Allaha unaxariistee Nimco Daa’uud oo lagu dilay wadanka Sweden ayaa lagu aasay qabuuraha magaalada.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 17

  • @AbdiUgaaz
    @AbdiUgaaz 7 годин тому +3

    Allah unaxariisto marti la jecelyahay Allah ka dhigo Ameen ya Allah

  • @abdiasishaybe3237
    @abdiasishaybe3237 6 годин тому +2

    Ilaahay naxariistii jano ha siiyo Aamiin

  • @Bambelmo
    @Bambelmo 6 годин тому +2

    Innaa Lillaah wainnaa ileeyhi raajicuun, Allaha unaxariisto, qofka dilayna umada Allaha kaqabto.

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487 5 годин тому +1

    In lilahi wainaileyhi rajucuun Allaha subxaana watacaala janadisa haku casumo qabriga Allaha uwasiciyo martilajecel yahay Allaha kadhigo yaaa rabi yaa rabi intey ka tagtay Samir iyo imaan Allaha ku irsaaqo ❤

  • @AbdiUgaaz
    @AbdiUgaaz 7 годин тому +1

    Allah unaxariisto wlasheen

  • @XasanAxmed-j3l
    @XasanAxmed-j3l 9 годин тому +1

    Alle ha unaxariisto walsheen😢

  • @WakhtiAhmed
    @WakhtiAhmed 14 годин тому +1

    Amiin insha'Allah

  • @abdullahhussein9638
    @abdullahhussein9638 16 годин тому +2

    Allaha unaxariisto

  • @maryanahmed9538
    @maryanahmed9538 9 годин тому +1

    Allaha unaxaristo

  • @MohamudMohammedAbdirahma-yl3df
    @MohamudMohammedAbdirahma-yl3df 15 годин тому +1

    Ilaahey haunaxriisto jantulfardowsa aamiin aamiin

  • @maxamedcabdiraxman6595
    @maxamedcabdiraxman6595 13 годин тому +1

    Allah unaxaristo gabadha

  • @osmanahmed9780
    @osmanahmed9780 12 годин тому +1

    Allah ha u naxariisto janadi fardowso eebe haka warabiyo

  • @danielbob3663
    @danielbob3663 9 годин тому

    Allah u naxaristo allaha jeneyo walashen marxumada amin amin amin lakin waryada ragaa somaliyed ayan shegaya gabdhaha somaliyed ee qurbaha jooga woxoga krave maga iyo technika iyo sysyema hala baroo sii ay isaga difacan sakharinta xag jiirka ah allaha ka xafido eh si da yela walalayal wa wajiib nasaran walashena allah u naxaristo allaha janeyo aminamin amin samir iyo iman allaha naga siyo dhamanten somali amin amin amin hadan nahay asc walalayal

  • @khalidahmed5448
    @khalidahmed5448 11 годин тому

    Mushkiladu waxay tahay haddii qof Muslima uu Dil geysto waxaa la odhanaya muslimiinta waa argagixiso, Halka Marka nin cad uu falka geysto waxey markiiba dhahayaan dhimirkuu Ka xanauusanyahay waa been cad, ilaahay caddaalad haka siiyo ninkaa cunsuriga ah iyadana naxariistii janno haka waraabiyo.

  • @siradm
    @siradm 17 годин тому

    Waa beentood haddey doonto ee ku caadiya iney wax caddeeyaan. Ilaahay swt ha u naxariisto ehelkana samir iyo iimaan ha ka siiyo

  • @ggs-r4i
    @ggs-r4i 17 годин тому +1

    Soomali way u dhamaatey wax community ay leyihiin ma jirto saas ayaa loo dhilaa malinwalbo awlaada loogu qataa. Meelkasto waay ku dhiban yihiin.

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev 16 годин тому

      ADIGA OWLAADADA IYO CARUURTADA ILAASHO HAFII ADBA WAX DHAANTO GAALEY IMOW WAX USAMEY SIDA ANBA WAX UKU QABAN KARTID MEELKASTO JOOGTO WAX KASAMEY