IQRA INDHO DEEQ | OORI DHAQAN LEH | NEW SOMALI MUSIC | 2020 OFFICIAL VIDEO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 269

  • @abwaanxanaano5845
    @abwaanxanaano5845 4 роки тому +19

    Fanaanad la soobaxday dedaal horleh, waxayna hablaha heesa hogaanka uqaban 2021ka waa hadii ay sidaa kusocotee hanbalyo hanbalyo

    • @shaadiaofficial7006
      @shaadiaofficial7006 4 роки тому +1

      Maxaa waar heesta gabadhbay kaso xaday tufaax darajo ladhaho waxaad leedaha lagu so dhaacbaxaa niyaw

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому +2

      Naa dhiig karka yuu kugu kicin waad kareysaa xanuun daran baa ku hayo hadaad sidan ugu mashquulsan tahay inanta yar orod maseerka iyo xasidnimda iska dawee heestan taktay waxba lagama qaban kartit halkii la doonaye gaartay walahi sick ba tshay orod is dawee hadaa hees inan soo qaaday u walneeso

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому +2

      Tufaax waa tuugo layaqaan iqro ayaa leh

    • @umunasrochannel8867
      @umunasrochannel8867 4 роки тому

      @@ALiMohamed-nq1zm kkkkk heestan tufaax darajo ayaa leh abayadan waa copy right waxaba iga daran heesta miraheeda waa qaladay ma iska joogtoo hadeeba sida loo qoray u qaadi ka rin

    • @umunasrochannel8867
      @umunasrochannel8867 4 роки тому

      Labadooda ninkii tuug ah waa la yaqaanaa waana naagta miraha heesta qaladoo oo copy right ah

  • @cadnaanjonozij9450
    @cadnaanjonozij9450 4 роки тому +37

    Inta hoyo iyo abbe u jogan ilaah idin daa inta ka dhimatana eebbe ha u naxariisto

    • @safacusman9672
      @safacusman9672 4 роки тому +1

      Aamin ya rabi wll inta ka dhinten anga an ka mid ahay alle janada hka warabiyo😢😢😢😢😢

    • @cadnaanjonozij9450
      @cadnaanjonozij9450 4 роки тому

      Amiin wll rabi dhaman ha inoo naxaristo

    • @issehayatu5158
      @issehayatu5158 4 роки тому

      @@safacusman9672 8

  • @umeimawabar8477
    @umeimawabar8477 4 роки тому +6

    Tufaax waan soo arkay xaqiiq iqraa kuleh dhankastaba ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @cabdulahitaaraa7160
    @cabdulahitaaraa7160 4 роки тому +8

    Inta hooyo iyo abe u jogan ilah idin daa
    anta dhimatan alah ha u unaxariiso♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴

  • @hiigsilyrics5562
    @hiigsilyrics5562 4 роки тому +7

    Guri waxuu iftiimaaa ama lagu nagaadaa markii oori dhaqan meh
    Ubad diinta lagu hagay ardaagiisa joogaan
    Abwaan iga qaali ah marna wllkey
    Abwaan salaad ciise qaac joooge 💪💪💪 haddii ad aqrisay love dhac ku sii

  • @umumaxamedilove5966
    @umumaxamedilove5966 4 роки тому +2

    hees iyo badh weye mar walbo tifiga ka gestaa wan ka helay hestaa shukran abdi asgari tube

  • @ifkabeauty2754
    @ifkabeauty2754 4 роки тому +8

    Hanti Qaran iqro indho deeq waa gabar cod iyo qurux Alle u dhiibay heesta halki loo baahnaa Ayaa dhigtay

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому +1

      Mashallh wllalo hormar wcn 🇸🇴🙏

    • @umunasrochannel8867
      @umunasrochannel8867 4 роки тому

      Been baa sheegtay miraha heestay iiga ciyaartay heestana waa iga qaladay meeshii loo baahnane ma dhigin

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому +1

      @@umunasrochannel8867 adigu waa tuma waa tee tan ku ciyaartay naa orod nocaga oo kale ma xaqari karo iqra idha deeq masha Alaah islamaha ishooda Allaha kaa xijasbo huuno

    • @umunasrochannel8867
      @umunasrochannel8867 4 роки тому

      @@ifkabeauty2754 kkkk abayo sidaa dabadhilifnimo iyo gaandhari ugu fiican tahaan la yaabay ee intan kaala soo xiriiraa

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому +2

      @@umunasrochannel8867 labadiinaba adaa ueg daba dhilif uf horta dadka kalabaro

  • @omarbaarqab8663
    @omarbaarqab8663 4 роки тому +3

    Yaazalaaam xidigta sanadka indhadeeq hadaad heshay laxankaagi ❤❤❤❤❤❤

  • @xafsoxafso3422
    @xafsoxafso3422 4 роки тому +16

    Real Madrid iyo Man United inta tagerta , farta dhac ku sii... Sanadkan wa kacsanahaye...

