Fadeexo:- Dharbaaxada Axmed Madoobe , Ceebta Xasan Sheikh & CXD Dalka oo qaxooti noqdey | Raskamboni

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 155

  • @Beyle-k4d
    @Beyle-k4d 3 години тому +17

    Axmad madoobe waligaa haka shakin madoobe is Back

    • @fadumomuse9591
      @fadumomuse9591 2 години тому

      xasan dhiiqo side yahay jamac danbe masjida maa ka quudbay doone

    • @farhiaali3873
      @farhiaali3873 6 хвилин тому

      Subuxaanlaahi raga somaaliyee uf
      Waa kuwa ayaga Xooga usKu leh
      😅

  • @hassanahmed6760
    @hassanahmed6760 3 години тому +19

    Waa munaafaq Hassan shiekh Allah hana dhaafiyo

    • @ابوانعبدالعزيز
      @ابوانعبدالعزيز Годину тому

      @@hassanahmed6760 Xasan Shiikh Waa Janaraal Caydiidkii Siyaad Bare ka Baacsaday Somaliya Oo Dib Usoo Noqday Ee Xaarka Ceshada ilma Siyaad Bare

    • @abdisalanali6346
      @abdisalanali6346 Годину тому

      munafaqa waa u jedaa waa Dani iyo Axmed dofaar ma is indha tireeee quruxey😮😮😮

  • @XulashadaWararka
    @XulashadaWararka 3 години тому +7

    Aad iyo aad ceebaa dhacday.

  • @ABDIRIZACKHASSANALI-ke6cr
    @ABDIRIZACKHASSANALI-ke6cr 2 години тому +6

    Guuuuuul wcn My Homeland jubalaand ❤❤❤❤

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 3 години тому +7

    Wax aan shaqo isku la hayn ha isu keenina
    Farmaajo wuxuu iska difaacayey Ciidan ay Kenya soo hubeysay oo weerar ku ahaa dalka Soomaaliya
    Gaar ahaan magaalada Bagaalada
    Baladxaawe ee xuduuda ku taalo
    Waana tii ay dadka ku laayeen
    Dawladi maxamed Cabdulaahi Farmaajo inuu Dalka Difaaco waajib saaran ayey ahayd
    Waana tii laga guulaystay oo hub ka dhigis lagu sameeyey malayshiyaadikii soo duulay.

  • @LIIBAANMOHAMED-i6f
    @LIIBAANMOHAMED-i6f Годину тому +2

    Ku saliya nabi muhamad salalaahu calayhi wasalama ❤ ♥ ❤

  • @FartunDirie-h4c
    @FartunDirie-h4c Годину тому +2

    Hawiye calaacalka iska daaya wax aad reebateen majirto xasan dhiiqo xamar baan kasoo xiraynaa😂😂😂

  • @cabdifataaxrashiid366
    @cabdifataaxrashiid366 2 години тому +5

    Viva madoobe

  • @Peaceman1.
    @Peaceman1. 2 години тому +3

    Xasan dhiiqo qabta

  • @shamsogarad6932
    @shamsogarad6932 2 години тому +2

    DFS majirto ee waa Villa wardhiigley

  • @dahirCade-u5i
    @dahirCade-u5i 3 години тому +4

    Al.sayid axmad daacad❤❤❤❤🫡🫡🫡🫡🫡🫡

  • @AHMEDADAN-b6c
    @AHMEDADAN-b6c 3 години тому +2

    MUNASAR GO FORWARD AND GO AHEAD

  • @LIIBAANMOHAMED-i6f
    @LIIBAANMOHAMED-i6f Годину тому

    allaahu akbar

  • @ysooyaalka6172
    @ysooyaalka6172 Годину тому

    Xasan Ayax ummadii oo dhan ayaa ka cabaadaysa, Ilaahay ha na dhaafiyo mid kheyr qaba ha noogu bedelo.

  • @SafiLadan-y3i
    @SafiLadan-y3i 3 години тому +2

    Tictatoori ayuu isku badalay xasan shiikh dhabarka hala jabiyo

  • @hamida8217
    @hamida8217 Годину тому

    Waa fududaateen sxyaal ee wax hubsada, oromo,khawaarij kalkaal waala soo qabqabaanaa inshaallah, guul cxd Soomaaliya.

