#DIGRIGA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 238

  • @HabiDaud-uc6vu
    @HabiDaud-uc6vu 6 місяців тому +5

    Wllhi bilahi wan ku dhartay aniga intan digriga akhrinayay alle wax walba an uu bahna wan helay wan ku qabobay alle darti idinkuna uu tijabiya digriga rabi an ku dadalno

  • @kkkkku88
    @kkkkku88 Рік тому +25

    Isoo duceeya muraad culays iga saaran idinkana wax walbo ilaahay raali ka ah ilaahay ha idin sahlo ducada waxa fican marka walalaha ku duceeyan ilaahay hanaga wada farxiyo ya rabi aamin ..

  • @amina7327
    @amina7327 Рік тому +14

    Jazakallahu kheyr abayo
    Gabar walashey oo xaas ah oo aad guriga iyo shaqada bananka aad ugu dasho ayaa i tiri Walalhi ayaan taan adkarta ayaa bilabay wax kasta fuded ayey ii noqden markey sexaneyso mansha allah Subxanallah Alxamdulilah Allahu akbar laa ilaaha illahu waxdahu laa shariika lahu lahul mulku wala hul xamdu wahuwa calaa kuli shey in qadiir
    ❤❤❤❤

  • @Naisa641
    @Naisa641 Рік тому +8

    Jawahir manta qurux iyo nuur baa ikaamuuqda mashaa allaah tabaarakallaah Allaah hakuu sidaayo bayo

  • @ahmedali7811
    @ahmedali7811 Рік тому +26

    Wlal wad mahadsantahey, aan eax yar ku saxo adkaarta habeen markii la samey waa:
    Subhanallah= 33 jeer
    Alhamdulilah= 33 jeer
    Alahu Akbar= 34 jeer
    Tan salada ka dib la aqriyo wa ka duwantahye oo kuli 33 jeer a la aqriya la ilaha ila lahu wax dahu la shariika........ Aa boqol loga dhiga
    .mahadsanid

    • @user-jp2ps3by8g
      @user-jp2ps3by8g 5 місяців тому

      Ee wll sidaad u sheegty bey gabadha u sheegty ee adiga video wada dhameysan malaha mahadsanid

  • @user-ct8qw8tb2p
    @user-ct8qw8tb2p Рік тому +9

    Masha allah abyo isoduceya walayal in rabi ubad salixa isoyo yaarabi nagu irsaaq ani iyo intakalo radinayso❤❤❤❤❤❤❤

    • @jawaahirhussain2890
      @jawaahirhussain2890  Рік тому +1

      Aamiin abaayo allaha kugu arzaaqo owlaad saalixin ah aamiin

    • @nimcokadin2737
      @nimcokadin2737 Рік тому +1

      Allah hakugu arsaaqo awlaad salixiina oo mataana aamiin yaa rabii

    • @user-ct8qw8tb2p
      @user-ct8qw8tb2p Рік тому +1

      @@nimcokadin2737 amiin yaarabi shukran abayo

    • @user-ct8qw8tb2p
      @user-ct8qw8tb2p Рік тому

      @@jawaahirhussain2890 amiin yaarabi abyayo

    • @maryanl804
      @maryanl804 Рік тому

      Illahay ha ku siiyo awlaad saalixiin ah adiga iyo intaan haysanba anagana alle hanoo barakeeyo

  • @suusuukhalif1209
    @suusuukhalif1209 7 місяців тому +2

    الحمد الله
    الله اڪبر
    سبحان الله
    لاحول ولاقوة الاباالله❤❤❤

  • @user-xz8bq5fz9j
    @user-xz8bq5fz9j 2 місяці тому +1

    Masha Allah tabaraka Allahu jasaka Allahu khary😢

  • @calidheere5420
    @calidheere5420 2 місяці тому +1

    Insha allah isoo duceeya ❤

  • @shukriibrahim1617
    @shukriibrahim1617 Рік тому +6

    Masha Alh wlhi waa runtaa Anaaba horay u arkay midas been kumashegin siwalbo aan udaalo firfircooni inan kaqaado Moyee Caajis iyo daal mqdaremo masha Alh iso Dhahha asxbta