  • @fartunxusen2101
    @fartunxusen2101 4 роки тому +1

    Wow wow sida loduban kahelay wyo muuqal nol waye oo afcn loarkayo fananada

  • @niciimomohamedabdulle8557
    @niciimomohamedabdulle8557 4 роки тому +4

    Waa hees dad madaxa habenyeen iqro u horay asagaga gacallo👈👈😍😍❤

  • @ayang7089
    @ayang7089 4 роки тому +1

    Heestan dhagaysigeda kama dalo really keep going walashay iqra

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 4 роки тому +10

    Wxan layaabanahay aniga mxay gabarwalboo qurxan ay unoqotaa fanaan teeda kalena ayjirkeeda uqaawisaa mxaa diiday inay diinta faafiso oo ay barto.taasaa ugh sharaf badan

    • @maxamedxaashi930
      @maxamedxaashi930 3 роки тому

      Taasi ayaa iswaydiin leh lkn waxad ogaataa inay tahy sabanul aakhir markaa calaamadihii nabigu sheegay ayaa soo baxay imika dadkuna waxa uu ubadan doonaa fanaaniin

  • @freemeditation4577
    @freemeditation4577 4 роки тому +3

    Horey u soco miss indho

    • @cadnaanjonozij9450
      @cadnaanjonozij9450 4 роки тому +1

      Qamar Sandka kuma hayno horan ugu dhartay mahee

    • @mowlaaden9712
      @mowlaaden9712 4 роки тому +1

      Qamar suuganiyow heesta ma adaa bixiyay waa la isku heestaahe 😁😁

  • @yurubjibrill8002
    @yurubjibrill8002 4 роки тому +2

    Keep going xbbt wn kugu faana saaxip qaali iqro indho deeq ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👍👍👍

  • @ahmedsaladnur5753
    @ahmedsaladnur5753 4 роки тому +1

    Subxanalaah war alle ka baqa gabadhaan cowradeedda ha qarsato subxanalaah

  • @dalmardeeqsimedia1536
    @dalmardeeqsimedia1536 4 роки тому +1

    Heesta tufax ba kaga cod mcn oo qaaday tufax ba ku leh

  • @hawokiinchannel3191
    @hawokiinchannel3191 4 роки тому +2

    Waa igu banaan tahay warkaba inta ku Ekee❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yonisibrahimlyrics7930
    @yonisibrahimlyrics7930 4 роки тому +2

    Abdi askari best UA-camr ❤️❤️❤️🙏🎵❤️🥰🎶

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 роки тому +3

    Gabar wada shidan codkeeda muuqaalkeeda dadka soo jiitay iga dheh

  • @raqad4642
    @raqad4642 4 роки тому +2

    May is asturto wa iyada dhaqan iyo diin kahadleeysa oo hadana qaawan calooshii iyo naasihii dibada keentay ?

  • @diyaaro68
    @diyaaro68 4 роки тому +3

    Heesaha musiga dhamantood ba umafiicna qulubta
    Waxana cudka
    Iblaysku uga tumidono naarta

  • @umiumeyma521
    @umiumeyma521 4 роки тому +1

    Masha allah abayo 😍😍😍

  • @fartunxusen2101
    @fartunxusen2101 4 роки тому

    Masha alh quruxley fiska xaa kugalay wallay

  • @mushtaqcabdullah2698
    @mushtaqcabdullah2698 4 роки тому

    Iqro wey cayishay masha allah

  • @omarbaarqab9701
    @omarbaarqab9701 4 роки тому +1

    Indha deeq 🙏❤🙏 yaazalaam

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 4 роки тому

    Walle indho deeq weey tahay 💋💋💋💋💋❤⚘⚘⚘⚘💋💋💋

  • @coonkacadde2904
    @coonkacadde2904 4 роки тому

    Masha alaah cotmacaan ayeey leedahay

  • @yonisibrahimlyrics7930
    @yonisibrahimlyrics7930 4 роки тому +2

    Hees Macaan 😘🥰🥰

  • @arashka2760
    @arashka2760 4 роки тому

    Iqrooy abayo wan kutagera puntlnd isku soo hees qarashka ana aqaba blz kaftan ma ha

