Masha Allah I use collagen protein too waana jeclahay timaha iga daa danaayey mardhow dhalay saas darteed usoo gatay and I loved so much wax fiican ka dareemay my coffee morning ku darsadaa joints pain xitaa u fiicanyahay dadka heesta my skin is glowing too
collagen waa gelatin dadka Somaliya joogana gurigaad ku sameysan kartaan wax wayn ma aha waa fuud ama maraq lafo laga kariyey idinkaaba helaya xalaal 100% qofkii rabaa ha google gareeyo.
Masha Allah iam first one ano videogina firsanyo sida isku baraten ayan kan iso dhacay any way keep going abayo wanku sarey subscribe like coment iyo share ❤
marka hore asc wr wbk wll qaali #fadna aad baan kuu slamayaa adiga iyo #aj secondly I would like to ask you sideed u aragtaan anigu waxaan deganahay wadanka #Iceland markaa waan ka waayay dhawr melood #collagen_powder markaa waxaan helay #collagen_capsules la isticmaalayo every single day one capsule oo halal ah markaa hadaad haysaan more information about collagen tablet or capsules please your feedback is very important for me thanks alot fadna jazakallah khyran your brother Hassan Abdirahman from Iceland 😊😎😊😎
@amaal puntlander dhaba aad iyo aad baad u mahadsan thy sister lkn sidaas waan u grty mihiimadu waa just protein ka laga helayo collagen ka ee waxaan islahaa bilaa aad heshaa more details ama any ONE here oo hore u isticmaalay thanks again indr 😊😎✋✋✋✋👏👏👏
Dadka Soomaliya joogo waxey Ka heli karaan luga hoose ee ariga ama loda ha karsadaan waxey ku darayaan coroto iyo qudaar cagaan soda kabsar caleenta ha kariyaan wax badan kadibna ha qaboowdo waqti badan subaga koro ha iska qaadaan maraqa kaliya ku cun canjeero ama muufo Hana kadarsanin maraqdigaag si aad u heshid dheeftiisa
Collagen powder halal
www.amazon.co.uk/s?k=collagen+powder+halal+approved&crid=1D6P248JE5I7F&sprefix=collagen+powder+hal%2Caps%2C134&ref=nb_sb_ss_i_2_19
Masha allaah fadma ani waxaan cunaa asagoo kaniin ah hada 3week aan wadaa wajiga wanka daremay wuu buux samay iyo hurdo fiican magaciisa skin care collagen diller kasaan liqaa
Mahadsanit abaayo
warzan dahir walaalo xagee laga helaa wxn joogaa moqdisho? ?
Shukran jazakalaah qeyr walashey waligey ma isticmaali karaaa mida kale imisa waqti Ayan isticmaali karaa malinki ado raliya
@amaal puntlander dhaba abaayo webside yada ku qor magaca Google wukusoo baxayaa aniga mid wadanka aan daganahay ahbanka dalbadaa 24saac bay iigu kenen
Beautiful young woman Manshallah I like her honesty
Asc qof welba muraadkisa oo macsi leheyn ilaahey ha ufududeeyo
Masha Allah ❤️ walaal aad ayaan u jecelahay walaalaha khayrka iyaga kusoo kordha aanan qarsan ee walaalahood la qaybsada Jazak’Allahu khairan 👍
Kher badan aan laso kobi karin Allah kasiyo wax kasto nala wadagey saan walalaheyga aan jeclahay allahuma Amin amiin amiin
Love your sincerity May Allah reward you ameen. 😊
