YAAB: Wiil Beeshiisa Mareexaan ka Baxay saleebaana u galay oo dib loo soo Celiye..

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 24

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 2 дні тому +2

    Masha allah soomali sidaan ayuu dhaqankeedu ahaa dadku way taloobi jireen ma jirto rer somali ah oo dhamantood dhiig wada wadaga reer dhan aya toloobi jiray oo reer kale ku biiri jiray

  • @MashaAlllahAlhamdullilah
    @MashaAlllahAlhamdullilah 2 дні тому +1

    Ilaahey haku soohadeeyo caasinimaa kaamuuqata.
    Islaanta laftigeeda khadal weyn baygashay ilmaheedi beyqaar garac kutilmaantay.
    Dhaantii allah idin soohadeeyo Aabahana allah u naxariisto.

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 2 дні тому +1

    Ilaahey ha ku cafiyo abe u ducee

  • @degan4
    @degan4 2 дні тому +1

    Cassi waalidiin DHAXAL ma ku leeyahay, hooyo wiilkaga dulmiguu sameeya
    CID kale ha ku canaanan.😢😢😢😢 yaa u baahan inuu halo,Abbé macaan buu inkiray
    Abbé Allah u naxariist😊

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 2 дні тому +2

    hhhh waaalid inkaaaarrrrrt

  • @user-oo3yl2ry3c
    @user-oo3yl2ry3c День тому

    Waaa caasi waalidiin hooyadiina xumaan buu u xambaariyey

  • @rashiidsalim859
    @rashiidsalim859 2 дні тому

    A s c waa dhibaato waalidkaa asagoo kuu caraysan in uu dhinto wax fiican ma ahan ee ilaahoow waalidiin teey yeesan noo caroonin

  • @abdiaxmed5373
    @abdiaxmed5373 2 дні тому +3

    Masha Allah waa arin wanaagsan lkn
    Tolow hadalka qurxi oo dhaha ninku dariska
    Ayuu aaday waa maxay shisheeyuhu

  • @degan4
    @degan4 2 дні тому

    Cassi waalidiin DHAXAL ma ku leeyahay, hooyo wiilkaga dulmiguu sameeya
    CID kale ha ku canaanan.😢😢😢😢

  • @user-wi4is2ol2k
    @user-wi4is2ol2k День тому

    Kkkkk uur midig waa midgaan saleebaan midgaan uma baahna from hg cayr

  • @user-wi4is2ol2k
    @user-wi4is2ol2k День тому

    Saleebaan midgaan Uma baahna
    From hg

  • @AAA-bb5xc
    @AAA-bb5xc 2 дні тому

    Ilaahay. Utoobad keen. Danbi. baad. Gashay. Aabahaa. Intaad. Ugaysatid. Shar. Iyo Khair. Ilmahaaga. kuu gaysan doona.

  • @MxmedBile-zs7xn
    @MxmedBile-zs7xn 2 дні тому

    Mafahmin maxaa ku hoos duugan arrintaan war jiraa cakaaruu imaan
    Wabilaahi tawfiiq

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 2 дні тому

    Mashaleyste Maxaa kenay in uu aabihis oo dhintay waxaas waa caasinimo hadadan aabahaa oo dhintay uu caro kagatagay

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 2 дні тому

    Ala abo maa laga carooda ilaahey ha ka cafiyo

  • @AbdiweliMohumed-op4tn
    @AbdiweliMohumed-op4tn 2 дні тому

    Yahuu

  • @kadra5294
    @kadra5294 День тому

    Wiil kaan lama yaabani laakiin waxaa I xanuujisay waxa maamadu aaminsantahay gobolkay deganeeyd qayb kamida ayey u taqaan dhul shisheeye

  • @abdelhakimhirse9373
    @abdelhakimhirse9373 2 дні тому

    Sheekadan maxaa ka khaldan

  • @MohamedIlias-iy5hk
    @MohamedIlias-iy5hk 2 дні тому

    Caasi walidiin

  • @abdirisaqabdi4040
    @abdirisaqabdi4040 2 дні тому

    Xoolo kan hala qasho kkkk

  • @ahmedmohamedibrahim5674
    @ahmedmohamedibrahim5674 2 дні тому

    Waxaas Somali bay kula sheeganayaan.

  • @essamusa7060
    @essamusa7060 2 дні тому

    DNA test ma ka xaqiijisay

  • @user-jp9mu1of2r
    @user-jp9mu1of2r 2 дні тому

    Mowliid Saleebanow islaanta maxay tiri dhulshisheeye uu tagay Somali caqligooda ma hakas ayuu maraya