah walashey nastexo iyo xusen iskuwara uwad qeyrbo kalahela

  • @cshakuurbashiir238
    @cshakuurbashiir238 3 роки тому +1

    hambalyo hambalyo inader aiga iyo dumashiyo aad baan idiin salamay hargaysa ayaan idinka soo hambalyeynayaa

  • @miskimohammed5437
    @miskimohammed5437 4 роки тому +4

    Ninka naagtu qabay hadday aragto wayba suure omg 😂😂😂😂😂😂So sweet 🥰😘😍😚Nasteexo🥰

  • @ubaxmohamudhassan6153
    @ubaxmohamudhassan6153 4 роки тому +2

    Waw nastehadeyda cashaqa qalanjadha darood guleysa abidka😘😘😘👍👌💝👏👏👏👏👏

  • @Fahma
    @Fahma 8 місяців тому

    Naag walba ayadaa is qiimaysa nasteexo waa biqoradii daarood

  • @fadumoahmed8001
    @fadumoahmed8001 4 роки тому +5

    Aniga sida gacanta layskugu dhaganyahay kabo hela hakala fuqinina dhex

  • @hibolucky5523
    @hibolucky5523 4 роки тому +7

    Manshallah isku wara adiga iyo xajigaga farxad nolasha ku dhamaysta💕💕💕💕

  • @abdiqays9324
    @abdiqays9324 4 роки тому +14

    Hamplyo nastexo iyo xajigeda qardho iyo dhamn goboladadi ayn kagasohamplyeynay hamplyo

    • @Fatma12120
      @Fatma12120 4 роки тому

      msha allaaah goptii reeer qardhoood iyo dhmn reer puntland o dhan 😍😍

    • @TUFAAX411
      @TUFAAX411 4 роки тому +2

      Masha Allah Hambalyo ka timid dhulka udgoon , Guur khayr inshallah 😊🌷🌷🌹

  • @muslimmiskiin-alle146
    @muslimmiskiin-alle146 4 роки тому +4

    Masha Allah guurkiinna guur khayr gurigiinna gurri nagi Xuseen Biite iyo Nasteexo

  • @dahirlove729
    @dahirlove729 4 роки тому +1

    Wow nasteexo indho waalo kala kiciyey ... THANKS MY FANAANINTEEDA EX 2010 😍

  • @ishwaqzahalseed7979
    @ishwaqzahalseed7979 4 роки тому +5

    Mashalaah wll nasteexo adiga iyo saygaaga

  • @ugbaaddiamond6244
    @ugbaaddiamond6244 4 роки тому +2

    Wallee nasteexo ninkaa meel walba iney umadhey jacayl saida ayaa idinka muuqda allaha isku kiin daayo cadowgiinana a
    Cagta hoosteeda hamaran kuwii isku waara ubad khayr qaba kala hela allaha idinka dhigo awlaad jacayl oo badana allaha idinkala siiyo👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻❤❤❤❤❤👸🤴👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻❤❤❤👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

  • @bureeqoqaali4274
    @bureeqoqaali4274 4 роки тому +2

    Mnshllh walashey qaali nastexo indho deeqa

  • @drsayana9611
    @drsayana9611 4 роки тому +19

    Ninka farxd bdn baa kmuuqta wlhy

    • @AH-xq8et
      @AH-xq8et 3 роки тому

      Waa jaceyl dee maxaa kale

  • @mushtaqcabdullah2698
    @mushtaqcabdullah2698 4 роки тому +2

    Masha allah bal arag farxada kamuqato hambalyo sister indho anagana sidas wax nogu farxiyo allaha nosahlo❤

  • @saynabxirsi548
    @saynabxirsi548 4 роки тому +4

    Hambalyo hambalyo nastexa xaajîgeda iskuwara ubad khayrqabana kalahela

  • @mobulhanlyrics1720
    @mobulhanlyrics1720 4 роки тому +2

    *Anoo SAAHIL Muhammed* Ah Wlshay Faiza Keep Going Halka Gabadh Gabdhahena GaYiga Matasha Wax Kudhiba Alle Igama Kaaa Tuso GaYanka USareysa Alpo❤👌

