Ilahay ha u naxariisto kuligood wixii dhibtaa gaystay baa ciqaab aduunyo iyo cadab akhiroba sugaysaa sabar iyo iiman sadiq ah Allah ha ka siiyo qaranka soomaliland iyo eheladodiba qabriga Allah ha u nuuro suasha h u fududeyo aamiiin aamiiin yaa rabi
Illahayow ummadan u garagaar la soo dhax galay cayda ka daaya dadka dhintay waa shahiido illahay ha u naxariisto kuwii janada loogu bushaareeyo ha ka dhigo yaa rab amiin
Waradee waxani ma ah garxaji waa tuug ilaahay ka fog ha laiska celiyo gabooyena waa qabiil la siman qabiilad kale ee somaliland dhaman intii inaga dhimatay ilaahay ha u naxriisto
Ninka maydka ku istagay waxa uu ku labisan yahay dress ka liyuu policeka Ethiopia.. waxaynu dhaqan iyo hido u leenahay maha.. Wuxu inagu soo raraya dhaqan kale.. Waa dhaqanka lagu taba baro liyuu policeka Ethiopia
@@abdullahimohamed8746 Taan iyo inti muse shani talada wadanka qabtay waxa so baxday waxi reerkisa lagu sheegi jiray, afkuna wwa idiin dheeryahay irbad na dun ma galisan aya rumowday!@ Kuwi geela dhirbaxo loga qadi jiray aya dalki lo dibay, waa ta laga qaday ee meel kasta calank8 bluega ka tagan tahay!! V Cansnsirti hergo wmee xolaha xaranta lagu so koriyay hoyo cay uu khanismo ugu kalay!! Dhadif usaaq foqal dhedig, dhalolay dhankina isaaq loga so dhacay!
ragaasi dulmi bay ku dileen ilahay janatul fardowsa ha ka warabiyo xagoodaana qar ba dhintay cishadii ka horeysana qaar baa dhintay qofka xumi reer iyo waxa ma eegaye qadiyadu ka soo hor jeda qabiil walaba yihiin macano noo kala samyn mayso wayo wa ciidamdii amankeena sugayay ciideena difacayay qabaiil makala laha xata haday isku wad qoolo nolanhen
Ilahay ha u naxariisto kuligood wixii dhibtaa gaystay baa ciqaab aduunyo iyo cadab akhiroba sugaysaa sabar iyo iiman sadiq ah Allah ha ka siiyo qaranka soomaliland iyo eheladodiba qabriga Allah ha u nuuro suasha h u fududeyo aamiiin aamiiin yaa rabi
Illahay ha uwada naxariisto dhamaantood waa shahiido
حسبنا الله ونعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل فيهم
AMiiN
I am sorry Gaboyeh. Best people in somaliland we love you may Allah grant you jana fardows
Mashalah, 💫💫💫💫
Ilaahay ha naxariisto way shihiideen gacan ka xaqdaran baa dishay
Oof Warren xisbiga wadani kamidyahay Ciro waykuwada socdan.
Garxajis shaaqo kùmĺaha shufdada ilaahay hainaqa qabto sharkoda
Illahayow ummadan u garagaar la soo dhax galay cayda ka daaya dadka dhintay waa shahiido illahay ha u naxariisto kuwii janada loogu bushaareeyo ha ka dhigo yaa rab amiin
Inalilaah waa inaileyhi rajucun Allah ha naxaristo janatul fardosa ha warabiyo inta dhimatey inta dhacana Allah ha u boogo dhayo
Ilaahay mahdi ashabaab ha kusalido oogaadhiga miino ha ugu xidheen
ilaahay gacmaha ha gooyo wixii sidaa yeelay
Alaha u naxariisto shuhadada
Guul guuul cidamada qaranka marwalba insha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Naxli waxaan ahayn faafin maysid dulmiguna isma taago ilaa uu abaaro kii bilaabay!!!!
Rabi naxariistii jano haka waraabiyo ehelkii iyo qaranka somaliland na samir iyo iimaan haka siiyo
Alaahu ma aamiin
Hadalka iska sax dagal kulmay jirin wado ayay mareyen wadada loo galay waana la dhawac dilay wali doqonimo noocasa lama arag
Doqonay dabka ba'a!!
Cidanku ma diqi ayay sideen oo aroos ayay ku socdeen!!?