  • @mowlaaden9712
    @mowlaaden9712 4 роки тому

    Heesta beat ka saaran aan caadi ahayn .
    Qaaasim karaama macalin wiil macalin gacanaa kuu tagay .

  • @mohamedosman836
    @mohamedosman836 4 роки тому

    Waa hees laandheere ah runtii

  • @samiiracadey2166
    @samiiracadey2166 4 роки тому +1

    Ish caalaa hees

  • @geesaweenageesaweena3173
    @geesaweenageesaweena3173 4 роки тому

    Masha alaah walal been maha waron taa abyo

  • @amiiraabdilahi2709
    @amiiraabdilahi2709 4 роки тому +2

    Dumarku waa wad cawro wxn fcn in ay is asturaan

  • @beeloahmed4964
    @beeloahmed4964 4 роки тому +2

    Gabadhii kabta Astaantv 😹😹😹

  • @ciiisecolow7933
    @ciiisecolow7933 4 роки тому

    Horay usoco xbbti iqro indho❤❤❤❤

  • @udgoon4842
    @udgoon4842 4 роки тому +5

    Fananada waa shidnthy lkn xoogaa cayilka iskayareey

  • @alish2852
    @alish2852 4 роки тому

    INDHADEEQ ASAL DHALAD.

  • @abasskhanbarrow482
    @abasskhanbarrow482 4 роки тому

    Masha Allah abayo🙏💋💞🇸🇴

  • @xamdixiis1089
    @xamdixiis1089 4 роки тому

    M.a indha deeq izcalaa cod sas waaye

  • @queenfahima774
    @queenfahima774 4 роки тому +8

    InTa Hooyo JeceL subscribeTa Dhac Dhac iGu SiiYa 🥰

  • @fanankasanadka7471
    @fanankasanadka7471 4 роки тому +2

    Heesta waa lagaa soo hor qaadee madigaa iskaleh mise tufaax darajo
    Fadlan noo kala cadeeya

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому +1

      Tan baa leh

    • @umunasrochannel8867
      @umunasrochannel8867 4 роки тому

      Tufaax baa leh anigaana marqaati ka ah gabadhana wa la so qalday

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому +1

      Naa inanta Afkaaga kala bax urto yahay maxaa lagaa siyaa nayaa iqro indha deeq boqorda waa ku sidataa mashaa Allaah top waa shidan tahay isha Rabi kaa xijaab qumayo walbo waa ka naxday quruxda codka iyo jooga masha Alaah

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому +1

      @@umunasrochannel8867 naa Afkaaga kala bax Ayadaa leh miraha loo dhiibay

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому +1

      @@umunasrochannel8867 reer waqooyi waa lagu yaqaan tuunimada/waa qiso dhaba ayay dhihi doonaan/ kkk 🇸🇴🙏

  • @shaadiaali6806
    @shaadiaali6806 3 роки тому

    Tufaax daraja kaga cod macan tan aad moodo inay dacawo waalan ursatay

  • @bahjaabdi7522
    @bahjaabdi7522 4 роки тому

    Heesaha laa.iska daba koobiyo marnaba fanankii iska laha lama gari karo

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому

      Ayadaa copy garesay inanta yar codkeeda intanee heesta soo saarin be daf la tiri islaanta

  • @ahmedkarshe4746
    @ahmedkarshe4746 4 роки тому

    Maxay thy determinant. Dheer

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 роки тому

    Markaad riyoto misna sheegato awood adan lahayn waliba tahay fulay qoryo badan waa iska sidan oo nagahad badsata kama danbaysta adiga iyo cidla isyeesha ahoow qof lilaahiya oo aan wajiyo badnay mawaayaysid hadafkaaga illhyba ku tosin riyadad socod xun walle waxaba iyidhi yadiyo cidla isku sohadhaya👎🤗😎😍😋😊

