Daawo Qeybta 2_aad Wareysiga Sambaloolshe oo uu kaga hadlayo arimo muhiim ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 101

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 5 років тому +11

    Walee hawiye ninbaa usoo baxay waa wiil hoog ninkani runbuu kahadlayaa madaxtooyada xamar inay hawiye fadhiistaan iyagaa xaq uleh from somaliland

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 5 років тому +23

    Somaliland, puntland, jubaland waa nabad. Sambaloolshe haduu gobolada galmudug, hiiraan iyo banaadir reerka u badan uu baraarujiyo oo uu dhulkiina nabadeeya u dhaho muxuu dhimey ???? Hawiyooy reerkaa an ku duulno, an la dagaalano oo dagaal Qabiil ma oogay ??? Marka gobaladaasi nabad noqdaan ayay dowlada federaalkuna quwad iyo xoog yeelan.

    • @Brightone1
      @Brightone1 5 років тому

      Waad edeb daran tahay ee magaca jamhuuriyada Somaliland ha dhexgalin gobolada wadanka deriska nala ah ee Somalia, wadankiina ku ekaada

    • @hoodgoodcilmimumin8052
      @hoodgoodcilmimumin8052 4 роки тому

      Xadiis saxiix ah

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 5 років тому +13

    Taliye Sanbaloolshe waa Halyeey Qaran waana Hogaamiyaha Ruuxiga ah ee Beelaha Hawiye . Soomaalidu ma jecla Runta waxay rabaan munaafaqad qabiil iyado wax lagu qeybsanayo bay hadana diidayan in laga hadlo

  • @fijanta
    @fijanta 5 років тому +27

    inta sanbooshe hadalkiisa ku qanacday
    like yaanan layga baqiilin🙏🙏

  • @kaahiye2125
    @kaahiye2125 5 років тому +14

    Isaaq hadanu nay sanbalolshe ayaanu taagersanay

    • @cabdiraxmaansuldaan4647
      @cabdiraxmaansuldaan4647 3 роки тому

      Hooyadaa ugee xabashida ha ugeeyee 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 from hargaysa

  • @nourhersi717
    @nourhersi717 5 років тому +8

    Nin Rageed aan Runta ka Ganban Sanbaloolshe weeye. Munaafaqada iskadaaya Somaliyey

  • @ragehshow5499
    @ragehshow5499 5 років тому +5

    Wariye you are not professional journalist if your sources of news are Facebook or social media, soo maogid social media anuusan ahyn media sax ah! Don't be say so journalist ee training soo qaado!

    • @hindaboos7430
      @hindaboos7430 5 років тому

      Khabayalad

    • @osmanmussemohamed9531
      @osmanmussemohamed9531 5 років тому

      wariyahu waa professional oo waxa uu Bare ka yahay mid ka mid ah machadyada ugu waaweyn ee lagu barto Saxaafada ee mogadishu.

  • @abdalla782
    @abdalla782 5 років тому +8

    Ninkaan runtuu sheegayaa lkn somali runta majecla

  • @goldenstar9973
    @goldenstar9973 5 років тому +3

    Beel geesiga Hawiye

  • @shacniahmed6590
    @shacniahmed6590 5 років тому +8

    Sanbalolshe warunti ilahow Hawiye qabyalada bar

  • @kamarhussein3056
    @kamarhussein3056 5 років тому +2

    Weriye yaqyaqsi ah ayaa tahay Sanbaloolshe haduu dhibaatada Hawiye ka dhexjirta uu ka hadlay wax ceeb ah malahan

  • @islamheart7073
    @islamheart7073 5 років тому +5

    Wan ka helay ninkaan warkiisa

  • @aliadam180
    @aliadam180 5 років тому +3

    Warkaaga waa cadyahay ragaan warkooda cadayn waad wada joogtaan

  • @mohamudfarah8784
    @mohamudfarah8784 5 років тому +4

    Somali waxa dilay waa Is Garan waa iyo indha iska tuur
    Mhdsnd Mudane Sambaloolshe si aan luuq luuq ku jirin oo cad ayaad u iftimisay Hadalkas

  • @cabaasqaasim9103
    @cabaasqaasim9103 5 років тому +8

    Ppppp rageedi wlhi sanbaloolshe horay usoco mzl gar yaqaan dan yaqaan wax walpo ifinayo ayaa tahay walee
    Madaxda hawiye naqda sidi sanbaloolshe ama halka ka dagi ani iyo dad kle ayaa usoo socdee🤣🤣🤣

  • @hirgal2.046
    @hirgal2.046 5 років тому +4

    Cajaaib nin hadal si u yiri nina si kale u qaadey wallee sanbaloolshe runta miyaa lagu didaa fb wax dad soo dhigeen miyaa xigasho saxa ah.

