Wasiir Cali Balcad oo faah faahin ka bixiyey safarka Wafdi ka socda Somaaliya ay ku joogaan itoobiya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 89

  • @ahmednur9383
    @ahmednur9383 18 днів тому

    Guul Somalia 🇸🇴

  • @Abubakar-w3j2h
    @Abubakar-w3j2h 18 днів тому +5

    Uf uf uf wad so urten dowlad isku shega xasan dawadhilif xasan tuugsi ohin bad utagteen itopia udhibta ha idin wasene hora lowasay kii xasan gurgurte aha adinkana u dhibta gun gun dhashay duf kubax

    • @soloali6844
      @soloali6844 18 днів тому

      Walhi waa dhiciifnimo mesha dawladnimo igama muqato wa iska moriyaan caloshood ushqeystayaal ah.

  • @sharfmow9277
    @sharfmow9277 18 днів тому +1

    Xabashi Xabashi dhalay Xabashi Xabashi dhalay Xabashi Xabashi dhalay

    • @toddlerlearningvideos-barc4314
      @toddlerlearningvideos-barc4314 18 днів тому

      Jajuz ayaa tahay kenyaan

    • @qalbidaryeele
      @qalbidaryeele 18 днів тому

      ​@@toddlerlearningvideos-barc4314horta dowlada aad tageereyso isheeg Hal wanaag ah Aay sameysay blse in dalka marwalba magaalo kamid ah lagu duulo hubkii shacabka lagu difaaci Laha ayagi lagu qixiyo taasa dowlad ah ileen qabiil baa ku indho tiray dowlad iyo maamul qabilbaad kajeceshahe

  • @mawliidhussein6927
    @mawliidhussein6927 18 днів тому +1

    Siyaasad xumaa wuxu

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 18 днів тому +1

    Hassan tuuug somalia god dheerbuuu ku riday xaqiidiii

  • @mahadhassan8343
    @mahadhassan8343 18 днів тому +5

    Dawlad daciif ah ayaa Somalia
    Hogaaminaysa

    • @mohamedhussein9753
      @mohamedhussein9753 18 днів тому

      Dowlad walbo oo imaado waa sidaas dadka waxaa u tashtay siyaasiyiin shacabkana uma naxaan hadaan cod lahaan laheyn dad badan maanan dooran laheyn laakin lacagtooda ayee ku fadhiyaan kurasta hadda

  • @sooyaalka326
    @sooyaalka326 18 днів тому +1

    wllhi kuwaaan dad ma ahan ethopia baryo wax kaama rabto xoog iyo xelad ayey rabtaa adinka waxaaa tihiin doqomo oo xilka noo qabty ceeb haddii loo dhiman lahaa kooxda iyo xasan sheekh u dhiman lahaa iyo maamul gobaleedyada

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 18 днів тому +1

    Marna Ethiopia waa cadowga Somalia, marna waa walaaladeen😂😂😂.
    Bal wareerka kuwan haystaa deya.?

  • @dr.abdulkadirmire8191
    @dr.abdulkadirmire8191 18 днів тому

    Kani asalkiisu waa Xabashi waa khaa'inul wadan

  • @bashirsheikabdibashircabdi2559
    @bashirsheikabdibashircabdi2559 18 днів тому