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed1115 2 години тому +1

    Ceeb looma dhinto walahi xasan shiikh hadow sii ahaado madax weynaha Somalia 🇸🇴 melxun ayey udanbey neysa walahi

  • @Dr-Hashimi
    @Dr-Hashimi 2 години тому +2

    Nabar la filaayo naxdin malahan “SIDEEDABA CIIDAN DAL SHISHEEYE EE SOO TABABAREEN INEYSAN MARNABA NOQON DOONIN CIDAN LEH QADIYAD WADANIYANIMO AH” TUSAALE KUGU FILAN AFGAANISTAAN OO MARREYKAN U TABABARAY 200!000 laba boqol oo kun oo ciidan dalka u dhashay ah balse Daalibaan oo lagu qiyaasan 70000 cml ayay isku dhiibeen wadankana sidaas kula wareegeen.

    • @abdulahihussein8702
      @abdulahihussein8702 Годину тому

      bal waxad is bar bar dhigayso inad ka xishooto ahyd , horta intada wax kale gaadhin dagaalkani ma ku saxsana xasssn inuu ciidanki dawlada iska hor geeyo oo dhaho Axmad madobe Doo qabta ? haa haday tahay jawabtaadu , inaad ciidankaas ku jirto ayaa fiicnayd Meeshi la doono ha laguu diree ileen Waxaaso kale ku dhacay ciidanki sharaftiisa uu xassn godka ku riday wakaas Qaxootiga noqday !

    • @daahiradanhersi595
      @daahiradanhersi595 Годину тому

      Ceeb kaweyn majirto ciidamadaa isku dhiibay kenya waxay ahayd inay isku dhiibaan ciidanka jubaland xasana arintaas wuu kufashilmay dalka inuu hogaamiyo

  • @faysalabdi7784
    @faysalabdi7784 3 години тому +2

    axmed maxamed Salam gul gul

  • @AbdirahamKhalif
    @AbdirahamKhalif 3 години тому +1

    Asagaaba qaxooti ah wariye Muxudiin

  • @ABDIRIZACKHASSANALI-ke6cr
    @ABDIRIZACKHASSANALI-ke6cr 2 години тому +1

    Ceeeb caleyka Somalia 🇸🇴 😂😂😂😂

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 2 години тому +1

    Xasan dhiiqo. Waa in sidag daga wadanka loka badbadiya.meel khatara ayuu maraya..

  • @niini7270
    @niini7270 3 години тому +1

    Ciidanka somali mrkasta guuul

  • @AHMEDADAN-b6c
    @AHMEDADAN-b6c 3 години тому +1

    Liked Munasar Maxamed

  • @LaabJacayl-x5r
    @LaabJacayl-x5r 3 години тому +2

    Wlh I aamin yaan la deg degin caawa taariikh iga qor 11\12/2024 habeen khamiisa 12:8:00xooga dalka

    • @abdulahihussein8702
      @abdulahihussein8702 Годину тому

      1 Askari oo meel taagan ama Dagaalamaya hadaad Barri soo sheegto Adiga lagaa sugaa ee Ciidanki Qaxooti , dhimasho , dhaawac iyo Maxaabis Axmad madoobe ayay noqdeen ee Taarikh xumo ku qor khamiistan aad sheegtay oo ah marki ogu hiraysay oo ciidanki Qaranku Qaxooti isku dhiibo 😭

    • @Mo.Ali.2010
      @Mo.Ali.2010 Годину тому

      11\12\2024 Xasan Itoobiya usaxiixay bada Saylac

  • @RamloNur-zu7ft
    @RamloNur-zu7ft 2 години тому +1

    Xalka aad raa dinaysan muxuu yahay intaloon hooyooyinkoo ha aadan nin gardaran ma guu laysto

  • @ifraaxmuxamad3505
    @ifraaxmuxamad3505 3 години тому +1

    Subxanallaah

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 Годину тому

    Maanata 2jab siyaasad xumada xasan kismaayana waa kujabay, badiina Itoobiyana waa usaxeexay.