  • @omaarkhaliifa8399
    @omaarkhaliifa8399 4 роки тому +4

    Boqoradeena nasteexo 👸❤

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 роки тому +4

    Nimca yaasiin dumaashi cabdirashiid khaliif scwwrb❤❤❤❤❤❤

  • @fathiarabeofficiel1503
    @fathiarabeofficiel1503 3 роки тому +1

    Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa mana sha alha

  • @omarosman9136
    @omarosman9136 Рік тому +1

    I really liked this hit song since i heard

  • @naajuu5462
    @naajuu5462 4 роки тому +2

    Allah isku waara ubad qeyrla kala hela Aamin

  • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
    @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 4 роки тому +1

    Hmplyo Hmplyo Hussen Bite iyo Naztexo indho from Soomaliland

  • @luuluzadi1598
    @luuluzadi1598 4 роки тому +3

    1:2 daqiiqadas sidu ufiirinayo farxad baa kamuuqata allow isku kiin barakeey yaa rabi

  • @saleebanmaxamud2559
    @saleebanmaxamud2559 4 роки тому

    Masha allaah inaderkay Xusen cabdi bite iyo dumashiday alle haydin barakeeyo

  • @caashaqalbi882
    @caashaqalbi882 3 роки тому +1

    Nasteexo indho no ilaali wiilka ka soo jeeda baqortooyada reer sheekh isaaxaq isaga jano ku gelin

    • @mustaqbalabdiweli
      @mustaqbalabdiweli 3 роки тому +1

      Iyada reer Boqor ah gabadhu ee lasoco idinku noo ilaaliya 😂😂

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 3 роки тому +1

      @@mustaqbalabdiweli labaduba hays ilaaliyen intu dumarnimona waxaan leeyahay ilaali xuseen markii hore afkii inadeernimo ayaan ku hadley

    • @hanaialie4470
      @hanaialie4470 2 роки тому

      @@caashaqalbi882 in midba midka kla ilaaliyo maahane sikale ku hagagi mayso abyo alla ha barakeyo

  • @maryanabdow2972
    @maryanabdow2972 4 роки тому +4

    MashAllah hambalyo isku wara o ubad bari kala hela guurki na guri qery ❤❤farxad ku dhamesta nolasha

  • @hodankariye
    @hodankariye 3 роки тому

    Siday ugu dhagan tahay inan ka yar islaantah majeerteen ee numadkii majeerteen iska nacay

  • @abdullahiahmed2409
    @abdullahiahmed2409 4 роки тому +6

    Xasan Biite ma isaaqbaa isku waara xasanoow waa lakala tegi karaa maseyrkana waa jaceyl xaaskaada hore markasta wanaaji waa ilmahaada hooyadood

  • @dekawarsame1827
    @dekawarsame1827 4 роки тому +1

    Mash allh inabtigay. Waxa udhacay aroos qaatar

  • @xamdusiciid5995
    @xamdusiciid5995 4 роки тому +1

    mash allh iskuwara nastexo gacanba ku tagay wale laba arooos nin ma dhigine adda is fangaraynaya

  • @quenumiish3683
    @quenumiish3683 4 роки тому +6

    Meqa ka sugayay

  • @huud7497
    @huud7497 4 роки тому +1

    Msha allah isku wra ubad qeyrlehna kala hela ❤❤❤❤

  • @fardoowsatiinaaofficial6300
    @fardoowsatiinaaofficial6300 4 роки тому

    Mashaa Allaah xuseen nasteexo sharaf kunoolaada

  • @najmiinaabdullahi1574
    @najmiinaabdullahi1574 4 роки тому

    Nastexo indho hambalyo hambalyo poqoradena ilxun kuma aragto 💋💋♥️

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 4 роки тому

    Masteexo nasiib badaney allow ka dhig kuwii isku waraa 🤲❤

  • @ashahassan8650
    @ashahassan8650 4 роки тому +13

    He is lucky to have neestexo

  • @haamudjama9549
    @haamudjama9549 4 роки тому +5

    Like ii saara Nasteexo inay romantic tahay yaa igu raacsan

  • @caasholikeyou8434
    @caasholikeyou8434 4 роки тому +1

    Jaceylka ha waaro leenahey

  • @fathiarabeofficiel1503
    @fathiarabeofficiel1503 3 роки тому

    Mana sha alha ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farxiyoabdi8868
    @farxiyoabdi8868 4 роки тому +1

