"Xildhibaano gaaraya 170 ayaa joogo Magaalada Muqdisho maanta Xamaasad ayaan fileynay kulanka"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лип 2024
  • "Xildhibaano gaaraya 170 ayaa joogo Magaalada Muqdisho maanta Xamaasad ayaan fileynay kulanka,laakiin waa ka xumahay in la waayo Xildhibaanada" Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe.

КОМЕНТАРІ • 13

  • @Ot_Ot20123
    @Ot_Ot20123 17 днів тому +1

    Waa nasiib daro Soomaali ku dhacday in hogaanka baarlamaanka uu hayo nin tuuganimo iyo boob hanti Soomaaliyeed lagu haysto walina aayna waydiinin Shaydaan tuug madoobe.
    War tuug meel uu hogaaminaayo qof xamaasad u haynayso majirto ilaa mid adiga kula mida mooyee.
    Alle umada iyo wadankaan ha idinka badbaadiyo shartiina.

  • @cawaalecabdiqaadircawaale6843
    @cawaalecabdiqaadircawaale6843 17 днів тому +1

    Aaadbaan ugu faraxsanahy wxa manta ku dhacay aadan digsi umad miyaa ushaqaysan wxa ushaqaysaan xasan barafe

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 17 днів тому

    Yaaac sanaaaaaa 😢😢😢😢

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 17 днів тому +1

    Tukgas foshoxun dilla kujihada elaygas foshoxun dilla

  • @hsdgh7890
    @hsdgh7890 17 днів тому +1

    Maxay kaga duwan yihiin ardayda fasal lagu qasbayo in ay soo xaadiraan.

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 17 днів тому

    Away away

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 17 днів тому

    dad.anan.umadan u shaqeyn Karin aya xildhibaan noqdeen

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 17 днів тому

    Adanow xog hantii barlamaanka oo hy addo calami ah lshireyso micnaheeda bal noshiig

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 17 днів тому

    Kuraasta gado wax kale oo kuu haray ma jiree....

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 17 днів тому +2

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂 ma mawjadihi siyaaada iyo ololaha doorashooyinka ba biloowday 😂😂😂 wakas godomiyih barlamaanku keli meesha kadhex qaylinaye

  • @Abdullahi-oo6dr
    @Abdullahi-oo6dr 16 днів тому

    Walee dalkii inuu gabal udhacay habeenkii lagu doortay ayaa yaqiinsaday

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 17 днів тому +1

    kkkkkkkkkkkk war soomaaliyay maxay tahay wadanki ciyaar bu kabixi waayaye meesha dowlad kama jirte dowlad wadanka halo dhiso xildhimaanadu hunguriga caqligu kagalaye