Cabdullaahi Sanbaloolshe taliyihii hore ee Nabad Sugida muxuu ka yiri Galmudug

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 сер 2019
  • Cabdullaahi Sanbaloolshe taliyihii hore ee Nabad Sugida muxuu ka yiri Galmudug iyo musharrax Abdurahman Odowaa

КОМЕНТАРІ • 105

  • @EylulOyku-gw6oj
    @EylulOyku-gw6oj 4 роки тому +10

    Masha Allaah sanbaloolshe
    Waa ninka kaliya oo ķu jira dhiig dadkiisa Hawiye
    Aad baan kuu taageeray Waan kuugu faraxsanahay geesinimadada l love so mach Hawiye people from Hawiye

  • @aaminasahra321
    @aaminasahra321 4 роки тому +14

    Sanbaloolshe Horay usoco Hawiyana Midee Gudoomiye

    • @ciiseileeye4989
      @ciiseileeye4989 4 роки тому +1

      30 sano horay u soco waa wax lagu qoslo kkkkk ya ya..

  • @nanuartahmed2099
    @nanuartahmed2099 4 роки тому +6

    Reer abtigeey waa lagu yaqaan aftahanimada iyo geesinimada viva sanbalooshe

  • @najiipnajka9976
    @najiipnajka9976 3 роки тому +3

    Sanbaloolshe mzuul sare horay usoco hogaanka dalka

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 роки тому +9

    SANBALOOSHEE WA NIN QAALI AH OO AH NIN NABAD SUGID LOODHIBO SOMALI MAANTAA SOMALIALND BA A SOAMLI UGU XOOG WEYN NINKAN WA INEY SIRDOONKA U DHIIBAAN WAA NIN SOAMLI OO DHAN JACEYL KAL JACLEYN WAOOYO AMA KONFUR WA NIN SOMALI WAALAAHI FARMAJO WAXU ULA JAAN QADI WAEYEY SANNALOOSHE AL SHAAB FARMAJO WAA KA NOODEY

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 3 місяці тому

    Dhulkaga haduu dhagax yahy qoraxduna 40°c tahay waana na fahmi lahyd, deeganka na sameyey nagu qata Simaliyey.
    Ilahey ha ituso Somali oo khayrkeda la socoto gaar ahan hawiye.
    Love you my pple😊❤❤

  • @axmednuur9334
    @axmednuur9334 4 роки тому +8

    run ayuu ka hadlay sanbaloolshe

  • @abdiwelialibaarta2833
    @abdiwelialibaarta2833 4 роки тому +8

    abtigey sanbalolshe waa geesi garab wayay runshey waa ceeb sheeg waxaan kuxasuusta wareysi lagaqaday markii xilkalag qaday hadal uuyiri libax jiisa lo waafijiya

  • @lulkahie2006
    @lulkahie2006 4 роки тому +12

    🤴Odowaaa ♥️

  • @nickmic3728
    @nickmic3728 2 роки тому +1

    Raggena allahyow inoo daa, wiilasheena ❤️❤️😘😘😘

  • @mowfarah4254
    @mowfarah4254 4 роки тому +3

    Geesi wadani ah sanbalolshe guuuuuuuuuul

  • @DhurwaaFam
    @DhurwaaFam 4 роки тому +12

    Xaasidiintan u diidsan inuu Hawiye Run is la wadaago? Maxay ahayeen Anigoo Reer Burco ah aad Ban ugu faraxsanahay Runta lays ku sheegayow Noolaada Hawiye Oo dayxa Gaadha Hambalyo Alle ha idin Sharfo :-)

  • @omaromar-gi6ik
    @omaromar-gi6ik 4 роки тому +18

    Sanbalooshe adigane waxan kurajeynaa inaad deegaan kada ee Hirshabeelle madaxweyne kanoqoto waxatahay nin adag oo halyeey ah nooloow mudane Sanbalooshe

  • @just._.halomy._.3528
    @just._.halomy._.3528 2 роки тому

    Ilahow dadkan nagu qalgah noo nabad gali amin yaa alaah

  • @halimahassanguled4143
    @halimahassanguled4143 2 роки тому

    Waxaa lagula ku fay Madaxwayne farmaajo kabaha u qaada, horayna boob lagu geeyey Galmudug cidna ay dooran, balse qoora inta aan lagu qaban qoor qoor isaga carar meesha, thanks wariye