  • @faafintakheerka9311
    @faafintakheerka9311 5 років тому +5

    Masha allaah salaad hawiye iga dheh noolaaw

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 5 років тому +2

    Sanbaloolshe waarunsheeg.

  • @مرحباياطالبالعلم-ج8ق
    @مرحباياطالبالعلم-ج8ق 5 років тому +2

    Cidna muu caayin sanbalooshe èe dadkiisuu leeyahay waxqabsada

  • @MCX6244
    @MCX6244 5 років тому +2

    Guul sanbaloolshe Guul sanbaloolshe Guul sanbaloolshe Guul sanbaloolshe Guul sanbaloolshe Guul sanbaloolshe Guul sanbaloolshe Guul sanbaloolshe Guul sanbaloolshe Guul sanbaloolshe Guul sanbaloolshe Guul sanbaloolshe Guul sanbaloolshe Guul sanbaloolshe Guul sanbaloolshe Guul sanbaloolshe Guul sanbaloolshe Guul sanbaloolshe Guul sanbaloolshe Guul sanbaloolshe Guul sanbaloolshe Guul sanbaloolshe Guul sanbaloolshe Guul sanbaloolshe.

  • @ahmedquraish932
    @ahmedquraish932 5 років тому +3

    DADKA WAXA SAX AH IYO WAXA QALDAN MIYE DADKA KALA AQOON. NINKANI DHALIIL JIRTA OO KAHADLAY MARKA WAXBA MAHALEYN BALSE DADKIISA AYU LAHADLAYAY.

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 5 років тому +1

    Sanbaloolshe geesi geesi geesi dhalay runtaa ka hadashay hadal hala gamban waa wuxuu farmaajo noogu soo gambaday oo dadkeena kaliya loolaayo,

  • @Dr.Wiseman
    @Dr.Wiseman 5 років тому +2

    Warcadaadey dheh!

  • @ismailmu1816
    @ismailmu1816 5 років тому +3

    Waa runtiis 1) hir shabeele waa liidataa 2) galmudug maba jirto 3) miqdisho looma rabo intaa kabadan marabyo

  • @nessimsaid398
    @nessimsaid398 5 років тому +2

    Ruun buu shekay rakrak dhalay

  • @hoodgoodcilmimumin8052
    @hoodgoodcilmimumin8052 4 роки тому +1

    Laandheere wareeysigaan keliya markaan ku ekaado odayga wuu hadlay waxna wuu sheegay laakiinse sida uma uusan hadal sida nin habar gidir ah Ama abgaal cajiib laandheere runta mcn waaye.

  • @ahmedmahamoud4005
    @ahmedmahamoud4005 5 років тому +4

    Qabiil waka muqdisho halka dhigay

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 5 років тому +1

    Sanbalooshey nin somali yaqaan tahey xataa anoo somaliland kula jiree u tartan madaxweyanha somali hadad hawiiye hagaajiso somalina waad hagaajin kartaa farmajo xamar waxuu u yam inii hawiey dhameeyo waana ninak qarxiyaa xamar cadeyn intuu joogey imisaa qarax ku dhintey shaabaab xmaar ma joogety isga ka ho0r farmajo kolaka maxaa dhimshjada badiyey illaehy amrkii iyo farmajo fudeediyey aderkiiisiyaad barre u araayaa farmajo abby ahmedan waaba la qaatey lakin abby ahmed waxaaka maqan in farmajo hawiye laan joogi karin

  • @haajihusein4592
    @haajihusein4592 5 років тому +9

    Maasha allah sanbalolshe waa nin hadalyaqaana oo warkiisana wuu cadyahay ceebna uma arko wuxuu shegayba waa wax jira

    • @mohamedosman3368
      @mohamedosman3368 5 років тому

      Sual aan kuwaydiiyee madaxwaynayaashee shalayba dadkaa uu sheegayo ayay kasoo jeedeenii maxay wax uga qaban wayeen mr qabyaalad. Mahadoo muqdishada umada lahadhay laguu hagaajinaya aad lugaha qabanaysaa umada.