  • @adenmohamed3584
    @adenmohamed3584 Рік тому +8

    abayo jawahir ino so badi digriga sirta ku jirto allaha ku barakeyo🥰

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Рік тому +17

    Walashy🙏🙆 Wax badan ayaan ka faidey Ilahy haka yeelo Abalkaga Jinatul Fardowsa Aamiin Aamiin Aamiin yarabi

    • @osobabdalla8208
      @osobabdalla8208 Рік тому

      حزام الله خيرا رب يحفظك يا اختاه امين يارب

  • @user-lb1yj6fg7w
    @user-lb1yj6fg7w 8 місяців тому +3

    ThankyousisterquruxIloveyouqurux💖💞😊🥰😍🌷

  • @mounaibrahim5495
    @mounaibrahim5495 4 місяці тому +1

    Manshallaha walal Allaha ha ku barkeyo❤❤❤❤

  • @nasteexojeyzani9495
    @nasteexojeyzani9495 11 місяців тому +1

    Jawaahir waa ku salaami qaali waa nasteho beentaa ma ahan nolosheyda waxa ii badali waa digri iyo suratul baqarah ❤❤❤taas been aheen

  • @ubaxabduqadir7822
    @ubaxabduqadir7822 Рік тому +4

    صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم

  • @nasiya9250
    @nasiya9250 Рік тому +3

    💐Mach Allah ❤ Abayo jawahirey ✨ Mourad banle yahay ISO duce 🥺☀️

  • @mohamedawsalah
    @mohamedawsalah Рік тому +5

    Mahadsanid walal Wan arkay digriga shaqada firfirconi iyo farxad bankudhameya waxan umaleyey sidi qof icawinayo kale allxamdulilah

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 Рік тому +9

    ماشاء الله تبارك الرحمن ماشاء الله تبارك الله ماشاء الله تبارك الرحمن اختي الغالية الله يسعدك ويحفظك امين ❤❤❤💕💞❣️🌹🙏👍

  • @user-ql5qq2pl9z
    @user-ql5qq2pl9z Рік тому +2

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    سبحان الله 33
    والحمد لله 33
    الله اكبر 34
    Jawaahir abaayo allaahu akbar 34 waaye
    Subxaanal laah 33
    Alxamdulillah 33
    Allaahu akbar 34

  • @bisharoibrahim9512
    @bisharoibrahim9512 Рік тому +2

    Mashaa allaah walashey qalbi wanagsaney waxban kaa faaidey sure ajarkeeda allaah ku siiyo

  • @xaajiibraahim7170
    @xaajiibraahim7170 Рік тому +1

    JizakumuLLAHU Kheyr ALLAHA Ku Barakeeyo

  • @ismaillodon3501
    @ismaillodon3501 Рік тому +1

    Mahadsanid, Ilaahay haku barakeeyo meel kastaad joogto.If iyo aakhiraba nolol wanaagsan Eebe ha ku siiyo.

  • @XamdaXasan-qn4yy
    @XamdaXasan-qn4yy 5 місяців тому +1

    Mansha allha ❤❤

  • @ruqiyadihad3624
    @ruqiyadihad3624 Рік тому +2

    Allahu akabar waa xaqiiq qofki ilahay talada sarata isaga kufilan thanks xabibti ❤️♥️♥️♥️

  • @maxamdmaxamed9980
    @maxamdmaxamed9980 Рік тому +5

    Apyo qisas suratul baqaro nasogali❤️🥰

  • @saadamousse5756
    @saadamousse5756 Рік тому +1

    Jazakalahu khayr habibti qaali

  • @nimcoqaniqani8557
    @nimcoqaniqani8557 Рік тому +3

    Jasakalah wllo jawahir❤
    Wllo iso duceeya muraad baan leyahay In alleh ii so sakhiro insha allh