  • @abshircadaan5875
    @abshircadaan5875 4 роки тому +6

    Mudane Sanbaloolshe Dadkiisa dhinac kastuu kala hadlay Nin Xikmad badan

  • @najiipmohamad3573
    @najiipmohamad3573 3 роки тому +1

    Sanbaloolshe runta ayuu kahadlay

  • @mowlidmohamedahmed6902
    @mowlidmohamedahmed6902 4 роки тому +1

    Sanbaloolshe wax maqariye waaye

  • @najiibcabdulaahiofficial6004
    @najiibcabdulaahiofficial6004 4 роки тому +1

    Sanbaloolshe mzuul zre horay uzoco cadowgaada cagta kahoos

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 4 роки тому +3

    Runta dadka weykanixisaa waa runtiis Sanbaloolshe.

  • @hafsaabdi6507
    @hafsaabdi6507 4 роки тому +4

    Hawiye ha midoobo

    • @elmimohamedelmi
      @elmimohamedelmi 4 роки тому

      Hawiye waligood midoobi mayan Ila hantiida iyo guriiyaha aad biiliqsten soceliisan xaraan cunaaye mooryaan .
      Viva Biyomaal

    • @cmmxureey7596
      @cmmxureey7596 4 роки тому +1

      @@elmimohamedelmi sxb adiga miyaa u diidaa? 2 xaaraanta aad sheegeyso idinkaa leydinka soo gaaray hadaad taqaano mogdisho xaafad baa ku taalo layiraahdo booli qaran siyaad bare aana u baxshay dadkii dowlada u shaqeynaayay ee mareexaan baa lahaa

    • @elmimohamedelmi
      @elmimohamedelmi 4 роки тому

      @@cmmxureey7596 Alle ka cabso hantiida xaaranta iyo dulkaa Biyomaal shaabele Hoose kabaha

    • @cmmxureey7596
      @cmmxureey7596 4 роки тому

      @@elmimohamedelmi horta wallkey mid aan isla fahano qabiil wan aragnay inow wax tareynin lkn soomaali hadaan nahay xalka ma naqaano hda tusaale aniga iyo adiga oo is dagaashan hadaan dhahno shirka aan wada dhisano ma umaleynee iney wax soo saareyso hawiye ha hashiiyo dhaxdiisa daaroodna ha heshiiyo dhaxdiisa kadibna labadoda ha heshiiyaan iyagoo wada socdo dadkaan xumeynay soomaliland aan u hoyano aan dhahno raali ahaada muhiimado waa taas bro

    • @elmimohamedelmi
      @elmimohamedelmi 4 роки тому

      @@cmmxureey7596 MashaAllah wallet insha'Allah Soomali way midoobi doona cafiis msaamax walaalo.
      Sidaas noo ficaan run aya sheekte.👌

  • @bukomomazuri902
    @bukomomazuri902 4 роки тому +2

    North korea vs south korea..
    Wow!

  • @abdinormohamed7015
    @abdinormohamed7015 4 роки тому

    Asc reer #Odawaa

  • @FaiqoAndSharmake
    @FaiqoAndSharmake 4 роки тому

    Hawiye Hadduu Diiday In Loo Talio Hddana Iyo Tashtana Diido Halkee Markaa Laiddiin Jiheeya Qurux Io Dowlad Dad Raba Dadkan Maaha Dameerahooda Haiskaraacan... Dhulkoodana Yaa Loo Ddhisin Hadeey Burburinayaane Halooga Soo Baxo. Kuwan Xoolo Waaye Wallaahi