  • @sacadcali3234
    @sacadcali3234 5 років тому +4

    Waar ninkani wuu saxanyahay

  • @abdiyare9492
    @abdiyare9492 5 років тому +3

    englishku wuxuu ku maahmaaha "truth is painful" runtuu ku hadlay

  • @faafintakheerka9311
    @faafintakheerka9311 5 років тому +3

    Runsheeg waa ceebsheeg hhhh

  • @siimrancaadey6530
    @siimrancaadey6530 5 років тому +2

    Guud sanblshe gees gees dhaly

  • @Qalbi_holcay
    @Qalbi_holcay 5 років тому +3

    Alla yacizaka Sanbalolshe
    Aniga Wiil Direed ayaa kugu raacsan xaqiiqda aad ka hadashayna Waa isla tii aan asxaabtayda kula doodayey

  • @abdiqadir6976
    @abdiqadir6976 5 років тому +3

    Waruntiis

  • @abdiyare9492
    @abdiyare9492 5 років тому +4

    waa geesi waa legend

  • @gaaleef
    @gaaleef 5 років тому

    Sanbaloolshe hadduu rayi wanaagsan hayo yuusan Puntland iyo Somaliland kuwaalane dawlad goboleedkiisa HIRSHABEELLE intuu tago haso hagaajiyo kadibna dawlad dhexe haka hadlo.

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 5 років тому +1

    Qofwalba gurigiisa ha hagaagsado kadib halaysku yimaado

  • @abdalla782
    @abdalla782 5 років тому +2

    Wariyaha waaba dabaal wlh oo wuxuuba iska indha tiraa nidaamka wadanka kusocdo

  • @abdiyare9492
    @abdiyare9492 5 років тому +2

    waa taageersanahay ambasadorka

  • @ayaanxasan912
    @ayaanxasan912 5 років тому +4

    Dalsan warye. meesha kuma heyso waaba mid neefa kan. dowladaaba 4.5 Ku dhisan

  • @yonishassan4131
    @yonishassan4131 5 років тому +2

    Hhhhhhhh U can never defeat The Truth, Xaqiiqda ayuu kahadlay Waxa lagu camal falaa aan lagu hadleyn Waa munaafaqad.

  • @khaalidhassan3020
    @khaalidhassan3020 4 роки тому

    Wariyahaan sixaq ah dad uma wareesto dad ka oo wareysanayo balse taasi waxey inoo cadeynaya markoo wareysanayey qof ka mid ah dowladee oo madax weyne ka ahay cabdullaahi yuusuf oo madax weyne ka ahay markoo oo ka wareysanayey xasuuqee ay ugeesatay umada soomaliyadeed

  • @cabdiwahaabcusmaanmalaas3744
    @cabdiwahaabcusmaanmalaas3744 Місяць тому

    Wlh nin kan waxa lagu nacaa runta bes ah waxa ow kahadlaa kuli waa sax ❤❤

  • @Alihersi
    @Alihersi 5 місяців тому

    Warka san-baloolshe wa run xalal ah si kastaba

  • @gowsawayne8398
    @gowsawayne8398 5 років тому +2

    Thank you sanbolooshe

  • @Xirsi695
    @Xirsi695 5 років тому +2

    Hawiye 2019 qabyaalada u sacab tumaya oo weiliba dalkii uu ka dagi laayhay oo ku faanaya dawladii somaliyeed ee magaca iyo maamuuska lahyd anagaa erinay iyada oo la ogyahy dawladaas maqnaashaheeda wixii laga dhaxaly Anu wxn oran karaa uun oo anoo hawiye oo dhan iskuwada darayn oo ree Abtigay ay yihiin maadama hooyaday hawiyetahy oo sheekh iyo shacab iyo siyaasi fcn ay leeyihiin lkn jaaahilka iyo maangaabka ayaa ku badan ee Boorama hanoogu yimaadaan aan Aqoonta iyo wadaniyada barnee

    • @qasimmohamed1338
      @qasimmohamed1338 5 років тому +1

      Elmi eid Awdalawi afkaaga caano lagu qabay. Waa dadka uu wadanka gaar ahaan koonfuurta ay ka degi la’dahay, heysta beero umad leeyihiin, boobay dhul islaameed. Walalkeyow, u yeer reer abtigaa oo wadaniyada bar

