Reer Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Kulanka Geele Iyo Firdhiye Iyo Ficilada Jabuuti Laga Wado

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • Reer Somaliland Oo Si Adag Uga Hadlay Kulanka Geele Iyo Firdhiye Iyo Ficilada Jabuuti Laga Wado

КОМЕНТАРІ • 151

  • @daudsalah4832
    @daudsalah4832 2 місяці тому +9

    Xalka la fahmey ee dawlad dhiska soomaaliyeed waa in ninkasta gurigiisa xukumo. Gobolada is ogol inay wax wada dhistaan, oo aanay magaalo magaala kale ku qasbanayn. Haddii hargeisa xaq u leedahay inay mugadisho ka go i karto, maxaa Boorame Hargeisa ku khasbaya.

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 2 місяці тому +8

    Firdhiye waxaa lo aqoonsadey maamul ka goay somaliland siyaasada waa kubad shaley geele iyo muuse biixi xasan sheekh waa Isla jireen maanta firdhiye geele xasan sheekh waa Isla jiraan

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 2 місяці тому

      HAA KOLBA WAA WAJI LAAKIIN MUUSE WAA BILAA FICIL

    • @yousufabdi74
      @yousufabdi74 2 місяці тому

      Adigaa isu jawaabay, hal qabiil oo gaajoonayaa dawlad ma noqdo

  • @AbdirahmanMohamed-em7gv
    @AbdirahmanMohamed-em7gv 2 місяці тому +7

    Qabiil dowlad ma noqdo

    • @Tamsim3358
      @Tamsim3358 2 місяці тому +1

      Saudi Arabia wa qabil, Qatar wa qabil, Bahrain wa qabil, Djibouti wa qabil Kuwait wa qabil😂😂😂😂 badowyow orod wax soo baro

    • @zahrasaed148
      @zahrasaed148 2 місяці тому

      Usheeg kii ku dhaley dee?Soomaali oo dhan baa qabiilo ku raba calan iyo dawlad.LKN SOMALILAND 7 qabaail oo ISAAQ MAJOORATI) waxa qudha ee ay lashibmeen waa Isaaq naceb udhinta baanu idnwada leenahay. Dhilo baa dhilo kuceyda naag kale! Qabiil Qaran ma noqonayo yaa leh . Kuwa Isirnimo iyo dhil balaadhisi udhimanaya cunsurnimo qaawan oo bugta oo ureysana udheertahay. Kuwaa kudheh qabiil dhul dal kama goosan karo madaxaaga jaahilsan usheeg qabiil udhintoow. Somaliland waa muqadas kii diidanoow👹nafta waa💚🤍❤️😘🦁🦁🦁

    • @zahrasaed148
      @zahrasaed148 2 місяці тому

      Jabuuti Somaliyana Argagaxista iney xidhiidh weyn kadhexeeyo haloo sheego oo caalamku hawada ogaadaan oo iminka ay israac weyn sameysteen. Siloocuna qabateeyo gaadhsiiya difaaca caalamka.!! Shaqo hakawada qabtaane

    • @zahrasaed148
      @zahrasaed148 2 місяці тому

      Hada iyagaa iswada fasheliyey Xarmaajo ninkii lashaqeynayey wxuu uqaban jirey garnmaayo iyo Madaxweynaha Somaliya waa xadhiga ay cuskanayaan oo afkooda laga hayaa iney damacsan yihiin sidaa. America marlabaad haku celiso Somaliya iney hubka lalanoqoto oo laga mamnuuco hubdanbe diorama lawada saaro Faqash Xatmaajo iyo Hassan Hassan cidiisa iney waligood xidhiidhkoodu uqorsoonaa oo dadkey doona udiljireen dilkooda

  • @AbdixamiidMaxamud
    @AbdixamiidMaxamud 2 місяці тому +9

    GUUUL SSC Khaatumo 💪🦁🦁✌
    SNM❌❌❌

    • @ApdirahmaanMahamett
      @ApdirahmaanMahamett 2 місяці тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤

    • @L.B.I.A
      @L.B.I.A 2 місяці тому +1

      Where’s is the guul for kastuma naaso dheer iyo gaajo loo dhimanayaa

  • @AmalAil-m5q
    @AmalAil-m5q 2 місяці тому +2

    Reer jabuutigu way idinka caqli bada yihiin oo is dilimaayaan oo isku dirkiina ma yeelayaane , umada dheeraad baad ku tihiine meel ka fadhiista khaatuma waa idinka raysay .

