ANIGO HURDAYO AYU IFURI MANA AMINA SANI INAA SINGLE MOTHER AHAYA😱BY FARTUN HAPPY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 919

  • @user-zk3gw4ty9p
    @user-zk3gw4ty9p 5 днів тому +241

    inta samiira ufahmay like iisaara

    • @QamarAxmed-if7sm
      @QamarAxmed-if7sm 5 днів тому +1

      😂😂😂😂

    • @ubaxsagal8144
      @ubaxsagal8144 5 днів тому +8

      Walaahi waa runta sheekadan samiiray ka wada lakin tan calaama waynba kuso socota

    • @ayaancumar9192
      @ayaancumar9192 5 днів тому

      ​@@ubaxsagal8144sheekada toos loo fahmaaba

    • @JawahirAdam-ui7xx
      @JawahirAdam-ui7xx 5 днів тому +1

      Wlhi isku maskax ban nahay 😂

    • @user-cq1nn5iv4f
      @user-cq1nn5iv4f 5 днів тому

      ​@@ubaxsagal8144waruntaa wayo wayi samana so waa tulmi cad

  • @Duniyaquen
    @Duniyaquen 5 днів тому +40

    Fartun happy waxay samira uga xanaqday qof fahantay wali ma jiro waxay uga xanaqday oo heerkaas ugadhay samira dhahday single mothernimada aniga waan ka xishoona sida dadka qaarkii kuma so qoran karo oo ceeba uu arkaa midaas ay dhaga hadal umalaysay fartuun yaa igu raacsan 😂😂

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy 4 дні тому +2

      Asc waasax wallaashey sirtaada qarxi hadii kalle anaa ku soo qarxinaayo

  • @aishafamily5814
    @aishafamily5814 4 дні тому +14

    يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لَا يَسْخَرْ قَوْمٌ مِّن قَوْمٍ عَسَىٰ أَن يَكُونُوا خَيْرًا مِّنْهُمْ وَلَا نِسَاءٌ مِّن نِّسَاءٍ عَسَىٰ أَن يَكُنَّ خَيْرًا مِّنْهُنَّ ۖ وَلَا تَلْمِزُوا أَنفُسَكُمْ وَلَا تَنَابَزُوا بِالْأَلْقَابِ ۖ بِئْسَ الِاسْمُ الْفُسُوقُ بَعْدَ الْإِيمَانِ ۚ وَمَن لَّمْ يَتُبْ فَأُولَٰئِكَ هُمُ الظَّالِمُونَ (11)

  • @wafaa9410
    @wafaa9410 5 днів тому +94

    Wllhi Fartun qof xun baatahy lkn waaxa kadarn nagtii sirteeda ku shegato wale

  • @MarwaanMuuse-s2y
    @MarwaanMuuse-s2y 5 днів тому +28

    Team washamsi maa shaqadiina qabsatiin naagtaan 0 halagadhigo Youb ayaa been usheegay samiira siman plz taga mesheeda 500k isla caawa aan

  • @Mixly1758
    @Mixly1758 5 днів тому +101

    Remember you were the person who paid for your own wedding henna cause your new husband was broke and couldn’t pay for it. You have no right to speak about anyone else🤣

    • @almacabdiabukar
      @almacabdiabukar 5 днів тому +7

      Kkkkkkkkk cilankii arooskeda ay bixisay markaas ay hadlee😂😂

    • @AyaneSoubaneh
      @AyaneSoubaneh 5 днів тому +6

      Fartuun qumayo walahi nacaas le waa qumayadaan daad ayaa qa fareesiya accudu she is evil in person and attitude

    • @Sugarplumfair12
      @Sugarplumfair12 5 днів тому +6

      Jealous will get her nowhere

    • @rumaanmacalin
      @rumaanmacalin 5 днів тому

      Absolutely You are right 😂😂😂😂

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul 5 днів тому

      She wouldn’t talk about it if she didn’t want to inspire women to not do the same thing.