  • @sacdiyomuuse4556
    @sacdiyomuuse4556 3 роки тому +1

    Waakuwataa adeer indha adeeg waadhameysay horay usoco sanka

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 5 років тому

    Ninkaan talada dalka meeshii ugu fiicnayd baa loo dhiibey muxuu ka qabtey oon qas iyo qalalaaso ahayn iyo khalkhal siyaasadeed shame on you xaaraami kastaahu qabiil iyo qurun ha ku sheekeeyo takrifalkii iyo lacagtii xaaraanta ahayd buu waayey hadana waa Kenya iyo Emaaraad lacagtooda wayahaana qaskiisii halkaasuu u wareejiyey Hawiye dad badan oo sharaf leh baa ka buuxa oo nabadda iyo horumarka jecel laakiin cidkastaba keeda 29sano wadanka burburiyey iyo mid iibiya iyo mid cadow soo horkacoba qabiil waa dhamaadey iskuduubnibaa ilaahaay na siiyey dib noo ride qarxiye iyo Alshayaadiinba waan iska qabanaynaa. Inshaa'alaah

    • @AAhmad-hi4pg
      @AAhmad-hi4pg 5 років тому

      Hadal guulwadeeyn ah ayaa lala soo shir tagay suaashaada weeydii xaarmaajo maxoow beenta ugu sheegay ummadda maxuuse qabtay adigane runta isku sheeg ninkaan reerkiisoow la hadlay aan is hagaajinana dhib maaha

  • @HornHelp
    @HornHelp 5 років тому +1

    Afdaloolle 😂 😂 😂 run buu sheegay 😂 😂 😂

  • @macalinqaraac6324
    @macalinqaraac6324 5 років тому

    Beenaale Hooyadaa was adigaa laftigaada ayaa shabaab ah khaniis san balaashe wax qabiil ah oo matali kartid majirto cidii aan ku aqoonin isku sheeg.

    • @cabdallaabshir4604
      @cabdallaabshir4604 5 років тому

      Hooyadiis maxaa karabtaa alle kabaq wll fikirkiisa ayuu kahadlay

  • @nuuracumar5837
    @nuuracumar5837 5 років тому +1

    Waxani wariye maaaha

  • @maryanahmed9538
    @maryanahmed9538 Рік тому

    Waa saaax hadalka xidhanka

  • @sacdiyomuuse4556
    @sacdiyomuuse4556 3 роки тому

    Dulqaadna waadhameysay

  • @asadaksheyasadakshey3760
    @asadaksheyasadakshey3760 2 роки тому

    Run low waye wlhi ❤

  • @mohamedgoogooye979
    @mohamedgoogooye979 4 роки тому

    Libaax libaax dhalay.

  • @FARHANCAALIM
    @FARHANCAALIM 5 років тому +1

    Kkkk labada ookiyaalo ayaa run ah

  • @ahmeddahir3475
    @ahmeddahir3475 5 років тому

    Ninkaan wuxuu sheegayo waa khalad : lacagta Carabta ma haday xaaran noqotay sow tuu ku jiray nidaamka?
    Hawiye tintooda Hal dhinac u xiir adeer oo is raaci kadib qorshe midaysan iyo dad in xukuma keensada.

  • @bashiirbashka2831
    @bashiirbashka2831 5 років тому

    jaahil

  • @mahamouddaip4371
    @mahamouddaip4371 5 років тому

    Waxa aan ka xumay ninka tabaya hargysa oo waxa sokala gaa dhay la ogyey.
    -Hadaba adii quraaan la akhrinayo,marnaba midnimo somaliyeee layeli mayo mana dhacayso waxa dhama midnimo , ethobiya 🤬🤬

  • @abdihakimomarismail4304
    @abdihakimomarismail4304 5 років тому +1

    tolaay yaahawiye eh sxb waxba kumalelaysid 30 sano ayaad muqdisho wadajoogteen maxay sookordhiyeen

    • @AAhmad-hi4pg
      @AAhmad-hi4pg 5 років тому +1

      Hadalka adiga kuguma socdo ee guri aadan laheeyn hasoo garaacin siyaasiga runtioow ka hadlay laakiinse ma isweeydiisay kan madaxweeynaha ummada sheeganaa moow hadlo maxaa hadalka u diiday jawaabta anaa kusiinaa waa jaajuus banbiirada xaarka xiran maxkamad ayaana lasoo taagaa ee beentoow ku yimid waa dhamaatay guul ummadda dhaladka soomaaliyeed iyo.madaxweeynaha keliyah mudame xasan shiiq guuleeyso waana soo laabanee insha'allaah.