  • @samira9349
    @samira9349 4 роки тому +4

    Heestan tufaax daraja qaaday xaa qaldan 🤔🤔🤔🤔🤔

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому +3

      Waa arke lakin waa lagu bahdilay heesta tufaaxo waloga cod qurux yahay wana laga shidan yahay wana laga dayar yahay subxanka halkaa ka haay huuno

    • @shaadiaofficial7006
      @shaadiaofficial7006 4 роки тому

      @@ifkabeauty2754 bahashana aad moodo inay wax u dhimanyihiin e afkala meel hose meel sare ka dhihayssa ba tufaax darajo gaadhi karta wlhi inanay gadhi karin codkeeda iyo heesaheeda xikmad leh akh waaba rer xamare xagee ka keeni cod iyo murti iyo qurux niicay ku nacay

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому +2

      Tufaax waa tuugo way xaday

    • @umunasrochannel8867
      @umunasrochannel8867 4 роки тому +1

      Shadia abaayo soo dhawaaw reer xamar waxmaka sheegi kartit waayo xamar abwaankii tiriyaa ka soo jeedo oo heesta iska leh marka walaasheey isku badnaaw afkaana suubso

    • @umunasrochannel8867
      @umunasrochannel8867 4 роки тому

      Teeda kale walaalayaalow ifrah iyo mareeg wanba u jeedaa ii dabadhilif tihiin xoogaa isku badnaadow sharaftiina illaalsade wayo wax kasto wan ognahay bari lacala haduu hadlo abwaankii sameeyey hestan oo dhaho hesta tufaax ayan siiyey maxad ku hadli doontan guys isku badnaadada hadii kale qoralkiina inaa save dhaho ayan bari idin horkeeni noonaa

  • @fankastudio5961
    @fankastudio5961 4 роки тому

    Heesta tufaax beey ka soo xadeen

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому +1

      Tufaax waa tuugo ayadaa xaday

    • @umunasrochannel8867
      @umunasrochannel8867 4 роки тому

      @@ALiMohamed-nq1zm abwaanka ayaa kala saari doono maxaad ku hadli doontaa haduu dhaho tufaax ban siiyey maxad ku hadli doontaa somali waxay tiraahdaa intuu hadalku afkaaga ku jiro ayuu amaan leeyahay eebow isku badnaaw

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому +2

      @@umunasrochannel8867 Abwaanka bal soo hadal waaba tan ugu qurux badan waayo nocaaga ayaan ka nasan lahayn

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому +2

      @@umunasrochannel8867 kkkkk abwaanka abwaanka abwaanka muyuu kuqabaaaa

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому +1

      @@ALiMohamed-nq1zm tan abwan ka sharafta Ayeey ka qaadi rabta malaha war maskiinka bohol baa u wada malaha iyo wax cabaar ku noqda soo saar huuno hadaan bur iyo biyo loo kala bixin islaanta uurka ine leedahay la moodo hadaysan tariiqda qorin wa la arkidona

  • @ayaandhawrsan4316
    @ayaandhawrsan4316 4 роки тому

    ❤❤❤macaaanka 💋❤♥👆🏻

  • @yussuf2916
    @yussuf2916 4 роки тому

    I cant stop Listening! If you're a data scientist working somewhere, just put the headphones on minimize the tab and ignore your colleagues. (Productivity times Ten 🙂 trust me)

  • @abdiazizalihussein7787
    @abdiazizalihussein7787 4 роки тому +1

    Uurka hoose iska jecel qulubtoo weligood is aamina way iga gadan tahay

  • @ifkabeauty2754
    @ifkabeauty2754 4 роки тому +2

    Ka Qariya inantat yar ee codka macaan islaanta fank kufsatay ha cunin inanta yar baqtigaadi Ayee jiiday kkkkkkkk

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому +2

      Kkkkkkkkkkk cbb ayay usoo adeesatay

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому +2

      Iqro indho deeq ilxu kama aragto hormar wcn 🇸🇴🙏

  • @sundustheheartlionzuzu793
    @sundustheheartlionzuzu793 4 роки тому +1

    Heestan iyo tufaax darajo mxa ka dhaxeeya

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому +2

      Tufaax waa tuugo

    • @bahjaabdi7522
      @bahjaabdi7522 4 роки тому

      @@ALiMohamed-nq1zm nio adigu maa kaba qad baad tahay waa adiga hadba qof ku leh tufaax waa tugo waxaad ogaata tufac codkeeda nag leh inaysan jirin gabdhan heesta waxay ku ibinysa jirkeeda laakiin tufax hees waxay ku yeelatay codkeeda