  • @Sarta100
    @Sarta100 2 години тому +1

    13:02 Xasan afmionshaar qabiil iyo laaluush ku shaqeeyo wadaniyad mleh dalka wa iibsaday imaaraatkaa ka dambeey jabka ciidanka kursi ayaa u daran xasan iyo kacag damiur iyo sharaf maleh..cadawga itoibiyo oo ku soo duulay ayuu dhul iyo bad siiyay xasan waa qaainul wadan u sdeega imaaraat.

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 Годину тому

    Xasan sheekh ceeeeb ayaa ku dhacday
    Waa munaafaq weynaaday wiilasha soomaaliyeed ayuu halaagayaa

  • @abuukaraxmedabuukar7108
    @abuukaraxmedabuukar7108 2 години тому +1

    😂😂😂😂
    Ceebtaas waxaaleh
    Saraakiisha Lee laga qoraayo

  • @AHMEDADAN-b6c
    @AHMEDADAN-b6c 3 години тому +1

    Flowing Munasar Maxamed

  • @farhiya2343
    @farhiya2343 Годину тому

    Ninkas andhagihiisa iyo afkiisu ismaqlayn ayaa umad udhaartay oo madaxwayne sheeganaya umada somaliyeed Allaha ugargaaro

  • @MohamedDubed-b7m
    @MohamedDubed-b7m 3 години тому +1

    Ader tani waa ila meerayso cml keep going

  • @saidma1683
    @saidma1683 2 години тому +1

    Dowladay. Waxay. La hartal. Male. Awoodedaa in that ah. gurgurte Af Lee hayaa. Dadra Xamar jogu ka adg yahay 😂😂😂😂😂😂

  • @salmanyare9243
    @salmanyare9243 2 години тому

    Dowlada somalia waxbo maa ogaa ee ethiopia aya kentay 400 oo New police iyo oromo iyo alshabab dhaman waxa iskugu tagay aniga waxan ogahay emarad aya cidamo caloshood uu shaqeystayaal ah axmed madoobe ayaay cawinayan sii somali uu qasnatoo

  • @daahirMohamed-k3n
    @daahirMohamed-k3n 2 години тому +1

    Xasanow hogan adi kaxun iyo mamul adi kaxun wiliged somalia maso marin

  • @cabdallealiorshe3334
    @cabdallealiorshe3334 3 години тому +1

    Xasan MUNAAFAQ dalka waa in laga qabtaa

  • @MushjariCeelbardaawi
    @MushjariCeelbardaawi 2 години тому

    Ok brother, xasan sh.maxamuud madaxwayne uma qalmo waayo ciidankii qaranka ayuu mar walbo mission galiyaa meeshii laga rabay in uu xal ku dhameeyo qofka wax tabanaya

  • @Marlaarag5821
    @Marlaarag5821 Годину тому

    Hawiye waligii dawlad noqon waa mooryaanimo ka korimaa cag aan daalin colool aan dhargin awowgii baa ugu duceyey Allow xasan xoolo naga qabo

  • @ccasiisismaciil8406
    @ccasiisismaciil8406 2 години тому

    Qoof iyo qoori
    Ereygaas war hala duwaan.geliyo

  • @ahmedgeele910
    @ahmedgeele910 3 години тому +1

    Gurgurte naar yuu idin wada galin hawiyow nin buu gurigisa ugu tagaya 😂

  • @AAA-bb5xc
    @AAA-bb5xc 2 години тому +1

    Ciidankii. Dhisnaa. Ee lagu wareejiyay xasan. Wuu kalacayriyay. Waxna waa lashir qooley. Oo wuxuu yiri waa ciidan farmaajo. Ciidankaan. Waa dhalinyaro uu hada aruuriyay. Oo xataa aan. 4,5. Lagu qorin. Wuuna. Shirqooley. Laftigoodii

  • @MaahirX77
    @MaahirX77 3 години тому +1

    xasnow dhalinyaradi wd halagty😢

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 3 години тому +1

    Wcs walal qaali wan dhowahay

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 Годину тому

    MUNASAR-WAA-CADAWGA-SOOMLIYEED!