Masha Allah I use collagen protein too waana jeclahay timaha iga daa danaayey mardhow dhalay saas darteed usoo gatay and I loved so much wax fiican ka dareemay my coffee morning ku darsadaa joints pain xitaa u fiicanyahay dadka heesta my skin is glowing too
Alisha Saeed maaanshaaa alha kan bowder miyaa soo gadaty mise kan biyaha quruxy
Asc Fadna Hbo waan ku salaamay. Waan runtaa.kolajiinka wuu fiicanyahay. Aniga waabaan cunay mana ogayn inuu saas wax ubadalo waxaa igu dhacay isbadal wayn oo aad aan oola yaabay sawiradii aan iska qaaday ayaa iga yaabiyo illaa hadda. Lkn waxaa iga hoosbaxday maanan ogay kaniinka aan cunayay inuu sidaa iibadalayyo goordanbe ee waqti badan kasoo wareegtay ayaan ogaaday qofbaa iigeentay aniga oo aad urafaadsan ismana ogayn aad ayaan mashquul u ahaaa. Hurda yari howlbadan ilmayaryar iyo arima badan oon maraa ku dhex jiray kadib mardhow ayaan ogaaday inuu kolajiinka ahaa wixii wagaas aad iibadalay. Waan raadsaday meela badan ayuu yalaa kaan waagiihore. Qaatay wuxuu ahaa. Ameerikan sancadiisa waana mid caan ah waxaa la igu yidhi.Xalaal ma ahan . Gadib waxaan soo iibsaday midkale oo Powder ah so waxaan rabaa isha Allah inaan bal kawardoono mahdsanid Hbo
Dadka somalia jooga maba u baahna cuntadooda Waa organic Mnsha allh
MashaAllaah tabaraka Rahman beautiful abaayo keep it up the good work 👌
Hi Fadna I m living in Ireland I check it on amazon they can’t deliver in Dublin can u suggest me another site???
Nice! collagen which number you using 2/3 or??
thanks wllo fr your sharing, gabdhaha donayana waxn leyahy gabadh keenta ayaa jirta oo Hargiesa joogta ridwa nutrition compny ayaa ladhahaa
Masha allah family ku dayasho mudan ilhay haydin xiftiyo😍
The product has stopped from amazon if you know other resource to buy from share plz thanks
Asc Fatima mahadsanid marka kowaad, cologen aadbaa urabay Lakin mid halaal ah weysana. Hada wasogatay shalay bilabay waxaa daremay dhan inaa Iska dharagsana oo Cunto rabin maleeyahay calaamas cologen ka Hada qoralkeyga aragto fadlan iga jawab
Fartuun Hassan abyo hurdo maka heshyw
Asc wll waxan qaba tayrod waxan arkay ado ka shekaynaya inu kugu dhacay wll maleyahy madaxa xanun saaida fadlan iso jawb wll
Aj and Fadna good family go for word macha Allaah
masha allha waxan kugu taagera talooyinka wangasn hablah kale waxan kunacey nuto ayuubey karinyaa laakin adiga habi ayaan kunoqda talooyinka fiican
Mercii beaucoup fadna c'est vraiment gentil d ta part longue vie a vous 😘
fadna we love you abyo mcn qf qalbi xaadhan❤
ka faaiideeso huuno
Hi fadna
How many scoops do you use?
Collagenka isticmashay ma kininba nuuciisa iyo sida lo isticmalayaba no sheeg
Adigu awalba weji duduble malahayn lkn waxan maqlay collagenka waqti dheer ba la wadaa
M.a aj and fadna we love you 100%
collagen waa gelatin dadka Somaliya joogana gurigaad ku sameysan kartaan wax wayn ma aha waa fuud ama maraq lafo laga kariyey idinkaaba helaya xalaal 100%
qofkii rabaa ha google gareeyo.