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 5 років тому

    Madaxtooyada qofkaliya malaha haduu ilaahay ku siinin helimeysid.hawiye Adiga ayaa u sixiixay miyaa madaxtooyada.

  • @sadamyusuf8676
    @sadamyusuf8676 5 років тому +2

    Dalsantv ....maxaad ka kala jarjaraysaan .....mise sidii ciyaalkaad idinkoo warbaahin wayn ah UA-cam lacag kaga doonaysaan ....acuudu bilaah warraysigii tayadiisiibaad ka qaadeen

    • @muniir3654
      @muniir3654 5 років тому

      Inay halmar soo wada galiyaan aheed Wax la Kala jaro meesha ma yaal sidii you tube ley cml wadaan

  • @nuurdinabdihafid5617
    @nuurdinabdihafid5617 5 років тому

    Markaan shaqo aan hayo waan aamusaa, markii la iiga qaadana waan qaylinaa... ahahaha( cajiib)

  • @alish2852
    @alish2852 5 років тому +1

    Khaa,in

  • @abdiqanijama2926
    @abdiqanijama2926 5 років тому

    Sanbaloolshe wuxuu ku hadlayaa luuqadii qabqablayaasha

  • @shirshooreaadan7368
    @shirshooreaadan7368 5 років тому

    Rabbi wajigaaaga naar hakugubu ilaahay cadaaabkiii fika kuugu soosaar

  • @shirshooreaadan7368
    @shirshooreaadan7368 5 років тому

    Ninkan waa jaajuus waa ninkiii ummada somaliyeed dhameeyey ee utopia midh midh igu dhiibay

    • @AAhmad-hi4pg
      @AAhmad-hi4pg 5 років тому

      Ajaaniibta runta waa dhibtaa ee isku tasho nin maqan in la tabaahu waa nin joogo ceebtiis ee kab kaa weeyn haku fekerin inaad gashato jawaabtaadu waa tan waahee hadaad caqli yaru kugu heryay.

  • @naajiabdi993
    @naajiabdi993 5 років тому

    2019 qabiil loo sacabo tumayo walaahi somali inay nabad noqoto ma dhawa aqoon yahan keda saan u hadlaya 😥😥😥

  • @abdullahiomarmalin5945
    @abdullahiomarmalin5945 3 роки тому

    Well Done

  • @hanadhadaafoowhurdaaye3703
    @hanadhadaafoowhurdaaye3703 5 років тому +1

    1

  • @drhassannasiib2742
    @drhassannasiib2742 5 років тому +4

    Sanbaloolshe Allah ha inoo kaa xafido waxaa tahay fariid runta aan ka gamban cadaw Allah ha kaa haayo

  • @sahalmohammed7457
    @sahalmohammed7457 5 років тому

    Waa runsomaliland maqantahay

  • @horumarinoloshaada1848
    @horumarinoloshaada1848 5 років тому

    Aweis Down👎👎👎👎

  • @ibrahimadan5854
    @ibrahimadan5854 5 років тому

    Kan waa sick

  • @UnluckyMonkey._.
    @UnluckyMonkey._. 5 років тому

    Kkkkkkkkk

  • @عبدالعزيزاسماعيل-غ3و

    Xayawan baloolshe

  • @ilovayouomg9893
    @ilovayouomg9893 4 роки тому

    Walaahi runbuu sheegay kulahaa run marabtaagombarkaaga ku fadhiiso kulahaa

  • @shuuriyeproduction9997
    @shuuriyeproduction9997 5 років тому +1

    War wuxuu ku hadlaayo arka, iimaanka Allah kaa qaad, maxaa dib kuu celiyay horaa loo socdaydee, war ninku wax jira maba ahan.

    • @abdiazizibrahim5675
      @abdiazizibrahim5675 5 років тому +1

      Hell no the guy spoke the truth darod they dont want somali so why would hawiye want somali fuck off go back to your stupid territory

  • @sahraabdi143
    @sahraabdi143 5 років тому

    Waa real reporter maanshaa Allah
    Sanbaloolshe qabiil waa ku daalay
    hagaagso Baladweyne, xamar ma lihid waa magaalo madaxdii

  • @ahmedwadani4524
    @ahmedwadani4524 5 років тому

    Haddii aad is mamuleyso sodon sano mogadisho dagaal ku waday. Dowladdnimo soomaaliya ka jirtaa xoogga shisheeyay joogaa