Ilig suxufi rug cadaa ah aan runta Ka gaban suxufiga waxa lagu yaqaan Ama mihnafiisu tahay In ay dhexdhexaad wararka ku Tabiyaan dadkana cadaalad wareed Aad ugu shaqeysaan Suxufiga Rasmussen ah waa kaa Maxamed ilig keep going brother Longlive Longlive Somaliland L o n g l l I v e MMTV😀😁✌️🦒🐘🐆🐪🦘🌸🌼🌺🪴🍓🍉🥝
Wa wax ad u wanagssn in la sameyo tour operator , ama dalxiisyo dadka geeyo melaha dalxiuska oo shaqo abuur loo sameyo dadka melha degan si wax looga iibsado. Fadlan qashin yan laga tagin dhulkan
Gacan libaax waxay u baahan tahay in loo diro aqoon yahano ku xeel dheer cilmiga sayniska iyo kan taariikhda. Waa dhul dihin oo u baahan dayactir iyo dhismayaal dadku ku nastaan habeeno iyo bilo waxay dawo u tahay maskaxda aadamaha kolka la nasinayo ku soo dhowaada gacan libaax
Halkan waxa ka muuqata cunsuriyad hablaha lagula kacay dhinaca shaqada oo 3 saddex hablood keliya ahi ku jiraan halka aynu ognahay in dumarku media xoog weyn ku leeyihiin markaa waar habalahu way idinla dhasheen waa xaasaskiinii shaqada si cadaalad ah wax uga siiya oo waydinka ka hadla meel hebla ama qabiil hebel ayaa cunsuriyad lagu sameeyey ee warka ka sameeya markaa bal gurigiina ka bilaaba oo hablaa shaqooyinka wax ka siiya.
Hooyadaa iyo somalia was this is somaliland a beautiful COUNTRY and peace FULL too and we have democracy one person one vote viva my country viva my people viva my country SOMALILAND
ILIGOW KU CELI MXD TIDHI KUWA GOBALADA KALE JOOGA IYO KUWA DALALKA JAARKA AH JOOGA KUWA SOMALIYA JOOGA ANAGU WXN U NAQAAN DAL JAARA MA URQUUNKA KU DUUFSADAY SALACALE
Wlhi wuxu ahaa dalxiis aad u wanagsan, waxan u qabayba intaan muuqaalkan daawanayay inan qofka idinka mida amaba idinla socda.
Waxan rajaynaya inanu noqonin midkii ugu horeeyey uguna dambeeyey dalxiis amaba se abaalmarino kale oo lagu abaal mariyo shaqaale waynaha MMTV ee ad sii wadaan insha Allah.
TEAM MMTV TAAGEERO IYO TALLO ❤
FROM G AWDAL
Nasasho iyo wacan iyo horumar xaware dheeraynaya wata guul mmtv keep going, bilicda dhulkeena waan idin kula doogsanay hankiinu ha noqdo kaabaha bulshada iyo aqoonta diinta,cilmiga
MMTV THANKS..
HALALA SHAQEYO SAMAWADAHA SOMALIYEED..
Bar bilow Hargeysa, Djibouti, Jigjiga Wajeer iyo Mugadisho...
Ooooh somaliland dalkayga aan jeclahay man shaa Allah
Maasha alah tvga kaliya ee maanta looga danbeyeyo warbaahinta hanbalyo shaqalaha mm
Manshallah sidaa Iyo so qurux badan u xayeysiiya Salk ii a lakiin gabadhaha soo badiyada
Gooood manager-ku waakan shaqaalihiisa u sameeya motivation dalxiiskaas yarna ha ahaateee
Nagiib kayse ayaan arkaya iyo dhamanba mm tv guul insha allah
masha allah shaqlaha in la dalxiis geeyo waa wax wanaagsan runti
Masha Allah habalyo walalo somaliland guul ❤◻💚
Msh allh team wangsan muqal ficana sogudbiya
Wow Amazing
Gudomiye iyo saxafiyiin isku sidkan m.a
Keep going
Ilig suxufi rug cadaa ah aan runta
Ka gaban suxufiga waxa lagu yaqaan
Ama mihnafiisu tahay
In ay dhexdhexaad wararka ku
Tabiyaan dadkana cadaalad wareed
Aad ugu shaqeysaan
Suxufiga Rasmussen ah waa kaa
Maxamed ilig keep going brother
Longlive
Longlive Somaliland
L o n g l l I v e MMTV😀😁✌️🦒🐘🐆🐪🦘🌸🌼🌺🪴🍓🍉🥝
Mashallah tabaarakallah
Masha alaah guul somaliland
Faduma Riyaad maxaad adigu u tukan weyday, Gabadh cod macaan ayaa tahaye mashaalah, hhhh I like you really mashaalah.
