Sanbaloolshe oo khudbadii ugu qosolka iyo xigmada badneed ka jeedshay xafladii labada Madaxweyne

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 вер 2020
  • Sanbaloolshe oo khudbadii ugu qosolka iyo xigmada badneed ka jeedshay xafladii labada Madaxweyne

КОМЕНТАРІ • 220

  • @josephkoodo6241
    @josephkoodo6241 3 роки тому +16

    All politicians are not honesty but I believe this guy &C.C.shakur is reasonable leaders

  • @deqah
    @deqah 3 роки тому +7

    Viva Madaxweynaha Cusub ee 2021 Insha Allaah Bi idmillaahi Kariim

  • @halimahassanguled4143
    @halimahassanguled4143 2 роки тому +1

    Sanbalooge waa nin run sheeg ah,thanks wariye sare

  • @faisabeeldeeqshuriye7906
    @faisabeeldeeqshuriye7906 3 роки тому +2

    Maashalah Doqonta kaftankaa lagu dilaa horey usoco

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 3 роки тому +7

    Soomaali saaneey u baahan tahay in Qabiilka laga run sheego si Qabyalada loo waayo, Sanbalooje halkaas ka wad

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 3 роки тому +2

    Salaan sharaf leh halgame Dahir Calasow allaha ku xifdiyo maasha allaah, cadowgaa ha jabo ❤❤❤

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 3 роки тому +5

    Ninkan wan tageera waa #FARIID hl cad oo cod kara🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

    • @alibahari6440
      @alibahari6440 3 роки тому

      Abtiyo adi dhagaxayuuntada soo lama go in? 😂

    • @Liiloowe
      @Liiloowe 5 місяців тому

      SANBALOOLSHE WAA NINKA AAN UGU JECLAHAY. TOLOOW NINKAAS WASIIRKA MADAXWEYNE AAN UDOORANO AMA WASIIRKA ARIMAHA DIBADDA

  • @eliasmoha3121
    @eliasmoha3121 3 роки тому +18

    Xawaadle Dad Gob ah Allah idin xafido

    • @xamdi8775
      @xamdi8775 3 роки тому +5

      Xawaadle waagobteena hadaan hawiye nahay

  • @raadfilmshd1036
    @raadfilmshd1036 3 роки тому +2

    keep going

  • @fowziyacali606
    @fowziyacali606 Рік тому +1

    Sanbaloolshe waa run sheeg aan cabsan guuleyso

  • @Heloo-b4v
    @Heloo-b4v 3 роки тому +1

    Wow this man say a lot

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 3 роки тому +2

    Walahi Sanbalooshe waa nin siyaasi oo Soomaali usoo baxay Nacalaa shaydaan kuyaale ninkan raysal wasaare iyo m/weyne waa uqalmaa,, aduunka qof runta ayaa ugu wanaagsan

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 роки тому +7

    Calisoo qofka kugu hureeyo baan ahay kasoo dhiiwatao komment ee isoo booqo sher ne ii sameey Walal 👈♥️♥️♥️♥️

  • @calicabdilaahi9299
    @calicabdilaahi9299 3 роки тому +3

    Guul iyo gobonimo baan urajeynayaa dowlada soomaaliya

  • @najiipnajka9976
    @najiipnajka9976 3 роки тому +2

    Sanbaloolshe waa masuul sare aftahan ah geesi inaa thy shaki kuma juro

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 3 роки тому +4

    *HAWIYE TACAB WAAN UGA JEEDAY, TALOSE UGUMA JEEDIN.*

  • @khaliilofficial8571
    @khaliilofficial8571 3 роки тому +40

    Caasimada umada hadeey guri daarood ahaan laheed habeen laguma wada hoyadeen alle hawiye maxuu gobyhy

    • @mohazzabdiqaadir9724
      @mohazzabdiqaadir9724 3 роки тому +1

      DaarooD Ya ka Wadanimo jcel

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 3 роки тому +6

      @@mohazzabdiqaadir9724 cid walba ayaa kawadanimo jecel kkkkkkkkkkkkkkk darood waaba shisheeye yacnihii dad ajaaniba oo qaxoontiya

    • @sadiyaali9508
      @sadiyaali9508 3 роки тому

      @@AhmedDaariq SOOMAALI WAA REER GUURAA ISKU YIMID SIDEY DAAROOD U IMAADEEN AYUU HAWIYE NA YIMAADEEN MUQDISHO NA WAXAA LEH AJUURAAN MARKA IDINKA OO DHAN UMA DHALAN MUQDISHO WAXAA LEH AJUURAAN

