Waxan guursaday ninkii Aabahay Dilay caruur ayan u hayaa laakiin Culimamada Soomaliyeed..

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 79

  • @katraabdi7778
    @katraabdi7778 Годину тому +3

    Waa naag qalbi adag allow hanagu keenin subhanallah 😢😢

  • @aminina100
    @aminina100 16 хвилин тому +1

    Haduu so wadey meher la’aan markii hore oo ku xerin guur maxey u ogolatey guurkiisa? subxanallah !! Abe macaan allow janadada ku gey Amiin.

  • @safielmi4115
    @safielmi4115 2 години тому +3

    Maya maya maya ma guursadeen laakiin qaderka rabi waa meeshiisa waa loo qoray

  • @MowlidBashir-o3b
    @MowlidBashir-o3b 2 години тому +4

    Waa qadar guurkeeda,iyo dilka aabehed diyo hadilaqatay waaleys cafiyey rerkaaga dhaqo abaayo qalbiga allaah hakuqabojiyo saliga nabiga aqriso iyo xawqalada waxdhacay lamasocelinkaro❤

  • @amranapdilaahi4228
    @amranapdilaahi4228 Годину тому +2

    Meherkasa ba xaaranaa akh subxanalaah ya bixiye horta

  • @amiira8902
    @amiira8902 5 хвилин тому

    الله اكبر الله اكبر سبحان الله العظيم لا حول ولاقوة الابالله العلي أح اح 😢😢😢😢

  • @abuukarayaanle6842
    @abuukarayaanle6842 2 години тому +3

    Subxaan allah Ilaahay danbi OO dhan wuu dhaafa balse Ilaah waxaan ka baryaa in uu gabar danbo ihibeynin 2 ayaan dhalay labadaas gabdhoodna midaan OO kale uu iiga dhigin gabdheyga wiil waan ka jeclahay balse waxaan yaqiinsadey naag nin key jeclaado inaan laga reebi karin allow waan ku bartaa labada gabdhood ii barakey nin aan dulmi iiga galina sii

    • @amalaweis
      @amalaweis Годину тому

      Subhannallah 😢

  • @SiciidoCalimaxamuud-r9i
    @SiciidoCalimaxamuud-r9i 2 години тому +2

    Ilaahay Ayaa kamagangalay aritaas

  • @kadraobsiye
    @kadraobsiye 2 години тому +2

    Aabaha isgaaba duulaan ahaa laakiin wax waliba waa Qadarta rabi

  • @haniabdirahman517
    @haniabdirahman517 Годину тому

    Waxii dhacaay waa qadaar Allah

  • @SalwaAbdi-g7p
    @SalwaAbdi-g7p 2 години тому +2

    Walaahi waa arin xanuun badan damiirka gabadhaas ilaahaye nama siiyo

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 Годину тому

      aamiin walaal macaan xalaal baad ku dhalatay anigu nin baan ahay sideen ku guursan karaa naag hooyadeey dishay? ma aduun kii baa naago ka dhamaadeen? weliba waxay tiri markuu aabe dilayay waa ujeeday

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 19 хвилин тому

    Waa qiso xanuun badan

  • @AnfacMohamed-qc1rd
    @AnfacMohamed-qc1rd 19 хвилин тому

    Walaley calool adakida ma abahay ninkii dilay ayan dhar u siiban kara ax ax ilahayow maskiintan u saqir wlhi xalad adag ayay kujirta 😢😢😢

  • @user-ik2wh1uz2b
    @user-ik2wh1uz2b 53 хвилини тому

    waaxalad adag allah ha usariro waxanuun walahi

  • @ayaanmahamud4504
    @ayaanmahamud4504 29 хвилин тому

    ASC Maya Maya subxaanalaah Calool adakaaa jecel maba imaan Karo lakin daneysi 😊😊subxaana laah

  • @dayiboahmed5107
    @dayiboahmed5107 Годину тому

    Maya ma guursan lahaan subxanalaha

  • @jhashim739
    @jhashim739 25 хвилин тому

    May May May May - ninkii Aabaheed diley inay kasoo hortoosto Waa waxkale runtii 😢

  • @umumaryan-s5v
    @umumaryan-s5v 3 години тому +3

    Asc hadii aabe isugu duulan alaa wiilku waa isdifacay

  • @hodanmohamed3204
    @hodanmohamed3204 Годину тому

    Aabaheey ninkii dilay oori uma noqdeen .

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Годину тому +1

    Acuudi bilaah minasheydani rajim .adunkan wax walbo wa lagu arki .