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому +3

      @@bahjaabdi7522 malaha adaa dabo dhilif u ah tufaax waxay ku iibisaa heesaha xabad keeda balaban iyo naasaha balaqyada ag uf

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому +1

      @@ALiMohamed-nq1zm codba ma iydaa leh taa fanka xagee kaga jirtaa

  • @lahansho2522
    @lahansho2522 4 роки тому +1

    Hees taan midklena way qaadaysay maxaa micno ah ku jira

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому +2

      Tufaax waa tuugo

    • @umunasrochannel8867
      @umunasrochannel8867 4 роки тому

      @@ALiMohamed-nq1zm kkkk adigana dhabadhilif baa tahay tufaax abwaankii u dhiibaa joogo oo nool lakin waxii xaday waa la ogyahay

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому +3

      @@umunasrochannel8867 abwaan ka iqra Ayuu siiyay kadibna islaanta ween baa dhexda ka heshay kolkaseey isla markiiba soo qaaday balse iqro ayuu siiyay Abwaanka

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому +3

      @@umunasrochannel8867 kkk dabo dhilif adaa u ug

  • @sahrafimidool
    @sahrafimidool 4 роки тому +1

    ❤️❤️❤️❤️👌

  • @cadnancj6033
    @cadnancj6033 2 роки тому

    🥰🥰🥰🥰

  • @salmaanmoomin
    @salmaanmoomin 4 роки тому

    Heesta tufaax darajo baa leh iyada ka arkay helow

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому

      Tufaxo fanki waa ka baxay ma mateey wali ilmha yar eey dhali karto ku heysaaa hees hadii ay ahan lahayd qof qiima leh runti kamay xadeen fanand boqolkiiba boqol ka dayar

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому +1

      Tufaax waa tuugo layaqaan

  • @libangurey62
    @libangurey62 4 роки тому +1

    M.a

  • @luckys.2287
    @luckys.2287 4 роки тому

    Maxaadhacay maalmoyar kahor ayayba Tufaax derejo sooqaaday isla heestane!.

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому +1

      Tufaax waa tuugo

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому +1

      Tuugo waa laga daba imaan mar walbo xoolo nin laga xaday oo ka haray xagee lagu Arkay tuuga maalin intaan la gaarin gacanta lagu soo dhigaa ileen waa tuug maafiyo kkkkkkkkkkk

    • @luckys.2287
      @luckys.2287 4 роки тому

      @@ALiMohamed-nq1zm Iyadaaba soohorqaadaye say tuugo unoqonkartaa😅👊.
      Bililiqo kumaanu baran Tufaax ee waxnoosheega.

  • @aaminamaxamed7713
    @aaminamaxamed7713 4 роки тому +1

    naagtaan mxy cuntay m.a ayadoo caataan ogaa wlhi

  • @waraabecabdiaxmed1620
    @waraabecabdiaxmed1620 4 роки тому

    War naagahani qaawanaanta ma ajar bay ku Heleyaan,
    Mid waliba haysasoo qalaasho marka hore loo eegi waaye wax wasa ay waydo

    • @safiajama8784
      @safiajama8784 4 роки тому +1

      Adigu taada ilaasho, caydana danbi maaha miyaa

  • @caraowmohamud8580
    @caraowmohamud8580 4 роки тому +1

    Hestaan cod mcn aya ka horeysay wana tufax darajo kal iyo laab aye uso qaaday

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому +2

      Iminka ha isa soo caan bixiso sowtii kolna fanka ka bsxday ma Ahaynn ee rasuulka iyo ilahey ban oga baxay fanka bulshada ku beer laxwsaneyday kolkaaba dacad kamee ahayn caan in ay noqoto oo lsgu mashquulo ayeey donesay fankii bay suuq ku weeyday iyo cid dhagesata kolkii danbana waa tii iyadoo Qaawan kusoo labtay taa hanoo micneen wax ee tahay ayaan jirin dadka kaalay Adigu bar bahsha caloosho haanta waa islaan ween hablha yar yar haka hadho heesahooda Aqlaaq malhe

