Sh Umal Si Cajiib Ah Ugu Jawabaya Dadka Aaminsan Iney Shiicadu Yihin Muslimin Bal Daawo1

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 тра 2024
  • Channelka Rukumo oo "Subscribe" ku dhufo si Hesho Qisooyinkii iyo Muxaadaroyinkii Uga Dambeyey ee Culimadeena ino so Gudbiyeen, lana wadaag "Share" walalaha kale.
    © Islaam Media ⦙ 2022 ⦙

КОМЕНТАРІ • 49

  • @abdifatahabdullahi1863
    @abdifatahabdullahi1863 Місяць тому +9

    Shicada waa Muslimin wayo Tawxidka ma inkirsano sida darted Sheikh Cabduraxman Bashir aya ku saxsan.

    • @abdulqadirkutub8032
      @abdulqadirkutub8032 Місяць тому

      SHIICO TOOWXIID WAXBA KAMA OGA WAXEEY CAABUDAAAN OO EEY ILAAH U YAQAANAAN XUSSEN IYO. CALI رضي الله عنهم
      SOOMAALIYEEY SHIICO YEEY IDIN QALDIN
      MARKA HORE SOO BAARA SHIICO WAXA EEY YIHIIN
      ANAGU SHIICO WAXA EEY YIHIIN WAA NAQAANAA NAMA QALDI KARAAN

  • @Tiktoksomali148
    @Tiktoksomali148 Місяць тому +1

    ☝🤲🤲❤ ❤❤❤ scw❤❤❤❤

  • @caliyareafgooye
    @caliyareafgooye Місяць тому +2

    mshallah sheeqa waa caalim soomaliyeed ilaaheey ha dhowro aamiin aamiin aamiin

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein1004 Місяць тому +2

    Sh umul madaxd sacuudiga ma.ka.haddi karaa waa kuwa islaamka kala diray

  • @abdullahiahmedfarah1310
    @abdullahiahmedfarah1310 Місяць тому

    Shiicadu waa muslimiin
    1- waa ehlu towxiid
    2- waa ehlu iimaan
    3- waa ehlu salaad
    4- waa kuwa uguneceb kufaarta

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 17 днів тому

    I support the vision of sheikh Bashir. Sheiks Bashir is knowledgeable pst. He is easing the division of Islam today. And the point is that we are Muslim with slight differences. For me I wish Iran well? Why bekos it's them who will save the Palestinians ppl. Their madjab is another story, for now if kina is trying to unite iran the KSA, why can't we do the same?

  • @SheekhaAa-wi7mr
    @SheekhaAa-wi7mr Місяць тому

    Pumaati rasuulka ugu sali scw ilaahy kayaab umaloo❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌🚫🚫

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Місяць тому

    WA gaal w xaraan waa Modo Ku cusub wadada somalida

  • @jamafarah9135
    @jamafarah9135 Місяць тому

    Waa game ee mid ayaan nahay

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 Місяць тому +1

    بارك الله فيك الشيخنا الفاضل الشيخ محمد عبده أمل

    • @abdihassan3637
      @abdihassan3637 Місяць тому

      Shia are true Muslims

    • @Sirad47
      @Sirad47 Місяць тому

      ​@@abdihassan3637not muslim wallah.

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Місяць тому

    Maca fiido ah EE Ku Jira workaan sad wado

  • @abdihassan3637
    @abdihassan3637 Місяць тому +1

    Why are Shia Accepted perform haji if they are not Muslims

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u Місяць тому +1

    Shiico waa muslim ayaga iyo wahaabiyo waa muslimiin inkaarqabayaal ah

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 Місяць тому

    Shiico waxay ahaadaan ayaga iyo Allaah abuuray ayaa ka dhaxaysaa laakiin waa ragga maskiinta falestiin u hiilay laakiin carabtii waa fuley gaalada ka cabsada

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 Місяць тому

    Shiicadu diinteena macaan waxa ka mid ahaa oo risaaladii rasuulka ,sc,w, ku qaatay oo muslimiinta ka midka noqday oo magaca weeyn ku dhex lahaa asxaabtii ,r,canhum halyeeygii saxaabigii dagaal yahankii weynaa salmaan alfaarisi ,r,canhu

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 Місяць тому

    Fikirkeygu shiicada waa laga qabtaa wadamada islaamka suniga oo 100% sida somalia laakiin in lakaalmeysto in gaalada lala daagaalamo.
    Manta arunta qaza ayaa gaal iyo muslinba la tacaalaya.

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 Місяць тому +1

    UMAL IYO NOOCIISA WAXAA DHAAMA SHIICADA. BAL ISU EEGA WEJIYADA UMAL IYO RAIISI. UMAL WAA WAHAABI WEYN EE ISKA ILAALIYA

    • @Sirad47
      @Sirad47 Місяць тому

      Wadhibaa ku raacday, waxii Alle kuu abuuray baro.