    Guul somalia

  • @MuuseSheekhmaxamuud
    @MuuseSheekhmaxamuud 18 днів тому +1

    xasan iyo xuku madiisu ha iscasilaan

  • @Gyyhir1134
    @Gyyhir1134 18 днів тому

    Meeshaan dowlad nimana kama jirte kuwaan yaa nagaqabta😊

  • @mumincabdule8668
    @mumincabdule8668 18 днів тому

    Gormaa Ethiopia walalo noqonay waxan wariye ma ahan 😮

  • @MuslimLifeCoach-q3d
    @MuslimLifeCoach-q3d 18 днів тому +5

    1 Madaxweeyne Xasan "Adisabab Ayaa Hotel lagu xanibay"
    2 Ethiopia Somaliland Ayan aqoonsi siineenaa ayey tiring.
    3 Qunsuliyadu Somali government Amartay in LA xiro Ayaa Ethiopia uga furan Somaliland iyo puntland
    4 Doowlow cidan somali ah Ayaa ciidan Ethiopia layay sida somali official s deheen.
    Su,aal Ali balcadow Adisaba maxaa ka doontay?
    Dowladu Heybadii iyo awoodii qarannimadu Laheyd ma isticmaalin ee isbadal dhab ah ha Sameeyso.
    Talo.... LA hishiiya jubaland,puntland iyo ashabaab ka una tanaasula waxkasta oo midnimo dhawaceeyn.
    Waxad Sharaf ku leedahay markaad dadkaaga wadato

  • @carafadaleeli272
    @carafadaleeli272 18 днів тому +1

    😂😂😂 walalaheeen Ethiopia aaan iska leeef leefno waxkle ma jirane

  • @mawliidhussein6927
    @mawliidhussein6927 18 днів тому

    Masaakiin daciifa weeye ilahay umada ha idinka qabto

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 18 днів тому

    Siyasadu wa barasho adeer Nin uqdad haya ummad ma hoggamin karo wa nasib daro uso hoyatey ummada somaliyeed odey Hassan sheikh iya ka masul ah Ethiopia hor farisaan maayo ila ay ka noqonayso heshiska MMU lkn waxay dashay in meydki askarti somaliyeed

  • @MaanJamac-i8e
    @MaanJamac-i8e 18 днів тому

    Soomali maanta dadka hugaa minahay waa dadka ugu liita somali waay udhaamaatay

  • @mohamedabdulle358
    @mohamedabdulle358 18 днів тому

    Itobiya walaalnimo nagama dhaxeyso ee ereygaas hala joojiya dal diris ah kaliya halagu ekeeyo.
    Tan labaad umaadan baahneyn in aad u safartaan hadii ay dan leeyihiin oo ay dakad rabaa

  • @salmanyare9243
    @salmanyare9243 18 днів тому

    Aniga waxan qaba marki xalada halkan mareyso dhalanyarada hubka haa qatan oo cidamada ethiopia haa kuu jeestan walhi weey baxayan

  • @Ghedi1965
    @Ghedi1965 18 днів тому

    War dowladnimo waxba kama taqaaniin, marna Ciidamo ayeey Dooloow nooga dileen marna deris wanaag

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 18 днів тому

    Waxooga lacag ah ayeey ka soo qaateen. Intaas ayaa u daran iyaga.

  • @MohamedYusufNoor
    @MohamedYusufNoor 18 днів тому +2

    Dowlada somaliya way dhamaty.

  • @mawliidhussein6927
    @mawliidhussein6927 18 днів тому

    Wlhi xasan inuu is casilaa sidan DHAANTA ITOOBIYA XOOGBAY WAX KU RABTAA WADANKA INAGAALE MAXAA ITOOBIYA KOO BARYYAYAA

  • @Falisjama-x4w
    @Falisjama-x4w 18 днів тому

    Fadalan xasan shiiikha somalia 🇸🇴 Dagalka ka dah OO axamed madoobe La heshiiy 70jir labo jeer madaxawen noqoday oo hadan ciimadi qarank dhameeeya fadalan somalia Dagalka ka joogi

  • @mukhtaarsheikhabdi3621
    @mukhtaarsheikhabdi3621 18 днів тому

    Dawladnimo lqguma sheegi karo waxan ee illaahayoow umada kaqabo adigaa awood lehe

  • @Falisjama-x4w
    @Falisjama-x4w 18 днів тому

    Wadamo shiishey bada ciidamo ka so barayasa ciidamo qarank wa dhameeyay xasan shiiikha fadlan Dagalka iyo isa Qab qaba siga somalia ka jooji xasan shiiikha

