اللهم إني أسألك بأني اشهد أنك أنت الله لا إله إلا أنت الأحد الصمد الذي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا أحد Allahuma inii as aluka bi anii ash hadu anaka antalaahu laa ilaaha ilaa anta al axadu samad alladii lamyalid wa lam yuulad wa lam yakun lahuu kufuwan axad
Asc Wahan kuwedina kolkad aqrinesa sed uaqrisanese markad aqrisanesa mainad wahbo gacata kuhainina o ad talefonka ad firinenin Miya Mel Kali kuahata isheg waubahane plz sev
.ياولي يا حميد ٣ مرات اللهم ارفع عني ما انا فيه اللهم لك الحمد والك المشتكى وأنت المستعان وعليك البلاغ ولاحول ولاقوة الا بالله العلي العظيم Ducada sidan u aqrista insha allah waad ku guuleysaneysan inta muraad leh alle muraadkeena hanoo sahlo ameen 🙏
السلام عليكم ورحمة وبركاته Wll jawahir aad umahdznthy marwalba sida khyrka nola wadagto ee wll su aale Ducada aan doono miyaan ku ducaysan kraa sujuuda ama salada dhexdeeda
Mash allah ❤ jazakalah Hppti ❤ Allah cilmiga iyo caqliga ,caafimadka hku siyaadiyo❤ wx bdn aan kaa fiday jazakalah Hore usoco khairkana noso badi hppti Aakhirana ku janatul firdawsa isku arka Allah hynaga dhigo Aamiin Allah muraadkaaga oo san midigta hkaa siiyo ❤
Jawaahire abayo america maa usocotaa warqada kadaba waregoya le dhahdaa markasto Noo sheek madhoofi rabtaa😂 Anu buufis ihaaya warqad marka maqlo bixitaan le niyadeyda kuso dhacaayo
Asc ukhti wax yar oo talo ah an kusinaya jaketka ukugu dhaganyahay xijabka ha ka kor marin kuma asturayo waayo aad bay kugu dhagantahay xijab na ma noqon karto marka walaal xijabka waa ayad quran ah ha dhayalsan
اللهم إني أسألك بأني اشهد أنك أنت الله لا إله إلا أنت الأحد الصمد الذي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا أحد
Allahuma inii as aluka bi anii ash hadu anaka antalaahu laa ilaaha ilaa anta al axadu samad alladii lamyalid wa lam yuulad wa lam yakun lahuu kufuwan axad
(MASHA’LLAH ❤️❤️❤️❤️TABARAKA’LLAH)💕💕💕💖👍👍💖💖💖💕🥰😍😍❤️❤️❤️❤️❤️❤️(JAZAKALLAHU KHEIRAN)💕♥️♥️💖💖♥️💕🥰😍😍😘❤️♥️♥️💖♥️💕🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌺🌺🌺🌷🌷🌻🌺🌺💐💐🌹🌺🌷🌷🌷🌷🌺🌺🌹🌷🌺🌺🌺🌷🌹💐🌺🌷🌷(RABBI) hakuu xafido (ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲❤️❤️💖🌹🌺👍🙏🌺♥️♥️♥️♥️♥️🌷🌷🌷🌷❤️❤️🌹🌹🌹🌹♥️♥️♥️♥️💕❤️💖💖🌹♥️🌺♥️♥️♥️♥️
Jazakallah khair
Abaayo isoo duceey muraad leeyahay si niyad leh
abayo jasakallahu kher waxa kugu borina ina xijabka desato cafwan intasne waxa tahay gabar wa nagsan
ya ukhti asaluka carabka ka dafe as aluka waye cafwan quraxey
Walalahey muraad aya leyahay iso duceya 40 qof ducadoda wa la aqbala plz iso duceya 😢
ياولي ياحميد ارفع عني ما أنا فيه wataas ducada wll ana ajar allaha iga siiyo albaabkasta oo naga xiran allah noowada furo amiin
Amiin
Amiin Amiin wllo 🤲🤲
Allahuma amiin Allah haku xifdiyo huno wax walboo kheir noo ahna Allah hayna siiyo 🤲🥰
Somalia igu qoor carabiga ma akhriin karo
@@Furnfuture_yt san weyn wll 👉yaa waliyu yaa mujiidu irfac canii ma ana fii