  • @NimcoNajax-kq9qg
    @NimcoNajax-kq9qg 4 місяці тому +1

    Asaxbeey isoo duceeyaa inuu allh cafimaad isiiyo isha iga dulqaado isoo duceeyaa 😢😢😢😢iyo wax lagu cafimaado hadii garanysaaan runti wadnaha ii xanunaayo aaad modo in layga qabnayo oo naqaska laygu dhajinaayo😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 isoo duceeyaa piz 😢😢😢😢😢😢

  • @saadaqsaadaq7738
    @saadaqsaadaq7738 11 місяців тому +2

    ربي يبارك فيك

  • @cosobmohamed3338
    @cosobmohamed3338 Рік тому +1

    Masha Allah abaay Allah ku xifdiyo xusnumuslim ma ahan wa xisnumislim❤

  • @user-fp2ue2sp2b
    @user-fp2ue2sp2b 7 місяців тому +1

    ما شاءالله تبارك الرحمن

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli Рік тому +2

    Masha Allah❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯

  • @farhiamahamad8938
    @farhiamahamad8938 Рік тому +2

    Masha Allaah Tabarakalaah Ajar Iyo xasanad hakusiyo Wllo wadmahadsantahy

  • @fariihamohamed1446
    @fariihamohamed1446 5 місяців тому +1

    thanks sis jasakllh❤❤❤❤

  • @xafsoaxmed7106
    @xafsoaxmed7106 Місяць тому

    صلي. االله عليه وسلم صلي االله عليه وسلم ❤❤❤

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 11 місяців тому +1

    Mansha allah tabaarakallah allahumabaarik ❤

  • @osobabdalla8208
    @osobabdalla8208 Рік тому +1

    Jazaka alaah kheyr walaal

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 Рік тому +1

    Jawaahir khayr.alaha kusiiyo baaye waanoofaa iidaysaa

  • @khadaramaxamed1365
    @khadaramaxamed1365 Рік тому +1

    Manshalh josakalaa khayr wallo

  • @sundusnuur1274
    @sundusnuur1274 10 місяців тому +1

    Masha allah alle haku xafido abyo ❤

  • @deemohamoud7942
    @deemohamoud7942 Рік тому +1

    Jazakallah ukhtii

  • @leylaabdirahmanislow8531
    @leylaabdirahmanislow8531 Рік тому +1

    Masha allah qaali jazak laah qeer macnto qeer bdn aan lagaa qaafi karin allaha ku siiyo walashey qaali♥️♥️♥️

  • @Zahrakiin-so5pp
    @Zahrakiin-so5pp Рік тому +2

    Thank u sister ❤❤❤

  • @ramlaali6950
    @ramlaali6950 Рік тому +3

    Maasha allaah jazaakallaahu qeyran

  • @fadumoabdulkadirshekh5737
    @fadumoabdulkadirshekh5737 Рік тому +1

    ASC Maash Allaah Tabaarka Laah Aduunyo Iyo Aakhiro Tama Allha I Din SIIYO Inshaa Allaah Amiin

