geesiyadii islamka so maray ayu aha sadaam rabbi ha u naxaristo subaxa daldaalada ku dhacayso aad ayu u dhoola cadaynayye ma ahayn nin ay murugo ka muuqato ilahay haku naxaristo geesi garab wayey ayu ahaa sadaam
Walaale aadan waad mahadsantahay alle ha ku xafido oo aqoonta ha kuu siyaadiyo barnaamijyadaada aad baan uladhacay wax badan ayaad iga haqabtirtay nin ku dayasho mudan horey usoco walaale aadan
Hdaan garanyo lmbarkaga Aadanow wakula so xiriri laha bwe ilaah xaq lagu cabudo bn ku dhartay ina tahay qof si hufan wx u baara oo isku daya inanu cidna hiifin.
Xikmadahaan ayaan ka soo xushay Mahadsanidiin bahda #SahankaXogaha Waanu is dhul dhignaa iyada oo aynaan liidnaan naga ahayn awoodna waan leenahay iyada oo ayna isla-weyni naga ahayn... Ha dhaliilsanin arrimaha yar-yar ee sumcadaada wax yeeleenaya oo xasuusnoow in qaruuraxa yari uu burburin karo dhalooyin waaweyn... Dhididka Tababarku waxa uu yareeyaa dhiiga dagaalka... Cadowgaaga isha ku hay oo ka raay Se ha dhaafin oo dhabarka ha u jeedin Marka aadan fakareen ogow maankaagu wuu daxaleystaa Qalinku iyo Qorigu waa isku Af iyo caaro Carrabkaaga waa ragganimadaada ee ha dhayilsan, ballan aadan ka soo bixi kareenna ha qaadin Goodi aan karaankaaga ahaynna ha ku hanjabin. Anigaa Mareekanka ayaa i dilaya, se idinku shacabkiina ayaa idiin dilaya...
Carabta doqoma maagan ee waa aniga doqonka ee aan uduceyn muslimiinta dhibataysan . Run hada lasheegi carab ani iyo adaa kadaran . Ee hadad wax tarto hurdada kakac
I am the first pin please adan sahan
TA caS Ku Boobo yaaqi .
♥️♥️
❤️❤️
Tariqda falastiin kahadal
Alle ha unaxariisto wlhy waa nin aan ku daydo waxaan filayaa in aan noqdo sadaamka Somaliada
Cilmiga ALLE ha ku barakeeyo
Alle ha u naxariisto geesi garp iyo gaashan waayay
Ilaahay ha KU ddaYo aadAn sahan cilmigana ilaahay ha KU barkeeyo
Wlahi waan qiirooday mrkaan daawady xogtan
Sadaam wuxuu ahaa halyey iyo geesi aan dib dambe carab usoo maryn
Asc IlmaderyaaL Dhamaan Tageeryaasha Sahanka Xogaha ❤️
Like ii zaar wllky iyo wllzhyda MuZliminta aheey👍🏻👍🏻👍🏻
Waan xasuustaa in malin ciid la dilay markaas waan yaraa waxaan ayeeyaday ku dhahay sadaam ari mee u maleeyeen 😥alle haku naxariisto sadaam xussen🤲
ilaaHaY Ha U Naxriisto MujaaHidkeeniii GeesigeeNii Wllkeen SadaM Hussein Majid al Tikriti❤❤😞
Allah ha u naxariisto
Umad waliba aan daryeelin horjoogahooda itaal xumo bas u dambeyni
Horomar wacan Aadan sahan
The best country in the world IRAQ 🇮🇶 🇮🇶 🇮🇶 🇮🇶 🇮🇶 🇮🇶 My Country, My Blood IRAQ Allah Yahfadakii
Yaa Allah wlhi ilin ayaa igusoo joogsatay anigoo aqoon iyo caqli Badan lahayn ayaan maqlay dhimashadiisa 2006 hadana waxad moodayay in ehelkaygu ka dhintay markii aan maqlay diradiihii yar yaraa ee laga keeni jiray xajka iyo tooshaashkiina aad ayaan ujeclaaa ilaa aan iska ilmayn jiray ax intee ku jecla sadaamkaygii Allah hakuu naxariisto qalbiyadayda ayaad dagteee 😭😭😭😭
Janada alaha ha geeyo sadam xussen
Geesiga islamka marnba qulubtayda kmnad bixiin🤲😭
Ilhey ha u Naxristo Sadam Xusen wa Lipx islamk aha 😭❤️
Allaha u naxariisto saddan
rabbi naxariistii Janno haka waraabiyo sadaam xuseen
Fiicnaan laheeda inaa maanta heesano madax Sida Sadaam oo kle😢
Allh hownxriisto wxu ahaa geesi tolwayey😭😭😭 wllhy ad ayn umurugody mnta oo jumco ah Ayn radiyey tariqdisa mhdsanid wll
Zadam Hussein geesi ciraqiya geesi Muslim ah halyaay Lagu daydo was soo bixi doona halyayyo cagta Marya Kuwa zaas yeelay insha Allh
Allah ha u naxariisto geesigeena😭
SaDam xusen wuxu aha gesi hal Mar somaray muslimiinta lkn waayay miciin iyo cid garab istaagta
Geesi garab waayey rabow ku naxariiso🤲🤲🤲
Ilaahay jagada ha ka waraabi sadaam xussein aamin amin
39 Ayan ku ridayee. car kan 40 ku dara alle ha u naxaristo sadam xusein al majid
😭😭😭 Allaha unaxaristo sadaam wuxuu ahaa geesi kabaxay islaamka balse waxaa murug lama ilawan ah inaysan jirin cid uhiilisa ayadoo ay cadahay in sabab la aan loo dilay waxaasa layaab ah waxa gaalada ay gaaladu hagar daamada iyo faragalinta muslimiinta oo hadana muslimiintana udiiday inay umidobaan dantooda iyagoo hadana xaq kutaagan cajiib!!!