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому +2

      Tufaax waa tuugo layaqaan

  • @alhajitahir8695
    @alhajitahir8695 4 роки тому +1

    Slm

  • @ALiMohamed-nq1zm
    @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому +3

    Walle islaantii tufaax darajo ahayd waa labahdilay %cod qurux libis %habartii godkeeda biyaa ugu galay??hhhh🇸🇴🙏

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому +2

      Idlaan msxa meesha u yaal kk

    • @umunasrochannel8867
      @umunasrochannel8867 4 роки тому

      Kkkk ala maxaa been sheegtay tufaax darajo copy right ma ahan maskiintan wa la soo qalday wlh heesta miraheeda wad ku ciyaartay wana qalad wana ka xumahay in la soo qalday

    • @umunasrochannel8867
      @umunasrochannel8867 4 роки тому

      Ala qofku waxuu sharaf lee yahay inuu soo qaado waxuu lee yahay lakin u soo labiso copy right iyo cod nuucaas ah alla yaa gabadhu run u sheega

    • @umunasrochannel8867
      @umunasrochannel8867 4 роки тому

      Mareeg waxaa ula baxdaa qabtaa kumana dawan doono dabadhilifna wad u egtahay nabeey beenta ka fogaw sharaftadana malaayiin lama siisto isku badnaaw eebow

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому +1

      @@umunasrochannel8867 ka dhamoow inanta islaan yahay lagu soo shubtay inanta cid gaari karta Ayaan jirin uf maxaa ka hadlesaa ma tufaaxo ayaa iqra kusoo dhawaan karta maalin iyo habeen ayeey kala noqonayaan

  • @shaadiaofficial7006
    @shaadiaofficial7006 4 роки тому

    Heestan gabadh tufaax darajo ladhaha horay u qaaday heesaha bililiqada kadaaya rer xamaraw illahay xikmad iyo caqli haydin siiyee 😀

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому +2

      Nayaa tufaaxo ayadaa ka biliqeesatay inanta yar ayadoo og soo qaday waaw

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому +2

      Tufaxo waa naag duqoowday fariiso ku dhaha inanta ayada hore u lahayad heesta

    • @shaadiaofficial7006
      @shaadiaofficial7006 4 роки тому

      @@ifkabeauty2754 orod nacasyay celya qubka rer xamar hadaad tahay illahayba ku bahdilaye waxad leedihiin kuso shaacbaxa hooyadin afsomaliga jilicsan kawase aad moodo ilmayaro hada hadal baranayaa 👊👊

    • @shaadiaofficial7006
      @shaadiaofficial7006 4 роки тому

      @@ifkabeauty2754 miyay ka yartahay bahashan doqonta u eeg ege haday noqotana walaba gabdhood o isleeg sunbo ciyaysa tahee

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому +2

      Maxad ku dhawaqday ma Naagta islanta dhali karta iyada iska daaye tan laba jeer ka ween bey dhali kartaanagta shegeedo tan kale Reer xamar baad ledahay Reer xamarku idinkaa idin bah dilan saa ula soco waxayna ogoleen kama dhaqajin kartaan bartooda ureesa calsha orod soo qaras bax

  • @samira9349
    @samira9349 4 роки тому +1

    Heestan walagaga horeeyay mid kale la imoow fanaanada weyn ee tufaax daraja qaaday 🤣🤔🤔

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому +2

      Fanan wewn xaal qaado ma tii marna fanka ka baxday marna ku laban jirtay baa fanan ween ku shegesaa yaaba garanayo hada uun ban maqlnee walhe malin meel ay martay maalmo masoo mari karto inantan tufaxa ma ayadaba cod leh waatan dhulka lagu jiiday

    • @shaadiaofficial7006
      @shaadiaofficial7006 4 роки тому

      @@ifkabeauty2754 naya niic calyaad tufaysaan heesaha soomalind e murtida leh marba ku so shaacbaxaa tuugyayay heestana gabadhba iska leh tufaax darajo ladhaho illhay cod iyo qurux ku manaystayba iska leh

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому +2

      Naa edeb is bar cunsuriyad yahay iananta ha cunin soo qaaday islaantana meel gee caloshaa furantay xiiso malaha wixi cusub caalamka jecel kkkkk😂