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 3 роки тому +4

      @@mohazzabdiqaadir9724 II SOO QOR PUTLAND MEEQO WASIIR, GUDOMIYE IYO XILDHIBAAN OO HAWIYE AYAA KA TIRSAN GOBOLKOODA ??? MAXAA CULEYS NA DUL SAARAAY ??? SHEEKO BARALEEY WAA DHAMAATAY XAMAR,FREEEEEEEE. SI ISKU MID AAN U HADALNO NIN IYO GOBOLKII OO LEYSKU SOO XAD IYO XADUUD GUDBEEN XAMAR FREEEEEEEE.MARTIDA EDEB DARAN HA KA BAXDO DHULALKEENA KKKK WADANIYOOW XAAL QAADO !!!!!

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 3 роки тому +3

      @@sadiyaali9508 KKKKK RUNTII AJUURAAN PUTLAND AYUU LEEYAHAY XAMAR WAX SHAQO KUMA YEELAN , XAMAR DADKIISA WAA DHALAD SOMALI AH , MAAHA SIDA DAAROOD ISKA DHAL YEMEN ,KENYAATI IYO TIGREE ,EE ADIGOO IS XUMEEYN QAAD QARASTA XAMAR UNUKAA LEH EE DARBIGA MADAXA KU GARAACO.HUS.

  • @sahraguled9927
    @sahraguled9927 3 роки тому

    Maashaa alaah sanbaloolshee caadiimaahan walee guuleeyso waliigaaba

  • @hasanbile1756
    @hasanbile1756 3 роки тому

    M.sha alaah war nin ween ayoow ku hadlay mudane sanbaloshe

  • @wariyebadriwaaxid8965
    @wariyebadriwaaxid8965 3 роки тому

    Masuul daahi

  • @farhiyaahmed462
    @farhiyaahmed462 3 роки тому +2

    Alla hawiye moxow gubyahy

  • @aweyscalidaahir3952
    @aweyscalidaahir3952 3 роки тому

    Masha Allah ninan taageero

  • @istarstars82
    @istarstars82 3 роки тому +9

    San baloolsha waa nin wax badan og
    Oo waxaka maqan og
    War hawiyooow sanbaloolshe hal maal galiyo oo kursiga sare hala geeeyo

  • @ahmedjeeb2116
    @ahmedjeeb2116 3 роки тому +2

    Kkkkkkkkkk shambaloolshe caadi ma ahan

  • @wariyebadriwaaxid8965
    @wariyebadriwaaxid8965 3 роки тому

    🙏🙏🙏🙏🙏

  • @isseamin3756
    @isseamin3756 3 роки тому +1

    Kkkkkk sanbloilshe wacdaro ja shigay

  • @raxmojowhar451
    @raxmojowhar451 3 роки тому +1

    WALAAHI SANBALOOLSHE GEESI GEESI DHALAY. NOOLOW.

  • @faaraxladane946
    @faaraxladane946 3 роки тому +19

    HAWIYE WAA GOBTA SOMALIYEED DEGAANKAGOODA OO KALIYA LAWADA LEYAHAY
    BALSE SOMALILAND HADANU NAHAY MIDNIMO DANBE KUMA JIRNO

    • @musekhadir4233
      @musekhadir4233 3 роки тому

      Fikirkayaga kumaba jirtee sidee camal

    • @k-brownshootershooter9809
      @k-brownshootershooter9809 3 роки тому +5

      Adeer yaa idiin baahan dhagxaantiina iska ruuga soomaali dhul ku filan wey heysataa 😂😂

    • @voiceofcommunityvoccodkabu5408
      @voiceofcommunityvoccodkabu5408 3 роки тому

      Ilmihiina waxa loo dhigo Ka koontoroola .midnimo kadib diida koleey idiinba baahnin idinkoo xabsiyo korga feedan midnimo idinkama rabno ee meeshan iska baxa Somaali baa lehe raadsada meelkale
      Kareeystay bukaanadii

    • @faaraxladane946
      @faaraxladane946 3 роки тому +1

      @@k-brownshootershooter9809 anagaa ayaan idiin baahnayn oo waliba Somalia uga tagnay farmaajo iyo adeerka afweyne oo kale si aanay noo xukumin alaylehee aday gaajo ku haysaa dhul saxaara ka yimid gaddo iyo garbahaaray oo bila biyo ah