  • @art_lto2450
    @art_lto2450 2 місяці тому +1

    𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 wadankygio From zaylac🇩🇯😊✨

  • @BA-qc8ko
    @BA-qc8ko 2 місяці тому +3

    Cadaala darada 34 sano u gaysateen qabilada Isakh ka duwan ba Somaliland burburinaysa.

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 2 місяці тому +1

    Geele waligii ma daahirayo Waayo waxyaabaha uu ku dhaqmo ee uu caadada ka ka dhigtay waa wax Ilahay aad loogaga fogaado oo shirki xambaarsan. Hadalku keli ah ee u si fiican u Maqli doonaa waa marka afka lagu dhufto ileen dhaban la dhirbaaxo ayuu leeyahay ee dhaban la dhunkado malaha. Sidaa darteed reer Somaliland waa inaad hurdada ka kacdaan oo cadawgeena meel looga Soo wada jeestaa, In Sha Allah.

  • @CawilCali-ng1wu
    @CawilCali-ng1wu 2 місяці тому

    Waad mahadsantihii ,Alle caqliga iyo caafimaadkaba.

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 місяці тому +1

    Let assure you somaliland certainly will prevail

  • @ifrahSaid-c2p
    @ifrahSaid-c2p 2 місяці тому

    Ismail guul

  • @jabuutijano1977
    @jabuutijano1977 2 місяці тому +1

    Markii horaba Djibouti aya samaysay somaliland maantana isla Djibouti aya so af jaraysa.

  • @Abdillahi0645
    @Abdillahi0645 2 місяці тому +2

    Meesha laga hadlayaa marfash miyaa...

  • @axsanta2x
    @axsanta2x 2 місяці тому +1

    Dagaal maya abaayo 🔕

  • @xariif007
    @xariif007 2 місяці тому +1

    Reer Somaliland indhaha ha istirina, Umadda Somaliyeed oo dhan iyo Jabuuti iyo IGAD miyaa khaldan mise Adinkaa waxba fahmin. Koox been idinsheegta ayaad Weli daba fadhidaaan. Hurdada ka kaca oo beenta Aad ku nooshihiin kasoo toosa.!!!!!

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 2 місяці тому +2

    Reer been quute kkkkkk
    Xaggu gebi xaggu gebi
    Meel loo dhaqaaqiyo ,
    Dhankastaaba kaa xigan !

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 місяці тому

      Oo maxaad qaadi maxaad xidhi kartaa isku dida dad qalatooy

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 місяці тому

      isku dida dadqalatooy meeday dawladii Afrika ugu adkayd ugu ciidan badnayd ugu xooga wayneed SNM baa cuntay mee Afwayne SNM baa sababtay inuu suuli ku bakhtiyo mee wadankii idka ahaa SNM baa boqol u qaybisay mee calankii midka ahaa sNM baa boqol uqaybisay markay somaliland la soo noqotay ee calan sabaysatay iyana boqol mamulboqol calan bay samaysteen quruba qurubeeya guul SNM guul Somaliland

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 2 місяці тому +1

      Maxaad haysaa adigu anaa ku dhaama oo wax hagaajsy aqoonsiga maxaad ka faa'iidaa

  • @Hussein-cz6zy
    @Hussein-cz6zy 2 місяці тому

    S/ land can win if we unter within first and justice within and living within constition

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 2 місяці тому

    Odayga mr calool koffeegaa Ka dhacaa la yidhi hadii agtiisa Somaliland lagusoo qaado wuxuu cabsi Ka qabo

