TOOS: Beesha Murusade oo weerar ku qaadaya Garoonka Aadan Cadde & Dhul Boobka Xasan..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 чер 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

КОМЕНТАРІ • 26

  • @ugaasmaxamed9392
    @ugaasmaxamed9392 12 днів тому +3

    Doowlad hawiyo kulahaaaa war waaceeb hadalkaaas ee kafiirsada

  • @lulm6983
    @lulm6983 12 днів тому +1

    In aad aasaastay USC wax lagu faano maha wax aan dhib ahayn iyo dhimasho ma keenin. Masiibadaas adaa korka iska saaray. Wax faaido ah lagama helin.😢

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 12 днів тому +2

    WAABA YAABE UMADDIIYOO DHAN WAA CABANAYAAN MUSIIBADAN MAXAAY AHAAYEEN
    DHALINYARO WAAYEEL WIIL GABAR CARUUR KULI WAXAAY KA CABANAYAAN BOOB DHULEED EE UUW KU HAYO XASAN DHIIQO WAR YAA QABTO XASAN DHIIQO MEEL WALBO ASAGAA LAGU EEDEENAYAA NAAGTA GADEESO YAANYADA XATAA XASAN LEEDAHAY GUD HAKUSOO BOODEE XASAN DHIIQOOW UMADAN KA TAG WAA KU NACEEN

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 12 днів тому +2

    BEEN BADANAA BOOTAALAYAAL EDEBDARO IYO QABIIL WAX HAKU RAADINEE SI ANSHAX IYO DOWLADNIMO WAX KU RAADSADA HADII WAX IDINKA MAQAN YIHIIN

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 12 днів тому +1

    Dhulkee waaye dhulkaas ay gabadha ka hadlayso? Intuu ku yaala?

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 12 днів тому

    Habar-gidir & Abgaal, yes yihiin, ma hawiye, mise maahan, kolley cid kale oo sheeganeysa Hawiye oo dhibaato laga sheeganaayo lama haayo.

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 12 днів тому +1

    XASAN SHIIKH DHUL BIXINTA MIYUU FADHIYAA U DACWOODA MAXKAMADAHA BOOLISKA GOBOLKA BANAADIR WAR DADKAAN YAA MADAX WEYNE U NOQON JIREY MIDKASTA X SH M XAFIISKASTA XASAN MIYAA KU SHAQALEH RAADSADA XAFIISYADA ARIMIHIINA QUSEEYA BEDOWYAHAY

    • @aliabdi181
      @aliabdi181 11 днів тому

      Naago caanjeero si lo kariyo bass labaray waayeee

  • @iskufilan1223
    @iskufilan1223 12 днів тому

    Murusade walahi so daayo waxa heysaa

  • @ugaasmaxamed9392
    @ugaasmaxamed9392 12 днів тому +2

    Ragii away kuwaaan waa dumatkiiiii

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 12 днів тому

    WEBXO GEE XOOGA AAD KU FAANEYSO JACFAR WAA NINKA DADKA IDINKU DAREY DEYNIILE IYO GUBTANA ILAA DAARA SALAAMNA WADOOYIN IDINKUGU BIXIYEY

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 12 днів тому

    HORUMARDIID BAA CABANAYEE QOFKII XAQLEH MAXKAMADAHA HA AADO LAAKIIN BOOTADA DAAYE ORDA DERI IYO WABXO SHABAABKA KA XOREYSO

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 12 днів тому

    Meeshani dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano

  • @ugaasmaxamed9392
    @ugaasmaxamed9392 12 днів тому

    Koow waayaaabeee see camal

  • @barsaqanbarwaaqo4110
    @barsaqanbarwaaqo4110 12 днів тому

    SOO DAA DADKAA HORTAAGAN TAHAY HAWIYE HAWIYE MA JIRTEE DOWLADANIMADA DHINACKARAACA

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 12 днів тому

    Xasan Muufo Dameer culusow Qabuuraha faaganya iska qabta oo hubkiina soo qaata muuse suudi halaga saaro Marino

  • @MahadHassan-zk8ih
    @MahadHassan-zk8ih 12 днів тому

    Xasan dhul but ku dhimanaa

  • @yonismahamoud5245
    @yonismahamoud5245 12 днів тому

    Rer Unukalee amnidarada ka daya Casimada Umada Somaliya ee Muqdisho 😂

  • @user-zw8cg4st9t
    @user-zw8cg4st9t 11 днів тому

    Dagaal haddii oo bikafo wax niga futa xun malam murusadow

  • @safiasheikhahmed5170
    @safiasheikhahmed5170 12 днів тому

    ceeb ceeb islayaaba war waa wareeray kuni mwsheekh miyeey ceebaysanayaan

  • @Walaal2017
    @Walaal2017 12 днів тому

    Murusade ma dhib badna lkn waa ladhibaateeya

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 12 днів тому

    I didn’t know how shit does down in Somalia ciidanka guuto guuto ayaa qabiil qabiil loo kala heystaa yaah! Iloon ciidan qaran majiro! No wonder malinwalba faraqa laisku dhaganyahay

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 12 днів тому

    Marorsadow curadnimadinu hawiye kuqasartay bella ah ee somalie dhaqanada xushmeyan beesha ucuraada beesha ugaskodu kasojedo xushmen beey kuleyihiin somalida kaleeh baal hageey hawiye kuwangsanyihiin dhaqanka maxusmeyan curadkodu maqadariyan dawlede maqadariyan shuriicdi iyo dasturki somalidu heshiiska ku ah casimedi somaliwen ciidkale daaba oo somali ah hawiye iskudulminayo dhexdoodi oo iskuadegsanayo awoodi dawledi somaliya muwadilinta somaliwen cadaledi inteey ujiirta waa xukundila boobe been abur iyo xadhiig

  • @user-zw8cg4st9t
    @user-zw8cg4st9t 11 днів тому

    Fanbadanaa murudadow iska amusa

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 12 днів тому

    Yaboox iska qabta tuuga xasan jeebka ugu jira murursade abgaal ayaa karbaashaya