    • @mohammednoor7509
      @mohammednoor7509 4 роки тому +1

      Hhhhh adiga un Aya isi sharaxey Hawiye adiga Aya u baahan e asagu Kuma baahna dhulka ad leedahey yaaloo dhisin isaga kol hore dhistey e adigu hada dhul ad leedahey mad dhisatid wa adinka ka daba wareegaaya dad an dawlad Rabin
      Wxd sheegtey inan dawlad rabin hadana igama maarantid waayo wxn ahey Aya la og yhy adiguna ad is ogthy koley dhul gaaja cid u noqoneysa majirte ina adeer afkagaga Iyo warkaaga hagaaji Hadi kale Gaajo iney KU disho Aya u tafa xeydaneysa

    • @FaiqoAndSharmake
      @FaiqoAndSharmake 4 роки тому

      @@mohammednoor7509 war gaajadaad kahadleyso idinka kujira hoog io halaag qarax io qax. anigu shakhsi ahaanteyda hawiye ma necbi lkn waxaa icuntami la nimankan waaweyn oo inteey qol iskusoo xireen kuhadlaya waxyaabaha qaarkood. idinkii yaryaraa ma idinla thy in caaqibo la idinka sugaayo waa maya. dhul aad dhisataana maleh dadkii daaraha idin baray waa la ogyahaye ee raali ahaada oo dhulkiina utashta. 90ka haisdiline

    • @mohammednoor7509
      @mohammednoor7509 4 роки тому

      @@FaiqoAndSharmake
      Hhhh gaajo hadan KU jiro dhulkaaga ayan kugu imaan lahaa lkn adiga o og ind qax iyo hoog ku jiro hadana ima Adan timaateen adiga oo dhuuni raadis Hadi ad KU jirto nolol wcn dhulkaaga ayan kugu imaan laha e adigu I'ma Adan imaateen
      Daaraha ad sheegeyso e ad leedahey wan ku barey mx u dhisan waydey markii ad dhulkaaga ad ku noqotey ileen ma aragno isbadal ka muuqdo somalia o idil
      Hawiye ma necbi aniga igama gadeysid ina adeer
      Tan nimankaan hadey isku xiran qol ama geed fariistanl adiga mx adiga ka galey

    • @mohammednoor7509
      @mohammednoor7509 4 роки тому +1

      @@FaiqoAndSharmake
      Anigu isma dilo e wx igu jiro adiga o kale o jaajuusnimo iyo dulinimo moodey sharaf iyo cizi Aya igu dhex nool waayo adiga o kale hadi an noqono cunzuri dadka misaankiinta ah ka Daba wareegaa nabad wan helayna munafiqiin adinka o kale ah intaad nagu dhex nooshihiin nabad maba arkeyno
      Lkn goor an fogeyn Wala kala soconaya yeel ama ha yeelin markaas gaal ad u shaqeyso ama alshabab ku hoos dhuman la heyda adiga ayay KU jirta gaajo iyo barwaaqo markaas ayan arkeynaa
      Dhulkina ad kaso yaacdeen e ad leedahey dhul Aya idin dhisney dhista o jooga meshina

  • @masnikhalif8241
    @masnikhalif8241 4 роки тому +1

    Masha Allah mudane

  • @bashircali2102
    @bashircali2102 3 роки тому +1

    SAN BALOLSHE RUN LOW IGA DHEH

  • @omarsollasofficial8926
    @omarsollasofficial8926 4 роки тому +1

    Haiwyow caqli keena ma Talada Daaroood Qaata

  • @abdallahaaji9809
    @abdallahaaji9809 4 роки тому

    Mashaa allah guu ul iyo gobanimo ayku dhamane

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 4 роки тому

    30 sano waxay ku jiraan Dowlad La'aan, kala Dambeyn La'aan Is Ixtiraam La'aan Isku tanasul'aan wax qaban La'aan Asaad iska Qosqoslaysan Sidii In aad Maqaaxi Fadhisan, waxan u, U malayna In aan Qosol Idiin Banaaneen ee Iskala Hartaan Qabiilka iyo Qabyaalada idinku Dheraatay ee aad u Istcmalaydan Aayad Quraan ah (Qosol Idinma Banaana) wa Bilaahi Towfiiq.