  • @MaxamuudMeecaad-b6j
    @MaxamuudMeecaad-b6j 2 місяці тому

    Dumarka reer somaliland waan hanbalyayaa meelkasta ooy Hogan ragagii Saban garanay laahaa wax irir saamal layidha majirto waxan ragii waad dakhday

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir 2 місяці тому

    Geele igu Sawir buu wadaa Xassan sheikh ayaa yidhi Samee igu Sawir. aan ka xanaajino REER Somaliland fashil

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 2 місяці тому

    Firdhiye iyo bakhle ,futokalahay intuba hadafkoodu waa mid iney dagaal inagu wada qaadaan calaashaan yaan la aqoonsan. Maxeynu ugu sheegi lanahay iney marlabaad iney naxasuuqaan bey noogu wada tashadeyn Cadawgeenu waa mid ee Somalilanders iska wada celiya kuwa jecel iney inagaburburiyaan dalkeena maxaad lawada fadhidaan?

  • @CabdallaxaajicusmaanXaaji
    @CabdallaxaajicusmaanXaaji 2 місяці тому

    Dhaqaalaha S/L waxa gacanta ku haysa Jabuuti. Far haddaan dhaqaajinno cunahaa la inna qaban .
    Runta aan hoos u eegno. 33 sannadood baan been ku noollahay.

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 2 місяці тому

    WAXANI TUDHIS MA AHEE WAXBAA LAGA HAYAA AY DARYEELAYAAN EE TALOW WAA MAXAY😂 SIDANI WAA INAGU DOQONIIMOE.MAANTA IN CIDNA LOOTUDHAA WAA KHIYAAMO QARAN EE AFKIINA WAX ISKACELIYA. ITIYOBIYA 55% waa muslimiin Arab oo dhan baa dantooda ulasocda gaalo maxaa cusub?💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡💚🤍❤️🫡👆✊💪🫶🤲🏽🤲🏽🙏🏽🙏🏽

  • @Fvv6677
    @Fvv6677 2 місяці тому +1

    bal naagahan maxaa fidhiye iyo hoowlahaa galiyay ama jabuuti hoowyerdho ama eltar8ta hoowyeedhee imisuu muuse utaadhasay jabuuti

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 2 місяці тому

    Idoor waa inay ilawan qabiilka idoorku waxaba qaban karan jabuuti waa dawlada maha qabiil

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 місяці тому

    I call him himbullfrog he can't defeat us

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 місяці тому

    Ala ya raxma hadrawi said waxad duuma haysto and daacuun daba qudha is keen duhur laysu wada jiro Hassan kuusha lay day ha goblanto somaliland

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 місяці тому

    DOWLADA SOMALIAND FICIL BAA LOOGA BAAHAN YAHAY WAA IN XADKA LA DIDHAA OO LOO YEEDHAA WAKIILKA FADHIYA JABUUTI KA HARGAYSA JOOGANA 24 SAACADOOD LAGAGA SAARAA

  • @AshaAli-q4z
    @AshaAli-q4z 2 місяці тому

    Shalay sotii gelle inaa hubaaynayey Khadra xayd so taayinogurmaateey

  • @axsanta2x
    @axsanta2x 2 місяці тому +1

    اتق الله ا

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 2 місяці тому

    Omaydinkaa leh lawyacado iyo saylac alaa caqlixumaa reer abagadhaa walee xaraarug badtihiin naftaa idihaysa

  • @abdirisaqabdi4040
    @abdirisaqabdi4040 2 місяці тому

    Somali way xirxiri jirtey hadii mid ka waasho, lakiin hada Qabiil dhan baa naga waashee waa in loo taliyaa.
    Reer tala xumo 32 sano ay been isu sheegayeen inay miyirsadaan lagama yaabo, qaadka iyo murqaanka weeye

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 2 місяці тому

    Muuse dhibkiisii waakaa jabuiti waa dawlad .