  • @ayanali4976
    @ayanali4976 52 хвилини тому

    Waa yaab aabahay baa i hor iman laha side ula seexan kara

  • @zainabg979
    @zainabg979 Годину тому

    Maya maya gabadhaas damiirkeedii ayaa dhintay

  • @XaawoXoog
    @XaawoXoog 3 години тому +1

    Whi waa qiso xanuun badan wax walba waa qarta rabi dhabadhaas waxaan leeyahay kusamir intixaanka 😢

  • @nasraaxmed6598
    @nasraaxmed6598 Годину тому

    Maya Maya 😢subaxaan Allah 😢😢

  • @faysalmubarik4176
    @faysalmubarik4176 2 години тому +1

    Maya maya maya

  • @ibadoabdiwahid7734
    @ibadoabdiwahid7734 Годину тому +1

    Wlhi waa xunuun lkn qadartaa naga wada weyn

  • @jaamacnuur4004
    @jaamacnuur4004 Годину тому

    Allaahu akbar allaahu akbar

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 Годину тому +1

    Naagan damarlaheyn caqan nasal wa qofka nacas damairka yahuu

  • @issaackabdi2046
    @issaackabdi2046 58 хвилин тому

    Isdil wuu dhacay lkn meeshaan guur kuma haboonay afkayga iyo gacantayda ayaa isku dhagay انا لله وانا اليه راجعون

  • @abdifatahawad6821
    @abdifatahawad6821 2 години тому +1

    Thanks!

  • @axmedwalishcumar2562
    @axmedwalishcumar2562 36 хвилин тому

    Waa qisadii igu ayaabka badneyd iguna adkayd

  • @maryanmursalmaxamed6517
    @maryanmursalmaxamed6517 Годину тому

    Subxana llaah alloow adaan kaa magan galnay

  • @dayiboahmed5107
    @dayiboahmed5107 Годину тому

    أعود بالله

  • @najaxaadan4857
    @najaxaadan4857 15 хвилин тому

    Qisadan waa layaaab maskaxdayda way ka waynaatay lkn gabadhan markii ay cakirnqyd waxa uu muujiyay garab in aabaheed ilaahay gacantiisa ku qoray lkn uu buuxin karo garab aabe wuuna ubuuxiyay calafkana Alla keenay raxmaanku korka haka qorqaado kurbada haysata qoyskoodana raxmaanku ha usakhiro

  • @IkraamCaday-ms2pn
    @IkraamCaday-ms2pn 2 години тому +1

    سبحان الله اكبر

  • @mariamahmed-wt6jo
    @mariamahmed-wt6jo 2 години тому +1

    Aabahaa aniga agtidayda gardarnaa waase laga xaalay oo laheshiiyee gabadha wallalaheed qalbiga ha u furaan insha allah

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 Годину тому

      naa iska aamus oo isku xishood qalbiga haloo dajiyo ku teh.iyadoo jamaican ama cadaan homeless ah jidka ka soo wadataa loo qaatay inteey guursan laheyd ninkii aabaheed dilay weliba ay u jeday markuu dilayay

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Годину тому

    Subxanalaah😢

  • @hassanahmed-kb3xd
    @hassanahmed-kb3xd Годину тому

    Aragtidayda calafka ilaahay baa haya awaadkumalaha dadku haogaadan

  • @MowlidBashir-o3b
    @MowlidBashir-o3b 2 години тому +1

    Subxanallaah

  • @hajiali8689
    @hajiali8689 Годину тому

    Maya maya

  • @Fihiima-i8l
    @Fihiima-i8l 11 хвилин тому +1

    Maguursaden lkn LinkedIn ayuu aha ninkale yaa.u dhalaayo.ilay kaasu ilaahy uqoray oo bad ugu daray

  • @ahmedyusuf5077
    @ahmedyusuf5077 Годину тому

    Asc Wallalkay Anigu waxaan Qabaa in Maadaama Ninkan Diyo laga qaatay Dilkii aabaheed Ayadana Axsaan Wayne uu Ugalay dhibmalaha hadii ay guursatay waana in ay Iska Cafiyaan Gabadhaas khaasatan wiilkeed ah Wallalkay

  • @kacabhirsi7842
    @kacabhirsi7842 20 хвилин тому

    Gabadha danbi maleh dilkuna waa kama qabiga gabadha iyo caruurta eey dhashay ilaaliya soomaliyeey