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 4 роки тому

    Arhooy Caqligu ha shaqeeyo waxaad ku Jirtan Qarax, Dil, Dhac, kufsasho aan loo Abayelayn Wiilal iyo Gabdho Gaajo Shaqa la'aan Asaad Qoslaysan Waayo Jeebkiina Buuxa Lakiin Masakiinta dhimanaysa waa ka kor talabsaysan, aaway Mas'uliyadii aad ka qateen Dadkaan Qarax, Xanuunka iyo Gaajada la Il daran😭 Allaha Weyn ka baqa oo Umadan aad Daciifka ah ee aan Diin iyo maadi wax ka kaseen ee aad ku Shubateen Qabiilka iyo Qabyaalada ee aad Xaqoodi Jeebabka ka Buxsadeen ISHOODA iska ILAALIYA oo Alle u Noqda Idinkan qosqoslayana Barta DIINTA MAADIGA IYO BINIADANIMADA Hebel waa Libaax inaas aa Cilmigiinu ku egyahay ee ma wadan iyo Dad baa wadi kartaan In aad Dhumataan aa Fiican oo Xaqdarada aad haysataan ku Cuntaan Meelo aan loo Jeedin.

  • @fartuunaa3258
    @fartuunaa3258 4 роки тому +1

    Sanbaloolshe iyo odawaa qain wadaniyiintiitigree iyo imaaraad u shaqeen jirtay insho adakaa wali waaba hadlayaan

    • @caliyare2206
      @caliyare2206 4 роки тому

      Tigreega wa laandheere lkn farmajo qabiiliste oromo xun dhimaty so kan usujuudsan o dekadihi dalka ka xaraashtay

  • @Somfox1
    @Somfox1 4 роки тому +1

    Somali marka xilka laga qaado ama waqtigiisii dhamaado muxuu qabiil ugu washa si uu xil u helo . .shaqo kale ma raadsadaan kkk

  • @najmagabane3280
    @najmagabane3280 4 роки тому +1

    Caydiid afkada kadhaf

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 4 роки тому +1

    Sanbaloshe caydiid suuq bocle waa lagu dhawacay ka dibna dhawacas ayu u dhintay sababto lo dilay ma sheegin muxu u qariyay waa suaal tagaan

    • @ciiseileeye4989
      @ciiseileeye4989 4 роки тому

      Mashallah Isha ka tuurtay waa sax.

    • @istanbulcity.112.
      @istanbulcity.112. 4 роки тому

      Maxaa lagu dilay adiga ino sheeg? Aniga waxaan ka mid ahaay ragi dagaalka galabta, ku jiray wiilki dilay hada Holland ayu degan yahay, waxaa lo dilay walida iyo caqli xumadisa, dadka ioo weraro ma ahane, caqli kale ma hayn

    • @ciiseileeye4989
      @ciiseileeye4989 4 роки тому

      Sanboloshe oo kale ee Siyaasi lagu sheega waa Dhibka iyo Cawanimada Somalida siiba Reer Konfurta kkkkk Xaw ka og yahay Siyaasi kan iyo kuwo kale oo Fadha Casimada.

    • @mohamedosman4519
      @mohamedosman4519 4 роки тому

      @@istanbulcity.112. waa runta odayga waa madax adkay siyaasad dadka lagu hogaamiyo ma laheyn dadka waa la sasabta dhulka lo jiifta odayga waxaas ma aqoonin

  • @saidossman9116
    @saidossman9116 4 роки тому +1

    waaa dad rizaqa qabiil kagaliayay

  • @mohamedmow2671
    @mohamedmow2671 4 роки тому +2

    Qabiileeste iskuxusheey

    • @Somfox1
      @Somfox1 4 роки тому

      walee waa yaab Sanbalooshe waa laba wajiile .. markii uu xilka waayey ayuu Qabiil iyo wareer wadaa .. bal ilaah baan idinku dhaarshe Dhagayso markii uu xilka hayay sida uu Mucaaradka ula hadli jiray ua-cam.com/video/ir5ez5tCe1k/v-deo.html

  • @FaiqoAndSharmake
    @FaiqoAndSharmake 4 роки тому

    Hawiye Waan Jeclahay Dadkan Markan Arko Ayaa Nacaa War Qabyaalad Dib Hanoogu Celina