  • @BashaOsman-qq3di
    @BashaOsman-qq3di 2 місяці тому +1

    Firdhiye sixirkii buugeeyey

  • @ismahaanjama7502
    @ismahaanjama7502 2 місяці тому +1

    somaliland needs to step up we are been attacked everywhere may allah protect our country and people 🙏

  • @elmi6445
    @elmi6445 2 місяці тому

    Dhulka cisahaa inaad gadiin ama aad kiraysatiin niga yeeli maynoo muse bixiina inuu gaal dhibaal ah oo mustaqbalka dhawacaya macal isaaq laftigiisa dhiibii doono badhadho ka radiyaan

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 2 місяці тому

    Waa qalad weeye inuu daroorka keeno jabuuti omer Geele madaxweynaha Geele

  • @abdiFUNNYMOMENENTS
    @abdiFUNNYMOMENENTS 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 walee aqli nageed wakas.dumarka aqliga fog Ilahey kaqaday

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 місяці тому

    Xataa geele wuu isku dhexyaacay maalintuu ujawaabayay muuse oo wuxu yidhi caliber markay nasoo eryatay maadaa naga reebay taana madax waynuhu muu odhan ee hadalkaa waxa yidhi cali duulduul 😅😅😅hadalkii mdw muuse iyo hadalkii cali duul duulbuu isku khalday maalintaa maxaan qoslay😅😅😅

  • @osmangure6040
    @osmangure6040 2 місяці тому

    S c hororogta iidoor ha iksa socoto
    War waxa ifin haya waa hayb aan fadhiyin ee aamina waxad tihiin.

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 2 місяці тому

    Maanta hadeynaan kakicin boodhka oo qayladeena meel walba laga maqal cid inamaqli doontaa maba jiri doonto. Aduunku wey arkayaan oo Malayan iney ahaayeen kuwii inaxasuuqey maantana iskuwada raac sanyihiin in ay dagaal inagu wada hayaan ee buuqa oo hala.

  • @Mideye157
    @Mideye157 2 місяці тому

    Hadaad Af xumada iyo cadalad darada joojisan waxaas idinkuma dhaceen. Jabuti Iska dhaafa waxaad qiran la’dihin inaad Lasanood xaq daro ku dumiseen oo aad kumanan Somali ah disheen. Isku noqda oo xisabtama jeeganey.
    Comment aad qoraysan iyo hadaladina eega intaas ba idinku filan

  • @CabdallaxaajicusmaanXaaji
    @CabdallaxaajicusmaanXaaji 2 місяці тому

    Dadkiinna halkan ka hadla oo dhan waxaan ni weydiiyey, haddii aan dawlad nahay, maxaan baasaboorka Jabuuti u barinaa Ismaaciil Cumar? Iiga jawaaba .

    • @HiboAli-sl8bu
      @HiboAli-sl8bu 2 місяці тому

      Abaha hadu sobaryo haw malayn dadko dhani inay wax baryan

  • @CabdallaxaajicusmaanXaaji
    @CabdallaxaajicusmaanXaaji 2 місяці тому

    Runta aan isku sheegno walaalayaal, innagaa u baahan Jabuuti ee iyadu innooma baahna.

    • @HiboAli-sl8bu
      @HiboAli-sl8bu 2 місяці тому

      Adigo aya ah ba ubaahan jabuuti 😂

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 2 місяці тому

    Maxaad lacalacalaysan hadanunahay ssc khatumo xadadbaa inagadhexaysa kalayade sofurta awrtii wawaynayd anagaa dabranaye

  • @BA-qc8ko
    @BA-qc8ko 2 місяці тому

    Ibrahim dheere shilin u leeyahay kuma caawin lacagta jabuti. Meelna kama so galin tariiqda lacagta jabuti. Sheekada Ibrahim dheera deposit dhegay wa fake. Cadayn teeda liniiga fadhiyaa. Ibrahim dheere Alaha u naxariisto nin reer jabuti ah weeye oo shaqaystey.

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 2 місяці тому

    Digniin halasiiyo caalmakana haloo gudbiyo kadibna aynu iska celino !!

