Arintaan waa run waana Africa oo dhan dhaqanka ayaa laga badalayaa muran kuma jiro ee muranka hala iska daayo xataa wiilasha la xoogayo waa arin looga dhigayo dhaqan si khaniisnimada loo caadeeyo war soomaliyey Xuseen hayareysanina hadalkiisa
Ninyahoow xumaanta ka daa hadii aad Aragto ficilada noocaan la wadaag wasaarada awooda u leh iyo hayadaha aminga. Ka waran ma jireyn waxaan horay ma u jireen
Aniga maanta waxaan ku arkay north London fanisbury park station near the mosque of Daaruaiah. Afar wiil oo Somali ah oo ugu weeynaan da,da udhaxeeyso 25 ilaa 35 waxay is haysteen gacmaha Anigoo yaabaa oo is leh tolow ma cabsanyihiin mise waa dad jiran kadib waxaa I aragtay Anigoo aad u yaabaa naag madoow ah waxay a igu tiri ku waan waxay iska dhigaayaan dumar waxa Labo dhinac ka socday 3 nin oo ah kiribiyaam iyo African isku jiro
Mudo ayey wadeen inuu baarlaanku sharciyeeyo Waxaa wado wadamada iyo hay,adaha Xalane fadhiya markii bulshadu kacdo way yer aamusaan Hadana waa la soo celiya Laakiin shaqadu hoos ayey Ka wadaan. waxaa xaqiiq ah in dad badan in la xero galiyey oo dalka jooga
Su,aal wllo culimada somalia jooga ee TV yada laso taagan munafaqada ee somaliland in la weeraro dadka faraya haday gaalo diidayan maxay dhaqamada qowmuludka ee lashegayo uga hadli wayen cajiib
War brother xildhibaan ku sheega somaaliyeed waxay wadanka halkaa u dhigeen waxbaa qaldan qoomu luud sidee wadanka u imaan karaa xildhibaan ka somaaliyeed ayagaa ayaa ka aamusay ayaga ayuu ka buuxaa haday waxaan run yihiin siday ku dhici kartaa war maanaa waalan mise meeshu waa gam yaaaaaaaaab
Wuxuu leeyey Wuxuu yidhi Laba qof ayuu inoo Turjumaya Waar adigu ama raga dood uqabo Ama nagadaa waxan adoon Soo dhigin ayaanu dawanay Khaladna haigu ahaate
Subxaanaka yaa Cadiim Xoosow maxaa saas loogu aflagadeynaa su'aal kelya oo weydiyay. Hussen who r you r obsessed with qaniisiin adiga soo bax waa lagaa shakiyay.😂
Xuseen Allah hakuu guuleeyo
Guuleyso in shaa Allah
Wiilkan Xuseen waan u cabsdaa runtii arintan oo kaliya muu soo helin ee waxyaalo badan oo kale ayuu kashifaa ilaahay ha ilaalsho
Hussein you doing a great job and history will remember you for that 👍🏾
Xusein waa halyey Soomaaliyeed . Waa in ninkaas laga ilaaliyaa cadawga dalka , dadka iyo diinta .
Husein guuleyso aduun iyo aakhiraba . Allaah baa kugu filan .
Hussein iyo inta la mida ba Allah ha idin xafido iyo dhamaan dhalinyarada inta ilaalineyao diinta dadka iyo dalka. Illaashta wadankiina ❤
Allahu akbar illahayow shartooda ka badbadi umada iyo caruurta muqdisho anagana naga nabad Gali fitnadoda
Xusen walal rabbi Haku xafido
waa runtiis xuseen waa ay qariyeen
hussein waa lagend
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
subxaana laahi xuseen jamac waa qof qatar ah bal sifiican haloo bandhig oo xamar ololo looga soo hor jeedo xalane xalane xalane hala qaado oo wadanka hala saaro aaway ku wiil shaydaan ahaa oo is qarxayay meey aadan xalane xalane xalane hadeeyba diin leeyihiin ayagaa ka mid, ah duulaanka wadankaan soomaali weyn asc
Xuseen iyo teamkiisa Allaha xifdiyo
Ogaadana xisbu sheydaan eeyo badan beey leeyihiin
Eeyahaana markii eey cabsi dareemaan waa kiciyan
XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan
Yaa allaah waxaan kaabaryeyna sharta kuwaan(galada) Naga qabo
Hussein u r legend bro
Seedkuaragteen
Midinkaagali
Xalane
Warbeentajojiya
Walidinlayaabi. Xishood
Arintaan waa run waana Africa oo dhan dhaqanka ayaa laga badalayaa muran kuma jiro ee muranka hala iska daayo xataa wiilasha la xoogayo waa arin looga dhigayo dhaqan si khaniisnimada loo caadeeyo war soomaliyey Xuseen hayareysanina hadalkiisa
Xuseen cadow badan baa baxaya illaahay haxafido
Husein jamac nin culus wadani ah hosow wa ciyaal aqli gaaban ha la sheekeysan
Subxanaallah allaha ma najayna birabi naas
Hosowpro wuxuu san ogeyn dadka lagu eedeynaaya waa somali.