  • @mohamedalii4339
    @mohamedalii4339 4 роки тому

    Hadalka weyn

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 4 роки тому +2

    Hawiye idinka waa habaran tihiin siyaad bare aya idin sheegay waxa tihiin bosanero xarka lagu asruura urkisa

    • @cabdirisaaqmaxamuud9452
      @cabdirisaaqmaxamuud9452 4 роки тому +2

      waa xanuunsantahay siyaad xoow habaraa asagabaa mudan in lahabaaro

    • @mohamedosman4519
      @mohamedosman4519 4 роки тому

      @@cabdirisaaqmaxamuud9452 bosaaner ma tihiin maxaadna u heshiin

    • @axmadcumar708
      @axmadcumar708 4 роки тому +1

      @@mohamedosman4519 hadee hawiye bosamero yihiin adinkana xaarkii baatihiin🤣🤣🤣

    • @mohamedosman4519
      @mohamedosman4519 4 роки тому

      @@axmadcumar708 idinka dalkan dumiseen ila hadan waxaad la dabo tagaan tihiin burus ileyn waa aqligina

    • @axmadcumar708
      @axmadcumar708 4 роки тому

      @@mohamedosman4519 🤣🤣 bro tarikhda so baar
      dalka yaa dumiyay?

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye4989 4 роки тому

    Waxaad u Ektihiin Dad Bashalaayo oo iska shekaysaya😏

  • @dustyfoot9886
    @dustyfoot9886 4 роки тому +4

    Somalia rajo xumo kuwaan ayaa uhorseedaya #dirty_politik

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 4 роки тому +3

    Wey iska qoslayaan waliba?

  • @alishalove4959
    @alishalove4959 4 роки тому +1

    Waar isaaqba runtuu istaabsiiyaa hawiyow runta isku jeega oo hadalka isku gowraca sida isaaqa

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 4 роки тому +1

    Shee Ka xumaduu kaga darey?

  • @fartuunaa3258
    @fartuunaa3258 4 роки тому +2

    Ciyaal suuqaan weyn ee soomaaliya ss tii dumisay 30 sano dhibkaan noo geysatay ee qabiilka la isugu dagaalaayay 1991 oo ilaa hada aanka soo kaban lanahay dib noogu celinaayo ilaahbaan idinku dhaarshee soomaaliya ma horumar buu la rabaa mise jab iyo halaag tuugaan oo kale yaa soomaali ku jira waxaan inteey dalkeena soomaali dagi meyso waa in xabsi la dhigaa dano gaar ah buu dalka u joogaa ee dan guud iyo maslaxada umada soomaaliyeed uma joogo

    • @generalsifeye5177
      @generalsifeye5177 4 роки тому

      shakshuuko

    • @yassinibrahim5511
      @yassinibrahim5511 4 роки тому +1

      fartuuna A
      oo ma afwaynaa rabtaa 30 sano waa yartahay wali wax baa dhiman qarniyo ayay qaadanaysaa wixii afwayne iyo tolkii sababta u ahaayayn
      ninkan xaqiiqda ayuu banaanka keenay zoomaaliyay toosoo waa la iskala tagay

  • @yareali4353
    @yareali4353 4 роки тому

    Waxan xayawaanka ah muxu shegaya alow alle

    • @abdallahaaji9809
      @abdallahaaji9809 4 роки тому

      Xaywan mahan waa runtiis walal

    • @generalsifeye5177
      @generalsifeye5177 4 роки тому

      darood ku dhashay wasay dhageso qud bada

    • @alimire2
      @alimire2 4 роки тому

      Waa reer miyi oo rabo siyaasad Somaaliya ka wada diidmo qaran ,in Somaaliya u jeheeyo qurun qabiil waa sida hadda Aad ka dhadhansateen qudbadiisa.
      Su'aasha wexeey tahay ma lagu aminikaraa ninkaan qaranimada Somalia waa su'aale.😖😓😥

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 4 роки тому +2

    Siyaasi fashilmay hadaad rabto inaad aragto waa sidan oo kale.