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 місяці тому

    CID KASTUU LA KULMO AXBA SOMALIAND KAMA WAADI KARO LKN SOMALIAND WAA IN AY FICIL LA TIMAADAA

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 місяці тому

    Ismail kill dahir Adan ducasle who was mayor of Djibouti under Ali arif

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 2 місяці тому

    Adiga iyo dadkii aad wada dedegeneydeen ayaa heshiin la,yaad wax tareysaa jufo dawlad manoqoto wll

    • @MaxamedCali-i6u
      @MaxamedCali-i6u 2 місяці тому

      Qof ciilan ayad tahaye ciilka ayad waliga ku jiraysa adoonyey adoontu dhashay

  • @____0934
    @____0934 2 місяці тому

    cid afxun haday jirto idinka ugu afxun😅😅😅😅😅

  • @AmanIndiris-bj6le
    @AmanIndiris-bj6le 2 місяці тому +1

    Beenaale djijouti waa.dalmadaxbanaan

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 2 місяці тому

    Xadkeed leedahay!? Ilaa Awdal iyo Kililka ayaa u furrane doqon! Aleylee idinkaa godoomidoona

  • @aliyahhassane8872
    @aliyahhassane8872 2 місяці тому

    😂Cidaan goormay calaacalka jooji naysaa?

  • @harunmusse153
    @harunmusse153 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ well said true story

  • @dahirabdi2276
    @dahirabdi2276 2 місяці тому

    Waxa u ka baxay balankii idoorka nala galau6

  • @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay
    @CabdimaxameddiiriyeCabdiindhay 2 місяці тому

    Inader firdhiye muxu yahay qof rermiyi ah oyagori makhaxi ku shubi jirey hadu jabuti tegey muxu kordhinaya idinka waxan waxba ahayn waxka fhigaya

    • @nahawi1479
      @nahawi1479 2 місяці тому

      Hogaamiyaha Khaatumo, Wuxuu Xukumaa Dhul Baaxad Weyn ka Soo Biloow Far hareeri ilaa Ceeri gaabo Dhuleedkeeda.
      Dhanka Bariga ka Soo Biloow Yoocada oo Garoowe Duleedka ah, ilaa Duleedka oog .

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 2 місяці тому

    WAR MUUSE BIIXI MAANAAN FAHMIN WUXUU U JEEDO WAA YAAB?????????????? !!!

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed9291 2 місяці тому

    INA CUMAR GEELE WUXUU DOONTO HASAMAYSO BALSE WAXBA NAGUMA YEELI KARAAN WALAAHI INAANAY MIDH QAADAYN BALSE MEEL AYAANU KU QORANAYNAA CID KASTA OO MAANTA ARIMAHAYAGA KA HOR TIMAADA WAANU LA XISAABTAMAYNAA

  • @____0934
    @____0934 2 місяці тому

    De basapor wala idinsiyay maxa udafiri lafdigaga aya kusinay😂😂😂😂

  • @mohamedbile4094
    @mohamedbile4094 2 місяці тому +1

    Indoor own iiman so hargeysa burco iyo berbara

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 2 місяці тому +1

      𝐆/𝐜𝐞𝐫𝐢𝐠𝐚𝐛𝐨 𝐆/𝐜𝐚𝐲𝐧𝐚𝐛𝐚 𝐡𝐥𝐤𝐞 𝐤𝐮 yalan zxb😂 rer somaliland meel walba way dagan

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 2 місяці тому

    Kii isbarbar taaga waa in qaanuunka laltiigsadaa khaayin Qaran.💚🤍❤️🫡

  • @CabdallaxaajicusmaanXaaji
    @CabdallaxaajicusmaanXaaji 2 місяці тому

    Walaalayaal Maxaabiisteenna ku silcaysa xabsiga Laascaanood markaan soo furanno ayaa habboon in aan Jabuuti u jawaabno.