    • @faaraxladane946
      @faaraxladane946 3 роки тому

      @@voiceofcommunityvoccodkabu5408 30 -sano ayaad wax noqon lahayd
      SOMALILAND dadkeedu wuu tashaday oo dawlad buu dhistee car heshiiya oo wax noqda oo waliba ilkayar iyo gunta iska qabta

  • @Xayle_durgale
    @Xayle_durgale 3 роки тому +6

    ar adeerkeey aha😂

  • @beerlula8876
    @beerlula8876 3 роки тому +1

    Gaaljeceyl iyo curudki hawiye Baadicade sharaf iigu noolaada ilaa iyo hiiraan siibo boolay jowhar jano kismaayo walaweyn goowanle mandheera jalalaqsi daafeed jiira kuulow ceel cali maxaabo haray oo dhul ah dhashii samale somalia nin booli xalaaleen kara sadii Habar Gidir nin kasto wuu yaqaan qofka la dhashay waxow yahay sanbaloolshe waa nin og walaalkis waxow galo iyo waxow gudo Ahmad madowe sanbaloolshe hadalkisa sifiican u fahan waa mid adiga kuugu socdo Amiin jeesow wasiir kugu noqon doono iska fahan

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 3 роки тому +1

    Hiraab Waa loodhameeyay ee ha fikiraan

  • @luulsheikh7156
    @luulsheikh7156 3 роки тому +2

    Mudane Sanboloolshe waa geesi hawiye halyeey qaran.Waa run sheege qaran❤❤❤

  • @mahadjama1481
    @mahadjama1481 3 роки тому +8

    VIVA HAWIYE IYO MAJEERTEEN IYO OGADEN

    • @sadamabdinasir9673
      @sadamabdinasir9673 3 роки тому

      Gob adna walal

    • @mukhtarwarsameyare3799
      @mukhtarwarsameyare3799 3 роки тому +1

      mid ha ilaawin majeerteen iyo ogaaden waa daarood

    • @yusufali9904
      @yusufali9904 3 роки тому +1

      Iyo QABIIL WALBA OO SOOMAALIYEED VIVA.

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 3 роки тому +3

      @@mukhtarwarsameyare3799 KKKKKK WAXAAD CADEEYSAY MAANGAABNIMO , HADEY XAMAR NABAD KU JOOGAAN HAWIYE HA U MAHAD CELIYAANO CAWAAN IBNU JAAHIL UF.

  • @jamabiixibiixi3613
    @jamabiixibiixi3613 3 роки тому +6

    Waar ninku caqli badanaa

  • @abdiguled8200
    @abdiguled8200 3 роки тому +2

    Sambalosho geesi geesi dhalay gulayso6

  • @Heloo-b4v
    @Heloo-b4v 3 роки тому +2

    😭😭🤣😭🤣😭🤣😪😁😂

  • @ayuuboslo9823
    @ayuuboslo9823 3 роки тому

    Wa qosol kaliya wlhi😂😂😂

  • @idman-bt3tf
    @idman-bt3tf 3 роки тому +2

    KKKKKKK SANBALOOLSHE WAA SHAACDIRALOOW KAFTAN KU DHAMEEYSO

  • @abdulahiali9042
    @abdulahiali9042 3 роки тому

    Sanbaloolshe nin culus guuleyso

  • @jabrilqalid4737
    @jabrilqalid4737 3 роки тому

    Sanbalooshe waa run sheege

  • @eliasmoha3121
    @eliasmoha3121 3 роки тому +6

    Sanbalooshe Nin Qalbi Furan oo Runta ka Ganban

    • @fisoabdullahi9140
      @fisoabdullahi9140 3 роки тому +1

      sanbaloolshe waaninwaalan caqlilaheen doqonah xayawaanah hadalkiisa was macaac ok

    • @eliasmoha3121
      @eliasmoha3121 3 роки тому +1

      Fiso Abdullahi Runta Dadka Wey Gubtaaaa

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 3 роки тому +1

    Soomaliya ba soomaliya leh ilahey ha ka qabto umada soomaliyeed shartooda kuwa donayo in ay dumiyaan qaranimada umadeena soomaliyeed ee islaamka ah ilahayow israci umada soomaliyeed dhexdooda kheyr dhaxdhigo

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 3 роки тому +2

      KKKK DAQRAN MA QARANIMO AAD QARIBTEEN TUUUUGO UMMULA DOOXA UF.