Jazakallahu khyrl jazaa allahuma u fududyo qof walba oo muslima muradkisa oon macasi lahyn alxmd ducadana aadbn ugu faaidy allaha rahmanka aya i furay faraj allah bay mahad odhami usugnaty alxmd
Jawahir Abaya madadba kudacwonaye mise UNHCR ya ilahay kagasoqade qahotiga miyad Miya kabahde mise ilahay Haku fududeya dad waloshega walalka
Alxamdulillaah xbiibtii waa ogahay inaa wax yar kuu dhiman kusugeynaa
Alla jawaahiray wllsheeeyy sidaan ku jeclhy ilhy haku jeclaado😭❤️❤️❤️
baarakallaahu fiiki yaajawaahir walaasheey macaan qalbinadiifeey fiicaneey uxibak wallaahi❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
AllhamdulillaH anoo video ga daawanaya xafidey
Ilaahayow qof kasta arimihiisa u sakhir🥺🤲🏾🤲🏾
Allahuma Amiiin
Alhamdulilah wlhi jawhar maanintaan Ku bartay ayaan digriga iyo micnihiisa bartay runtii noloshayda xaalado adag soo maray marwalba oo aan arko inay xaaladahayga adagyihiina digriga iyo Salado suno Ku ordaa Alhamdulilah xataa hadii waxaas ii rumoowin qalbiga ii daga oo xasilooni ayaan helaa❤
Allaahuma aamiin xbbti shukran Allaaha kaa ajir siiyo aduunyo iyo aakhiro muraadkaaga inta kuu dhiman Allaaha kuu fudadeeyo xbbti ❤❤❤❤
Anigoo kurbeysan 😢ALLAH AYAAN BARYEY istihfaaarta SALIGA SUUBANAHA ISKA WADAY❤❤❤❤❤ 2WEEK WAAN HELAY MURAADKEYGA ADUUN AAKHIRADAYDADA ALLAH II AQBALO😊😊😊
Matirineysay
@@hodanabdirashiid506 horta tirada haddii aanay xadiis kusoo aroorin macno masamanayso, intaad ka gaadhid ayaa lasameeyaa. Laakiin haddii aad tidhaa, tusaale ahaan, 40 jeer ayaan digrigaa akhriyay waxaas na waan helay, ayadoon aan xadiis sheegayaa jirin, miyayna danbi ahayn?
Carabtuna way iska taqaannaa digrigaa intaasoo jeer ku celceliya, waan ku "ijtihaadee", oo ay kawadaan anaa tijaabiyay. Laga yaabaa in digra badintiisa uun lagu aqbalay amma joogtayn tiisa, laakiin aanay tirada ku xidhnayn.
Ilaahaybaana naga og.
Asc Wahan kuwedina kolkad aqrinesa sed uaqrisanese markad aqrisanesa mainad wahbo gacata kuhainina o ad talefonka ad firinenin Miya Mel Kali kuahata isheg waubahane plz sev
يا ولي يا مجيد ارفع عني ما انا فيه
Jzakallah khayr xppt
Jawaahir swedan ma u socota quruxey illahy mesha tagtaba mel barakeesan oo raali kaga yahy hakaga dhigo ❤❤
Mayooy 😀
Maansha Allah ducaaul maqbuul aaladhahaa kulu bacdu tashhadul aqiira wacan aqriyaa
Jawahirey Allah hakujeclado video yada wankufrxa dagnan kahela❤❤ wallai gurigena walagajecelyahay hoyadey wan inte codkaga kamaqleyso isar bey dihi
Wsc wlashy jawahir, malmahan aad noga gawisay, balse macaleesh ❤❤❤, waa kucudur darne 😂😂😂 Lagayawe hol addunyo inaa kumaqantahy inshlaah qeyr alaha kadhigo alhuma aamin yaarabi
We love you pls dont leave UA-cam
Masha Allah allaha ku xafido aduun iyo aaqiro sister ❤
Abayo jesalakh qeyr, been kuma shegin orad kujirna , ilhow qatumada notosi alhuma aamin yaarabi
Masha allaH abayo Jawahir Alle Haku xifdiyo❤🤲
Jazaka allah walshey❤❤
Jazakallahu kheer abyo❤