  • @Qaali_qalbi
    @Qaali_qalbi Рік тому +1

    Allahuma Aamiin jazakallah ukhtii ❤❤❤

  • @naciimamahamed559
    @naciimamahamed559 Рік тому +1

    Masha Allah Abaayo

  • @aaminasuleymaan7210
    @aaminasuleymaan7210 Рік тому +2

    Mashaallh xbbt shukran lkn Allahu akabar 34

  • @qalidumar6908
    @qalidumar6908 Рік тому +1

    Thanks abyo qali allh kahu xifdiyo ❤❤❤❤❤

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Рік тому +1

    Man shaa Allah tabaraka raxmaan shukran

  • @sacdiyonuurcabdicabdi3729
    @sacdiyonuurcabdicabdi3729 Рік тому +1

    Maashaa,Allaah jizaakillaahu qeyr walaasheey qaali

  • @samiamuse7457
    @samiamuse7457 Рік тому +1

    Mashllah tabarakallah jasakallahu khyr wllshey

  • @halimaahmed6311
    @halimaahmed6311 Рік тому +1

    Jazakalhu qer ❤❤❤

  • @iqromaxamed5430
    @iqromaxamed5430 Рік тому +2

    Jawahir mahadsanid wlle ilahay hakaa ajar siiyo intaad na waanisay

  • @hafsamohamed9932
    @hafsamohamed9932 Рік тому +1

    Jazaakallhu khyr

  • @sagalsimanofficial8558
    @sagalsimanofficial8558 Рік тому +1

    m,a gabar dhowrsan bthy jazakallaahu kheyraa ❤❤❤❤❤❤

  • @nasrosalah6431
    @nasrosalah6431 Рік тому +1

    بارك الله فيك يا يا أختي الغالية

  • @ikranxuseenikraanxuseen
    @ikranxuseenikraanxuseen Рік тому +1

    Mhd said wllshey mcn😊

  • @Qalidumar-mp2qy
    @Qalidumar-mp2qy Рік тому +20

    Asc abayo Australia ayaan jooga digrigaan Ramadan ki hada ayaan akhrin jiray hooyo single mother ah ayaan ahay dhad badan ayaan iri afur ayaan ini sameynYaa waxaad sheegtay ayaan arkay alx fudeeyd wax walbe intaan malinti qaban jiray ilahay ayaa og oo banaan iyo guri ah

  • @daadircabdiraxiinaadan1455
    @daadircabdiraxiinaadan1455 Рік тому +1

    Kheir allah ku siiyo walshe aduun iyo aakhiro

  • @jowharoahmedjowharoahmed7224
    @jowharoahmedjowharoahmed7224 Рік тому +2

    Manshaallah abayo macanto Allah ku xifdeyo

  • @ikranabib7919
    @ikranabib7919 Рік тому +1

    Masha Allah tabaraka Allah jazaka Allahu khayr sister ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umalkhayrmxd9428
    @umalkhayrmxd9428 11 місяців тому

    Mansha allh wll qali illhay haku xiftiyo wlhi waxbdn kafaiiday😊

  • @xaliimocabdi5238
    @xaliimocabdi5238 Рік тому +1

    shukran walashey

  • @mariambeautycookingchannel
    @mariambeautycookingchannel Рік тому +6

    Haaaa wlhi jawa hadan manyo dhan guriga shaqo kahayo jiko alab dhar sameynayo dal dhan madaremayi wlhi mindi hadey iqashojikada kujiro xita wlhi madaremayi xanun weyn ma igu heyneyso marki hore aan bilabin aaan xanun said kudaremijiray bararijirtay farta yar alx hada anigo afka kuhaya hoosha qabsada alx wlhi kafaideysta walalheyga❤😢😢😊😮😮😊

    • @jawaahirhussain2890
      @jawaahirhussain2890  Рік тому +2

      Kula mid ahay masha Allah wlhi sidas waaye allaha carabkeena ku qoyo digriga aamiin

    • @Jeceel
      @Jeceel Рік тому

      Amiin

  • @farxaancabdalaahi3703
    @farxaancabdalaahi3703 Рік тому +1

    Shukran wll qli

  • @user-dp7do5tc3s
    @user-dp7do5tc3s 9 місяців тому

    Mansha alah wllshy

  • @mahamedabdielmi8741
    @mahamedabdielmi8741 Рік тому +1

    Mashaa allaah ilaahay kheer ha kuugu bedelo

  • @alisal5-gk1pz
    @alisal5-gk1pz Рік тому +1

    wad mahadsantahay walashey qeer allaha kusiyo

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 11 місяців тому +1

    Allahu Aamiin

  • @diidihassan5716
    @diidihassan5716 Рік тому +1

    Jazaakallaahu khayr

  • @safoiomar5533
    @safoiomar5533 Рік тому +1

    Mashallaah walaalo jazaakallaah khayr

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Рік тому +1

    Mashaa Allah alxamdulilaah shukran

  • @sucaado2725
    @sucaado2725 Рік тому +1

    Masha allah sister❤❤❤

  • @ikranquruxchannel9540
    @ikranquruxchannel9540 Рік тому +3

    Walalaheyga somaliyeed 😍♥ gacaantina Allah haidin barakeyo isoo booqda chanelkaan Allah daartis please ♥❤🙏😢