  • @ifraaxmaxamed9365
    @ifraaxmaxamed9365 Годину тому

    Acuudubillah wa arin aad u xanuun bdn iney iska dhaafte ahyd ninka aabahed gacantisa kudilay bisinka

  • @habibamohamoud2734
    @habibamohamoud2734 Годину тому

    Qadar Dhacay Waxqbad male Masah Lana Ilaa Qof Iimaan Leh Maahee Toowbada Alle Way furan Tahay Meeley Katagto Majoogto Meeley Tag Tana maJoogto Saamenta Ubadka Ayaa Kasii daran Iyo Ardigaalo

  • @maslah345
    @maslah345 Годину тому

    Wuu guursan karaa diiniyan lkn xasuustii abahedii ladilay ayaa taagnanayso mar haday diya qaateen calafkiina qornaa wax diidayo majiran walaalked waxaa fiican in waxa wada dhacay qadarta ALLAH ahayeen waxaa fiican in walashiis uu qalbiga ufuro

  • @zahraali8984
    @zahraali8984 50 хвилин тому

    Ma guursadeen ninkii aabahay dilay sabab?
    1)qalbigaygaygu iima ogolaakaro in aan guursado ninkii aabahay dilay.
    2) waxaana ka fakarin lahaa lacala hadaan isku dhacno amuu ku dilaa sidii aabo uu u dilay.
    3)waxaan ku noolaan lahaa walwal iyo walbahaar oo markaan xasuusto aabo waan nixilahaa
    4)dhibaatada iiga imaankarta familkayga.
    5)Lkn wixii Allah uu xukmo cidina ma celinkarto,
    Catuurtaas Allah Ayaa qoray in ay u dhasho waana amarka iyo xukunka alle, waana in lagu raali noqdaa xukunka Alle oo lacafiyaa gabdha.

  • @Maslah-v2o
    @Maslah-v2o Годину тому

    Waxaan waa dil kama ee maaha dil uu cadow tinimo ahaan uu ugays tay meeshaaso kalena waad dareemi kartaa waxa ka dhici karo labo khof hadii ay is dagaasho foq ayaa naf tiisa waayi kara marka gabadhu wax qalad ah makulahan waliba wiil ku naf teeda ayuu bad baadiyay ayada oo ay qoys keedu waxna uqaban karin ilaahay ubad qayr qaba hakala siiyo awlaada baari alaah ha uga dhigo nin keedana allah dambi giisa hadhaafo

  • @AbdirahmanMuumin-q2h
    @AbdirahmanMuumin-q2h 2 години тому +1

    Waa qiso cajiib ah,wiilku gabadha waa uu qalbi xaday xaga dhaqaalaha iyo dhibaatadi xiligaas ay ku sugneyd ayuu ka faa,ideystay,
    Gabadhuse marka hore qalad ayey sameysay oo waa ay isku xertay ayado walalaheyd aan u sheegin hadeyba qisadu ay dhacday ogeyd taariikhdi hore wiilsha iney u shegtee aheyd
    Tankale dhacdada xiligaas malaga heshiiyey iney weydiiso ayaa habooneyd
    Tankale qows aabahood oo dilay sidee ayuu isugu qanciyey in uu la xidido siduu buu u siiyey qalbigiisa?!!!

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 Годину тому +1

    سبحان الله سبحان الله سبحان الله

  • @nuuraibraahim6398
    @nuuraibraahim6398 2 години тому +1

    Wlo barnaamijka ga waa la socda wana ku duceeya laakiin ani inantan abeehed ninki dily guursaty kama helin

  • @ABDIQANIADAN-s3u
    @ABDIQANIADAN-s3u 59 хвилин тому

    Wali la.aan miya la mehriye

  • @SiciidoCalimaxamuud-r9i
    @SiciidoCalimaxamuud-r9i Годину тому

    Ninjas ilaahay hatoobadkeeno

  • @HawaWarsame-e2n
    @HawaWarsame-e2n Годину тому

    Waalooqoray ninkaas eeysan lagudabaabin

  • @NuurCade-b8e
    @NuurCade-b8e 16 хвилин тому

    Bilsadamiiir ayaa tahay maad iska aamustit hadii aad yeeshay

  • @faadumolooshade3595
    @faadumolooshade3595 2 години тому

    Ninkaas waa u xalaal kuwii ku dayacay waxba kaama gelin dantaada ka raac daaso carruurtaada iyo nikaa waana kuu xalaal

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Годину тому

    Miyey waalned maxey u gursatey wabo gacan ku dhigle iyadabo ka daran wa tii calamka ugu doqonsaned calamka nin abahed diley ayey isu kale dhigtey siilka mino kaga qaraxdey

  • @mohamedsheikh1201
    @mohamedsheikh1201 49 хвилин тому

    Aabihi dhintay asiga rabay in uu wax dilo marka waxu aha ninkan hada gabadha qabo difaacul nafsi.