    Waaaaw nasteexaay raaliyo in aathy xjigaga frxadiisaa laga arkaaye iskuwaara

  • @shukriahmedfarah585
    @shukriahmedfarah585 4 роки тому +2

    Nastexo nag nol m.a

  • @jawahirmuuse5205
    @jawahirmuuse5205 4 роки тому

    Hambalyo indho iyo zaygedda biito 🙏🙏🙏🙏

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 4 роки тому +3

    I love you nasteexo en husien for ever❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍

  • @hodanaxmed9123
    @hodanaxmed9123 4 роки тому

    Waxaaan la helay diiday ugu dhagan thay axsan jaceel

  • @aishaali4308
    @aishaali4308 4 роки тому

    mansha Allaah habo 🌹💎🌹💎🌹💎

  • @rahmadalab420
    @rahmadalab420 4 роки тому

    Jaceylku hawaro isku wara abidkin❤👏

  • @xumayramohamed7468
    @xumayramohamed7468 4 роки тому +2

    Nasteexo ninka waka fuqi ladahay hambalyo

  • @kiindhaladabdulla444
    @kiindhaladabdulla444 4 роки тому

    Hambalya❣❣♥️♥️♥️🔥🔥❤❤

  • @arawelomakufto8460
    @arawelomakufto8460 4 роки тому

    Jaceylku ha waaro

  • @fartuunali8681
    @fartuunali8681 4 роки тому

    Candi qaaliq misread nine lawaayay Salam sare

  • @kingfuaad8030
    @kingfuaad8030 4 роки тому +1

    Masha Allah hampalyo bowe

  • @fathiaaguled1125
    @fathiaaguled1125 4 роки тому +2

    NASTEEXO INDHO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😘😘😘👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadradiriye9412
    @khadradiriye9412 4 роки тому

    Now nastexo abaayo no more stop no more stops you need afree time with your xabibi and go honeymoon go somewhere aroska wacan it’s beautiful Manshaallah quleysta.

  • @hudunadam8178
    @hudunadam8178 4 роки тому +2

    Masha allah habo 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @almaxasan8almaxasan849
    @almaxasan8almaxasan849 4 роки тому +8

    isaaq guurso ama is delde huuno

    • @khadarcarab7397
      @khadarcarab7397 4 роки тому +3

      Hhhhhhhhh Adigana waanu ku Qaramaynaynaa hno waliba Saldanada Reer sheekh isxaaq

  • @xamdaxazan3398
    @xamdaxazan3398 4 роки тому

    Msha allahwllo

  • @wardakorontooo8449
    @wardakorontooo8449 4 роки тому +1

    Haaaaabblllyow Duumshi😂😂😂😂

  • @xamdusiciid5995
    @xamdusiciid5995 4 роки тому

    ugub mahee waa lays yaraynayaa

    • @abdullahiahmed2409
      @abdullahiahmed2409 4 роки тому

      Xamdu Siciid waa sax waa carmaloos

    • @bilanxaawo7274
      @bilanxaawo7274 3 роки тому

      Kharar ba idin haya wax idiin dhiga arooskas oo kalle bad waydeen

  • @hodisaisack7790
    @hodisaisack7790 4 роки тому +2

    Maskin tii lala qabay masera dila ee galaga qariyo

  • @ayanqurux7998
    @ayanqurux7998 4 роки тому

    Maansha allah

  • @mahadsiciid986
    @mahadsiciid986 4 роки тому +1

    m.a

  • @ubahmohamud7475
    @ubahmohamud7475 4 роки тому

    Masha allaah

  • @fadumarayanfadumaraya5397
    @fadumarayanfadumaraya5397 4 роки тому

    hanbalyo nastexaiyoseygeda

  • @Hooshow4433
    @Hooshow4433 4 роки тому

    Walal channelka soboqdha channelka dhiinto waa nolol

  • @ceeblaofficial5520
    @ceeblaofficial5520 4 роки тому

    Tiro badanaa dadka

  • @yasmiincumar2678
    @yasmiincumar2678 4 роки тому

    Axmad

  • @fadumarayanfadumaraya5397
    @fadumarayanfadumaraya5397 4 роки тому

    lamane jclkakumidobay alehyskukindayo.sharafbaidinkamuqataaa

  • @nastabbe4542
    @nastabbe4542 4 роки тому

    Hanbalyo nastexo

  • @faisaali9760
    @faisaali9760 4 роки тому +1

    Xaji Nasteexo ha siidayn

  • @kingnasrudeen3245
    @kingnasrudeen3245 4 роки тому +5

    I really liked this hit song since i heard