Ilahy naxariztii janno hka warabiyo sadam huzeen gezigii izlaamka
Guul wacan geesi garab waayay baatahay wlh janadii alla ayaa inoo balan ah
Alle ha unaxariisto 😭😭
ilahay ha unaxiisto saadam xussen wuxuu ahaa mujaahid kabaxay islaamka
Wll saddam alle hku nxriisto adun io aqirpa 😍
Ilahay ha u naxariisto Sadam xuseen ilahay galad ha halago🤲🤲🤲🤲🤲
Ilahay gaaladana haso hanuniyo waxba inoguma jiran cadaabkooda
Alaha JANADIY FARDAWSOH HAYSKU K3EN TUSO DHAMANTEH AMIIN DHEH WLLKY $ walashey 🥰😍
wad ku mahadsantahay macluumadka aad kaso gudbisey mid kamida halyeeyada islaamka soo maray ee galabaday allah ha unaxariiste saddaam Xuseen
Alaha u naxariisto geesi la dulmiyay
Waa mujahid kudayasho mudan Waana geesigii islamka
Alleh haku naxriisto
Geesi garap wayay allah unaxaristo
Alle ha unaxariisto sadaam xuseen
geesiyadii islamka so maray ayu aha sadaam rabbi ha u naxaristo subaxa daldaalada ku dhacayso aad ayu u dhoola cadaynayye ma ahayn nin ay murugo ka muuqato ilahay haku naxaristo geesi garab wayey ayu ahaa sadaam
Soomaalida badankooda ALLE sidaada ha ka dhigo
Amiin
سدام حسين الله يرحمك😍
Mahadsanid
Xasan Al banna Iyo taariikhdiisii
CIRAAQ SHIHIIDKII DACADA AHAA SADAM XUSEEN CARAB AYAA MALAGTAY
ALLE YAA RAXMA GEESIGII ISLAAMKA.
Walaale aadan waad mahadsantahay alle ha ku xafido oo aqoonta ha kuu siyaadiyo barnaamijyadaada aad baan uladhacay wax badan ayaad iga haqabtirtay nin ku dayasho mudan horey usoco walaale aadan
Hdaan garanyo lmbarkaga Aadanow wakula so xiriri laha bwe ilaah xaq lagu cabudo bn ku dhartay ina tahay qof si hufan wx u baara oo isku daya inanu cidna hiifin.
Ilaahy haw naxaristo
Allah ha unaxriisto geesiga Muslimka ahay
الرجال مواقف رحمه الله رحمة الأبرار
*صدام حسين المجيد* 🙏
wacnan lahyda inago qabiil iyo reer reer iyo gobal gobal ka talabsana oo dhalin yar sidaa Sadaam Xuseen oo kale ahi dalka hogaanka u qabtaan oy heer gaadhsiyan .
Axla wxn ku frxa mrkn arku wiil somaliyed oo fikirkiisu iyo caqligiisu ka madhan yhn saamaynta qabiilka, hore usoco hno wxn rajaynaya inad hogaanka malin uun gacanta ku qaban doontide insha allah 🤲
Xikmadahaan ayaan ka soo xushay Mahadsanidiin bahda #SahankaXogaha
Waanu is dhul dhignaa iyada oo aynaan liidnaan naga ahayn awoodna waan leenahay iyada oo ayna isla-weyni naga ahayn...
Ha dhaliilsanin arrimaha yar-yar ee sumcadaada wax yeeleenaya oo xasuusnoow in qaruuraxa yari uu burburin karo dhalooyin waaweyn...
Dhididka Tababarku waxa uu yareeyaa dhiiga dagaalka...