    • @generalsifeye5177
      @generalsifeye5177 4 роки тому

      siilka hoyada mu ku fashilmay

    • @DhurwaaFam
      @DhurwaaFam 4 роки тому

      Waad caadifad hadashay! Alle ayaa niman ka dhigay Oo daciif walba oo adigu kale ay xumad iyo xasrad ku kicisaa, Hooygii Xuriyada Ee Burco ayaanu ka soo salaamaynaa Runsheega Adiga na ducfiga iyo xasadka ka bax ayaan ku leyahay Saadaat oo . In aad sadaat Oo Khaayn ahaa sawirkiisa ku saaranyahay ba igu filan ogaanshaha aqoon daradaada

    • @saadaatmuuse111
      @saadaatmuuse111 4 роки тому

      @@DhurwaaFam waxan garanwaayay adigoo Reer burco ah sababta aad ninkan hawiye u difaacayso ee aad iigu caayayso malaa comment tigaygan Kama jawaabayside meel kalaa ku xoqonaysa soo wada bax
      Ta kale aniguba Reer burco dhalad ah ayaan ahay.

    • @abdiazizibrahim5675
      @abdiazizibrahim5675 4 роки тому

      Son of a bitch

  • @halane6523
    @halane6523 4 роки тому +3

    Sanbaloolshe waa Doqan aan dantiis Ogeen waryaa bax wadankaada dhiso ciyaal suuq aan garaad la heen 9 bilood ayeey ku heesteen hawiye doqon lacag ayeey aruursataa

    • @yaskaabdirisakdhaqane3148
      @yaskaabdirisakdhaqane3148 4 роки тому

      Waxpo kama kali waxa uyahay Hawiye guul💕💕💕🇸🇴🇸🇴

    • @halane6523
      @halane6523 4 роки тому

      Magaca dhaqane yaa ku siyey hawiye ma geed la harsadaa xawaadle waa divi hawiye dhulkiisa ha dhiso ilaaheey ma uu ka yaqaana madaxadii xawaadle ayaagaa dilAy Beenta jooji xawaadle doqon iska dhinta sanbaloolshe ayaa idiiin eh siyaasi kkkkkkkkkk

  • @shugrishacni5733
    @shugrishacni5733 2 роки тому

    Nacas

  • @mohamedabdullahi6556
    @mohamedabdullahi6556 4 роки тому

    Qabyalad iyo 2019 dadba difaacaya wali 30yrs ban wadankeena kuduminaynay noocas madaxdeeduna aynu u dhiibno waliba qaybaha ugu mihiimsan waakan waa nabadsuge Alle ayaa u maqan dalkan Waxanse leeyahay qofka somaligahow miyaanay kudeeqin inad raascasayr to raasgamboni nabad kumartid dalka adigaa iskaleh hadad tahay somali eee hayska xaqirin Ilaahay baana kugu beeray wadanka waxaa ladhaha somalia magacaa ayuu leeyahay reer gaar meel uleh majiran waa been marka qofka somaliyedow dhulkagu dhismuu kaaraba idinma kala saarayo kan caliga yar iyo kan caliga badan dhunkan idinka leh waa dhaxal hooyo marka yaanay kugu filan meel yaroo qoyskagu dago Qabiilka guul waa lagu gaariwayay 30 sano dagal ah marka aad fiirisid meelihii ugu dagalka badnaa baa mantay somalia ugu nolol xun muxuu taray wlle caqligu hashaqeeyo ilaahy wuxuu siiyay inaad wax kugarato marka qofwalow qabyalada qabigaga kasaar wabilahi towfiiq

  • @omarnoor6237
    @omarnoor6237 4 роки тому

    DONALD BOLOLSHE: HAWIYE FIRST!! XAL MA AHA. CADDAALAD HAA, QABYAALAD MAYA. INTA QABIIL LAGA TIRTIRAAYO RAJO MA JIRTO. SI LOO RIYOODO WAA IN MARKA HORE LA HURDAA.

  • @isseelmi9384
    @isseelmi9384 4 роки тому

    Ala dadkaan maxaa cawaan u soo shaqategay mal maqla ximaarkaan xayawaan kanoo kanookale ayaa hawiye u aqliya meel barwaaqaa kuma fureeysid. Hawiye iyo daarood iyo weliyaa umada ale idinka qabay