Somalina ma kala saari karaan B iyo P
Marka Hussein aya saxan
Soomaaliyeey dalkeena, dadkeena iyo diinteenii waa lagusoo duuley, taas fahma.
Meeshii laga dagalami lahaa dhibatada soomaaliya oo dhan ka socota gara ahaana casumadii soomaaliyed miyaa la atagayaa qofkii yirahda war wadanka iyo diinta iyo dhaqanka hala ilaashado soomaali yey. Waa wax yableh ⁉️
Xalane halaga badbadiyo umada somaliyed
Yasir Allah.
Waxla qariibsado maahan xalane waxaan iyo waxka xunba waa lafilaa lkkn Alle ayan leenahay30 kii sano waxay nala rabeen iyo aidaan nahay isma lahan
Hooskasobax muxukawadaa warninyohay qofwalba haxuubsanine wiikusu al bukuwaydiiyey ee sifiican isulanaqaasha
Ninyahoow xumaanta ka daa hadii aad Aragto ficilada noocaan la wadaag wasaarada awooda u leh iyo hayadaha aminga. Ka waran ma jireyn waxaan horay ma u jireen
Maadaama aad kadigayso arimo khatar ah
Wayab
P B
Muqdisho Meesha ladhaho xapiip mabka kafiiri
😢😢😢😢😢
Hosow maxaa asaga qowmuluud ka quseeya.
Waxba kamaquseyaan laakiin inuu fahmo ayuu ulajeeda si umada dhan ufahamaan
Adi mxaa lagu baneysa mise wabatahay
Somaliga xarafka P maleh that is why B
waa in xalane shaqo laga qabto
Insh wad glysanysa
Sax wax waa lays waydiin kara
Xapiipti mabka kafiiri
We do not believe but it is something against certain people.
Africa wey didene how somalia happened this LGBT look Kenyan president and yugandhan musefeni
Kenya wey ogalatay Uganda diiday nio
Hussein nin urdaa haa lashekeysan
Aniga maanta waxaan ku arkay north London fanisbury park station near the mosque of Daaruaiah.
Afar wiil oo Somali ah oo ugu weeynaan da,da udhaxeeyso 25 ilaa 35 waxay is haysteen gacmaha Anigoo yaabaa oo is leh tolow ma cabsanyihiin mise waa dad jiran kadib waxaa I aragtay Anigoo aad u yaabaa naag madoow ah waxay a igu tiri ku waan waxay iska dhigaayaan dumar waxa Labo dhinac ka socday 3 nin oo ah kiribiyaam iyo African isku jiro
Subxanallah Xaalada wey Adagtahay Wlhi
London Naago iyo Rag Soomaali ah oo Khaniisiin ah waad Ku arki wadooyinka Markaad maareyso
Baarlamaankaa ogolaaday ma ogidin miyaa
Mudo ayey wadeen inuu baarlaanku sharciyeeyo
Waxaa wado wadamada iyo hay,adaha Xalane fadhiya markii bulshadu kacdo way yer aamusaan
Hadana waa la soo celiya
Laakiin shaqadu hoos ayey Ka wadaan.
waxaa xaqiiq ah in dad badan in la xero galiyey oo dalka jooga
War ninkaan waa faataale been badan dhiwr jeer ayaan arkay kan oo kale waqti la iskama lumiyo
((( WAR. IN. WAX. LA. BARO. BUU. RABAA. EE. HA. ISKA. NIICLEEYO. HOOSOW. WAXBA. MA. HAYO. ??????