  • @kafiitaqalpifuran2325
    @kafiitaqalpifuran2325 3 години тому

    Subxanallah

  • @abukarjama5115
    @abukarjama5115 Хвилина тому

    Aabihina wa dilay gabadhiina wa bililiqeystay waa labo danbi !!!

  • @ArafaadHassan-j4s
    @ArafaadHassan-j4s 2 години тому

    Sababtu wey dhacdaa marka marka wanaga laga firiyo waa caadi inuu gursado

  • @MaandeeqCadey-o9i
    @MaandeeqCadey-o9i 33 хвилини тому

    Markii hore ayaa la rabay inay tiraahdo intaad ii qabatayna axsantu dambigii kaa dhacayna waa kuu cafiyay lkn qalbigu ima siinayo inan nolol kugu darsado way igu adagtahay ee raali iga noqo haduu xitaa ku adkeeyo oo yaraahdo qarashkaygii aan kugu soo badbaadiyay iigud inay tiraahdo waakuu gudayaa waana kuu yaryaraynaa ee iga dhamow lkn hadiiba guur dhacay meeshiina ilmo yimaadeen oo xeero fandhaal kala dheceen reerkeda hayska dhaqato ilmaheedana yaysan iska dayicin ilaa hada haday kala tagaan xitaa sidaas uga tirtirmi maayo waayo awlaadbaa ka dhaxaysa magaciisu wuu daba joogayaa waa aniga ra.yigayga sidii khayra alle ha waafajiyo

  • @qadanali599
    @qadanali599 2 години тому

    Wallhi waa qiso xanuun badan lkn wax kasta waa qadar rabi aababasina ahagaaba in uu wax dilo rabay lkn tolka iyo dadka gabadha haysta marka ay lacagta u baahnayd maxay u caawin waayeen lkn wax kasta oo dhacay way dheceen ee gabadha baladaayo

  • @sayidcumarmaxamed2999
    @sayidcumarmaxamed2999 3 години тому +1

    Asc gabadha waa saxantahay o waxee qaadatay cafiska cedane hori eyeba diya u qaateen

  • @Jananjanan-g9w
    @Jananjanan-g9w 55 хвилин тому

    Ninkaaba geesi ah naag u abahedilay seedee u aminay. Gabdhuma way samirbadantahay hadayba nafteedii u hibaysay ninkaas asagaaa

  • @mrsocotraisland1939
    @mrsocotraisland1939 Годину тому

    SIR DUMAR LAMA SAL GAREE GABDHU AMEEY IS LEEDAHAY NINKA SARIIRTA KAGA AARSO HABEEN WALBA WAA KUU BAAHNAHAY DHEH ILAA WADNUHU ISTAAGO

  • @NajaxMohamed-bc9ed
    @NajaxMohamed-bc9ed 46 хвилин тому

    Balo kuciyartay markuu kukeenay mad kacarar tid

  • @ifraaxmaxamed9365
    @ifraaxmaxamed9365 Годину тому

    Xita wxa macquul ah in ayada xita sheydaanka usheekeyo o ayaduna ninka islamed e gafka kadhacay iyadana kugafto marka wxa fiicneyd iney isaga fogaato meela sheydaanka kuso gabado

  • @asheekh15
    @asheekh15 2 години тому

    inkasta oo guurka uuqadar yahay waxa qofku intunolyahay lakulmayana ayqadar tahay oo qofna uusan ogayn waxadhicidona qofna uusan jeclayn inuuqof dilo oowaxwaliba qadar yihiin hadana koley aniga niyad umaheleen hadiise ayqadartahay qofdiidikara majiro waayo inay caruur isudhalaan ilaahaybaa qadarey cidina majojinkarto

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 2 години тому

    oo culimadu hada maxayba ka qaban karaan jaa waabaad is qabtaane caruurna waa u dhashaye😮😮

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 години тому

    Ma fiicna ilaahow hanna badin tanoo kale

  • @AnfacMohamed-qc1rd
    @AnfacMohamed-qc1rd 23 хвилини тому

    No

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane Годину тому

    Doofar ficil xumi baa loo cadabaa ninka abaha diley inad disho ayey aheyd oo abbahed u aargudo .