  • @arwofoos73
    @arwofoos73 3 роки тому

    Kkkkkkk wlh waa nin balo

  • @abdihakimwarsame8728
    @abdihakimwarsame8728 3 роки тому +4

    Sanbalolshe wa nin culus

  • @RoyalFamily4
    @RoyalFamily4 3 роки тому +1

    libaax libaax dhalay

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 роки тому +1

    Hadalka sanbalooshe waa hadal qiimo leh runtuu sheegaa hadal culus

  • @sumayoabdi8902
    @sumayoabdi8902 3 роки тому

    👍👍👍👍✅✅✅✅😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hamzekassim2359
    @hamzekassim2359 2 роки тому

    7:45 Maahmaahdaah uu adeegsaday ha la ii faa'iideeeyo Amb nin aftahan ah waaye

    • @mushtaaqhassanmohamed1867
      @mushtaaqhassanmohamed1867 11 днів тому

      Maahmaah kuma jirto meeshaas ee waa hadal 👍👍
      wax noogula daraanaayo waaye waxaasi ee ma ahan wax noogula roonaanaayo ma grty hada 😂😂😂😂

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 роки тому

    Sanbaloshey waan jacely wa nin dhalinyaro ah caqli fiican lakiin Farmajo waxuu noqdey jalle siyaad barre kale tiisuu ku marsiiya a hadad dhagasyto ninkan madaxweyne wa u qalamaa walee

  • @Become_Skiller_Technology
    @Become_Skiller_Technology 3 роки тому

    Free ku baro Technologyda oo kusoo biir channalkeygan .....faaiida wacan.....

  • @reyansacdiyo1121
    @reyansacdiyo1121 3 роки тому

    runtuu kahadlay sanbalolshe

  • @idilidili9058
    @idilidili9058 3 роки тому

    🤣🤣🤣🤣🤣😥🤣🤣🤣🤣🤣

  • @qubqac9913
    @qubqac9913 3 роки тому +1

    Sida Sanboloolshe hadii HAWIYE u wada hadli lahaa, mar hore ayay heshiin lahaayeen, fadlan joojiya hadalka doqonimada ah ee ah DAAROOD ayaa isku kaaya diray, waxay gaf ku tahay Hawiye, waana qalad laga galayo beesha Daarood

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 3 роки тому +1

      TAAS YAA U BAAHAN INTUU JOOGO MURUSADE OO HAWSHIISA TAHAY ISKU DIR IYO BASAASNIMO UF.

    • @qubqac9913
      @qubqac9913 3 роки тому

      @@leylahilowle2168 DAMEERAALEEY

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 3 роки тому +1

      @@qubqac9913 DAMEERADIINII HILIBKOODII ILAA MAQAARKII AYAAD CUNTEEN ,CANAHOODINA CABTEEN ,KKK WAA WAXAAD U YEELATEEN CAQLI DAMEER ,EE FADLAN WAA NOO GAADIID QAALI AHEE AFARQOOBLE HA NAGA CUNINA KUWEENA UF.

    • @qubqac9913
      @qubqac9913 3 роки тому

      @@leylahilowle2168 wali ma waxbaa kuu soo uraya?

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 3 роки тому +1

      @@qubqac9913 MAQAAREEY MEEL AAD JOOGTIIN MIYAA UR KA DHAMMAADAA UF. AQAS.

  • @alimuse9541
    @alimuse9541 3 роки тому +1

    GOORMUU HAWIYE TURUB CIYAARTIISA BARAN.......😱😱😱😱

    • @ismailjama178
      @ismailjama178 3 роки тому

      Marka adhigu barto shugux shuguxda.

    • @alimuse9541
      @alimuse9541 3 роки тому

      @@ismailjama178 yKkkkkkxxx beeena ma ahan

  • @khalidyaasiinmaxamed8321
    @khalidyaasiinmaxamed8321 3 роки тому

    Sanbalooolshe waaa ina cali waraaabo kala magarty markaaa waxaba ka qori mayno

  • @axmedaduunyo7487
    @axmedaduunyo7487 3 роки тому

    Hhhh

  • @waveyyjm6371
    @waveyyjm6371 2 роки тому

    Mashallah waaaa
    Qudbadii Qarniga kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @boulaleabdulghaderabdallah7001
    @boulaleabdulghaderabdallah7001 3 роки тому

    Somaaliya.wey.mahmahda.wrxeydhahday.af.ama.lo.hakudaaqdo.ama.xawaadle.hakuhadlo.c/laahi.cali.sanbalolshe.gesi.afmaal
    .

