Sh Umal Dhacda Uu La Yaabay Ku Arkay Warbixin Ay Qortay Bbc Bal Daawo Ada Yaabi Done

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • Channelka Rukumo oo "Subscribe" ku dhufo si Hesho Qisooyinkii iyo Muxaadaroyinkii Uga Dambeyey ee Culimadeena ino so Gudbiyeen, lana wadaag "Share" walalaha kale.
    © Islaam Media ⦙ 2022 ⦙

КОМЕНТАРІ • 49

  • @haaboali1198
    @haaboali1198 4 місяці тому +3

    Asc. Sh. Umaal kheyr badan Allahu ha ku siiyo ameen ameen Allahu.

  • @Kheerto-un5cy
    @Kheerto-un5cy 4 місяці тому +11

    Rabiyoow nawafaji anaga iyo owllaadeena towfiiqda

  • @amalfarah2226
    @amalfarah2226 4 місяці тому +3

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 4 місяці тому +1

    صلى الله عليه وسلم ❤️

  • @MahamedYoussoufabdi
    @MahamedYoussoufabdi 4 місяці тому

    Subxanallahila ilahow ada hanunka hayee naso hanuni yarabi

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 4 місяці тому +1

    mnshaa Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SalwaNasirOsman
    @SalwaNasirOsman 4 місяці тому

    Maashaa Allah

  • @Rayan-d5r7h
    @Rayan-d5r7h 4 місяці тому +1

    Il fait parti d une communaute et il est le meilleur de sa communaute chinoise

  • @AliAhmed-oy2pb
    @AliAhmed-oy2pb 4 місяці тому +1

    Salalaahu caleeyhi wasalam

  • @matmat735
    @matmat735 4 місяці тому

    Marka hadalka qofku bato, wax kastu yidhaahda. Sheekhow, ka xiisho dadka ku dhagaysta, iibnu Adan kana nabad gali!

  • @Otaha-zr8sn
    @Otaha-zr8sn 4 місяці тому

    Scw scw scw

  • @PoppieRooi
    @PoppieRooi 4 місяці тому

    Sobhanall

  • @mustafaa2227
    @mustafaa2227 4 місяці тому +1

    Shekhoow ha la yaabin wuxuu dhaama soomali badan oo walidkood ka war hayinin

  • @musemacowjimcalemusemacowjimca
    @musemacowjimcalemusemacowjimca 4 місяці тому

    allah hana waa fajiyu

  • @HappyArchaeology-zl5ok
    @HappyArchaeology-zl5ok 4 місяці тому

    Maa shaa Allah sheikh Maxamed Abdi Umal Been aan gadmeynin lee ahaa taa😂😂😂

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 4 місяці тому

    adigu inaad u dudayso ,ood hidaayad ugu docayso bay ahayd ee maaha inaad ka toocsato,nacasnimadaada baad muuchisay oon!
    waad xamanaysaa ninkaas dadaalaya inta karaankiisa ah.

  • @abdulqadirmohamed4429
    @abdulqadirmohamed4429 4 місяці тому +1

    Shiikh waakaga saxan yahay ninkaasi aniga fikirkayga sababtoo ah waxaa laga yaabaa inuu karabo inay hesho jimicsi ogaada dadka tagay jabaan ayaa famikara dadka duqoobay way wareejiyaan si ay uhesho diigaa dareera lkn anaga waan jecelnahay inaan guriga kudhex oodno taas waykeentaa waayeelku kudhacdo dhiiga ookalaxirma wanna xanuun dartiis udhintaan

    • @maryanl804
      @maryanl804 4 місяці тому

      Adiga bay kuu taal hadad saa u aragto baarimo

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 4 місяці тому

    Sheekh tani wey kaa hoos baxday. Ninkaa chinese ka ahi waa baari waalidkii daryeelay . Muslinka baariga ah laftiisu wuu ku dul shaqeystaa , mana jiro qof wax walba faraha ka qaadi kara oo waalidku in wakhtigiisa siiya waayo nolosha ayaan taa saamaxeyn. Weliba ninkaa Chinese ka ahi ilaahay abaal kagama rabo. Halka ka muslinku ilaahay ka rabo Inuu janno ku siiyo waalidiis dartiis.

    • @ibnuilyasahmed4470
      @ibnuilyasahmed4470 4 місяці тому

      Maadan Fahmin Sheikha Hadalkiisa
      Kama Hadlayo Somalidu Baari Mayihin Mise,
      lkn Wuxuu Ka Hadlayaa Baarinimadu Sideey Diintu Shegtay Iyo Rer Galbeedka Sideey U Arkaan Waa Kaaf Iyo Kala Dheeri,

  • @AbdillahiAhmed-sc7hf
    @AbdillahiAhmed-sc7hf 4 місяці тому +1

    ASC

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 4 місяці тому

    adigu qalad wayn shalay sawtaad gashay ood muslinka u xalaalaysay hilibka waraabaha ama dhurwaaga!
    dadka dhac dhacooda ha daba galin ee kaaga toosi marka hore.