Mashalaah mashalaah ilaheye haa idn ku xafido hawshad heeysan dadkeygi nolaada 💚😘🌹🙏✌️👏👍👌🤲🏻💪💕🤝❤️
Waa television kii ugu horayay ee aan arko shaqalihisa iyo dhamanba hawl wadenadisa oo isku duuban hore u socda hormodka somaliland
Masha Allah wlhi ma arag Tv ka shaqo iyo warar hufan ka fikir wanaagsan.
Waxan arkay haben dhexdaa ah iyada oo warbixin lasoo dhigayo saacado dambe 4:13 Am taasoo micnaheedu yahay inay wakhti walba u taaganyihiin hawshooda iyo tabinta warwalba oo ka jira gayiga inay shacabkooda soo gaadhsiiyaan.
MAXAMED ABDI SHEIK . M ILIG Adiga iyo tvga horumar ayaan idiin rajaynayaa wll.
Sxpkay Suxifi Cabdiqadir maxamed Abdilahi Ishi
Mansha allah somaliland wadankaga iyo mmtv
Good team work 👏
Dhulkii gobta Somaliland salaan gobeed
Wow 🥰 masha allah 👏
Viva my country somaliland
Mansha allaaaaaah jaw macaaaan
Ilagoow Waaba iskuul ... ilahay hakugu Asturo insha Allah
maansha allah waa dalxiis
aad ufiican
Mansha Allah so beautiful my country
مشاالله تبرك الله
Mansha allh maxamed ilig waa nin sare
Manshalhu 🌺☘️🌷
Masha allah walhi meel aad qurux badan 😍😍
Agaasimaha tv ga maxamed cabdi ilig shaaqalaha in lagu shaqaysto oo akaliya maaha lkn waa in sidaa looga farxiya
M.sh Allah keep going mm TV
My country somaliland
Asc aad ayaan uga helaa tebintiina xaqiiqada ah. Waxaan halkaan ugu habalyeeynaa gudoomiyaha tvga.
ماشاءالله 💚💚💚🗯🗯🗯❤️❤️❤️✋🏻🌹💖💞📖✍🏻👏🏻
Masha allah
Wan idan jeclahy guulaystaaa dhamtin
Maxamed abdi Sheekh (ilig)
Aabaha saxafiyiinta
Best muqaalsameeye
Dalkiina ku dalxiisa masha alh Somaliland
Waaw fadumo riyaad baan arkaa gabadha ugu sanka dheerleh war bah intaa hhh
Mansha allaah somaliland
War qaybtii qaaciga maxaad nooga xaasideen
Muusiga maad kadaysaan indr dadka lawaraysanayo qaarbaan caadiloomaqlayn hadalkoodee
❤❤❤🎉🎉
oo maalinta yaa magaalada idiinka soo waramayay
buurta Gacan Libaaxe ku taaL Baydka Raaxada
Maku soo baraayoo berri pa ma isku raacnaa
Horumar la taaban karo❤
Top
Shaqalaha hablaha ku yar wa wada raag shaqaluhu yaaab
Warbixintiinu waxay noqotey eeen eeen eeen warbixinta eeenta badan ka yareeya
Wa wax ad u wanagssn in la sameyo tour operator , ama dalxiisyo dadka geeyo melaha dalxiuska oo shaqo abuur loo sameyo dadka melha degan si wax looga iibsado. Fadlan qashin yan laga tagin dhulkan
war kan editor ka ah waa zero waxay greenkan walida ah uu saraya
Waxa kale oo jira buuro gacan libaax ka tirsan oo mucjiso ku noqon inaad aragto dhulku maaha godka oo keliya
Gacan libaax waxay u baahan tahay in loo diro aqoon yahano ku xeel dheer cilmiga sayniska iyo kan taariikhda. Waa dhul dihin oo u baahan dayactir iyo dhismayaal dadku ku nastaan habeeno iyo bilo waxay dawo u tahay maskaxda aadamaha kolka la nasinayo ku soo dhowaada gacan libaax
Fiid meertu waxay neceb tahay ileyska kolkay aragto nuurka ayay cadhootaa si wanaagsana ileyska wax uguma aragto .
