Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw 🎉
Hawenkii way waasheen naagtan hada hadlaysa laga yaabo inay eriday odaygeedii. Waa sida ay wada rabaaan
Warkaan wiilka laga sheegaayo cadeen maloo hayaa aan wiilka washamsi ku qaadneee
Inuu wadanki uu joogo ayuu u maleeyaa Oo hooyada kaligeed bis wax u qabaneeysey caruurta, Faarax na waligiis xaliimo looba rabaa ineey wax qabato asiga ba caruurta inuu dhalay umaba maleeyo. Allaha hooyooyinkeena janada geeyo.
baal ilmihiisa muxu ula saxeen wayeey alaa hoyo iyo abo isku naxariis mahaa yaab
Ilaheey haku caafiyo baby
Polis iyo ninka waxay ku hadleen see ku ogatay ayada
niinkaan nagtiisa ayuu nabsi ka galaay
Warkaan hala hubiyo
That’s too much 😂😂😂
Wariira fiican baa tahay oo ku fiican Sheeka qoysaska dhibaateysan ku soco runtana sheeg dadka isku mid ma ahan raga qaar fiican baa jira idinkuna ha is xaqiran
Kkkkkk daf iyo madhiq maha waxa qof samanayo daf iyo midhiq waa sidaaha gaadhigaasi daf iyo midhiq ayuu ah meel laga fadhiisato ma jiraato adiguna waxaad leedahay daf iyo midhiq ha so tidhaahade maha sidaas 😂😂😂😂
Nagahaan war badana hoowl iyo nolol malahan miyaa
Naagta carabka dheer leh ee warka badan ilaah kama baqin ogow in fossa jirto
Naagti codkar ah maxaa loogu sheega Carab dheer??
Tan hadalkii bey ku silcisey malyuun 😮😮😮
Wa sheeko hawiye 😢😢q
😂😂😂😂hawiye jiljileecaas laguma yaqaanee iska soo hubi
NAAGAHAN HOWL MA LAHA MIYAA YAA IDIIN DIRSADAY HOWSHAN ALLO HA NA WAALIN
Farxiyo dhiig ayeey leedahay
Dumarka waa dulliyaal ninka gursadana waa dayuus
markii hore muxuu edeb u yeelan waayey
war naagtu sheeka sheegis fiicanaa daf iyo miriq wariifo BBC da in qaybta qoyska wariye looga dhigo
Waa Doqon Jilicsan Goormee Raggii Hore Haween Ubarooranjireyn?Waxa walaalkan waalaya waa kalgacal jecayl leh,Waxuu dareemay jacayl uu u-qabo Marwadiisii hore ee caqliga lahayd” . Dareenka Isaga kuharay baa Walaac ku Abuuray!Wuukabogsooniye Wadadeeda Hamaro , Allahna Ha Iskuxiro, wax Joogta Ah Maleh Aduunkan, Waxwalba Weysuulayaan. Marka Isagaa Xabag Camal Meelkudhagane, Haddii uu Iska Sabro Canbaro Kalena kuqabsado ,Waxaa Hubaal ah Innuu Irmaani Doono!
Asc bro maxaad ka wadaa saan miyaadan ogeen in la isku cadaabayo hadii aad fafiso xumaan iyo been
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭
😂😂😂😂😂
Asc xulbo
oo maxaa madaxa la ruxruxey yaab
Kkk , hadalko dhageeysanoyaa sugbo adi🤣🤣🤣.
ninku cabaad weynaa muxuu saan ugu ooyey
😂😂😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂😢
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ax😢😢😢😢😢😢
😂😂😂😂😂😢😢😢😢
War kaan sal iyo raad maleh hal mid waa xaqiiqo inay gabatu maseer san tahay
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw 🎉
Hawenkii way waasheen naagtan hada hadlaysa laga yaabo inay eriday odaygeedii.
Waa sida ay wada rabaaan
Warkaan wiilka laga sheegaayo cadeen maloo hayaa aan wiilka washamsi ku qaadneee
Inuu wadanki uu joogo ayuu u maleeyaa Oo hooyada kaligeed bis wax u qabaneeysey caruurta, Faarax na waligiis xaliimo looba rabaa ineey wax qabato asiga ba caruurta inuu dhalay umaba maleeyo. Allaha hooyooyinkeena janada geeyo.
baal ilmihiisa muxu ula saxeen wayeey alaa hoyo iyo abo isku naxariis mahaa yaab
Ilaheey haku caafiyo baby
Polis iyo ninka waxay ku hadleen see ku ogatay ayada
niinkaan nagtiisa ayuu nabsi ka galaay
Warkaan hala hubiyo
That’s too much 😂😂😂
Wariira fiican baa tahay oo ku fiican Sheeka qoysaska dhibaateysan ku soco runtana sheeg dadka isku mid ma ahan raga qaar fiican baa jira idinkuna ha is xaqiran
Kkkkkk daf iyo madhiq maha waxa qof samanayo daf iyo midhiq waa sidaaha gaadhigaasi daf iyo midhiq ayuu ah meel laga fadhiisato ma jiraato adiguna waxaad leedahay daf iyo midhiq ha so tidhaahade maha sidaas 😂😂😂😂
Nagahaan war badana hoowl iyo nolol malahan miyaa
Naagta carabka dheer leh ee warka badan ilaah kama baqin ogow in fossa jirto
Naagti codkar ah maxaa loogu sheega Carab dheer??
Tan hadalkii bey ku silcisey malyuun 😮😮😮
Wa sheeko hawiye 😢😢q
😂😂😂😂hawiye jiljileecaas laguma yaqaanee iska soo hubi
NAAGAHAN HOWL MA LAHA MIYAA YAA IDIIN DIRSADAY HOWSHAN ALLO HA NA WAALIN
Farxiyo dhiig ayeey leedahay
Dumarka waa dulliyaal ninka gursadana waa dayuus
markii hore muxuu edeb u yeelan waayey
war naagtu sheeka sheegis fiicanaa daf iyo miriq wariifo BBC da in qaybta qoyska wariye looga dhigo
Waa Doqon Jilicsan Goormee Raggii Hore Haween Ubarooranjireyn?
Waxa walaalkan waalaya waa kalgacal jecayl leh,
Waxuu dareemay jacayl uu u-qabo Marwadiisii hore ee caqliga lahayd” . Dareenka Isaga kuharay baa Walaac ku Abuuray!
Wuukabogsooniye Wadadeeda Hamaro , Allahna Ha Iskuxiro, wax Joogta Ah Maleh Aduunkan, Waxwalba Weysuulayaan. Marka Isagaa Xabag Camal Meelkudhagane, Haddii uu Iska Sabro Canbaro Kalena kuqabsado ,Waxaa Hubaal ah Innuu Irmaani Doono!