  • @YuusufJeeri-tv2tm
    @YuusufJeeri-tv2tm 4 місяці тому

    Waxaa kadaran in uu aqalka kagasotago

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 4 місяці тому

    waa baarri ninkaase, waayo?
    innamal acmaalu binniyaat.
    guriga haduu uga tago dee sidaas uun bay u fadhiyi lahayd.
    mar hadaynan chiifsankarin,oy iska fadhiyayso.
    wax kusoo cararayana iska caabin karin,dee wiilkeeda hortiisa ha fadhido.

  • @ahmedabdiaziiz4682
    @ahmedabdiaziiz4682 4 місяці тому

    Shiikh suufi ah haduu ahaan lahaa si wanaagsan buu noogu sharixi lahaa meesha tartanba Ma yaale moowduucana waxaa laga rabay inuu ahaado xoojintaa iimaka iyadoon gaalkaas aan La xaqireeyn suufiyada waxaan ku jeclahay weey Ka xigmad bdn yihiin culumadaan Sucuudiga nooga Yimid

    • @akabdi9732
      @akabdi9732 4 місяці тому

      Xigmad adiga happy kaa dhigto aan cilmi ku salaysneen ayaa rabtaa laakin aniga tala ku siin lahaa diinta baro didn't aqli ma ahan

  • @Junanilll
    @Junanilll 4 місяці тому +1

    Ninka haduu guriga iska joga soo wax lacuna lama rabo , shiiqow dadka isku dan ma ahan .

    • @abdiasisali
      @abdiasisali 4 місяці тому

      Maad dhegaysane ku noqo videoga intaanad sheekha Ku mashquulin qof fayow ma tihide.

    • @Junanilll
      @Junanilll 4 місяці тому

      @@abdiasisali adigan waxbo fahmin , haduu hooyadiis guriga lajooga ciida miyuu sinaya , aduunyadan qaabkasta wax lacuna lagu radinaya wa qasab .

  • @Casriyah-jq8gu
    @Casriyah-jq8gu 4 місяці тому +1

    Asc waryaahee
    War adigaa jaahil ah waxba kala ogeyn u baahan in wax lagu baro ee afkaaga iyo calyadaada ka leexi Culimada Sharafta leh .

  • @caydiid15
    @caydiid15 4 місяці тому

    Waxaadan aadan xog ogaal u ahayn ha ka hadlin shiikh.

  • @mahadalle39
    @mahadalle39 4 місяці тому

    Xaal iyo Xumayn qaata BBC Somali, wa wadadki aad wax weydiin jirteene 😂😂😂😂😂😂😂

  • @NyworkChina
    @NyworkChina 4 місяці тому +1

    jaahilkan wan ku qosla umal uraaye ma nin carur gaajo ku seexay baa baari ah shit baal beenta u dadka ka dhaadhicinaayo eega kalab umal beenlow odaygan in u beenlow yahay waxad ku garanaysa hada wuxu no sheegaya in inlamku ogolyahay in qof bini-adam ah la adonsaado shi waxas diin maha ee wa qurafaad odaygan wa munaafaaq walahi ee iska ilaaaliya shaydankan

    • @Cadanishow
      @Cadanishow 4 місяці тому

      Allah ha laga baqoo yaan culumada lagu gafiin

    • @NyworkChina
      @NyworkChina 4 місяці тому

      @@Cadanishow ma dhageystay horta wuxu no sheegay umal in islamku qof in la adoonsado ogolyahayaas wa been umal wa munafaaq weyn walahi

    • @Casriyah-jq8gu
      @Casriyah-jq8gu 4 місяці тому +1

      War wax is kula har oo orad oo wax baro adigaa jaahil waxba kala ogeyn ahe ka reeb Culimada afkaaga oo ka leexi calyadaada.

    • @maryanl804
      @maryanl804 4 місяці тому +1

      Qofkaaan waaa qof dhintay rabbi ima ka tuso adigoo silcinays waalidkaaaa culumadan ogow caydooda walaysku cadaaabaaa

    • @NyworkChina
      @NyworkChina 4 місяці тому

      @@Casriyah-jq8gu islamku hadu adoonimada ogolyahay hadaba walahi wa diiin been ah ee iska ilaaaliya waayo arabtu madowga siba somalida bay adonsadan ila hada walahi

  • @MahamedYoussoufabdi
    @MahamedYoussoufabdi 4 місяці тому

    Subxanallahila ilahow ada hanunka hayee naso hanuni yarabi

  • @MahamedYoussoufabdi
    @MahamedYoussoufabdi 4 місяці тому

    Subxanallahila ilahow ada hanunka hayee naso hanuni yarabi