  • @deeroibrahim2709
    @deeroibrahim2709 18 днів тому

    Raga meesha Ku dhintay dhiigooda biyo ma,ahan ee dhiigooda meel hala saaro

  • @bardacad
    @bardacad 18 днів тому +1

    Maskiin hawiye
    Cali ballad iyo sanbololshe
    Yay wakiil ka yihiin
    Suma walaahi iyo bad balaayo qaran bay ku yimaadeen
    HAL XAARAAN AH NIRIG XALAALL AH MADHASHO
    XASAN XARAASH BAA XAARAAN IYO UNUKAA LEH XAMAR KU YIMID

  • @aliguuled9816
    @aliguuled9816 18 днів тому

    Ware haleeska ilaliyo kan oo kale

  • @Falisjama-x4w
    @Falisjama-x4w 18 днів тому

    Xasan shiiikha wan tageeri jiray lakin hada wa nacay axmed madoobe La heshiiya inat itoobiya o cadaw ah barayasan uf ciidmadi qarank wada dhameesan

  • @Falisjama-x4w
    @Falisjama-x4w 18 днів тому

    Fadlan xasan shiiikha Dadka rer somalia Isku keen oo heshiisi labo jeer ban ku dooran abal laawe bad tahay iska dah wadamad shiishey oo ad wareegasi oo axmed madoobe iyo saciid dani La hadal Waxan soconay waqatiga somalia ha uga lumin sharafta somalia xumanta ka dah oo ciimad qarank dhisa sharaf ma leh somalia inta wiil shiishay ilalinayo Adigu xita Isal yaab xasan aqali yeelo fadalan Dagalka ka jooji somalia

  • @AbiikarKeynaan
    @AbiikarKeynaan 18 днів тому

    Dowlada way dadaashay maadaama 11 kii bilood ee la soo dhaafay ay Ethopia ay ka hortaagneed Bada Somalia . in hada bada la siiyo Waxaa sababay Daba dhilifyada sii xoogaysanaya ee ethopia dalka soo gelinaya maalin walba. Sida Biixi, Madoobe iyo Deni. !

  • @hodanahmed1456
    @hodanahmed1456 18 днів тому

    War heshiis beele aawey dagaalka ay nagu soo qaadeen.

  • @ahmedibraahim262
    @ahmedibraahim262 18 днів тому

    SOOMALIYEEY ANIGA WAXAANBA KASHAKIYAY NIMANKAAN MADAXA QARAHA LEH EE TURKIGA LAYIRAAHDO IYAGABA NOO LUG QABANAAYA HANAGA BAXAAN EE HISHIISKA LALA GALAY HALOO BADALO CHINA AMA RUSIA

  • @sabaxalnur
    @sabaxalnur 17 днів тому

    Somaliya ma iyadaa dulmiga waday, mise itoobiya maxaa madaxda Somaliya geeyay Addis-Ababa ? sow ma ahayn in itoobiya marka timaado Xamar oo raali galin bixiso?? waa daciifnimo iyadoo lagaa gardaran yahay hadana aan baryo ugu tagto.
    Ilaahay waxan ka baryayaa in noo keeno madax daacad ah, sharafta dalka iyo diinta ilaalisa hada ma hayno.

  • @Falisjama-x4w
    @Falisjama-x4w 18 днів тому

    Axmed madoobe La heshiiya inta cadaw La heshiinesan Wayo ciidamo qaranka xasan shiiikha wa dhameeyay markas bu wadamo ciidamo ka so barayay uf xasan shiiikha

  • @Nascospareparts2
    @Nascospareparts2 18 днів тому

    KALSOONI DARO HABRASHO XAD DHAAF AH BAA KU DHACDAY MADAXDII SOOMAALIYEED DULI

  • @salmanyare9243
    @salmanyare9243 18 днів тому

    Ethiopia somalia waa qabsatay somaliyaay runta haa loo soo labto somalia gumeysi ayaay kujirta waqti xadirkan