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому +2

      Tufaax waa tuugo layaqaan

  • @bahjaabdi7522
    @bahjaabdi7522 4 роки тому

    100 fanaanintaa maantay jogga maa gari karan codkaa tufaax darajo heestan waxa iska leedahay oo waliba ku cod macaneyd tufaax darajo gabdhan heestan kuma soo bixin laakin heesaheda kale way kuso baxdan wax walba markaa aad adigu leedahay ayeeyo wanaagsan yihiin

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому +2

      Tufaaxa marna gaari meeyso inanta waad xaqireysaa cid xaqiri karta malha tufaaxo malaha waa ku shubo waad kireesan tahay huuno iqra maalin iyo habeen bey kala yihiin meel meel ma wada mari karaan iqro indho deeq
      she is queen

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому +2

      Kkkkkkkkkkk habarta xabadka wayn aa cod leh yaan lagula yaabin

    • @bahjaabdi7522
      @bahjaabdi7522 4 роки тому

      @@ALiMohamed-nq1zm koley nag inadan ahayn oo raga calamda ah aad ku jidho ayan filayaa xabadkeeda maxaa adigaa kaa galay maa adigaa abuurtaay mal xabad yara adigu sameeyso

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому

      @@bahjaabdi7522 qaf walba dhiig ayuu leeyahay taada ayaad faanisay anna iqro indho deeq ayaan faaniyay ok

    • @bahjaabdi7522
      @bahjaabdi7522 4 роки тому

      @@ALiMohamed-nq1zm walaal anu fanaan fanin maayo tufaax darajo iyo iqrona labadaba aqoon garaa uma lihi laakiin tufaax waa fananad aan ku caqliyeeystay hadda soo maba dhageeysto waayo fanaan ama hees macaan oo laa dhageetoba maa jidho nasteexo indho ama tufaax darajo sagal artis ayaan aad uu dheegsta heesahoodi horee iyo kuwoodu u dameeyaay hal hees oo waxaa jidha farhiyo fiska aay qaado waa heesta bashir oo aan ayadan kaa dhageesto markaa walaal.aqoon dadka iskuma lihi difaacona cidna dusha igama sarin laakiin xaqiiqada aay ah wax caad adigaa weeye qofkaa iqro mindha faninayaa jaawo no jawaab

  • @mahmoudabdikariem9909
    @mahmoudabdikariem9909 4 роки тому +1

    War hestan ka saar chanalka hees tu wa copy nio abdow waxa qaday tufaax darajo oo imika ayay soo baxday ee ka saar hawada mise hesaha copyga ayad ka shaqaysta nio😥😥😥xuquqda muqalkan waxa leh haatuf abdi oo ay ku jirta heesta saxda ee tufaax darajo tan wa fuck ee iska soo hubso wax walba ha iska duubine wll Abdi azkariyow kana saar sida u dhaqsaha badan waliba tufaax darajo muqaalki hestan way soo wada ee kaa saar heesta meesha ama de heesaha aad dubtay oo dhan anu copy ka samayno ama ka saar muqaalka mesha wll

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому +2

      Kaalay heesta masaas baad oga gariirteen walee inanta yar fariid codka iyo quruxda waa ay ka naxday islaantii marka bey wixii yaah reer hebel ahaa ee channel u furaa futada is daba soo dhigeen war wiilka haku qararina haatuf waxba kama galin hasoo hadlo maxkamad baa lala aadi aadi cadeen xaquuq buu lumiyay Asaa ku ceboobi doona car inanta Ayadoo laga xaday buu soo geliyay sharci daro

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому +2

      Hajabad maxaa kaga qadesaa meeye mahayee meeday uf kalay bal cabdi askar wax ka jara hajabaad yaad ku disheen

    • @mahmoudabdikariem9909
      @mahmoudabdikariem9909 4 роки тому +1

      @@ifkabeauty2754 wll horta abdi askari wa wlky o kale ee xuman igama aha lkin tlow manay habonayn in qofwalba xuquqdisa loo ilaaliyo mise qof walba wuxu DONO ha xado miya tlow✌ ileen qofki hestan laha waqti aya kaga baxay.