  • @maxamedadan5665
    @maxamedadan5665 2 місяці тому

    Socon weydey soomaaliland lagana Soo yaacye

  • @AhmedAli-cv1yt
    @AhmedAli-cv1yt 2 місяці тому

    Somalilland ma isaqaa dowladna waa lasheganaa qabiil isaqaa cabadaa war dadka idiinla dagan ogolada gobdhahana guryaha kuceliya wamaxay rag dhahdisa gabdhaha kadhax cabadaa

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @daudsalah4832
    @daudsalah4832 2 місяці тому

    Somaliland = Isaaq. Awdal state= ciise iyo samaroon. Ssc kh H= harti, hg, madhibaan graad. Maxaa dhib ah oo kujira.

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 2 місяці тому

      rer 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 rer 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐚 rer 𝐃.𝐣𝐚𝐛𝐨𝐮𝐭𝐢😊🤝🏻🇪🇹

  • @inamoumin6438
    @inamoumin6438 2 місяці тому

    Naa waxaan u malaynayaa inaad riyoonayso somaliland waa gobol

  • @DhararAdan-cr8nc
    @DhararAdan-cr8nc 2 місяці тому

    Oohinta usgadaya waliba unbadan Ayan Haraya ee oohinta yarista

  • @BA-qc8ko
    @BA-qc8ko 2 місяці тому

    Ibrahim dheere shilin u leeyahay kuma caawin lacagta jabuti. Meelna kama so galin tariiqda lacagta jabuti. Sheekada Ibrahim dheera deposit dhegay wa fake. Cadayn teeda liniiga fadhiyaa.

  • @zahrasaed791
    @zahrasaed791 2 місяці тому

    REER JABUUTI WAA MUNAAFIQIIN DHIGTEYTERKAN XAASIDNIMUU LAFAXAY EE DALOOLIYA UMADA DHAAFIYA OO LADAJIYA DAASADA AY DULSARAN YIHIIN MUNAAFIQIINTA 👹👹👹👹

  • @fahima6186
    @fahima6186 2 місяці тому +1

    Bal isaaq oo afar xabo ah haduu wax noqon karo wax hanowdo 😂😂😂illeen awdal state na waa socotaye weliba garxajis na laga yaabee in qarankiisa somaliyed dhinac karaacan❤

    • @HiboAli-sl8bu
      @HiboAli-sl8bu 2 місяці тому

      😂😂😂😂😂garxajis marka ma hooyada ba dhashay mise adigu kula sexday 😏

    • @fahima6186
      @fahima6186 2 місяці тому

      @@HiboAli-sl8bu
      Mayee Garxajis weli dhiigoodii xoogaa xalaal ah baa ku haray suntii xoog uma wada saaqin 🤣🤣🤣

  • @HilaaHilaac
    @HilaaHilaac 2 місяці тому

    ISMACIL CALOO WEYEN WAA CADOWGA UGU WEEYEN EE SMALILAND LEEDAHAY BULAACADA JABUUTI UULADA YARE URYSA WAAIN LAYSKA CELIYAA. DOWLADEENU WAAY JILICSANTAHAY WAA INAYEY XUDUUD LA XIDHAA CANFARTA SALDHIG LAGA SIYAA IS AY ISMACIIL CALOOL WEYEN DADKOOD GUMAYSIGA IYO LAYADH IYO BIYO LA AANTA 2024 HAYSATA.

  • @LadanSiciid
    @LadanSiciid 2 місяці тому

    khatu mada seeg adigo

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 2 місяці тому +1

    Waruntii. Waxasi reerja uuti WA abris😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 2 місяці тому

    Qabiil dawlad manoqdo ogaada

  • @AmanIndiris-bj6le
    @AmanIndiris-bj6le 2 місяці тому

    Hinaasaa.iuhaya

  • @Fvv6677
    @Fvv6677 2 місяці тому

    aleelee soomaalilaan baa khaatumo seeg ah oo gaalo wsligiin danasocda

  • @ismacilabdi1278
    @ismacilabdi1278 2 місяці тому

    Itoobiya maxay
    Inoo aqoonsan
    Waydey ila hada
    Majirto waxa Ina tartay
    Waa inay in aqoonsataa