Habiiba Dubed Wllo hargysa joga collagenku ma maraqa unba
Ana isticmaalay collegen ka hurdada in 4 saac ama 5 sac aya igu filan jirkana wuu qurxiya smoothie ayan ku darsada wan ku quracda.Thanks sister
Xalimo Cabdi abyo ana qaba hurdo laan ano hurda an maskxda kaso jeda ee ma ika cawinekara hurdo xuma idishu
Abyo xalima iso jwb hurdo fcn maka heshay
Msha allh FADNA wanku zalamay like igu qabta
Jazak Allah Kheir sister. ❤️
Asc wlo collagen ma xalaal ba ? Wayo Waan ka yara shakisanahay🤨❤️❤️
Hi sister
I would love to buy that collagen vitamin here in America but only halal. Looking to get ur reply
Thanks
Thank you Wll fatna Wax kasta Aad Soo Dhigto Wlhay away I Anfacan Aniga jasakalaahu khayr Wll Ale Haku Xafido Adiga & Ubadkaga Thanks 🙏🏻
Fadna asgo powder ah iyo asgo tablet maa istic mali kara
Fadna keep going sis😍
Maansha allah habo mahadsanid illahay khayr haku siiyo aamiin
Abyo linkiga hoos soo dhig Sida aan uga iibsano aniga xitaa habenkii dhawr Jeer ayan ka caa ilmah dhib weye
Haa wlhi ani xita wan raba
Layla Mohamed link majiree amazon ka iibso
Dhool Ali Apayo ma halal baa
Hothan Nur haa kan fadna heyso xalal waye
Fadna ayaantan wad naga soo raagte maxaa kugu dhacay
Collegan iyo midkii hore so galinysy kee fiican
Masha Allah iam first one ano videogina firsanyo sida isku baraten ayan kan iso dhacay any way keep going abayo wanku sarey subscribe like coment iyo share ❤
Wll isoboqo subscribe na isaar
Mansh allah SHukrn wllshay ilahay haku sharfo
Amira alle haka qaado xabiibti aduunka haku mashqulin alle jeclow
Asc Fadna waxan arkay kollegenka 1 iyo 2 ayuu leeyahay markaa waa kee walal
Prank soosamey abyo fadna love you
Kolagen badankis dofarka lafahisa laga sameya kan ma xalal ba wl
Www masha alla fadn wan kufarax sanhy abyo mcn
Dadka somaaliya jogaa waxey cunikaraa lafaha xoolaha mijimanka ariga lafaha geela Lo da dhamaan waa collagin
Your videos has lots of ads sis why
Fadna Aj horay u socda wani xisiyaa 😘😘😘❤❤❤👈
marka hore asc wr wbk wll qaali #fadna aad baan kuu slamayaa adiga iyo #aj
secondly I would like to ask you
sideed u aragtaan anigu waxaan deganahay wadanka #Iceland markaa waan ka waayay dhawr melood #collagen_powder markaa waxaan helay #collagen_capsules la isticmaalayo every single day one capsule oo halal ah
markaa hadaad haysaan more information about collagen tablet or capsules please your feedback is very important for me thanks alot fadna jazakallah khyran
your brother Hassan Abdirahman from Iceland 😊😎😊😎
@amaal puntlander dhaba aad iyo aad baad u mahadsan thy sister lkn sidaas waan u grty mihiimadu waa just protein ka laga helayo collagen ka ee waxaan islahaa bilaa aad heshaa more details ama any ONE here oo hore u isticmaalay thanks again indr 😊😎✋✋✋✋👏👏👏
Fadna abaayo kan maa ku ceshatay mase mid cusub
Mashaa Allaah jazaakalaahu kheyr 👍👍⚘♥️⚘💪
Fatma ❤️thnks waa ubaahnahay waso iibsann
Thnks fanda qurux wan dirsaday shalay ayuu iimiiday
Qali hurdo maka heshy maxa ka darenty
Abayo powderka iyo tablet ma midkee fcn
Asc walashay Qali xageen kalaso xidhidha fadlan
Abaayo hadanan waxba ku qasin sidiisa aan u cabayo see baan u qasayaa olze
Fadna xabibti colagen ayan rabaa inan kala hatlo talefan kaga wasabka ma isinjarta
Asc wn idiin slmy waxn idiinka codsanaya inuu ilasoo hadlo hduu jiro qof somaliya ila joogo ooyaqan meel laga helo plz
Fadna wad na ga ragty 👋alleh hydin xafido huno
Scw wll collagen ka ma isticmaali karaa hooyo breastfeeding ah baby 3 months old
Abayo sanadka dhan mala isticmali kara (ilaa gorma la isticmalin kara)
Ascwrwb. Isoo duceya walala yaal si niyad ah iigu soo duceeya .wadnaha ayaa liiga haaya.wal wal baa iga haayo
Please. Iiso duceeya barakalahu fiikum.