😘😘😘😘Mansh allh wlshy Alle haku barkeeyo waxkst oo khyr kugu jiro haku siiiyo insh allh
.ياولي يا حميد ٣ مرات اللهم ارفع عني ما انا فيه اللهم لك الحمد والك المشتكى وأنت المستعان وعليك البلاغ ولاحول ولاقوة الا بالله العلي العظيم
Ducada sidan u aqrista insha allah waad ku guuleysaneysan inta muraad leh alle muraadkeena hanoo sahlo ameen 🙏
Sujuuda miyaa lagu akhrinayaa wll
Ameen yaraab
السلام عليكم ورحمة وبركاته
Wll jawahir aad umahdznthy marwalba sida khyrka nola wadagto ee wll su aale
Ducada aan doono miyaan ku ducaysan kraa sujuuda ama salada dhexdeeda
حبيبتي غاليه شكر الف مر الله يحفط اين ماكنت
Masha Allah waxa bulaalay qof ilahay hanuunshay
Mash allah ❤ jazakalah Hppti ❤ Allah cilmiga iyo caqliga ,caafimadka hku siyaadiyo❤ wx bdn aan kaa fiday jazakalah
Hore usoco khairkana noso badi hppti
Aakhirana ku janatul firdawsa isku arka Allah hynaga dhigo
Aamiin
Allah muraadkaaga oo san midigta hkaa siiyo ❤
Amiin ya Allah 🤲 😘 ❤jazakallahu kher xbbti
shukran abyo ❤
Allah hku barakeyo Hppti jawahir Hussein ❤
masha allh wllshy jawaahir huseen jasklh khayr allh ku xafdo ❤❤
Jazakillah kheyr walashey qaali
Shugran mcney Iisooducee waXan rabaa Guur Xalal ah iyo awlaad baariya❤ isooduceya😊
Illahy ha ku siyo abyo i.a
Jawahiray waxasoojidatay qalbiyadena wankujeclhy xabibatii guuleyso waligaaa ogadalhamaran مرحبا 👋
Asc wll Norway aan jogaa waxaan u baahanahay inaa kula soo xiriiro telefon kaaga iisoo qor
Masha allah wa ku mahadsantahay sidaa noga faideysey
ماشاءاللہ
Masha allah of dua❤
Abayo anigo hada salada duhur igu adag ayan muqalkada isodece marka salad ayan uu istage
Walal yal iso duceyaa zowgka iga xanunsan
Allaha cafimad hasiyo
Shukran qaali ino so badi
Jazaakillahu qeera ukhtii
Video xiga inaa qisadeeda laga sheekeyo aa rajeyna i.a walaalahy idinka nh isoo duceeya
Masha Allah tabarakalaah jasakalaahu qeer amiin ya rabi
Ducada kale aawey abaayo ilaahey haku xafido
Abyo waan mahadsanthy allaah kuliibaano waad noofaaiidaysay abyo albaqra ma aqrisaa adiga ahaan bal qisadeda noolasowadaag
Shaydaanka iska naaroo wll maalin kasta noosoo daa qiso cusub walahi qiso kasta aad soo dayso shidaal ayay nootahay
Allaha arimahaaga hakuu fududeeyo wll
Walhi waa runtaa wllo
ياولي يامجيد ارفع عني ماأنا فيه
M.a wlashey mcn aragtidada waku farxay❤
Ilahey ha ku cafiyo abaayo ilhey dartis ayaa kujeclahay
Insha Allah waad heli hbo.
Asc. Jizaaka Allaah wlshey.
Ducada wax kafican malaha wlhi❤
Jizaaka laah xabiibti 💞❤️💖💓💜
Ilaahay amurga ha fuudeeyo abaayo
Masha allah wllo❤️❤️❤️❤️
Asc jawaahir maguursatay alif mabaruug adoo garoob ah aa iigu kaa danbeysy ubad saalax allaha kaa siiyo
Wcs wr wb alxamdu lillaah ilaahey ha ku fududeeyo. Allaahumma sali calaa Muhammed wacalaa aali Muhammed kamaa saleyta calaa ibraahiima wacalaa aali ibraahiima inaka xamiidul majiid wabaarik calaa Muhammed wacalaa aali Muhammed kamaa baarakta calaa ibraahiima wacalaa aali ibraahiima inaka xamiidul majiid.