  • @BashirHassan-g2q
    @BashirHassan-g2q 18 днів тому

    Yaab waaye waxaasaa noo taliyo annaga

  • @MuzamilXaashi
    @MuzamilXaashi 18 днів тому +1

    Itoobiya raaali kama rabneee alle haddaaa taqaaanaaan heshiiiskaaas inaga cancela waaa haddaaaa dareeen sooomaalinimo leeedihiin anaga baddeeena itoobiya raali ugama nihin haddaaaa siisaaana shalay wixiii muuse lagu haystay ayaaaaaa adinka waddaaan anaga raaali kama nihin mudane madax wayne shacabkaaaan ayaaaa wax ku tahaye ka fiiirso itoobiya maaalina heshiiis ma noqon haddana noqon mayno eee xooogga ay itoobiya ku faaanto maaaha midka ay soomaalinimada ku wiiiqi karto eeee adiga magacaaga sharafkaaaga ilaaasho ogow mudane madax wayne itooobiya baddeeena hanaga siiiiin waaa iga talo

    • @sooyaalka326
      @sooyaalka326 18 днів тому +1

      war kuwaan ma xishoodan waa itoobiyaan oo dharkle noo soo gashty aaway sanadkii oo dhan waxa lagu xiiqaayey

    • @Shaamil-Basayev
      @Shaamil-Basayev 18 днів тому

      WARKA ISKA DAAYA QORAALKA MADAXDAN WAAW DACIIF LKN DHULKADA IYO BADEENA INAA ANAGA DIFAACANO AYA INOO FIICAN DHALINYAROW DHULKEENA AAN DIFAACANNO RUNTA MARKA NII SHEEKO ETHIOPIA WAX KA FULEYSAN MANA LAHAN QORIGA ANBA QAADANNO RUNTII DHALINYAROW DOWLAD MANA DIFACEYSO DALKA

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 18 днів тому +1

    Itoobiya wada hadalkii Turkiga waa looga adkaaday sidaas awgeed waxay rabaan inay ka baxaan

  • @Maxamed-pr1wi
    @Maxamed-pr1wi 18 днів тому

    itoobiya ayuu xasan baryayaa wuxuu doonayaa siduu ku soonoqon lahaa waxba kama galin somali waad uraysiin

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 18 днів тому

    Isfahmkii Ethiopia iyo Somaliland in uu sharci darro yahay iyo in ay Somaliya fashilantey oo ay wareersantahay😂 waa la arki doonaa.
    Maaweelada caruurta ku maaweeliya reer Somalia.

  • @ismaciilAbdullahi-x4b
    @ismaciilAbdullahi-x4b 18 днів тому

    Dadkan horta maxa daray 😮 umada soomaliyed ma matalaan miyaa
    Umada soomaliyed waxay ogaleen maxay usameynayaan

  • @bootstrap-es5wf
    @bootstrap-es5wf 18 днів тому

    Sug anaga may noo imanayaan mise anaga ayaa utegeyna waa suale, sided ugala xaajoneeysaan In bad aad siisaan dad cidamadiinii leynaya , Daba dhilifnimada Cadeyso noi , wax aad tereysan malahane , Ethopina inay soosarto wax wara oo kusaabsan taas hasugin.

  • @getto10
    @getto10 18 днів тому

    Bada aynu siino iska dheh

  • @HawaAbdullahi-fz3kn
    @HawaAbdullahi-fz3kn 18 днів тому

    Uf nacalad baa idinkutala war waxaan somali dhan ma ugabaxnaa nijasada

  • @ahmedismailbulbul9991
    @ahmedismailbulbul9991 18 днів тому

    Kkkkkkkkkk qoraalka ay Ethiopia ka Soo sartay. Ay ku sheegtay in ay Somalia ay tahay ku wada xumaanta 😊😢

  • @Abubakar-w3j2h
    @Abubakar-w3j2h 18 днів тому +1

    Wllhi dowlad nocan okale dunida laguma arag War xita jarertii balayaban War hedhe dowlad iyagii laguheysto dhulkedii iyo baddedii hadana u calan caleysa dowladii sowerartay War hedhe hawiyow dowladnimo waxba kama taqanane iskataga o xolihiini iska racda dalkan dadkii hoganmin jiray ba hadana hogaminaya

  • @ismailabdirizak3058
    @ismailabdirizak3058 18 днів тому

    Waxay aheyd inu iska aamuso.