Heego salkiin waa hoog!
Wll way duuleen lkn ilahay baa toodii kadhigay
Ala doorika daarod way jabtay faagashe way jabtay 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
Ciro iyo Fasal baa Xasuuqay police kii Somaliland
23 shimasho waala xaqiijiyay
Waxaatiriyay nin isaxaaqa oo ninkaga jiray dhimashada
Subxaan Allah 😭😭😭
Waxaagu waa mara awaal
Maxaa laga dhawri dibjiriinta
buurta yayi ugu jiraan dadkii buurta lahaa ee ciiasa muuse dirqi baayi isku hayaan waar hayaayi
MAXA DUUSHA LAA ISAAGA SAARYE WAXA KAA MAASULA
MUUSE CABDALE IYO CIIRO WXABA YAAN LAA ISKU GOORYA KHUULYAN CIIDANKA NIIMANKA LAAYE GACAN BEERE DOWLADU HAA KUU SOO QAABTO
Ma nimankaa.waxaa ka danbeeyay ciro iyo.cado gude wax halaga qabto waa in sharciga lalatiigsado
Well said
iLaahay.Ha.UNaxariisto.Dhamaan.Tood.AMiiN
Jabhada burta gacan libah Ciro iyo Mahdi ayaa wadasameye.
oo yaa soo sheegay inuu isaga ahaa inuu isaga ahaa kalagu taagnaa😮😮😮😮😮😮
WAR WAXADKU WARAMAYSO SOO HUBI HUBAAL 4 WAA CIISE MUUSE
❤❤❤
Waradee waxani ma ah garxaji waa tuug ilaahay ka fog ha laiska celiyo gabooyena waa qabiil la siman qabiilad kale ee somaliland dhaman intii inaga dhimatay ilaahay ha u naxriisto
Ciro iyo cado gude maxaad uga reebtay waa nimanka.lashaqaynaya huwanta
Well said 👍guul somaliland ❤
Foolxumo waa riyootey
Waxaa loogu aarayaa curo iyo cado gude
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Asal
ADEER WAXAASI MAAHA WAX REER KUQANCO WAA YASAADKALE HADALKAAGU EE BEESHA GARXAJIS WAXA LA GUDBOON INAY RAALIGELIN GUUD KA BIXIYAAN ILAYN RAGAN BUURTA KUJIRAA WAA CIDA MUCAARADKA AH MAHDI GUULEED AMA HA SOODIRO AMA FARMAAJO, HADAY SOODIREENA IYAGU MAY OGAYN KALAMANA DARDAARMIN GABOOYE WIXII KUJIRA SIDAA KAYEELA BALSE WAA WAXKU DHASHAY RAGAN BUURTA GALAY, WAANA RUN OO UMADAKALE EE SOMALILAND AMA GARXAJIS LAMA QABAAN FALKA AYKU KECEEN RAGAN BUURTA GALAY, WAXANAN LEEYAHAY AADBAAN UGA XUNAHAY ASKARTA DALKOODA DIINTOODA IYO DADKOODABA DIFAACAYEY EE GAADMADA LAGU LAAYEY KOLAYBA WAA RAG MAGACA BEESHA GARXAJIS HUWAN WAXA SOODIRAY EE SHAQAAQADAA BILAABAYNA MARXALADA DALKU KUJIRO MAAHA WAX FIICAN BALSE WAA DAD WALAALAHEEN AH OO CADAWGA SOMALILAND KA CAQLI BADIYEEN AYAAN ORAN KARAA. ILLAAHAYNA WAXANKA BARYAYAA INUU ISKEEN GARANSIIYO OO INA WAAFAJIYO TALADA IYO TOWFIIQDA INSHA ALLAAH.
Nadal
OOFWARAN WAA TUUGE ILAAHEYE IYO NAABIGESI KAA
GOOYE OO AKHAASU NAASE
NOOLASA KUU GOOGO
OOF wareen iyo tiibay ilaahay kugurid
Oo aduunyada ku googo
Aakhirana ilaahay naarta kugee
Adiga iyo wixii xumaanta kugula
Taliyay
War rayigayga dheh waxaasi waxba kama jiree
Guuul guuul ciidanka somaliland Inshallah Inshallah 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
Habar Gus Jeclo iyo Futo Awal ayay Ubadnaayen.
