Iran oo si cajiib ah isaga difaacday weerarka Isre-l xogihii u danbeeyay khasaaraha weerarka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 22

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 День тому +3

    Masha allah waruye reerqaza xusbulahi xuutiga iiran Allow guusha nasriga deg deg sii yaa rabbi aamin aamin from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @salmaosman474
    @salmaosman474 День тому +1

    Odaygaan reer mudug waa so funny 😂 adeer walahi codcar baa tahay

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila День тому +2

    Ninkii aasaasay Diinta shiiceed Baaba udhashay yuhuud
    Magiciisa waxaa ladhihi jiray (Cabdullahi ibnu sab,a)
    Wuxuu ahaa yuhuudi yamani.

  • @Aniop45
    @Aniop45 День тому

    JAAMAC HALKAA KAWAD HEER CALMI NOQO JAAMAC GUUL❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌✌

  • @abdikafiabdi4362
    @abdikafiabdi4362 День тому

    Galadow guulayso saxb

  • @AhmedAbdi-w6i
    @AhmedAbdi-w6i 22 години тому

    Mansha alaha guuul iraan

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 День тому

    Waan idin salaamey Jaallayaal!!!

  • @maxamedabdullahaadan6366
    @maxamedabdullahaadan6366 День тому

    waan ku faraxsanahy in iska ay difaacdo dowladda aan walalaha nahay ee IRAN, cadawga muslimiinta ee yahuudda bahalada ah jab ayuu urajeynaa alyahuud insha allah

  • @salmaosman474
    @salmaosman474 День тому

    I like this guy, wey foolaneysay kulahaa

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 День тому +1

    ala run badanaa jaamac galad waalatey waa argagaxiso masiibo ha ku dhacdo balaayada

  • @gdda5923
    @gdda5923 День тому

    Asc bahda war dher media

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila День тому

    Iiraan iyo Israa'iil Cadow iskuma aha ee waa isbahaysi kadhan ah muslimiinta suniyiinta.
    Masraxa ay wada jilayaan Iiraan iyo Israa'iil Run hamoodina waa Riwaayad👍🏽

  • @Ismaelelmi-q6e
    @Ismaelelmi-q6e День тому

    Jamacoow beenta daa way burburiyeene irane allaha u gargaree

  • @Ismaelelmi-q6e
    @Ismaelelmi-q6e День тому

    Hal diyaarad lama soo ridin waa ceeb ku dhacday irane maanta

  • @Abuu_Naaila
    @Abuu_Naaila День тому

    3dii biliidba mar bey Ameerika waxay siisaa Iiraan 11bilyan oo doolar,
    kadibna Ameerika waxy naguleedahay Iiraan cuna qabatayn baan kuheynaa😂

  • @salmaosman474
    @salmaosman474 День тому

    Waliba waxey wateen F35 jets

  • @salmaosman474
    @salmaosman474 День тому

    Lubnaan soo maadan arag geeysiyaal waa kuwa sida somalida dhimbilaha liqa

  • @salmaosman474
    @salmaosman474 День тому

    Walahi wey dhicisay been mahin

  • @Somaliaisdebtfree
    @Somaliaisdebtfree День тому

    DOQON OGADEN, Marar badan ayaan kuu sheegay in sannadku 2024 noqon doono dagaalkii saddexaad ee dunida, iyo kii ugu xumaana baa soo socdaa sanadka agenda 2030-,,waa Dajjal inda cawar..!!

  • @salmaosman474
    @salmaosman474 День тому

    You shiicada waxey ka dambeeyaan dadkaa la oranjiray pertain empire oo aad uga geesisan carabta