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 5 днів тому +79

    naag nolosheeda iyo ninkeeda ka sheekaysay miyaa qof islaam ah ceebtiisa asturaysa ayadaba teeda qarsan way dayee samiiro dagan wlhi inaadan gaarin waligaa

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul 5 днів тому

      Balo

    • @siradm
      @siradm 3 дні тому

      Maya laakiin cay run ah ma eheed horta? Su'aasha taas waaye! Qof waxan samaynaya waaye

  • @hamzaail7059
    @hamzaail7059 5 днів тому +14

    Filinkii Ninkaaga ayaan udulqadenan no more plz like saar hadaan kusaxsanahay

  • @Ista565
    @Ista565 5 днів тому +35

    Fartuun qiso sida loo tabiyo mataqaanid routine kaada ku noqo dhahdey dhahdey hanaga buuxin wllhi malagu dhagysan karo stress 😬 ileen laxanunsaned

    • @wardaladan425
      @wardaladan425 5 днів тому +2

      @@Ista565 stresskii ay tabcaanka la aheyd ayay iska kala gureysaaa dulmileeey waaxid

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul 4 дні тому

      Maseer miyaa

    • @Taliso3344
      @Taliso3344 4 дні тому

      Hda aragto wkanaxysa wlhi ilmo cruuray noqoty waybaabaday wxa isdhehe gbdha maxa sauguyarreyy

  • @aragsanahmed3169
    @aragsanahmed3169 5 днів тому +29

    Nayaahe ma noocan baad ahayd samiira ka dhamow wlhi gabadh sharaf iyo karaamo leh weeye

  • @faizafaba7223
    @faizafaba7223 4 дні тому +18

    Fartuun adigaba ado hurdaa lagu furey habenkii aad albabka furi weysey ee xasuuso shakadada😂😂

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 5 днів тому +40

    dhaga hadalka jooji dadka caruur ma ahan wayadan wad is badashy wll sidaadi horre ku soo noqo plz gabdhas samiira ah ka dhamaw nolosheda ayadaa xor u ah ma khasab baa haday hadalkaga ay diiday cajiib !!!

  • @ibrahimmusse6299
    @ibrahimmusse6299 5 днів тому +41

    Fartuun abayo fudaydka iyo dhagahadalka iskadaaa ilhay kabaq

  • @Safamaye1884
    @Safamaye1884 5 днів тому +74

    Adigaabo aminsanen in lagu fure ilaa hada 90ka single mother lee lasoo tagan thy

    • @xaliimoxaliimo1782
      @xaliimoxaliimo1782 5 днів тому +1

      😂😂😂😂

    • @SucdiDahir-t2d
      @SucdiDahir-t2d 5 днів тому

      @@xaliimoxaliimo1782qoftan masera hayo sey sanka naag ugu aragtayba rimuud kontarolka go ay dhilada

    • @hafsaali5108
      @hafsaali5108 5 днів тому

      😂😂😂😂

    • @zainabmoha1835
      @zainabmoha1835 5 днів тому +5

      😂😂😂😂 nin bee kuqafifty 3 times furow lamaryaa afkaa eee dadka kutagyso ilmahaa xogaa logahesto hakataliso

    • @KawtharKawthar-wl7te
      @KawtharKawthar-wl7te 5 днів тому +2

      Nagtaaaan yaaa dhadka kaqabtooo

  • @hamzaail7059
    @hamzaail7059 5 днів тому +25

    Team washamsi xaq maha in gabadh xorteena lagu dulmiyo, anigu hadaa bilaabey walahi. You deserve sister😡

  • @suadmohamed1928
    @suadmohamed1928 5 днів тому +41

    Ilaa hada adaan amisaneyn in lagu furry akhas naa isku xishood oo dadka kaa sharafta badan nabad Gali sheydaamad yahey shaqadii ibliiska hayso oo waxba isku faleyn noloshii xumayd baa waxkuu dhintee

    • @ZahraAhmed-wt8pb
      @ZahraAhmed-wt8pb 5 днів тому +5

      Wlhi waa runtada waa dhaga hadal free qafta lowado😊😊

    • @Filsanfrax
      @Filsanfrax 5 днів тому +2

      Wixi lagu furay bey qabtaa tan ish maso adeeen pejkedee ee tiktok ban kilib yar kusoarkay

