SABABAHA KEENA JILBA XANUUNKA! MAXAA KA MAQAN? KU OGOOW MUUQAALKAAN!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 жов 2024
  • #adigaisahaaw

КОМЕНТАРІ •

  • @mustafasaalahali4153
    @mustafasaalahali4153 Рік тому +13

    waa runtaa eedo cilmgaga alaha ku barakeyo maasha alaaaah

    • @adigaisahaaw
      @adigaisahaaw  Рік тому +4

      Wiilkeeyga Mustafa soo dhawoow maashaAllaah Aamiin Shukran!

    • @carinohope3117
      @carinohope3117 8 місяців тому

      ❤❤❤❤

    • @carinohope3117
      @carinohope3117 8 місяців тому

      Abaayo jilbaha kaliitaa mid ka mid ahna wuu dillaacay dr ka iisheegay allmost 5yaers marka
      Dawadan see loo isticmalaa wixii kaloo cunno ama cabitaan ah wan gartay lkn vitamin c d b12 3 dexdaas markasto waa igu yar yahay Dr ka wuu isheegaa hal mar video kasamee please hada kadina waan kulasocon Insha’Allah ❤❤❤

    • @Antarmix
      @Antarmix 4 місяці тому

      😢

  • @eveibrahim7705
    @eveibrahim7705 Рік тому +5

    1a Vitamin C,
    2a Vitamin D ama jirkada ha hel qorax 15-20 daqiiqo
    3a calcium
    4a Vitamin k
    5a Vitamin E
    6a amino acid
    7a glucosamine
    Jazaki Allah khair

  • @ibrahimmuxumed422
    @ibrahimmuxumed422 Місяць тому

    ASC waanku salaamay Adeero waan Ku Soo ducaynayaa mahadsanid

  • @rahmamohamoud6259
    @rahmamohamoud6259 Рік тому +3

    Asc abayo lugaha iyo gacmaha kabuubyoda e kasohadal

  • @abdiraxmanhussein7272
    @abdiraxmanhussein7272 Рік тому +3

    masha allah waxad sogudbisa wax umada wax tar uleh kheyr allah hakugu badalo waxan kuweydina dhamantod halmar miya lawada qaadanaa insha allah jwb

  • @نونومحمد-ر9ض
    @نونومحمد-ر9ض Рік тому +2

    اي والله يا نعيمه ياحبيبتي تكلمت عنه كثير يعطيك العافيه

  • @nafisohussen857
    @nafisohussen857 Рік тому +3

    Maasha Allah walashey qeyr badan Allah ku siiyo wax badan ayaa ka faiday misaanka xasanaadka Allah ku saaro

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 11 місяців тому +1

    Wacaleykuma salaam waraxmatullahi wabarakaatuhu.
    Mahadsanid wll.
    Jazaka Allahu kheyraa.
    Ilaahay ha ku jeclaado.
    Allahumma salli wasalim wabaarik calaa sayidnaa Muxamed wacalaa aalihii wasaxbihii wasalam.
    Ilaahay ha u gargaaro walaaleheena Reer Falastiin
    Aamiin Aamiin

  • @maryanmohamed4116
    @maryanmohamed4116 Рік тому +1

    جزاك الله خيرا wll nacima illahay abalkada jana hakadigo jilbaha ad aya ligahaya hadan fadiya iyo hadan taganahay ama socda iskumid weya

  • @ShukriIbrahim-u3t
    @ShukriIbrahim-u3t Місяць тому

    Mahadsanid uqti.❤❤❤

  • @maryanmohamed7400
    @maryanmohamed7400 Рік тому +6

    Allaha ku xafido oo kuu barakeeyo aqoontaada iyo dadaalkaaga abayo mcn 🥰

    • @mfatimamohamed3686
      @mfatimamohamed3686 Рік тому

      Asc wllo magaca fitaminada ma ii soo diri kartaa adigoo mahadsan imika ayaan arkay kanhada ee kuwee hore maan arag

  • @UmadaSom2
    @UmadaSom2 Рік тому +1

    MSHLLH TABARAKALLAH JAZAKALLAH KHEYRAN ❤

  • @munoqali826
    @munoqali826 Рік тому +2

    Mahadsanid xabibti qaaali guul insha Allaah

  • @يالايالاشهدوقصصحلوه
    @يالايالاشهدوقصصحلوه 8 місяців тому

    جزاك الله خير

  • @dekasaid2885
    @dekasaid2885 7 місяців тому

    Asc walal qaali alla ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo in taad noo tarayso ee igu caawi kiniinka lafaha car jawda please