  • @moha786
    @moha786 Місяць тому

    Sh Umal Adiga Ma Yahuud Baad Tagyersantahay maxa kudaba digay Shiica, Xiligan Maahin Muslimka Ina lakala Qeybiya

    • @user-tu7ut1on6z
      @user-tu7ut1on6z Місяць тому

      shiicad warlood muslinimo ma cad qof nebiga beeniyey baad maxad ka amiinsnthyna

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Місяць тому

    Dilki cabdi Rashid bal wax k sheeg

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Місяць тому

    1400sano Ka hor waxa dhacayo wuu garanya manta waxa joga ma garanyo car ha sheegto waxa somali u Dan ah

    • @Sirad47
      @Sirad47 Місяць тому

      Waxaa soomali u dan ah.Allah iyo Rasuulka scw inay ka Amar qaataan.

  • @WarsameFosi
    @WarsameFosi Місяць тому

    Muxumde 8:10 😊😅😮😢

  • @shukriwarsame9192
    @shukriwarsame9192 Місяць тому

    Shiikoow ka hadal dawlaha suniga ah oo gudbiya hubka falastine lagu gumaado mida kale shiico ma rabno lkn qofka geesiga ah dadkaa jecel .suniyiintu waa kuwa sida xeerada cunta loo hareereyo ah oo fulaya ah

  • @JamaalcabdilahiMaxamed
    @JamaalcabdilahiMaxamed Місяць тому

    Qofka-ilaahayqira-nebi-maxamedna-qira-waa-islaam-balse-wixiiqalada-ah-uugalo-waa-denbi-

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 Місяць тому

    Umalow siyaasada iyo diinta kala baro.

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky Місяць тому

    Odaygan Jabuuti qayrkii uga cararay ee mufakarka iska dhiga wax haloo sheego.

  • @jamaabdiali227
    @jamaabdiali227 Місяць тому

    Dadka islaamka ay yuhuuda laynayso fatwo kasoo saaraa

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Місяць тому

    Waxad mods inu dhacayo qiyamhii wadada

    • @Sirad47
      @Sirad47 Місяць тому

      Wadaadka iyo wamiinka qiyaamuhu ìsku Mar buu u dhacayaa.

  • @SheekhaAa-wi7mr
    @SheekhaAa-wi7mr Місяць тому

    ilaahoow dadka pabo

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 Місяць тому

    War iska amus had dhib aburaysa adiguye

  • @yuusufbaxaar109
    @yuusufbaxaar109 Місяць тому

    Horta maxaad dadka aqoonta lasaxibka la,ah markad naqdineysid maxaad ugu jeesjeesta.

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 Місяць тому

    SHIICO WAA KUFAAR YAHUUD IYO NASAARO WAXBA DHAAMAAN
    GAAL WAA GAAL SHAARKUU RABO HA SOO GASHTO

    • @hassansaid5472
      @hassansaid5472 Місяць тому

      Qof ilahy iyo rasulkisa aminsan salada tuganaya, somaya, mxa gaal ka dhigay.

    • @abdulqadirkutub8032
      @abdulqadirkutub8032 Місяць тому +1

      @@hassansaid5472
      SHIICO TOOWXIID WAXBA KAMA OGA
      WA XA EEY CAABUDAAN SAYIDANA CALI IBNU ABII DAALIB IYO WIILKIISA XUSEEN
      SALAADA EEY TUKADAANA ATAXAYAADKA WAXEEY KU NACALADAAN ASXAABTA RASUULKA IYO XAASASKII RASUULKA CALEYHI SALAATU WASALAAM QAAR KAMID AH
      SOONA HABA SHEEGIN MABA SOOMAAN
      SOOMAALIYEEY YAAN LA IDIN QALDIN MARKA HOORE SOO OGAADA SHIICADA IYO WAXA EEY AAMINSAN YIHIIN
      SHIICO WAA KUFAAR

  • @AnnoyedAstrolabe-ud7cx
    @AnnoyedAstrolabe-ud7cx Місяць тому

    😂

  • @user-cw6er6nm2q
    @user-cw6er6nm2q Місяць тому

    Waxa uu umal ushaqeeyaa yuhuuda diinta wuu kugabaa wabasaas yuhuudu diratay si uusoomaalida uga jeediyo yuhuuda eraana kujaheyo oo cadawga yuhuuda ah munaafaqa waalagu ogaaday

  • @sharrifali-hr3vj
    @sharrifali-hr3vj Місяць тому

    Hadaladiisa waa kuwo is duqaynaya jaahil uun baa laga dhaadhicin karaa beeno badan baa hadalkiisa ka buuxa iyo marin habaabin wuxuu ku leeyahay Sayidinaa Cumar wiil gaal ah ayaa dilay !!! Bal weydiiya gaalka salaad miyaa lagu leeyahay ? Ileen wiilka wax dilay safka ugu horeeya ayuu ku tukanayee ?? Cajiib..

  • @abdullahiahmedfarah1310
    @abdullahiahmedfarah1310 Місяць тому

    UMAL IYO XERTIISA YAA UGADHOW YUHUUDA

  • @user-me6gv6tm8h
    @user-me6gv6tm8h Місяць тому

    Maar kaa ruunta laa idhiin sheego ayadhi sheikh yaadhu uguu soojestan . Shame on you.

  • @IsmailGeelle
    @IsmailGeelle Місяць тому

    Sh umal waa jaahil

    • @abdiasisali
      @abdiasisali Місяць тому

      Ma adiga caalima🤣🤣🤣