    • @Filsanfrax
      @Filsanfrax 5 днів тому

      Wixi lagu furay bey qabtaa tan ish maso adeeen pejkedee ee tiktok ban kilib yar kusoarkay

    • @Filsanfrax
      @Filsanfrax 5 днів тому

      Wixi lagu furay bey qabtaa tan ish maso adeeen pejkedee ee tiktok ban kilib yar kusoarkay

    • @nashortfilms1376
      @nashortfilms1376 5 днів тому +1

      abaayo ayada miyeey xitaa fasax ka haysata ineyka shekeyso

  • @fahmocumar6731
    @fahmocumar6731 5 днів тому +24

    qoftan hawada halaha saaro weyba kibirtey🙄🙄

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 4 дні тому +5

    Reer Malaysia inta tan ku hartay guryihiina ka ilaashada waa Sheydaamad intaas dad ey ku maqantahay specially gabdhaha la qabo wey mecebtahay. Ninkii tan heeyay Jannadiisa diyaar. Muslimka Allah ha ka qabto. Ameen yaa Rabb.🤲🤲🤲

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 5 днів тому +93

    plz asxaaby fartuun meeshay ka timid xasuusiya oo sabckrebta kala noqda

    • @AzmaCabdi-qi8ku
      @AzmaCabdi-qi8ku 5 днів тому +16

      Wy istahisha lkn inaga daa wa hoyo somaliyed uune

    • @nicima_mahamuud
      @nicima_mahamuud 5 днів тому

      Maxy samaysay ​@@AzmaCabdi-qi8ku

    • @yurubereg8928
      @yurubereg8928 5 днів тому +5

      Walee waa lanoqday, she is very mean subxannallah 🤭

    • @Nasriin3766-vs4wr
      @Nasriin3766-vs4wr 5 днів тому +2

      Awalpo ima saarnen balyda uf caleyk dabal waye maleyziya isku halene miya

    • @sahraali5166
      @sahraali5166 5 днів тому +3

      Washamsi

  • @rranndaafashiinaaa2366
    @rranndaafashiinaaa2366 5 днів тому +65

    Team waa washami please ila ee rali galiin bixiso😮

    • @rranndaafashiinaaa2366
      @rranndaafashiinaaa2366 5 днів тому +8

      Nagta waa dulmi leey walhi

    • @FardowsaCiise-m4e
      @FardowsaCiise-m4e 5 днів тому

      @@rranndaafashiinaaa2366 ninka calosha wen culusow mee kawada

    • @iqra11rok43
      @iqra11rok43 5 днів тому +4

      Sax kuqaada, haogaato qaladkeeda

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 5 днів тому +6

      Wallahi maa horee kala laabtay waxan laxda wax laa taageero maha runti. Adunka qof ka dhaqan xun ma arkin

    • @rranndaafashiinaaa2366
      @rranndaafashiinaaa2366 5 днів тому

      @@kenedidhadi8701 walhi walhi haa

  • @makkadagan876
    @makkadagan876 4 дні тому +5

    Fartuun Happy washamsi halagu qaado dulmi bey wadaa si kasto siirta samira iney ka shaakeyso xaq umalahan iney faafiiso gardaro ayan u arkaya walhi fartuun ilahay ka cabso adiga Tada haka badnaato samira siirteda iyada xaq uleh iney ka hadasho modkle hada ka diib Ya saxiib kula noqona oo sir ku sheegana subhanallah 😢

  • @shankaroon957
    @shankaroon957 5 днів тому +45

    Subxaanalaah nayaa gabadha markey ku aamintay ay kuu sheekeysay aad ku doo jeesatay miyaa naa isku xishoo
    Gabdhaow naagaha iska ilaaliyaa waa Cadow kaaga koobaad 😮

  • @OsmanHalimsaadia-kd2vw
    @OsmanHalimsaadia-kd2vw 5 днів тому +21

    Nayaa Samira wadkawentahey edebdar daf daga hadal maficno😏 furinked maxa ugu farxi

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 5 днів тому +24

    Lacag aad saan ku heshay ma caatuur ku korinee. !!!!