  • @SharmakeMohmed-w7y
    @SharmakeMohmed-w7y 18 днів тому

    Aniga ayaga lama yaabani ee anaga (shacab ahan) layaabanahay waayo dadkan waxay ogaaadeen in aysan jirin dad dhiig leh oo iska kici kara heeryada saaran oo ay inta wax ka dhahan dalkena sameyan hadana si nabad ah dalka iskaga solabanayo ee hdii ay ogaan lahayen in shacab dhiig leh jogan ma sameyen 5 beri weydanaa warka kadibna xalay dhalay ayaan ka nahay iyo hebel wa igu qabiil

  • @Sunny45553
    @Sunny45553 18 днів тому

    Xasan shiikh ma aha ninka ugu caqli badan Somaliya, wuxu rabo iyo fikirkiisa daciifka ah ee u rabo doorasho qof iyo cod ku sheeg ah qabiil kiisa xata u ka dhaadhicin karin ku qabso dalka intu is laha ba Oromo Qotti ah naga caqli badineysa o sharafti dalka ku tuntey, war ilaahey hada taqaan 70 jir ba tahaye dadka ha sii kala fogeyn balaayo maan yar ba tahaye

  • @AbokorShide
    @AbokorShide 18 днів тому

    Mee. Waayaabe. Wasiirki. Arimaha. Debeda. Miyaa. Looga. Baqay. Itoobiya. Fiqi. In. Qabato

  • @amiirmohamet5908
    @amiirmohamet5908 18 днів тому

    Sanbaloolshe iyo cali balcad xasan shiiq bar xun ayaa ugu talo taariiq da Wadan ka😒

  • @ShaatiImo
    @ShaatiImo 18 днів тому

    No waji ladhah waxa xasan dhiiqo dhiiqezo iyo kuwa damiir somalia k u jirin somalia maskana arka oo gaalada u sajuudo😊

  • @abdirahmanosman7646
    @abdirahmanosman7646 18 днів тому

    Mudane maxaa utakteen

  • @AbokorShide
    @AbokorShide 18 днів тому

    Warkale. Mawaayeen. Soomaaliya. Xistiga. Iyo. Xaasidnimada. Somalilaan. Ooyee. Shaqo. Kale. Iyo. Ku. Xad. Gudubka. Jubilan. Iyo. Budlalan

  • @AbdirahamanWajeer
    @AbdirahamanWajeer 18 днів тому

    nin islaantaada usocda gabada laguma tuugo

  • @AbdirashidaliIsaxk
    @AbdirashidaliIsaxk 18 днів тому

    Nacalad idinku dhacday qarmunbaa tahiin war bal eeg way ka garabeen kulahaa war ragii dhintay yaa lagala xisabtamyaa

  • @hashiade7767
    @hashiade7767 18 днів тому

    Nacalqdi kugudhacday nacassana ninku ma nin gurigaadi gugidila ayaad utegaysa

  • @abdirahmanosman7646
    @abdirahmanosman7646 18 днів тому

    Waxii shalay dhacacey Eileen caruurteena iyo ciidenkeena

  • @ismailhussein805
    @ismailhussein805 18 днів тому

    Reer muufo adeerka ayaa ku soo diray ma dhergayaal waar iska aamus kuwii dhulkiina iska dhex socda ayaad u tagteen waxa idin eryayaa waa xaqul qalinkii ankara nin baahani gob maaha ayaan maqli jiray.