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 3 роки тому +1

    Sanbalooshe halyeey waa runtaa waa madax wayne cabdiraxmaan cabdishakuur waana kii farmaajo badali lahaa Inshaallah

  • @Heloo-b4v
    @Heloo-b4v 3 роки тому +1

    Sanboolshow waa adiga weydinaya axmed iyo saciidee mac maxaaad uuu cabsaneysaan maaa farmaajo warsataan????

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 3 роки тому

    Hadday 1991kii Daarood isku direen Ceydiid iyo Cali Mahdi,maantana Xasan Sheekh iyo Shariif ha isku direen.

  • @farhiyaahmed462
    @farhiyaahmed462 3 роки тому

    hhhhhhhhhhh

  • @abdiroble2576
    @abdiroble2576 3 роки тому

    Sanbaloshe wuxuu ahaan lahaaba
    Ha barto luqada siyaasad qabiileedka
    Waxan mutaxan ee uu la caaac leeyahay
    Waxay leedahay hab looga hadlo, fikir iyo kaftan ahaan loo gudbin karo wuuna ka arradan yahay.
    Wax badan oo uu tilmaamayana waxay ku salaysan yihiin “ fadhi ku dirrir”
    Walee siyaaasadu waa bay’ada.

  • @ashaadenosman2645
    @ashaadenosman2645 3 роки тому

    Gabre u doona

  • @eliasmoha3121
    @eliasmoha3121 3 роки тому

    Islaan Mise islaam

  • @kiinadan9573
    @kiinadan9573 3 роки тому

    Adoo iga gashay ader san balolshe lkn waxaa ii sharafa magaceyga in aad gogol shareefeedlaas kkkkkkk

  • @maxamedcaqilka7026
    @maxamedcaqilka7026 3 роки тому

    Madaxweyne doone maxay tahay raiisul wasaare ma rabno waa qalad

  • @zaksom3863
    @zaksom3863 3 роки тому

    Kolay san balooshe waa nin aftahan ah tankale runta kama gabado ninkaasi oo kale ayay u baahan tahay soomaali ee markan isaga iyo clraxmaan clshakuur labaasi nin ayaa markan u baahan tijaabo madaxnimo

  • @zkariyehussein5545
    @zkariyehussein5545 3 роки тому +2

    Walahi anoo nin hawiye ah ma Odin tagerayo qabiilna Marabno qarana rabnaa tuugu

  • @onelife1619
    @onelife1619 3 роки тому

    Reer in lagu kaftamo maaha.

  • @alimuse9541
    @alimuse9541 3 роки тому

    KKKKKKK AREEY HAWIYE WUXU DAN MOODAY IN UU KA SHEEKEEYO SADDEXDA NIN EE ISKU HAYBTA ,MABA JIRAAN WAAN KA XUMAHAY

  • @bekhambekham6741
    @bekhambekham6741 3 роки тому +3

    Kan wa xoolo wlhy hadalkna mabaa yaqan iska hadal looma hadle wa in wax laga faaida 😀😀😀😀😀😀

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 роки тому

    Abdi shakuur madaxweyen suge kkkkkk

  • @ayuuboslo9823
    @ayuuboslo9823 3 роки тому +1

    Mudane madax weyne done cabdiraxaman cabdi shakur😂😂

  • @ak.0-010
    @ak.0-010 3 роки тому

    xolahha dad baa raaco oo oodo mmaxaa meel banan looggu dhafi waayay oo ooda waliba shacshac logu buxiyaa meshhey ffiraq katayy oo logudida firaaqa kala ffiggashho inuu kasoo xalulan bahaalka ari iyo geel hal xiro miyaa loowada galiya midba xiro loda xiro gar xataa carurtod hadey yar yaryihi lesma xareyo oo loda gudahhed baa buul loga sameya geela dhaxdis baa loga sameya ariga isago udaaaciffsan baa xirko loossameya qool yaryar ciyalka sadex jirkana qoollkaa kasosibo marki lalisayo sheko maser madax beel maleeyahay anaa qabee qabadiiis maleyahay waxaro qool kuhilman maleyaahhay waxaraha xiradaa ariga laguxira hooyada iyo cunuga rerka uyyara soolisa maalintas hadiii hooyadu ismadax marto wey ilowda iney hubiso barqsdi siay usoo daaqan abaa ubarxal jimicsi usameyan kuna baqtiyan xarigi qoolka yar eelahaliyay geelka ciyalkis sifican uma fiirin bbalse loda xirada loda dhexdeda loogasameya dashyar gudihisenna llassiggaliya geelka maudhawanin oo dherirkis xoogis ban kabiqijiray tira laba mar wuu isigay isago dhan oo hoyade islan shegeynayan lasocdo buu igu jogsaday iyaga iyo kii uhoreyay dhaxdod baan galay maradi buu cagta igasaray wa maiyekin maarna iyado duur ukasodagaya ban arkay lugidhaftay luna iga danbeyso oo gargurasho ley amray ogada ilasima n gugargutay inan kuhor ordin siuu igi durdurin burtana ufududen dhinac ubaxo ilen waan qayliyay warban arka wan carari oo wan cabsaday ban kuqeyniyay