Apaay jwaahir kheer alla haku siiye waxan ku weydiina hadaan hadaan sld sbx Dukta adkaar sbx ma aqrisankaraaa anoo jif ku noqonayaa
Haa wlllo
Aniga ba jiifkeygan ku aqristaa
Jawaahir hussain masha allah jazakallaah qeyr
Asc abayo wants jacelahay alle darti
Allahuma Amiiin jazakallahu kheeyran jaza walaal
Masha Allah tabaarakalah abaayo Allah ha ku xafido ❤️❤️❤️
Thanks mcny Qalbiyey
Jawaahire abayo america maa usocotaa warqada kadaba waregoya le dhahdaa markasto Noo sheek madhoofi rabtaa😂 Anu buufis ihaaya warqad marka maqlo bixitaan le niyadeyda kuso dhacaayo
Kkkk masar aa ka fiican America boqolki boqol walahi
Iswiidhan u maleyna
Soo bax israacnee walaley America isla aadeynaye😀😀😀
@@jawaahirhussain2890 dikri aan aqristo ii shek wlaley mudo sand ayu hamigan igu jira wax walbo culeys baa iga saaran
Baarakallaahu fiiki❤.
Asc abyo jasakalahu kheyr
Jazakallah qeyr
Jazakallah ❤❤
Inta ku hadhyna ilahy haku fudydiyo inshallh hno ❤jasakalh khayr
Asc ukhti wax yar oo talo ah an kusinaya jaketka ukugu dhaganyahay xijabka ha ka kor marin kuma asturayo waayo aad bay kugu dhagantahay xijab na ma noqon karto marka walaal xijabka waa ayad quran ah ha dhayalsan
Maasha alaah jazaaka alaah khayr abaayo 🤲🏼🤲🏼🤲🏼❤️🌷❤️🌷👍
Masha Allah ilahey haku xifdiyo amiin yaa rabi
asc jawaahir wan kugu wareeray abaayo
الحمد الله على كل حال
Masha Allah allaha ku barakeyo abayo mcn
Shukran mancey adban kudayad😢❤❤❤
Mashallah tanks
يا ولي يا حميد ارفع عني ما انا في
ماشاء الله تبارك الرحمن ماشاء الله تبارك الله ماشاء الله تبارك الرحمن ❤حبيبتي ❤❣️💕💞❣️👍امين امين امين يا رب العالمين ❤
Akhiirsa somalia ku qori karta please 😊😊
Alaha kubarakeeyo
Masha Allah
Jazakalahu qeer
Allow muraadkena nosahal😢
الله اكبر الله اكبر
I .miss you my sister❤❤❤❤❤
Ya waliyu ya majid arfac canii ma anafii
Abaa ina kula hadla rabaa xage kala so xarira plz abaa
10 jeer Subhanallah alhamdullah Allhu akbar
Asc.cafiifo.dar.ilaahay.aankuujeclahay.abaayo.ninkaygu.waabaqiil.hantiilaah.haldoolarnalagamaqaadiharo.wardiyobadan.Aan.aqristay.Salina.ismabadalin.adkaarteen.xoojiyaa.ood.iidoorilehee.cafiifow
Abaayo waxaad badisaa saliga ibraahiimiyada laxoola walaa quwata ilaa bilaah istigfaarta hadaad qur aan taqaan oo dhamayssay markasto aad khatimaysay ducayso xaajigaaga oo isbadalaa arkee in sha allaah
يا ولي يا حميد ارفع عني ما انا فيه
Maasha allaah abaayo Jizakalaah ❤❤❤❤❤❤❤
Masha allah ❤
Aamiin abayo
Amiiin yaraaabi amiiin yaraaabi amiiin yaraaabi amiiin yaraaabi amiiin yaraaabi amiiin yaraaabi amiiin yaraaabi amiiin yaraaabi
Abaayo af Somali nogu soqor xabibti
امين يارب العالمين