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 Годину тому

    Xassan ha is casilo hadii uu xiriwaayay

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 24 хвилини тому

    Ceeb kulahaa xagee uso labtan mise cadaab kii Rabbi ayaad larabtey.

  • @ifrahabdi3413
    @ifrahabdi3413 3 години тому +1

    Xasan sh bye bye 💀😹

  • @RamloNur-zu7ft
    @RamloNur-zu7ft 2 години тому +1

    Intii alshabaab kasoo badbaaday yaa jubalaan loo yaboohay

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 31 хвилина тому

    Ciidan ayay ku dhex darsadeen daarood xabashidu na jaanis ay kujabisay ayay u heshay oo kurdidaa ayay adeeg sadeen waar hawiyoow is ku bad naada walahi xamar sidii laydiinka qaadi lahaa ayaa daarood iyo xabashidu ka shaqay nayaan daarood aamin malaha

  • @shamsogarad6932
    @shamsogarad6932 2 години тому

    Doqon doqon dhalay, miyuusan ogeyn in A. Islaam Laandheere yahay oo uu kasii darayo.

  • @sayidsahal8451
    @sayidsahal8451 2 години тому +1

    War ninyahow isku xishoo

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 2 години тому

    Illahay ayaa fashilay xasan shiiq.balshalay waxuu ku hadlayo arag mantana waxa kudhacay .ceeb badanaa

  • @MohamedAhmed-z2k
    @MohamedAhmed-z2k 2 години тому +1

    Xasan sheeq inuu munaafiq weeynaaday yahay umada oodhan ayaa marqaati ka ah weliba munaafiq keliya ma ehee tuug dalkii qaasatan muqdisho ewer kadhigay welina kashaqeeynaaya inuu mar kale soo laabto oo xaraashkiisa sii dhameystirto

  • @Sarta100
    @Sarta100 2 години тому +1

    Xasan waa in la casilaa waa laba jab kan koowaad xasan xabashi bad iyo dhul ayuu siiyay tan jale Dowlad goboleed aya jebiyay ciidan qaran waa in xasan la tuuraa waa wax matare dalka ceeb iyo qiyaano qaran galay waa in mooshin kagu ridaa asagaa ciidamada baabiyay qabiiluu ku baabiiyay sheriif ayaa sheegay guuto dagaalami karta maleh xasan dhiuqo dalka ceeb iyo jab ayuu usoo jiiday waa in baarlamaanka ka tuuraa xilka abiye ayuu bad siiyay asagoo raba daljmka inuu xukumo ilaa noloshiisa waa in ladiidaa gurguurte ciidamada waa ceebeeyay wana asaga iyo tiktok waxa ciidanka jebiyay.oo iibsaday.

  • @OtaSheere
    @OtaSheere 3 години тому +1

    Wllhi wa yaab ciidanka xooga dalka dalka waxa qiyanay ragii hore oo kasogoostay jubaland kuwasa dabar bibiye 😢😢😢😢😢

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 3 години тому +1

    MUNASAR IYO WLLKA KALEBA DHALIYARADII WADAN AYAAD TIHIINE ISBEDEL KEENA XASSAN ETHOPIA AYUU NOO JILCINAAYAA WAA CADOW KA DARAN ETHOPIAN EE HURDADA KA KACA HADAL HAAN MA BUUXSHEE.

  • @ahmedadam337
    @ahmedadam337 3 години тому +1

    Xsn ma xishoda nabsikii farmajo kaso baxay walow farmajo ka gabsaday hader fol xumde dhcysa

  • @burhansalad1701
    @burhansalad1701 Годину тому

    Maleeshiyo beeleed miyaa ciidan qaran Alla maxaa qiyaali Xamar looga nool yahay

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 2 години тому

    Xasan dhiiqo jabkisa jeceliya masajidka kaso hadal jimcaha xabaal qote kkkkkkkk

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 49 хвилин тому

    Xasan isaga hala soo qabto

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 2 години тому +1

    Hassan sheeq waa in uuu iscasilaa wilasha masakiinta ah ee 100 doller lagu dilayo waa yaab hurdada ka kaca nibankaan hala iska qabto waa qaran dumis