Fartuun Elmi abyo a Alaha cfmd ku siyo
Allaha ka dul qaado dhibka ku haaysto
@@hawonuurmahdi8657 amiin abaayo jzaklaha khyr
Ilahey haku caafiyo walal
illahay haku caafiyo insha.allah anaga ino so ducey
Masha allah sis you Soo nice I wish can I meet you one day
Fadna xalal iyo xaraan sideeban kugaranaya walal qali pls wa imuhiim miyay kuqorantahay
Weyku qorantahay markad raadineysid collagen halal Google ku qor wad arkeysaa👌👌
Sis Fadna ilaa hada maisleedahay collegen wax buu taraa
Asc fadma can I ask you question? Can I give the kids and also can pregnant woman take that
jamal osmaan kids don’t need it it’s when when the person is over 25
No safe for pregnant
Maansho alaah walala well done
Wlhi waad qalpi furan taha m.allah abayo
shah kulul maku darsan kara ????????
Masha Allah ilaahow kuuxafid adiga iyo family gaagaba
Asc abaayo hoyo nuujinayso ma isticmali karaa
fadna walagaa dareemayaa o video gii kani ka horeeyay ee wiilkaaga yar kaga hadlaysay ayaan kaa dareemay wajigaga inuu yara cayilay
Fadna wlhi waan idin jecelhy hore usocda
Ma jiro qof an tagero san ku taagero hadan lodon imaado ila kuso arko so noqon mayo❤️👸🏻
Thank you walaashay❤️
Masha Allaha sis aad bad umahadsanthy
Mhdsanid qali Uml ahy wakabaqaye lkin alx
Masha Allah qurux ayad noqotay
Xage kaheli kara walalo Greece ayan jooga
هل هذا جيد للبشره؟
Shukran walaalo💕💕
Qofkii isticmlay oo hurdo mcn ka helay luqa isokal
hada ayaan dalbaday markaa isticmaalo bil karib anaa kuus8o sheegaayo insha alaah
@@xikmadkororso3201 abyo mcn ka wrn college m isticmashy
Masha Allah fadna cadeey markasta daacad nimada kugu jeclahay ❤️👌💖
Abayo iso boqo subscribe na isaar
@@Familykalson2 haye wll adna sidoo kale
Huuno yaa collagen-kaaas xalaal ahaanshihiisa hubiyey, amazon sidee lagu aaminaa iney run sheegayaan!
M.A The only favorite youTuber 😘
Haah sacuudiga ayuu yaallaa midka kaluunka xitaa asigoo sida buskudka loo cuno caruurtane la siiyo
Wllo dumarka urka leh ma cabi karan
Abayo iso boqo subscribe na isaar
Marka uur ledahan doctorkada latasho fadlan
Fadna qurux love you xbbti
Wallo capsol baa ii yimid oo ah 1x1
Imisa ayuu isticmalayaa qofku 1bil 2, 3, ama sanad?
Colleginku cayilka ma. keenaa?
xabad cun lkn 30 sano waa inad tahay
mashAllah abayo beautiful 💗💞🇸🇴🇸🇴
Asc guuleyso horay usoco viva
Masha allah wllsheyda qaali ah tnx
Vreau si eu dar nu este disponibil! Vreau sa caumpar
Shukran xbbti
Thanks abaayo, love you
vreau sa cumpar dar nu este disponibil ( Romania )
Dadka Soomaliya joogo waxey Ka heli karaan luga hoose ee ariga ama loda ha karsadaan waxey ku darayaan coroto iyo qudaar cagaan soda kabsar caleenta ha kariyaan wax badan kadibna ha qaboowdo waqti badan subaga koro ha iska qaadaan maraqa kaliya ku cun canjeero ama muufo Hana kadarsanin maraqdigaag si aad u heshid dheeftiisa
Apyo luga hoose Maxaad kawaddaa?
Suqa hoose ayay ka wada ban filaya
Intii laga helaa 19jiraa ma istacmli karna 😝🤔
Tnx wll qaalih😍
I really miss you siater
Wll isoboqo subscribe na isaar
Walaa fatma iisheeg tukaanka aad ka soo gadatay oo halaasha🌹🌹🌹😍🤚🤚🤚🤚🤚
Nura hjärta Amazon ayey ka iibsatey abaayo iyada ka iibso