dr anaa sangadhaas leh waliba aadbaan uga wal welaa waxaan rabaa inaad iga caawiso si aan uga bog sado sanwadhaas labarkaaga whatsApka ii reeb saan kaagala soo xirriiro
Asc walalo jilbaha ayaa aad II xanuunka Aniga oo yar ayey ugu bilaameen, lkin mudo kadib ayey xanuun keeneen waxay leeyihiin sharqan ama in ay isku xoqayan iyo xanuun. Marka bal maxaan sameeyay talo ila soo tali walalo jzkallahu khayr.
asc Dr yusuf wll aniga magacay guu wa axmed farax cilm Dr waxan raba in aad ii shegto rugaa hadi guug igaa garto sarqan nah jirto wali baa anga waxa kagu fhahy seed ayaa kuu go aan maxan sameya wll aad bad uu sar qamee luugtu sanuun sayiid ah na na jiro alkin
Asc doctor da'deydu wa 20jir mar marka qaar ayuu ixanuna dhwaaaq aad u badan ayuu ileeyhy jimicsina waan sameya kubadana wan ciyara wana iska orod badanahy markan kacyo shanqadh badan ayu ileyhy lkn xanuun saas usi oadan ima laha mxa xal ah mar marka qaarkoodna aad ayu iixanuuna heer aan gadho inaan kici kari wayo
Thanks wll qaali
Dr Yusuf mahadsanid sida wanaagsan ee aad noogu faaiidaysay lawya xanuunka waan kaaga mahadcelinayaa Aqoontaada Aad nooga faaiidaysay mahadsanid.
Allaah ha ku barakeeyo wax badan baan ka faiidny. Mahadsanid
Dr mahad sanid aniga lawu yada dush Sare iga xanunan markan Ka cayo iyo marka qarkod aan so conayo maxan samayin kara
Mansha Allah dr alle hakugu anfaco cilmigad baraty
Amiin wl
DRS waad mahad santahay laakiin dhaawaca seedaha ACL warbixin nooga diyaari shukran
Malagaa zoo diyaariyay sha
Dr m.a alle hakubarakeyo
Dr waad mahad santahy
Dr Anuu ishanqadhaa laakiinse xanuun ma leh
Dr marka hore waa mahadsan thy dr aniga jilibka meesha uu kalaab maayo ayaa i xaniineysi seedaha vediyowga jimicsiga noo soo dir
Jilba ayaa ishanqadha malinkasta shanqadhu waysii badanaysaa malinkasta
Maansha allah maansha allah allehakuxafido walal hore usoco insha allah
Amiin wl
Shukran dr
Great 👍 information shukraan dr Yusuf 👏 👍
welcome wl
@@DrYusufOQalib Dr khayr alle haku siiyee maxaa keena dhabarka qaybta hoose oo sanqadha markaad jiifto xiligaan is rogaya qadhowbay ileedhy uur 7bil ahna waan leeyhy dhabarkuna 3sano ixanuunayey dhakhtar waan ka daaley isoo jawaab hadaad aragto fariinteyda wll
@@zaynab327 asc
Digtore xage jogta inaa kulakulman rabaa jilbaha laiga haya
dr anaa sangadhaas leh waliba aadbaan uga wal welaa waxaan rabaa inaad iga caawiso si aan uga bog sado sanwadhaas labarkaaga whatsApka ii reeb saan kaagala soo xirriiro
Waxaa ixanunaya ruugaga oo isanqaraya waxa isanqaraya lafaha oo dhan xanuunka waxa isababay dhabar xanuun miska xanun
Abyo ma iska daweysey kula mid aheu😢
Dr mahadsanid🙏🙏🙏
wxn leeyahay sanqadh xad dhaaf ah waana joogto oo xataa hadaan lugaha dhaqdhaqaajiyo anoo jiifa way sanqarayaan labada ruug sidoo kale hadan cabaar fadhiyo wxn dareemaa xanuun, sanqarta waxay isamaynayeen muddo 6sano ah lkn dhawrkii bilood ee udambeeyay ban dareemay xanuun aan joogto ahayn, wxn jiraa 23yrs misaankaygana waa normal 55kg.
#Plz Maxad igula talin lahayd Dr waa iimuhiim?
hadii xanuun aad dareemin waa caadi ee Guurso walal 😂😂
Asc Dr waxa laygu shegay roomatiisan dhaman kala goysyaduna way I xanuunan markan dhaqaqo maxa dalo isiinaysa
ANIGA BARAR AA IIGA JIRO .JILIBKA..DR WAXUU IGU YIRI MIISANKA DHIN..CAJALAD JIMICSI.II SOO TUUR TELKIINA WAAN RABAY
Ale ha kubarakeeyo wll
Dr squad markaa samenayo ixanuunaan maxa sameeyaa
Waxaan jiraa 30sano waxaa ibararsan ruugaga waa isanqarayaan waxaa kadaremaya xanun siyado ah
Dr waxaa isku arkay seedaha jilbaha ayaa iboodayo hadda qof is qabsano dhibkaas waxoo igaga imaaday kubada kubada anigo 1 sano anigo dheelin ayaa hal habeen dheelay siid ayaa I booday illaa iyo hadda waa oo ibooda Maxaa samiyaaa dr😊
Dr waxan ku weydinayaa jilib ban ka jabay bir baa laygaliyey marka maxa kula tacali karaa
Drs shukran lakiin dhawaca seedaha sida ACL warbixin nooga diyaari Thank you
Asc walalo jilbaha ayaa aad II xanuunka Aniga oo yar ayey ugu bilaameen, lkin mudo kadib ayey xanuun keeneen waxay leeyihiin sharqan ama in ay isku xoqayan iyo xanuun. Marka bal maxaan sameeyay talo ila soo tali walalo jzkallahu khayr.