Halkan waxa ka muuqata cunsuriyad hablaha lagula kacay dhinaca shaqada oo 3 saddex hablood keliya ahi ku jiraan halka aynu ognahay in dumarku media xoog weyn ku leeyihiin markaa waar habalahu way idinla dhasheen waa xaasaskiinii shaqada si cadaalad ah wax uga siiya oo waydinka ka hadla meel hebla ama qabiil hebel ayaa cunsuriyad lagu sameeyey
ee warka ka sameeya markaa bal gurigiina ka bilaaba oo hablaa shaqooyinka wax ka siiya.
Masha'Allah beautiful place
POOR CAMERA MAN KHIBRADBAY U BAAHAN THY BAL NINI DAAQADA TILMAAMAYEY AYU KU HAYEY HALKU NAGA TUSI LAHA DAAQADA
Gacan libaax horta gobalkeey ka tirsantahay🤔
Saaxil
Gobolka saaxil degmada goda weyn somaliland
23
GUdoomiyaha salaan sare
5:01 odaygiisii waa ilig aabbihii sidey ila tahay.
Hooyadaa iyo somalia was this is somaliland a beautiful COUNTRY and peace FULL too and we have democracy one person one vote viva my country viva my people viva my country SOMALILAND
@@abdimohamoud6168 keep going😂😂😂
Masuul aan ku saxee waa mid ka mid ah #kabanistayasha ugu wanagsan somaliland #cabdi #qurbaani ayaa ladhaha...
ILIGOW KU CELI MXD TIDHI KUWA GOBALADA KALE JOOGA IYO KUWA DALALKA JAARKA AH JOOGA KUWA SOMALIYA JOOGA ANAGU WXN U NAQAAN DAL JAARA MA URQUUNKA KU DUUFSADAY SALACALE
Dhurankina ayda so dubtene waxkale mesha kuma haysan
Ah aabow siyaad mxa wadanki kuu xiisey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴guul inshalah Somalia
Inaad ooydid ayaa dhiman
Minnesotan vloger
wadanku qof dhintay uma xisee maadigaa somaliland u xiisay?
Dalka Kala baro Saaxiib Halkan Maaha Somalia Waa jamhuuriyada Somaliland
KKK DHUUSO DAAROOD KADABA DHAADHACA
TV’ga Muuse Biixi uu u adeegsanayo doorashada soo socota lacagta ku baxdana waxa toos u bixiya Agaasimaha madaxtooyada oo heego maamula
@Moe fa bisada farmajo u shaqaysa ee uu adeegsado isku dirka umada Somaliland faqash fashiluu.
Niicle hooyada iyo nin jileeca tahay ba rag xiniyahood un kolba ka calacal
Shaqyso o waxbaro intaad qayrkaa ka cabadysid kartidoda iyo guushoda
@@karimhasan8967 meel baan ku taabtay waayo sidan umaad cadhooteen ma been baa in Ilig madaxtooyadda hoos tago? car beenee
Ma adeerkaba sharaxan
@@moegreenback6854 isku rer ma nihin ilig lkn xiniyo ragan aad marksta ka sii oyeysanba la yaabnay