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому +1

      Heesta hadii lasoo xaday cidi lahayd miyee gacmo laaban waa maya huuno islaanta Ayada marki hore boobtay oo inanta ka xaday heesta

    • @mahmoudabdikariem9909
      @mahmoudabdikariem9909 4 роки тому +1

      @@ifkabeauty2754 hhhhh horta adi waxani ma shaqadada maxa ka galay mida kale qofka aad islanta ku shegeyso wa BOQORADA CODKA ee haku fududaan ifrahay mida kale tufaax ma qof wax xada ayay kula ekatay mise ada yasaya qofka hesta xaday wu iska cad yahay ee buqa iga yare adeer

  • @moharashiid6140
    @moharashiid6140 4 роки тому

    Somali copy badana a tufaax darajo aya heestan qaadey maxa qaldan

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому +1

      Tufaax waa tuugo

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому +1

      Wax la soo xaday uun baa la soo daba galaa imiso hees baa jirta aan la copy gareen kkkkk

  • @muhyidiinmuhammed4974
    @muhyidiinmuhammed4974 4 роки тому

    W

  • @umunasrochannel8867
    @umunasrochannel8867 4 роки тому

    Copy right

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому

      🖕🖕🖕🖕🖕

    • @umunasrochannel8867
      @umunasrochannel8867 4 роки тому

      @@ALiMohamed-nq1zm qofka markuu doqon yahay ama jaahil yahay adigaa tusaale u ah

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому +1

      @@umunasrochannel8867 qafka markuu dabo dhilif yahay adaa tusaale u ah

    • @umunasrochannel8867
      @umunasrochannel8867 4 роки тому

      @@ALiMohamed-nq1zm kkk waxan dareemayaa inuu hadalkiiba copy right noqday cajiib

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому +1

      @@umunasrochannel8867 kkk waxa layab ah in doqon walbaoo mobil looso dhibo ay waxay rabto soo qorto

  • @shaadiaofficial7006
    @shaadiaofficial7006 4 роки тому

    Tugadan afka kla qaadqaadaysa eega naa heestan gabadh ka cod mcn kaana quruxbadan ba iska leh iyadaana horay u qaaday tuuga rer xamara abdi askari abdi faqash o lagu yaqaano heeso aanu lahayn chanalkiisa so galiyo sida heesti bk o kle casharka loogu dhigay rer xamarku markay bilaa murti noqdayn heesihii duriyaday meelaha kaso xadayaan 😀

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому +1

      Tuugo cidka ah ayada iyo iananta yar waqtiga ayaa cadeendoona balse ma iska amusi mise wadaa iminkaba lagu saray hadana waa laguugu dara cabdi askri faqash maaha cid walbo faqash ba ku caydaan marqanland

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому

      Quruxda ayaad u quuri weeyday inanta yar naa ka seexo caloosha xuluqleh meel gee

    • @ilhanhaji459
      @ilhanhaji459 4 роки тому

      irirsamala waye maxa kaa rabta so idinka dan marka ledihin irir samala ma dhahdan

    • @abwaanabdihamidofficial9101
      @abwaanabdihamidofficial9101 4 роки тому +1

      Heeska qisadeeda wax kama garaneysaane iska aamusa tufaax soo taay laheed fanka waa Ka baxay gormay Ku soo laabtay ayada miyay waalantahay Mise xooga waa gcsbay baruujisaa heeskan iqro ayaa Ku wanaagsan tufaax baaso ayay Ka qaaday runti codkeedana laga ma tumin ee reer waqooyi Hala aamuso abtiyaal

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому

      Mashallh wll qali ah hormar 🇸🇴🙏

  • @anuushwacays4883
    @anuushwacays4883 4 роки тому

    Tufaax darajo ayadkaso xaday heesta hush naya waxad ledahay kuso caanbax🤣🤣🖕🖕🖕

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому +2

      Ayeey Ahaayd tufaaxo oo waa tuma bsl ka hadal cod iyo talent inanta yar kuma gaadho heesta horaanti inanta lahaayd naagta ciyaalka boobka ka jooji ku dheh

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 роки тому +2

      Tufaax waa tuugo layaqaan

    • @ifkabeauty2754
      @ifkabeauty2754 4 роки тому +1

      Tufaaxa Ayada lagu bah filay ianan boqolkiba boqol fanka kada da yar ee dhali karto ayaa sida baqtiga u jiiday ya maanta caan ah labdooda tufaaxo wax alle iyo wax ay isku heeyso ayaan jirin dhimatay runti hadey si walbo yeesho iqro gaari meeyso😂😂