  • @secosomenvironmentcare8830
    @secosomenvironmentcare8830 7 місяців тому

    Vitamin k saliidda lala qaadansyo magaceed Drs

  • @safiyaahmed8952
    @safiyaahmed8952 Рік тому +6

    Allaha ku xafido adiga iyo familigaaga

  • @halimamohamoud9484
    @halimamohamoud9484 7 місяців тому

    Ascwrwbr abaayo kuuska kuuska bawdada iyo waliba xanuun saaid ah ayaan dareemaya maxaa keena!,

  • @fartunq1128
    @fartunq1128 Рік тому +2

    JazaakumuAllah abaayo sida aad waxnoogu fasirto ood caafimaad fiican noola raadiso tack ❤

  • @sasuke-rg2gh
    @sasuke-rg2gh Рік тому +3

    Masha alllah wllo nicma labarka ISO diro

  • @khadijahaaji6683
    @khadijahaaji6683 Рік тому +2

    Maashaa Allah Allah ha ku xafido Adiga iyo dhamaan Familkaga.

  • @xaawaxassan9593
    @xaawaxassan9593 Рік тому +1

    Masha allaaah jasakallaaah alf kheyran yaa naciima

  • @aminomaxamed9567
    @aminomaxamed9567 Рік тому +1

    Asc abayo adoo taaliuya lanada kaniini aa soo saartay isku mid miyaa jilbaha tacban ka ahay

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 7 місяців тому

    Masha allaah naciimo cuud & carafey caziizked cizeysaay caadilked caabudaay cawadii lagudhala caadil laguxamdiyey cimriwaara illaah kusii cawiyo maalin illaah wehelki ahaw hawraarsaney hawlkama daalay umada wanaag laqeybsatoy illaahay iliyo ilaaco kaaqabey aameen❤🤲🤲❤❤❤🥰♥️💋💋💋❤❤❤♥️💖💖💙✅😍👍

  • @umuikhlaas9189
    @umuikhlaas9189 Рік тому

    Asc abaay naciim qer Allah ku siiyo abaay jilbaha iyo dhabar ayaa zaid ixanunayan B --complet iyo magnesium ayaan qataa kuwo kale in aan qaato miyaa

  • @carinohope3117
    @carinohope3117 Рік тому +1

    Masha allaah ❤❤❤
    You are welcome sister ❤❤

  • @sharmarkeaadan7552
    @sharmarkeaadan7552 10 місяців тому

    Msha Allh tabarakalah wllo Allh haku nuro

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 Рік тому

    Maasha allah xabiibti jisaakallah qeyr

  • @fahmoosman-fq7xr
    @fahmoosman-fq7xr Рік тому +1

    Thank you

  • @laylamucalim8727
    @laylamucalim8727 Рік тому

    جزاك الله خيرا يا أختي العزيزة Allala fcna lahede nicimoy abayo Adigo

  • @katramatan9099
    @katramatan9099 Рік тому

    Maan sha alaah alaha kubarakeeyo

  • @ShukriAhmed-sq6ko
    @ShukriAhmed-sq6ko Рік тому

    Asc abaayo mcn adigoo mahad san jilbaha la.iga hayaa mudo 3 sano ah maxan sameyaa iso jwb

  • @saynab7503
    @saynab7503 7 місяців тому

    Aamiin

  • @Siciido-uv5jp
    @Siciido-uv5jp 4 місяці тому

    Thanks

  • @amalali833
    @amalali833 Рік тому +1

    Mansh Allah tabakarllah xabiti jazlau Khair ♥️

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Рік тому +1

    Collagen type 2 halal mala helaa hoyaday cartilage ka dhamaday lafaha is xoqayayaan

  • @AbdirahmanKhaliif-r2q
    @AbdirahmanKhaliif-r2q Рік тому

    Allah haku xifdiyo eedo mcn

  • @diidihassan5716
    @diidihassan5716 Рік тому

    Jazaaka Allaah khayral jazaa

  • @safiyocisman1447
    @safiyocisman1447 Рік тому

    Mashaa allah abayo naciima jazaakalaahu qeer sida aad noo caawiso allaha kuu caawiyo aaqiro iyo aduun wax ku dhibana illahay maku tuso