  • @xamdicabdinuur
    @xamdicabdinuur 5 днів тому +10

    Naagtii oogu horeysay ee arooskeeda cilaanka iska bixisay
    Inta lafuray ayadoo waliba ninka biisha
    Hadane lagu noqday
    Ugu dmabeyne u oyday ninkii furay😅😅😅

  • @fardowsohussin1941
    @fardowsohussin1941 5 днів тому +49

    Subxaana allah umada amaan sii qofyahay waa dhunsantahay reerka maadaa isku diray shadaanimada iskadaa waxaan waa aduunyo xishood wax kuqabtah ladahay xasidnimada jooji

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul 5 днів тому

      Adaa hanuunsan

    • @fardowsohussin1941
      @fardowsohussin1941 4 дні тому +2

      Sharta laqabtaa walka xaqaloosheega maguri dumaa lagu farxaa subxaana allah

  • @zainabali-nl3wv
    @zainabali-nl3wv 5 днів тому +66

    Dhaga hadalka daaa saxibtay welcome to single mother nimo marki laguso jawabey oo qac lagaa yersiyey aya sheko furnin o daga hadal noo kenee miyaaa iska amus saxibeey qacdi ayaa ku xanujiyey 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AsliMclnyare
    @AsliMclnyare 5 днів тому +41

    Naayaa gabadha kaleexo runta ayey kuu sheegty single nimo wax lagu farxo maahan guurku waa calaf

  • @wasirahassan4718
    @wasirahassan4718 5 днів тому +14

    Rabiga ka cabso samiira runta ayay ku sheegtay walahi maad cadi u tidhahdid waa samiira tani sheeko maha naaya ma ciyaalbaad na modaysaa

  • @sihamxusen4809
    @sihamxusen4809 5 днів тому +4

    Naayaa waa edeb daran thy ee gabadha ka dhamoow maxaa isaga dhigee naag karti leh waxaa thy naagti hbnki ugu horeysay ee aroos keeda lacagta cilaanka loogu maritay walaasheyd ka bixisay labo caruura intaa bahdil ku dhashay baa labo mar lagu furay maxad gabadha ku xag xaganee tankle hadii adiga noloshaada iyo ilmahaaga aabahod wixi idin so dhex maray bananka keentay samiiro waa naag aqli. Bdn oo nolosheeda qarsatay qaraara ku haayo rufiyaanimadi ayey kugu fahan tay qac baa kaa yeertay ee isku noqo adno iyo amiiro bilaash kuma bahdili jirin wasaqad af dheer baa thy

  • @ZahraAhmed-wt8pb
    @ZahraAhmed-wt8pb 5 днів тому +20

    Nayaa furin xumuu agtena kayahay majiree dhagahadaka dadaa maskintas ka dhamaw hadikale washamsi lagugu qadaa

  • @jamiilamaxamed2107
    @jamiilamaxamed2107 5 днів тому +18

    Walee Ada qafiifey oo cabdisaln uwashey
    Mida kale adiga miyaad ilowdey inu 2 mar ku furay
    Sunbo hadad maqli jirtey wa tan

  • @ayanadiwahab887
    @ayanadiwahab887 5 днів тому +57

    Abyo Fartuun please Naftada ixtiram
    Waa isii badaleesaaaba 😊😊😮

  • @idman-p8x
    @idman-p8x 5 днів тому +43

    Alla fartuuney marka cayilneyd yaaka fooxumaa tan kale qofta 2 mar la furay adi moho😂😂

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 5 днів тому

      😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 5 днів тому +2

      Isma ogaa Islaam laaye ma maqli jirtay maxaa badaan geliye hadeey tii hore ku fashilantay meey apologise iska bixiso sheekadane meesha ku xirta ileen falaari gilgilasho kaagama hartaa la yiriyee

    • @asmaaden8466
      @asmaaden8466 5 днів тому +1

      Ayada waatas ilmaheda korsaneesa
      Oo la guurtay

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 5 днів тому +2

      Qoftan waxa u haysatan ina miyir qabto lkn way waalatay oo cilaaj waayee .