    • @ammat-t5m
      @ammat-t5m 2 години тому

      Baarlamaanka haduu shaqeeyo ma fiicnaan lahaynoo wax uun buu iska saxi aan la aqrin soow maaha

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 49 хвилин тому

    Raga ama askarta inay is dilaan waa qalad siday uga badbadi karaan wa inay sameyaan

  • @a.j2428
    @a.j2428 2 години тому

    XASAN SHEEKH OO ABEY USAXIIXAY BADA SOMALIYA, SI UU UGA AARSADO AXMED MADOOBE. OO ABEY KAALMO UGA HELO. CAQLIGA SOMALIDA BAL FIIRI NINYOHOW.

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 28 хвилин тому

    Meesha waxaa lagu dhamaynayaa dhalinyarada soomaaliyed haka baxaan dagalada sokeye ee soomaali dhalinyaradeeda larabo in lagu tirtiro.

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 Годину тому

    Xasan Sheekh ninka garashaddiisu siisay inuu dagaal kuqaado JL, laguma aamini karo idadal shisheeye hesiish inuu lagalo.

  • @faysalagass3336
    @faysalagass3336 2 години тому +1

    Guul d5

  • @Hooyomcn-ls4uv
    @Hooyomcn-ls4uv 3 хвилини тому

    Beeenaaale hawiye ah oo uraaaye adna soo raaac

  • @UmashballAshball
    @UmashballAshball 2 години тому

    Asc. Walahi ceebtii ugu weyneed qaranka weyna ceebeyen ciyal ayaa loodiray macalin duqoway 😊 Ciyal caloshot u shaqeys tayaal waaye ma' ahan ciidan Qaran wadani ah wariyaha waxuu dhahay kuli sarakiisha ciyal muqdisho waaye meesha mayaqa naan kkkkkkk😂😂😂
    Aaway toobarkii bananka kusoo qaadatay 5 sano walahi lacagta shacabka Somalia wadku tumateen harama cas 😅 magacina Hambegar waaye No haram cas kuwa kalena waa Kastumo No No
    Gor gor No what is happening 😭 😭 😭 😭 😭 😭 😭 😭

  • @cabdifitax-tx5it
    @cabdifitax-tx5it Годину тому

    hadalka runta ayaa ah dhulkas in tababr goni ah looqato tusale waa mel hood iyo banan u badan waa meel wajiyo badan cidii wax fahmi karto

  • @IsmaaciilDhiblaawe-b9b
    @IsmaaciilDhiblaawe-b9b 2 години тому

    Lakin janalkeyga boqo
    No fece 😂

  • @OmerDhuhulow
    @OmerDhuhulow 2 години тому

    wax derbi isku aadijiraywaaye

  • @biyowaynwayn5123
    @biyowaynwayn5123 41 хвилина тому

    Xasan baahane soomaaliya ceeb buu ladasocdaa

  • @osmanabdirabi
    @osmanabdirabi 3 години тому +3

    Wadanka axmed madobe madax haloga dhigo

  • @rayancomp
    @rayancomp 2 години тому

    Wacayslow xabadna ma taqaanid siyaasadna ma taqaanid waxaadna tolotay sarwaal kaa weyn.

  • @abdulahigabo3282
    @abdulahigabo3282 2 години тому

    War waxaan wax la falaanqeeyo ma ahan nacasiin baatihiin oo cilmi iyo caqli toonaba lagu arag. 2 Somalia is dileeyso ayaad waaxa ka dhigteen sida N koria iyo mareekan dagaal dhexmaray oo kale.

  • @Barise24
    @Barise24 3 години тому

    Ciidanka kayimid itoo biya adaoo cod ah ayaan hayaa wllh

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 54 хвилини тому

    Hhhhhhhhhhhhhhh waa u maleyhaaye

  • @AbdulIsmael-m6k
    @AbdulIsmael-m6k 17 хвилин тому

    Itoobiya badaheenii bey rabtaa oo xasan sheekh u saxiixay idinkuna somali to somali baa isu dilaysaan akhas calayk wa cibaaro adun walhi tani somali xoogbey dhexdooda isu leeyihin lkn markay cadwaga noqotana hoos bey u foorarsadaan

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb Годину тому

    WAR OGADEN ASAGAABA JABHAD AH ITOOBIYA ANAGA HIIL OGAMA BAAHNIN ITOOBIYADA AAD SHEEGI AYAAN SANKEEDA CAANA KA KEENAY MARKA TARTIIBA ANAGA JABHADNIMADA WA WAXAAN QARNIYO SO AHEYNE

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 Годину тому

    Ethiopia-ku-jirtay-dagaalka...