  • @caashacisman7326
    @caashacisman7326 Рік тому

    Mnsha allh jawaahir khay badan alle ha ku siiyo ani l00 ayaan dhahaa habeenkii iyo subaxii galabtii iyo salad walba ka diba alx

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed1115 9 місяців тому

    Allah Allah Allah Allah Allah Allah ❤❤❤

  • @ayanabadirahman9240
    @ayanabadirahman9240 11 місяців тому

    Waa runtee anaa samey jiray waxaana ka maqlay sheekh
    Halaga faideysto walashanay allh qeyr siyo

  • @Zahruush
    @Zahruush Рік тому +1

    Mashalh allh allhuma barik

  • @NimcoRooble-pp7bd
    @NimcoRooble-pp7bd Рік тому +7

    waan kughh csub yahay abaayo jawaahir hadana aad iisoo jiidatat❤️‍🩹💯mahadsnid abaayo❤️‍🩹💯🥰

    • @Zahruush
      @Zahruush Рік тому +4

      Ku soo dhawaw nimcoy daarta dikriga📿🥰🙌

    • @NimcoRooble-pp7bd
      @NimcoRooble-pp7bd Рік тому

      @@Zahruush dhawahau wacaneyyy💯❤️‍🩹

  • @zupeyrapdulaahi9084
    @zupeyrapdulaahi9084 Рік тому +1

    ❤masha allh

  • @hakiimohassan8465
    @hakiimohassan8465 Рік тому +2

    Masha allah

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 Рік тому +2

    Mahimadu waa cafimadka inkasto aan sidi hore kaficnahay lkn xuunka jiro iso duceyaa walalayalow 😊

    • @Zahruush
      @Zahruush Рік тому

      Allaah ku shaafiyo xppti

  • @jhonjiim6569
    @jhonjiim6569 Рік тому

    Alxmdulilaah salaada Subax markaan dukado adkaarul sabaaxa aqrista wllhi masha allh malinkiiyoo dhan fax fax ayaan ahay caafimaad siyaada ah ayaan dareemaa alaahu akbar

  • @zawjatulmohamed7576
    @zawjatulmohamed7576 Рік тому +1

    Shukran xbti❤

  • @nameless-io5xf
    @nameless-io5xf Рік тому

    ماشاالله💯💯🥰🥰🥰🥰

  • @sahramaxamed5211
    @sahramaxamed5211 Рік тому +1

    Illahay khayr hakusiiyo wll

  • @ubaxaden7217
    @ubaxaden7217 Рік тому +1

    Masha allah Walashey

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 Рік тому +1

    ما شاء الله اختي شكرلك

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 Рік тому +2

    Masha allah abayo 🎉🎉🎉🎉

  • @Ummacooking2023
    @Ummacooking2023 Рік тому +1

    Shugran abaayo ❤❤❤ aad baan ugu bahnaaaa

  • @queensister2406
    @queensister2406 Рік тому +1

    Mashallah jazakllh qeyr abayo ❤

  • @karuur_Ali.
    @karuur_Ali. Рік тому

    Maansha Allaah Alle ajar iyo xasanaad hakaa siiyo

  • @maryancabdiwahab9453
    @maryancabdiwahab9453 10 місяців тому

    Asc wrx wbr sethay abyo qeer allh ku siiyo scw scw scw

  • @alimohamed-up7vs
    @alimohamed-up7vs Рік тому +1

    Maashaa allaah jawaahir

  • @sofiamohamed8820
    @sofiamohamed8820 Рік тому

    Wlshey jawahir hussien Illahey haku barakeyo 🤲🏻

  • @munamohamedali1040
    @munamohamedali1040 Рік тому +1

    Maaanshaallah

  • @farhiamahamad8938
    @farhiamahamad8938 Рік тому +1

    Allaah ma Aamiin Yaa Rabbi

  • @adoontiialle9399
    @adoontiialle9399 Рік тому

    Jawaahir qurux allah yaxfadak