  • @alaka5158
    @alaka5158 3 роки тому +1

    Xafladan iyo Kaftankan waxay muujinaysaa bisaylka siyaasadeed ee soomaalida maanta. Lakiin Illaahay waxuu ku saliday Farnaajo.

  • @alimuse9541
    @alimuse9541 3 роки тому

    GOROWE A A SHAKUUR IN UU KA HADLO IYO IN UU XAFIIS XISBI KA FURTO WAA LOO DIIDAY,KKKKKKKKK AAR HAWIYAA

  • @k-brownshootershooter9809
    @k-brownshootershooter9809 3 роки тому

    Ninkii ugu xoolasan ee aan arko waaye kan afxumo udhimo

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 роки тому +1

    Sanbooloshe horseed talo fiican tahay hankaada kor u qaad iska daa inaad hiiraan kaliya u hadasho hawiye dhan kursiga ugu sareeyo ku matel gaalkacyo ilaa kismaayo

  • @khalidyaasiinmaxamed8321
    @khalidyaasiinmaxamed8321 3 роки тому +1

    Hawiye ha ogo laado in la maaamulo vi daaaaroood

    • @leylahilowle2168
      @leylahilowle2168 3 роки тому +1

      SOO CADEEY HADALKAAGA UF CABSIDA YAREEY.

    • @khalidyaasiinmaxamed8321
      @khalidyaasiinmaxamed8321 3 роки тому

      Hadalkaygu waaa cad yahy hawiye sidi la raba laga yelaya

    • @khalidyaasiinmaxamed8321
      @khalidyaasiinmaxamed8321 3 роки тому

      Hdalkaygu waaa cad yahay abaaa

    • @habashsomali6076
      @habashsomali6076 3 роки тому

      @@khalidyaasiinmaxamed8321 ma dhiladi ku xartay ayaa shekadaa riyada ah kaaga shekeysay nacalad yahy kaalay adiga xakun

    • @khalidyaasiinmaxamed8321
      @khalidyaasiinmaxamed8321 3 роки тому

      Dadka ma caaayo anigu balse sidaan rabaan ka yeelaya lan gaab hawiyaa waan aqnaa anigu sida sanbalooshe oo kalaaa

  • @mukhtarwarsameyare3799
    @mukhtarwarsameyare3799 3 роки тому +1

    xayawaan sanbalooshe xumaan iyo cuqdadi ka buuxdo LA god gal xumaantada waxaasi masuul ahaaba LA leeyahay qabyaaladu waashay

    • @jabrilqalid4737
      @jabrilqalid4737 3 роки тому

      Manoo sheegi kartaa waxaa ku tilmantay xumaanta uu kahadlay iyo cuqdada aad shegaysid ? Waxaan umalaynayaa runta ayaa kudhibaysa!

  • @habashsomali6076
    @habashsomali6076 3 роки тому

    VIVA HAWIYE HOWSHA HA SOCOTO laba wajile Farmajo damir lawe iyo daba dhilif yadisaba talo maha yaan wey fashilmen haleyska qabto tugada arurtay filinkoda waa qarxay

  • @munaelmi9229
    @munaelmi9229 3 роки тому +1

    sanbaloolshe doqon xawadle hg kuwaalo

    • @beerlula8876
      @beerlula8876 3 роки тому

      Runtow shegay xawadke waxbo mahan waa dulsaar hawiye lkn waa idiinla qariyaa markey runta timaadane saano kale kashifkaana iska dhaco sanbaloolsho dhib badana iska raali ahaada reer moqorkori

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 3 роки тому

    Jahiliin baa meesha iskugu yimid

    • @jabrilqalid4737
      @jabrilqalid4737 3 роки тому

      Mashegi kartaa jahilnimada aad kahadlaysid ?

  • @safiyai2843
    @safiyai2843 3 роки тому +1

    Asc sanbalooshe waa geesi geesi dhalay