  • @khadargudle4013
    @khadargudle4013 2 години тому

    Munasarow sxb shaqo fìcan ayaad haysaaa walal qaali wanna mid aan kugu bogaadinayno inaad shacabka tustaAn wajiyada ay siyaasiyìntu ayleeyihiin

  • @AbdulIsmael-m6k
    @AbdulIsmael-m6k 19 хвилин тому

    Itobiya hala la dagaalmo wlhi inay bad ka hesho dhulalaka somalida ma ogoli anoo isaaaq muse waxaaa noogu wacan alle meel daran haka tuuree inkaar qabaha cadawgaha

  • @maxamedabas4756
    @maxamedabas4756 Годину тому

    what do u think 😅

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 години тому +1

    Xasan mooryaan 👎👎👎👎

  • @MushjariCeelbardaawi
    @MushjariCeelbardaawi 2 години тому

    Waxaa kinya isku dhiibay fanax iyo ciraaqi

  • @AadanCali-l2u
    @AadanCali-l2u Годину тому

    Beenbafanaa aruaa .qabiilmiysa. Kumaxmary

  • @copypaste9067
    @copypaste9067 16 хвилин тому

    BOOTO BOOTO WAR GOORMAA ETHIOPIA ISKA DHICINEYNAA HADIIBA AXMED MADOBE LADHAAFI WAAYAY LADHAAFI WAYEY MAHAN WELIBA WAA KABTEY AAWAY KA DHACDAY.
    Dadka shacabka masaakiinta dharbaaxyo iyo dil muqdisho kala daaaleen stbd waaye

  • @SiciidCisman-t3d
    @SiciidCisman-t3d 3 години тому

    Somali aya diley somali warming ah kujira majiran

  • @GjFy-c6d
    @GjFy-c6d 36 хвилин тому

    Daarood ayaa shir qoolay ciidanka daarood aanin malaha hawiyoow nacasyo ayaad tihiin dadkan marabaan dawlad dhulkiina jooga soomaliland waad kusoo duusheen daarood iyo hawiye waad wada socoteen lkn xaqii wuu is ku kiin diray lkn aad baanu uga xunahay inaad xabadhi is ku adeeg sataan

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW 3 години тому

    Been abuur yaabis ah.
    Maleeshiyaatka GODEEY iyo JIGJIGA waa la jebiyay.

  • @AHMEDADAN-b6c
    @AHMEDADAN-b6c 3 години тому

    Subscribed Munasar Mahamad

  • @BISADTV
    @BISADTV 3 години тому

    Ceeb aya dhac day xilka haka tagan wilal soma liyed wala laye cawa walid bdn aya oy naya axmad maha bajajle laso xira wa nin adag ceb aya ku dhacde koxda kursi donka

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 3 години тому

    ,asc warka dhamanti waa inu axmad argagixiye soo haro ama doowlad soomaaliyed soharto bas cidana isdhibay iska daya

  • @Peaceman1.
    @Peaceman1. 2 години тому

    Madax wene axmed madowe

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v Годину тому

    Somcad awal ba somli malhn

  • @FatimaMohamad-c1u
    @FatimaMohamad-c1u 3 години тому

    😢😢😢

  • @AxmedCabdicali-t8b
    @AxmedCabdicali-t8b 3 години тому +1

    Teu

  • @Lagdheera
    @Lagdheera 3 години тому

    Anaga wan naqana axmed madow nin laga adkan karo mahan macangag walahi

    • @ammat-t5m
      @ammat-t5m 2 години тому

      Marakan waa laga diiday wada hadal iyo xalinta arimaha si nabad ah