    • @nimcohappy6806
      @nimcohappy6806 4 дні тому +1

      ​@@asmaaden8466Haa lkn waa qalad in aad ku qafiifto furrow haday naag adag kelmada furrow way iska dayn laheyd wayo waa calcal sarbeeb ah

  • @fivefamily5
    @fivefamily5 5 днів тому +22

    Xasisana fartuun waxay jaceshay in gabdhaha masakiinta aan garab haysanin in nimanka iska soo furaan adaa ilmahaga qaar dayacay dadka nabad gali fay gano😊

  • @shukriabdulahi1145
    @shukriabdulahi1145 5 днів тому +14

    Furiin in uu fiicneyn adaan kaa aragna waad qafiiftey 😂😂😂yahuu gabadha daaa adi wax ku keen single nimo

    • @hibaqahmed4405
      @hibaqahmed4405 5 днів тому +2

      Maragtay maalintii la furay say u khafiiftay way kasii daraysaa tolow ehelkeedu kama naxaan miyaa may quraan saar geeyaan

    • @shukriabdulahi1145
      @shukriabdulahi1145 19 годин тому

      @@hibaqahmed4405 🤣🤣🤣 naag nool iska dhig say u laheyd exit qaldan ka baxdey

  • @user-pc4kk2cw6b
    @user-pc4kk2cw6b 5 днів тому +31

    Subxanalah gabadhan baryahan waa qafifsantahay

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 5 днів тому +49

    wlhi ciil baan sabiskarebka uga ceshty aniga dulmiga ma jcli wagii fartuun lagu dhaganaa wlhi waan u guban jiray oo waan difaaci jiray qof walba oo wax dulmiya ma jcli

  • @AsmoibraahiimAsmoibraahiim
    @AsmoibraahiimAsmoibraahiim 5 днів тому +14

    Mudul dumay mudul dhisan kama noxo 😢 fartuun edeb yeelo wllkaa ma qabee

  • @zu7729
    @zu7729 4 дні тому +3

    Yacni Qacdii Kaa Yeertay Si Doqonimo Ugu Falcelineysaa (Zero IQ👎)

  • @سوما-555
    @سوما-555 5 днів тому +13

    Teem washsmsi ana ugu hirenaya un follow😅

  • @hawaadoahmed635
    @hawaadoahmed635 5 днів тому +26

    Qac ayaa lagaa yeersiiyay markaasa qisadii samiiro ku dhacday ayaa story nooga dhigatay miyaa adaa qafiifay gabadhaa kaleexo magaari kartidee

  • @I2kll
    @I2kll 5 днів тому +6

    routinkaaga weel dhaqoowga iyo malawax duboowga ku laabo sheego wax kama ogidee labolabo ufff

  • @Qaaliyey576
    @Qaaliyey576 5 днів тому +33

    Samiira lee wye wlhi Qisada Ayada cabaar joogtay oo waxba ma dhalin marka dambana gabare dhashay 😂

    • @rahimaadwe1681
      @rahimaadwe1681 5 днів тому +4

      Samiirana hadeer baan qiso been ah usameeynaa oo fartuun kusocota😅😅😅😅

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 5 днів тому

      ​@@rahimaadwe1681😂😂😂😂😂

    • @ShukriissackShukri
      @ShukriissackShukri 5 днів тому +4

      Waruntaa ayadey kusocotaa because hooyo xanunsan way boqatey cunugta way kaxanunsatey lacag waloaruriyay dar yer ayay guriga kugadijirta ani wan dawan jiray samiro

    • @rahimaadwe1681
      @rahimaadwe1681 5 днів тому

      @@ShukriissackShukri wlhi waa runtaa iyada lee kusocotaaa

    • @hoodomohamed2925
      @hoodomohamed2925 5 днів тому +2

      Xaqiiq 100% in aan la fahmayn bay moodaysaa tani waaba doqon caadiya

  • @Luulubdulle6232
    @Luulubdulle6232 4 дні тому +3

    😳aniga waxan fahmey shekadan iney samiira kaaka sheekeysey balse waxan ku fikireeyoo iney ayada ku dhahdey kasoo sheekey iyo inaad adiga kudhaga hadloosid oo aad kaxanaqdey video ey soo gilisey🥴lkn aniga waxan ka bartey shekadan inan sirteyda cid aan nafteyda iyo ilaahey aheyn anan ushegan waana daweecadeyda taasi hooyadey waxey idhahdaa hoyo bili Adan aatahey qabri matihid ee wax culus haqarsan🥹 Haye ayan dhahaa hadane ma awoodi inan siraheyga adane ushekto Amar ka alle😂😂

