Hambalyo Hambalyo mudane madaxweyne Ahmed madoobe Abti waan ku garab taaganahay xasan dal xaraashe qabyaaladi ku qaaday kuma dhigto dalka waa laga badbaadin marxuum xamse iyo dabadhilifka ushaqeeya ee Jubaland puntland iyo SSC Khaatumo State of Soomaalia guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK Garloogube DDS ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@@Idriss-f6v Haeiye irir Samaale iyo Isaaq Irir Samaale waa dadka leh dhulka 5ta soomaaliya, ma aha dad Dooni la soo caarisay oo yemen laga soo tuuray luqada Carabiga waa ((Dhaaruud)) ee ma aha Daarood, micnaheedu waa la soo tuure
guul iyo gobanimo Asiyid Axmed xafidahulaah
Hambalyo Hambalyo mudane madaxweyne Ahmed madoobe Abti waan ku garab taaganahay xasan dal xaraashe qabyaaladi ku qaaday kuma dhigto dalka waa laga badbaadin marxuum xamse iyo dabadhilifka ushaqeeya ee Jubaland puntland iyo SSC Khaatumo State of Soomaalia guulaysta idamka alle goor kasta iyo goob kasta from GK Garloogube DDS ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilaahey hanoo kaadaayo!! Horay noowad!!!
Masha Allah Axmed madoobe xafidulla
From jigjiga 💪🇸🇴
Adiga axmaarada kugu gumeysato jigjiga xaafad 5 iyo 6aad iska saar ..
@IRIR-SAMAALE_114 Axmaarada dhulkoogii bay joogan laakiin waxa la daren , Hawiye iyo idoor dhul kii somalida ee xorta ahaa Itoobiya siinaya
@@Idriss-f6v Haeiye irir Samaale iyo Isaaq Irir Samaale waa dadka leh dhulka 5ta soomaaliya, ma aha dad Dooni la soo caarisay oo yemen laga soo tuuray luqada Carabiga waa ((Dhaaruud)) ee ma aha Daarood, micnaheedu waa la soo tuure
@IRIR-SAMAALE_114 kkkk Nina dhul kiisa dal kale masiiye dhul aadan lahayn baad itoobiya siinaysaan.Waa sabaabta Hawiye iyo idoor uga cabsanayaan Darood yacni itoobiya ha naga celiso Darood.
Ahmed madoobe waan soo dhawaynayaa
Guuleyso mudane axmed madowe
Viva axmad madobe
Hanbalyo.axmed.guuleeso.haryr
AXMAD ISLAM ☪️ ❤️ GEESIYOOW GEESI GEESI DHALAY GUULEESOO AXMADOOW GEERIHAW HORAYN GURGUURTE BAHALWEEYE KAGARAAC GAFUURKA JEBI
Abti guuul
Axmed dhuxuleyste waa masiibo loops direy umada soomaliyeeed
Allaahuma ifath. Al sayid axmed sh maxamed islan guul jubalandh asan qabyaalad qabyaladii oo suduban kalay kudhuus juba land
Hambalyo
Guul iyo Gobanimo, Xassan Dameer meel iska saar, tuuga lugaga,qalqalooca moxog , muufo iyo canbuulo cunka ah.
Taariikhdu waxay qortay maanta in madooba mar sadaxeed is doortay.
Gob gob dhalay!!!!!!!
Daa roodaw ninkan wakhti laysmacarado lama jooge dawlada somaliya xiniyaha uunbuu haya ee maxad uu haysatan
Kaligii taliye looma baahno ee umadda ka horleexo geeda naar.
Wadanka nadiisa ha lagu dadalo Bertha ha la fasho
Mucaarad aan dhamaan oo 20 sano ah, yaad la heshiinee madoobow kii yimaadaba mucaarad ayaa ku tahay.
maamul gubuleyd yadan dalka ha laga qabto tahriibka dhalanyarda u aadayaan waa waxan oo kale
Been badanaa mid kastoo raba inuu kaligii cuno ooxaqa dadka asaga iyo reerkiisa kaliya iyo shisheeya la shaqeeyo sanuu ihadlayaa akhiraa war yaalaa
Deked iyo air port ayaad isku haysataa
War maad joogtid armay kulaxumaataa
Axmadoow sharciga u hogaansan oo dictatoorinimadaan jooji jubaland kaligaa malihid cidnana uma ogolid caqli ma noqonee adeeroow soomaali dagaal waa kasoo daashay dhalinyaro dambe oo isku baabada dooni meyno ee inta so maamuli kartay waa soo maamushay ee iskaaga tag please
Xaar ayaad ku fadhidaa ma adigaa kaligaa leh wadanka xabad ayaa lagaaga saarayaa aan eegno
Hooyadaa anigaa wasee kaleexo sayidka yuusan kugu biyo bixine
Ma xasan culusow o masaga wa xoreysan wayey miya axmad madobe ku dhaca kkkkkkk
Daa roodaw ninkan wakhti laysmacarado lama jooge dawlada somaliya xiniyaha uunbuu haya ee maxad uu haysatan
Dowlada somalia ma xassan sheikh baad u taqaanaa.