maanta shacabka Somaliland way codeeyeen waxay lahaayeen Muusow waad na dhibtee na dhaaf

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 20

  • @Sarta100
    @Sarta100 2 години тому

    Cakanka wadani waa Huruud ama burtuqaal ,waa Huruud. ,casaan maaha. ama guduud.

  • @xundhurgaal
    @xundhurgaal 46 хвилин тому

    Jaamac galan Muuse Biixi Ma Hoyaayada Ayuu Fara Xumeeyey

  • @CabdirahmaanCumar-s9v
    @CabdirahmaanCumar-s9v 3 години тому

    Jaamacow.nabad.geli.madaxweyne.faysal

  • @maxdar11
    @maxdar11 2 години тому

    Nin aan balaayo arag ayaa balaayo ka sheekeeya 7 sano oo yaab iyo fajac noo dhammaaday ayaa nasoo maray somalina naga faaidaysatay lkn maalmo kooban ayaa nagu hadhay kkkk

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 3 години тому

    Muuse biixi somali oo dhan buu cadow ku yahay maca kuwa u ka dhashay waa habaar qabe

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 3 години тому

    😂😂😂 aniga adeerkay buu baloodh ka boobay oo dirqi iyo tu alah baan kaga ridnay oo waan ka laandheereysaneyn

  • @salebaanhassan7371
    @salebaanhassan7371 Годину тому

    J.galado m.muse waa la dooranaya,maxey yeelaysan...
    Wadani dantad ku wadatan ma hirgalayso...

  • @cabdigaraadismaaciilducaal106
    @cabdigaraadismaaciilducaal106 3 години тому

    jaamacaw sayidkii wuxuu yiri soomaali Yan xukumin oo aandilin waydhibadan yihiin

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 2 години тому

    Sidaad doonto barobagaandada u dhigo.

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 3 години тому

    Jaamac galladdoow xitaa xasan shahar baa naflacaarigii kulmiye ka soo cararay shalay, hada waa ninkii ugu cayda badnaa kulmiye ee xitaa beri yiri shiikh aadan siiroo xanuunsadoo hindiya loo qaadayaanu 4 baloog u kala tuurnay oo lacagtii shiikhaanu dhakhtar u geynay

  • @musegaladi9858
    @musegaladi9858 3 години тому

    Asc wararka itopia nagu soconayo naga daaya s land

  • @MukhtarXrir
    @MukhtarXrir 3 години тому

    Horta labadan.nin.markasta.oo.aan.arko.qofka.somaliland.hogaamiya.ayey.dacaayadaynayaan.mawaxay.xasuusan.yihiin.awaw.yaashoodii.geel.qaadka.kadhiman.jiray.ileen.imika.majiro.colaad.udhaxaysa.isaaq.iyo.ogaadeen.e.afar.lamida.ayaa.daawada

    • @AbdulkarimFarah
      @AbdulkarimFarah 2 години тому

      Nimankani waa somali oo weliba Somali oo weliba jaar nahay oo Oodwadaagnahay markaas maxaa ku jira inay Muuse ka hadlaan? CID waliba way ogtahay in Muuse lanacay marki Muuse Somaliland qaawiyay ee cadawgeed u jabiyay

  • @ShiineBuur
    @ShiineBuur Годину тому

    Waxaad ku riyootaan miuse

  • @CabdirahmaanCumar-s9v
    @CabdirahmaanCumar-s9v 3 години тому

    Jaamac.waa.wsdani

  • @ahmedmohamedduale8386
    @ahmedmohamedduale8386 3 години тому

    Jaamac gallad waa muftiga ogaadeeka ee warfaafinta

  • @faadumomaxamuud4796
    @faadumomaxamuud4796 3 години тому

    Ogaadeen colaad iyo cadownimadan ay isaaq u qabaan waxay iyadoo casru jaahiligii dagaal ugu danbeyey

    • @AbdulkarimFarah
      @AbdulkarimFarah 2 години тому

      Runtu fanto maaha cidwaliba way ogtahay reer Somaliland inay Muuse naceen. Markaa inamadan Ogadeen runbay sheegeen, runtuna fanto maaha

  • @xundhurgaal
    @xundhurgaal 46 хвилин тому

    Jaamac galan Muuse Biixi Ma Hooyada Ayuu Fara Xumeeyey