Su,aal wllo culimada somalia jooga ee TV yada laso taagan munafaqada ee somaliland in la weeraro dadka faraya haday gaalo diidayan maxay dhaqamada qowmuludka ee lashegayo uga hadli wayen cajiib
Afsoomaaliga woqooyi baa lagu qoray sidaan ognahay xarafka (p.v) midna kuma jiro qaamuuska luqada afka soomaaliyeed ⛔⛔⛔
War brother xildhibaan ku sheega somaaliyeed waxay wadanka halkaa u dhigeen waxbaa qaldan qoomu luud sidee wadanka u imaan karaa xildhibaan ka somaaliyeed ayagaa ayaa ka aamusay ayaga ayuu ka buuxaa haday waxaan run yihiin siday ku dhici kartaa war maanaa waalan mise meeshu waa gam yaaaaaaaaab
Hoosow.paro.isagahalabaaro.waayoanu.isaagaaba.kashakiyay.cilaawi
KagasalHawshzxwaloobagan yahay
Ha iskadhigin in aadkeligaa waxgaradtahay ee dadka sifiican uqanci oo dooda sabur uyeelo dulqadmuji madama adkadigayso arimokhar ah
They used B because there’s no p in Somali language if your smart Somali you know why they put B here
Great idea
B waxay uga dbigen inaga xarfaxena somaliga kuma jirtoo p ee waxaa kujira b sidasay labada ba, od isugu badaleen
Wuxuu leeyey
Wuxuu yidhi
Laba qof ayuu inoo
Turjumaya
Waar adigu ama raga dood uqabo
Ama nagadaa waxan adoon
Soo dhigin ayaanu dawanay
Khaladna haigu ahaate
Maxaytahay dooda aad ka qabto in la sheeko halista umada Ku wajahan oo looga digo
((( YAA. LOOGA. BAQAYAA WAR. WAX. WALBAA. 33. SANO. LA. SAMAYSTAY. WAR. KUWO. ((( MADAXDA. WADANA. AH. NIMAN. IYO. NAAGO. MASUULO. AH. AYAA. AH. WAXAAS. LA. BA'SADY. WAR. WAA. LA. QALDAYAA. SIDAY. DOONAAN. BAY. WAX. KUUGU. QORYAAN. WAR. WAR. MA. HAYSAAN. ((( REER. BA' AW. YAA KU. LEH. ????? ))) BAA. DACDAY. WAR. HADA. KA. HOR. MUDO. DHEER. AYAY. DHAHEEN. LAGA. ROONAYAAL. SOMALI. AH. AYAA. WAXAY. RABEEN. INAY. KA. SOO. QAYB. GALAAN. ((( DOORASHADA. SOMALIYA. OO. WAXAY. DHAHEEN. GOBALKA. HIIRAAN. BAAN. KA. SOO. GALAYNAA. BAY. DHAHEEN. ((( KADIBNA. WAXAA. DHACAY. REER. HIIRAAN. AYAA. QAYLIAY. OO. WAY. AAMUSEEN. MANA. IMAAN. LAGA. ROONAYAALKII. WA. HADA. HARGAYSA. XAMAR. WAY. KA. BUUXAAN. IYAGOO. XILAL. KA. HAYA. DAWLADA. WR. WAX. BADAN. BAA. JIRA
Arrimahaan raac-raacooda waa laguu dhaamaa ee iska Fogee.
Ma kuwa Ku jiraa Ka midtahay
Mise fulaynimo ayey qalbadu ku jabantahay
Subxaanaka yaa Cadiim Xoosow maxaa saas loogu aflagadeynaa su'aal kelya oo weydiyay. Hussen who r you r obsessed with qaniisiin adiga soo bax waa lagaa shakiyay.😂
JUST joking 😂😂😂
Hoosow Wa jaahil wx aanu wxba ka garanayn ayu sharaxaya
Guryaaba’ay Akhas🤮
Hala waysoo buuqqa joojiya waad raaxaysanwaydeene halayd8in raaxeyo😂😂😂😂😂
@@flamingoshowchannel.1630 xaadahaanaa kujirtaa, aduunkana meelxun baa kuudambayn aaqirana nin jeeb gadaal ah wax uma yaalaan oo qoom dhan baa loorogay waxaan.
Husen wa benale tug ah o cadifad qqbil ka buxdo
Qabiil meesha lagama hadlaaye adigu ma waxaad Ka midtahay kuwa Diintoodi iyo sharaftoodi dhaafsaday dheef
Nimkaan ma sax na warkiisu
Waxaba kama jiraan
LPG sidaa baa loo qoraa waba ka ma jiraan warkaas walaal keena xuseen
Jikaar looma baahna ee wax baro ninyoow cadayn buuxda waa lagu tusay hday maskaxdaada shaqaynaso
Waar waxani waa waali walaahi
Ee hala dagaalamo oo halayska saaro gaalada xalane Somaiyeey kaca hurdada Ka kaca oo toosa.😢
Husen wa benale tug ah o ilmo xaran ah
Subxannallah
Hala dagalamo war kaca dalkeeni laqabsay