Viva Garxajis
Badhiyo culus iska amu😂😂
Iinadeerow sifiican baad uhadashaa oo weliba degan oon xumaani kujirin xaqiiqdana waad sheegtaa marka Ragaa yaan wadanka lagu siidayn intaynan kufidin sidii laascaanood
Ninka maydka ku istagay waxa uu ku labisan yahay dress ka liyuu policeka Ethiopia.. waxaynu dhaqan iyo hido u leenahay maha..
Wuxu inagu soo raraya dhaqan kale..
Waa dhaqanka lagu taba baro liyuu policeka Ethiopia
Cidanka muse bixi uu dagalamayay waxay xidh ayeen dirayski askarta Djibouti ee gendarmerie lo yaqaan!!
@@markihoremaxadtidhi916 wax Muse Biixi u dagalamayay majiran waa ciidanka qaranka Somaliland leeyahay mudo 32 sano ah.. hoyadadii Muse Biixi Cuqdada ka qabtay wase..
Muse Biixi waa Hal nin oo faqashta gudaha iyo faqashta dibadaba kaga cabaad siiyay.. one single Man.. walle waa nin raga geesi ah cadaw badan…
@@abdullahimohamed8746
Taan iyo inti muse shani talada wadanka qabtay waxa so baxday waxi reerkisa lagu sheegi jiray, afkuna wwa idiin dheeryahay irbad na dun ma galisan aya rumowday!@
Kuwi geela dhirbaxo loga qadi jiray aya dalki lo dibay, waa ta laga qaday ee meel kasta calank8 bluega ka tagan tahay!!
V
Cansnsirti hergo wmee xolaha xaranta lagu so koriyay hoyo cay uu khanismo ugu kalay!!
Dhadif usaaq foqal dhedig, dhalolay dhankina isaaq loga so dhacay!
@@markihoremaxadtidhi916muuse bixii wuu ku foroorey faqashyahow faqashka loo waye
Nacalad ku dhacday
J
ragaasi dulmi bay ku dileen ilahay janatul fardowsa ha ka warabiyo xagoodaana qar ba dhintay cishadii ka horeysana qaar baa dhintay qofka xumi reer iyo waxa ma eegaye qadiyadu ka soo hor jeda qabiil walaba yihiin macano noo kala samyn mayso wayo wa ciidamdii amankeena sugayay ciideena difacayay qabaiil makala laha xata haday isku wad qoolo nolanhen
welih laysmah garin in tahah so socotah bah kah daran qabil bay noqotay kkk Adigunah waxad no shegaysah mafiyo dowlad isku shegaysah waxaa lagu tusih in Aderkah u kah cararoh hargaysah Amah lagu diloh war nicdah umadah kalah farisoh museh iyo ciyalkisuh waa lah qaban sidih qadafih kkk😂😂ciyal holay i wad bentih Aderkah
BEENLOW FAALLALOW ,WUU FAATAA -DHUGLEEYAA FIICNI MOODAYAA,
WARYAA XISHO BEENTA.
OOFWAREEN 👍👍👍WAA GEESIGII KU XUREEYAY WAA NINKII LIXLE LA SOCDAY
WARYAA WAA LAGU OG YAHAY INAAD KABO-QAAD U TAHAY KALIGII TALIYE
MUUSE FIRCOON.🦮🦮🦮🦮🦮🦮🦮🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕🐕
💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💪💪💪😎🤗😎🤗😎🤗😎👏👏👏👏👏👏
Tii 1994 kii yaa dusha usaari????
Ofwareen halyay dhab ah daquudku hadhaco❤❤❤❤
Qawmulud abaarso caqli inan gumed
Beenta iska daa
argagixisada calamiga ah aleha inagaqabto
Khaniis rer abaarso kuwii hargeysa lugu xasuuqay meeye
Farmaajo ma sidii Siyaad Barre baad rabtaa inaad dadka ku qalado 30 sanoo kale. Qaran ma jiro meeshee nin waloow ardaagaaga ku ekow.
Ina morgan ayaad thy ama badhyo culus😂😂
Allah ha unaxaristo aamin aamin askarta qaranka ee ku dhimaty shaqaqada ku dhimaty waa arin fool.xun wlee😂
Taliye oof wareen waa fariid wallee 😂😂imaa adiga cagta lagu mariyaa muse dajaal cawar waxaad u sheegtaa inuu iscasilo inkaar qabe