  • @AshaAli-q4z
    @AshaAli-q4z 2 місяці тому

    Qaraan kii sodu garad jama cunaay

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 місяці тому

    I meant they are bad apples

  • @abobasement346
    @abobasement346 2 місяці тому +1

    idor Qabil Qac bah kah yertay kk idor Afku nol 😂😂 waa laydin ku yaqan edeb daradah iyo in aad caydan umadah markah Afkah laydin ku dhuftoh waad miyirsatan

    • @art_lto2450
      @art_lto2450 2 місяці тому

      idor❌ rer 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝😁🤝🏼🇪🇹

  • @asaidmalin8851
    @asaidmalin8851 2 місяці тому

    Boqol sanoo dambe waxaa ku yeelan doono ethopian.waad riyoonaysaa.hadii isaaq dowlad noqdo.maxaa ii diidayo in aan noqdo.dowlad.

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 2 місяці тому

    Ismaaciil cudur geele indhaheenay ka arkeen

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 місяці тому

    Cawyaha wuxu webiga u
    Mm hir hitdiday and says the thats how ended up I n Keny

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 2 місяці тому

    Somaliland Coupan. It’s not a Money Damn.

  • @axsanta2x
    @axsanta2x 2 місяці тому

    Dhalinyarad ha galinina dagaal Allana ka baqa

  • @aminamusa5517
    @aminamusa5517 2 місяці тому

    Bal firdhiya ayaa la aqoonsaday ba dadkeenii qorayaan ma sax baa wa maya waligeed na ma dhacayso dee inay been tahay la rabo inaad adigu faafiso so maaha waxaas oo maydhan ayaa lagula hoose roorayaa markas ayaad idinkuna ka sheekeenaysaan

  • @BA-qc8ko
    @BA-qc8ko 2 місяці тому

    Biyaha, korontada iyo qusaarta jabuti dollars bay ku iibsata. Jabuti telefon, internet iyo adeega dikada ayaan ka iibina.

  • @BA-qc8ko
    @BA-qc8ko 2 місяці тому

    Isakhland goosta dadka ad kumaysataan 34 sano een isakh ahayn waxay tagayaan Muqdisho.

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 2 місяці тому

      yeey gumaaystaan dadkan cuqdadaaysan samaroon uun baay xuurto ku haaystaan dhulbahante 15ayeey joogeen sool oo qudha buuhoodle iyo haawda oodhan maalin kamaaytalin laascaanoodna horgal baa keenay hadana waa laga saaray adeer

  • @BA-qc8ko
    @BA-qc8ko 2 місяці тому

    Isakh axmaro dhul Isakhland ha siiyaan. Awdal ma bixin kartaan. Aya isakhow ni fasaxay in aad kumaysataan Sol Sanaag iyo Awdal ?

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail9591 2 місяці тому

    The killing dahahir whose mumasan she what are you

  • @bashiraden3094
    @bashiraden3094 2 місяці тому

    Iidoor iyo geele waa labo dameer

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 2 місяці тому

    Alaah idinhooji warwuxu edabdaranaa balmaxay laqaylinayan omadhuldad islamedleyihiin ayaad ubaroranaysan nin anyab aragbayidhahda wanyabay

  • @mohamedabdulle2677
    @mohamedabdulle2677 2 місяці тому

    😂😂😂😂 rer wada qarwayo

  • @AbdixamiidMaxamud
    @AbdixamiidMaxamud 2 місяці тому

    Kkkkkkkkkk🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @saeedobuli4724
    @saeedobuli4724 2 місяці тому

    Somalia way buburaysaa haday Somaliland la aqoonsado

  • @haaroonmohamed27
    @haaroonmohamed27 2 місяці тому

    Been bay isķugu sheekaynayalan

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 місяці тому

    😂😢😮😅😅😮😅😊😊

  • @Abdiqaadiridiris-le6tw
    @Abdiqaadiridiris-le6tw 2 місяці тому

    Lowyo cado ma adiga leh wad isaka hadashe