  • @abshironur2143
    @abshironur2143 Рік тому +2

    Xanuunkaan ilaa 3beri aan isku arkay
    Nasiib wanag adigoo ka hadlayo aan arkay Manshallah

    • @sowturahma148
      @sowturahma148 11 місяців тому

      Abyo hada maka fiicnaatey aniga ka kici la.ahey jilba xanuun darteda

  • @qaalielmi4479
    @qaalielmi4479 Рік тому

    Jzaakillaah khayran

  • @UmuAzma
    @UmuAzma 10 місяців тому +1

    Waan raadsanaa hada waxaa aalagu gadaaon daa onlianks

  • @farhiahassan7048
    @farhiahassan7048 11 місяців тому

    Abaayo niciimo illaahay dartiis baan kuu jeclahay illaahay haku xiftiyo

  • @asmamuuse6427
    @asmamuuse6427 Рік тому

    Mahadsanid wllo khayr alle haku siiyo

    • @rahmaahmed6674
      @rahmaahmed6674 5 місяців тому

      Asc walaal marks aan kaco habeenka way oculus yihiin maxaan sameeyaa

  • @mohamedabass7996
    @mohamedabass7996 8 місяців тому

    Mash allah

  • @jamacyuusuf6720
    @jamacyuusuf6720 10 місяців тому +1

    Waxad noo sheegtaa Afshagandhada maxaa lagu yidhahdaa afsomaliga

  • @qasidaabdille8407
    @qasidaabdille8407 Рік тому

    Maasha Allah jazakalaah kheyr, walalay saliva lala qadanayo waa saliid noocee

  • @sahroali1967
    @sahroali1967 Рік тому

    Masha allah shukran qaali❤

  • @rooblesaalah7095
    @rooblesaalah7095 9 місяців тому

    Nambarkaaga u baahnay abaayo

  • @jawahirmohamed8147
    @jawahirmohamed8147 Рік тому

    Aamiin Aamiin yaarabii

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 Рік тому

    Thank you 🙏

  • @umuanas6223
    @umuanas6223 Рік тому +1

    Abayo jazakilah kheer waxan kugu jeclahay runta dadkeena sidad u baratay buug inad ka qorto waaye xaqa kama gambatid Allah ku dhowro adi iyo qoyskada 😍

  • @saabrinabdi6330
    @saabrinabdi6330 Рік тому

    Asc abaayo aniga jilbaa xanun nafta i keenay socodka xiita wu i diiday😥

  • @UmuAzma
    @UmuAzma 10 місяців тому

    Qeer alkusiiyo ani 42 sanaajiraa jilbo xanuun ayaa besteyla away

  • @dekoilmi3473
    @dekoilmi3473 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤thanks

  • @luulahmed1869
    @luulahmed1869 Рік тому

    mansha allah eedo

  • @ashaluuladoontiiallechunel7353

    Masha allah waxbadan ban kafaidey abayo nacimo

  • @haala552
    @haala552 Рік тому +1

    Saliid nuicee ah lala qaada abaayo

  • @ikraanali-yn4wr
    @ikraanali-yn4wr 4 місяці тому

    Qadhada lafaha maxa keeno 🎉 abayo macnto

  • @Lafaciisec8r
    @Lafaciisec8r 7 місяців тому

    Jilbaha way ishanqadhaan matkan labo midka midig

  • @aminaabdiaadan1713
    @aminaabdiaadan1713 Рік тому +1

    Qofkii gaas qabo vitamin c ma cuni karo maxa kale o lagu badelu karaa

  • @Fahad62
    @Fahad62 Рік тому

    Asc nacimo waxaa fiican inaad number usameyso barnaamijyada sifufud ayaa lagu heli karaa mahadsanid waa aragtideyda..

  • @marianm469
    @marianm469 Рік тому

    Masha’allah tabarakalah jazakalah kheyr ❤

  • @muheodinismsilmose5514
    @muheodinismsilmose5514 Рік тому

    Alle ajar kaamila ha ku siiyo.Janatul Fardowsana ha ku geeyo.