Cadowgaaga isha ku hay oo ka raay Se ha dhaafin oo dhabarka ha u jeedin
Marka aadan fakareen ogow maankaagu wuu daxaleystaa
Qalinku iyo Qorigu waa isku Af iyo caaro
Carrabkaaga waa ragganimadaada ee ha dhayilsan, ballan aadan ka soo bixi kareenna ha qaadin Goodi aan karaankaaga ahaynna ha ku hanjabin.
Anigaa Mareekanka ayaa i dilaya, se idinku shacabkiina ayaa idiin dilaya...
Alle haw naxariisto
رحمه رحمة واسعة وأسكنه الفردوس الأعلى
Illahay hawnaxariisto saddam hussein geesi islaam ah 🥺❤
mahadsanid sahanka xogaha waxanu kaa codsanaynaa mar hadii aanu nahay dadka ku taxan chanellkaN in aad noosoo badiso vedio yada noocan ah oo kale ee geesiyiintii islaamka waxaanan kaa sugaynaa inaad qadaafi ne noosoo diyaariso war bixin dhadhan leh mahadsanid
Aad ayan uga xumahy wlhi waa ayan daro hadaynu nahydadmusliminna iny sas inooladhaqman gaalo,😭😭😭
Manta waxa uu noqon laha geesiyasha palastine wax ka dhiciya alle ha unaxariste💔😥🙏
allle ha U naxriizTo geesiga
walahi waan xasuusta malintii ladilayey sadaam waxana jiray 8 waxana jgay mesha ku dhahsay ee say.uun shacbka carbeed o dhan way ka xumadeen lkn madax dulesan baa haysata
Walaal ana malintaa waxay ahayd ciid carafo Waxaan ahaa 6 jir
Ilaahay haku naxaristo halyeeybad ahayd sadaam xuseen
Walal Waad Mahad San Thy
Illahy haw naxariisto
صدام حسين رحمه الله😓
Mhadsanid wll qeyr bdn allaha kaa siiyo 💯💯💯💯💯
Guul kuu rajaynayaa adan khadar hawl weyn baad haysaaye illaahay hakula garab galo hawshaad bulshada u hayso qof maskax badan
Maalinta Gessiki SADAM HOUSSEIN ALLAH YARHAMOU uu dhintey baa Carab oo dhane dhimatey
Allh haunaxariisto
I watch the video 2024 😮
sadam xesin janadii rabbi
Allah unaxariisto ❤❤❤❤
Alle ha unxriisto ciraaqii muslimka ahaa
Sadam 😭😭😭😭
Rabi naxariisti jano Ha ka waraabiyo
Walaal aadan waxa aan kaa codsanayaa in aad barnaamij nooga soo diyaariso hogaamiyihii falastiin ee yaasir carafaat
شكرا أخي آدم سهن
Lagend hasareeyo hankagah inkasto magacii sadaxaad ee Sadam kabeen shegtay❤❤❤
الله يرحمه ويسكنه الجنه صدم حسين 🤲❤❤
Geesi buu ahaaa
Alle hau naxariisto
Qofkaz oo in dheer garad ah taaroikh buu leehay
sadaam xuseen malinkii ladal dalay waxay ahd malin mal maha kamida geesi ayuu ah an gaban rabiyoow inaxariso
AAMIIN🤲
Geesi garab waayay
Sadam wllhi wanin gesi ah Alle hAunaxariisto qatimo wangsn ayukudhinty
View like and COMMUNITY
Ax ax alla carabtu doqoonsana oo jecla in ay u Adegaan reer galbedka iyo American ka
Saadaam xusuun geesi ayuu ahaa allah yaaraxma
Carabta doqoma maagan ee waa aniga doqonka ee aan uduceyn muslimiinta dhibataysan .
Run hada lasheegi carab ani iyo adaa kadaran . Ee hadad wax tarto hurdada kakac
Oh My allah save All Muslims
Libaaxii islaamka 😍
Daawadihi 1aad ☝🏻. Fadlan subscribe ii saara ciida darted Brothers 👍🏻
Waa mujahedin President jantul fardhos ALAAH hakugeyow
الله يرحمه😥
AllaH haw naxariisto
Allh unaxariisto geesi islaama ayuu ahaa
Thanks sxb
Wll waxaa aad no soo daysaa macluumad kusaabsan south Korea adoo mahadsan
رحمة الله عليك يا بن حسين
Naga ralinoQo adeer ilahoow ku naxariiso geesigena 😭😭😭😱
AHUN nin geesiyoo gaalada necebuu ahaa lkn markaad leedahay adigu geesigeennii waxaa kaa mudan intaan halyeey gumaysi ku daawannay haddaan somali nahay
Shukran alayaxfidak aadan
Ilahayow janada sii
Allah yarxamuk
Ninkii gaalada ay ka qayliyeen allow unaxariisto libax buu ahaa laga baqo meel asiga uu galo rag baa galay wllhi
Illahay ha unaxariisto
Alle ha u naxariisto geesi garab waayay ayuu noqday