Asc ditore waad mahadsantahay wax badan ayan kaa faidnay lowyaha sanqara jimicsigooda ii sodir iyo garba xanunka iyo xusulada mahad sanid
Jilbahayga shanqaha joogta ah ayuu soo saaro waxana ka cabanaya mudo 1year ku qayasaayo
Jimicsi waan sameeyaa oo malintii 1:30 ayan socod sameeyaa
WhatsApp lan barkada xage ka heli karaa
Dr xanuunka aniga ayuu saa.I’d iihaya halke kala soxariir kara dr
50 jir aan ahey lugaha jilbaha i xanuna wana shaqraan dr vitiminD3 waku reystay hadana wa igu soo noqden dawadna waa wayay
.alle cimriga ah.kuu barkeeyo luul ahmed.
Qoraxda fariiso maalin kasta ilaa nusaac camal caanaha geelana cab
Aniga marwalba wn lakulmaa xalaada hada uun yutube ku qore ada iso baxeee
Dr masha alaah jilbaha
Dr anigoo banooni dheelaayo ayuu ruuga iskeey dhaafay
Wuuna Kala dhacaayaa labada dhinac ayuu isku keey dhaafay
Ma ordi Karo oo qeybta danbe axuun Ka dareemee waliba saaid ah
Maxaa iigula talin laheyd
Mahad sanid
Qof weyn oo 60 jir oo rug xanun badan leh maxan uu qaban kara dee oo dawo ah
asc Dr yusuf wll aniga magacay guu wa axmed farax cilm Dr waxan raba in aad ii shegto rugaa hadi guug igaa garto sarqan nah jirto wali baa anga waxa kagu fhahy seed ayaa kuu go aan maxan sameya wll aad bad uu sar qamee luugtu sanuun sayiid ah na na jiro alkin
Wcs ahmed, instagram ka igalaso xidhiidh kadib Whatsapp ka an kalaso xidhidhi iso dir instagram.com/dr.yusuf_o.qalib/
Asc wll anaa hadda ruuga layga qalayaa dhakhtarka wuxu yidhi waxaad tahay qaliin wuxu yidhi labada dhinac dhinacbuu kA daloolaa ruugaagu
sed noqotay wl hda
Waxaan Aad u jeclahay sida dhaqtarkaan uu ugu dadaalo inuu Soomaali badhaxtiran wax nagu fahamsiiyo.
Rug xannu badan maxa isku daweyn kara
xagee weeye caruntaadu digore
Caato ayaa ahay qof weyna ma ihi hada dhow isku arkay marka fadhiisto dhib ayaa ku kacaa weyna I shanqatan Lugaha maxaa sababo wall
Kula mid ba ahy 😢
dr aniga waa i xanuun
👏👏💯💯
dr yuuf ruuga ayaa ixaanun markaa seed io xidid waxay tahy mooye waxbaa iskay roga kadib waan dhacaya xanuu kiisuna aad buu udaranyhy allah ayuunba garan kara lkn bal kawaran
wl gabadh baan ahay Saad shegtay buu inoqda mar mar hada setay plas iso jawaab
Jilibka kala baxa ilaa mequ kuresta
Dr.wnku.salaamay waxaan isku arkay san.qadha wayn lugaha gacmaha 23 sidii waylka ukacay ahay iga jaahil bixi
Sxb khayr allah hakaaga dhigee see wax noqden
Asc doctor da'deydu wa 20jir mar marka qaar ayuu ixanuna dhwaaaq aad u badan ayuu ileeyhy jimicsina waan sameya kubadana wan ciyara wana iska orod badanahy markan kacyo shanqadh badan ayu ileyhy lkn xanuun saas usi oadan ima laha mxa xal ah mar marka qaarkoodna aad ayu iixanuuna heer aan gadho inaan kici kari wayo
Nagalaso xidhiidh Instagram instagram.com/dr.yusuf_o.qalib/
Ama Facebook page: Dr. Yusuf O. Qalib
@@DrYusufOQalib asc
Asc Dr
Dr sual ayan ubahna
Asc
Dr inte jogta wxan jira 21 Sano lugteyda bidix ma laabmeso Haba yarate 😢
Ilhaayow haku caafiyo abayo mcn caafimd taam haka siyo ilhayi lugtda hakga .cafiyo aniga dhawaq dhaaq aya I dhahyn wlhi xilga slaada ilahyi hana wda cafiy😭😭🤲🤲🤲
Dhabar xanuun iyo luaua oo xanuunaya maxaa u roon
Vitamin d iyo calcium
Walaal halkeen kaa heleynaa waxaad thy doctar dhamaystiran
War halmee joogtaa
Dr aniga xanun ma daremaayo lkn shanqar leyahay
Sxp sanqadhasan ana leyahay oo saayida indr wax lagu daweyo magarany saa
mansha allah
Lugtayda Waa qalocsantahy Xanuun badan baan daremaa 😭😭😭
Aniga xitaa luga IGA qalocan😢😢
Aboyo ani xataa waa carjayda i qaloocda hal mid see noqoteen qali😢
asc Dr yusuf waxbadan ayaan kaa faaiiday illahay khayer iyo xasanaad haku siiyee aniga intaad aad sheegtayba waan leeyahay midbaa hada layga qalay 3 week ayaan qalanahay shaqadhiina waa sidii saqandha waxaa iisii dheer waa xanuun aad ubadan kumana koobna inaan jaranjarta koro ama ka dego ee xataa banaanka markaan socdo ee dhulka dhigo waxan dareemaya damqasho badan maxaan sameeya?
Wcs kaltoum, halkan igalaso xidhidh i.a instagram.com/dr.yusuf_o.qalib/