  • @engineercavani5870
    @engineercavani5870 18 днів тому

    Wara nagadaf ayatho ladili asakari somaliyed ladili aya saan uhaali hdan somali ethiopian waay kacabsaati runti hade lashego

  • @libankhalif5610
    @libankhalif5610 18 днів тому

    Ayadoo Askari somali ah dhinteen miyuu yiri qoraal ayay kasoo saarayaan!
    Ayakoo wali xirin qunsuliyadii miyuu addis ababa u aaday heshiis?
    Saameyn kuma yeelaneyso askarti dalkeena gudahiisa ay nooga dileen miyuu yiri?
    War ninka maka dhabaa mise aniga waxkale maqlooya!?

  • @bashirsheikabdibashircabdi2559
    @bashirsheikabdibashircabdi2559 18 днів тому

    Maxay kukaladuwan yihiin axmed madobe iyo ethiopia? Axmed cidamadii qaranka ayuu weraray isaga o alshabab kashanaya hadana ethiopia so maxad ku dhaliilaysan dawlada somalia

  • @AbdirashidHussein-g4z
    @AbdirashidHussein-g4z 18 днів тому

    Jaajuus amxaaro inaan tahay waa ognahay

  • @cabdullahicadde7640
    @cabdullahicadde7640 18 днів тому +1

    Fulaynimo iyo fudeed marka isku darsato waa iska sidaan

  • @hashiade7767
    @hashiade7767 18 днів тому

    😅😅😅😅😅😅😅 ithopia waxay tiri dowlada somaliya waa beenteed waxa aysheegtay dhiigii askata way inkirtay nacasow adi waa kagarabi dontaa ayaad ledahay adaaba cududar usii samaynayo

  • @salmanyare9243
    @salmanyare9243 18 днів тому

    Baqbaq war somalia madaxdeda oo mudane xasan sheekh ogu horeeyo hadi ethiopia ayaay wax walbo bahdil somalia kuu sameysay waliba aniga waxan amisanahay xaqiqdi ethiopia in ayaay somalia qabsatay gobolka Gedo iyo konfuur galbeed iyo somaliland dhaman weey qabsatay waxa daliliil kugu ah ethiopia in ayaay somalia kaa baxdo dagaal ayaay kaa xigta saan ayaay qeyb somali kuu ah kuu heysata taalo somaliyeed ethiopia hala dhaho dalka kaa bax walhi aniga taladeyda ethiopia waxbo alshabab ayaay kuu marmarsiyoon ee dalka haa kaa baxan 16 year ayaay dalka jogan hadana waxeey leyihin xaq ayan somalia kuu lenahay

  • @abdihafiidahmed8950
    @abdihafiidahmed8950 18 днів тому +1

    Jubaland si aan ugu guuleysano dagaalka aan u soo saxiixnay baddeena miyu yiri mise aniga mooda.😂😂😂😂

  • @AbdirahamanWajeer
    @AbdirahamanWajeer 18 днів тому

    mida kale 10qof oo cidanka somaliya aya kudinta doolow wasiirkuna wuxuleeyahay wa dacdo yar

    • @cabdullahicadde7640
      @cabdullahicadde7640 18 днів тому +2

      Wiilkiis hadii ku jiri lahaa wuxuu dhihi lahaa wax la aqbali karo ma ahan

  • @abdirashidhaji1628
    @abdirashidhaji1628 18 днів тому

    Bias reporting.ask the real questions which side are we Ethiopia or Egypt when the foreign minister is Egypt knowing Egypt is against Ethiopia’s presence in Somalis territory water. Who will trust you, when you’re all over place throwing everything under the bus just to overcome Jubaland’s Ahmad Madowe, who seems standing as a threat to Hassan’s unconscionable plan

  • @Maxamed-pr1wi
    @Maxamed-pr1wi 18 днів тому

    badal dhaama xasan ilaahow soomaali sii

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 18 днів тому

    Hassan tuuug somalia god dheerbuuu ku riday xaqiidiii