  • @halimamohamed5571
    @halimamohamed5571 Рік тому

    Asc walaal Nacimo nambarkaaga Ayan rabaa xabibate qali jizakalaah khayr

  • @sahramohamed9199
    @sahramohamed9199 Рік тому

    Asc abaayo waan kusalaamay khayr ilaahay hakusiiyo jilbiha taabcaan baan ka ahay

  • @nurausmail-wp4lk
    @nurausmail-wp4lk Рік тому

    Asc abaayo aad ban kugu bahnahy xagee kalasoo hadlaa

  • @aadansuhule8243
    @aadansuhule8243 Рік тому +1

    Maran jaranjarta koraayo
    Iyo Maran degayo waa ixanuna

  • @sacdiyomohamedrooble2132
    @sacdiyomohamedrooble2132 Рік тому

    Kheer Allaha ku siiyo sister ❤❤❤❤

  • @fartun5763
    @fartun5763 Рік тому

    Hawo Alle haku barakeyo kuwa gacmaha ka soo hadal

  • @shukrisaleh3389
    @shukrisaleh3389 Рік тому

    Ani ruuga xagiisa danbe ixanuunaya seedaha,labo bilood kursi ku tukanayaa maxay kulatahay in iga maqanyihiin walaal

  • @saynabibrahimtuur9643
    @saynabibrahimtuur9643 9 місяців тому

    Waad mahadsanty😂

  • @fartunabdulle3379
    @fartunabdulle3379 Рік тому

    Anaa ii sheegosaa ee maxaa sameeyaa

  • @WarisCabdi-q6q
    @WarisCabdi-q6q 11 місяців тому

    Salida max la dhahaa hooyo

  • @farhiya77sharif5
    @farhiya77sharif5 Рік тому +1

    SALIIDA LALA QAADANAYO ..TEE WAYE .?

  • @hanaacumar1432
    @hanaacumar1432 Рік тому

    Asc

  • @mohamudelmi4745
    @mohamudelmi4745 Рік тому +1

    Walagugu daalaya mantaba sheegi Mays I’d mahiimada

  • @نونومحمد-ر9ض
    @نونومحمد-ر9ض Рік тому

    شوربه كوارع احسن فيتامين وباميه

  • @fartunnur2656
    @fartunnur2656 Рік тому +1

    Shugran ugaaso

  • @naduushxalane8464
    @naduushxalane8464 Рік тому

    Muqdisho walaalaha ku nool wey yaalaan macdantaas iyo vitaminada iyo collagen ta wa loo tilmaamaa pharmacy yada gado wa la idinka ajirsanaa insha allah

  • @samanjecel6079
    @samanjecel6079 Рік тому +1

    Nacima walashy adigo raaali ah cuntoyinka Laga helo fetiminada nocyada maa no so sheegi karta qaar waa so shegtey kuwa kale no so sheeg kaniniga cafimd ahen maa wangsane👍🍒❤️🍎🍏

  • @magaado1587
    @magaado1587 Рік тому

    Waxaan isticmaal faytamiika lagu dhex rido biyah maanu ficnayn kaasi

  • @araweelo9584
    @araweelo9584 Рік тому

    Ani habaynkii kama seexan karo xanuun

  • @abshironur2143
    @abshironur2143 Рік тому

    Ascw walasheeye salida lala qaadanayo noocee waye sidee loo qadanaa yecni halahee camal

  • @mohamudelmi4745
    @mohamudelmi4745 Рік тому

    Hadalka kob yare

  • @hanaacumar1432
    @hanaacumar1432 Рік тому

    Aniga comment kama badni lkn markaa su aal kuweydiiyo iigama soo jwbtit maxaa dhacay tixgalin majirto miyaa mise su aasheyda muhiim kulama aha

  • @nimcohussain8147
    @nimcohussain8147 Рік тому

    Saliida cuntada maa lagu badinaa sidee loo qadanaa salida mafahmin sorry

  • @umaramadaanchannel3871
    @umaramadaanchannel3871 Рік тому

    Masha allah walalo allah dar tibanu ku jecelnahay

  • @WerisIsman
    @WerisIsman 9 місяців тому

    Beentaa mahan

  • @somdhabah6059
    @somdhabah6059 Рік тому

    Takhtarad miyaad tahay? Ma Nutritionist ama Dietitian baad tahay? Jaamacada aad.ka soo baxday dadka u soo bandhig hadii kale ka bax

  • @abiyowfaqi4588
    @abiyowfaqi4588 Рік тому

    Masha allah

  • @AbdishukriAbdullahiSaid
    @AbdishukriAbdullahiSaid Рік тому

    Thank you ❤❤❤❤

  • @kadijomaallin2433
    @kadijomaallin2433 Рік тому

    Masha allah

    • @ayaanfarxaan564
      @ayaanfarxaan564 11 місяців тому

      Mahada sanide mamo ilahy haka abaal mariyo 🥰