  • @AishaMohamed-lx5yp
    @AishaMohamed-lx5yp 4 дні тому +3

    hadaa samiira siman ka hadloosid waxaad ogaataa inaad ceebtaadaoo bbanaanka taalo Arkidoontid been Abuur iyo jees Ayaad uhadleysaa Adiga haduu jab kugu dhacay gabar kasta jabkaas Ayad urajeynesaa xaasidnimo lee gurigaaga kaaga dumay waligaana hormar magaareysid

  • @neeyruuscadey4248
    @neeyruuscadey4248 5 днів тому +11

    Naa ilaahay ka cabso oo naftaada ixtiraam oo dadka amaan gali subxanallah

  • @saaraismaan7135
    @saaraismaan7135 5 днів тому +14

    Naahedhe afdheerey maa cida islaameed kaleexatid samiro iyo culusow amaan siii

  • @DeeqoAli-s7e
    @DeeqoAli-s7e 5 днів тому +13

    Nayaa guri dumay wax lagu farxo mahee fudeedka jooji

  • @Xakiimaxikma
    @Xakiimaxikma 5 днів тому +5

    Subxanllah dadka maxa san iskugu diresan 😢😢somaliyey waxad gacantina ku qurtan aqiro wa la idin sualla marka alle uka qaba waxad gacantina ku qoresan rer comment fartun iyo samiro ha ukala waraminine dantiina aqonsada

    • @ZenapAbdi
      @ZenapAbdi 4 дні тому +1

      Maxaa Isku diroow ah Waba loo Jedaa inee samiiro kawado

  • @user-zk3gw4ty9p
    @user-zk3gw4ty9p 5 днів тому +12

    fartuun alle hakuso hadeeyo

  • @wardaladan425
    @wardaladan425 5 днів тому +10

    Abaayo heeley beryahn hawlahaagu ma sahlana wale meel weyn baa ku banaaanatey na walaley cunugaaga 4 jirke pamperka xidhan ma ku mashqushid intad samiiro ka degan ka dulqad badan ka afgaaban eryanayso caruurtada lafaha yaryar ee malawaxa aad wadnaha ku cadaysay aaayar iska korso

  • @BahjaShekh
    @BahjaShekh 5 днів тому +16

    Wale fartun happy iny samira kudhago hadloso wycady sasna walagaficnyahy wllhi re comanti fartuun wxy tahy marhora ogaa lkn adinka nagficn umalynesen wxy tahyna wajigeda walaga daremaa mantana wakas gabadhi sirta ushegaty kashekonoso subxanalaah😢

    • @mushtaaq2088
      @mushtaaq2088 4 дні тому

      Sax iyada ka wataaa iyadaa subxanlh beeenleeey gbdha dulmika kadaaa nayaa adaaa SaaS lakugu sameeye

  • @samiraali3721
    @samiraali3721 5 днів тому +5

    Guri dumay no one oo ku farxayo mahan 3 years ayan furanahay ilmaheygana abo la an ku dhacday oo marqalbi i weydiyan away abo mana it’s very painful abaayo farxada malintaas ayaa onu dambeysay me and my kids mana Rabin ino iga dumo gurigeyga marka abaayo Ilaahey ka baq wax lagu farxo ma ahan furinka

    • @MariamAbdalla-r5h
      @MariamAbdalla-r5h 4 дні тому +1

      Sorry wall Insha Allah mustaqbal wanaagsan adiga iyo intii reerihii kadumayba ❤❤caruurtana Illahay hanoo xafido baarina hanooga dhigo ❤❤

    • @FarahAli-z8d
      @FarahAli-z8d 3 дні тому

      Waxan hada qiso miyaa waa lalabowe

  • @ZeynabmaxamedcaliCali
    @ZeynabmaxamedcaliCali 5 днів тому +113

    tim wa shamsi aawi

    • @allinonechannel-foreal
      @allinonechannel-foreal 5 днів тому +1

      Heee

    • @AyaneSoubaneh
      @AyaneSoubaneh 5 днів тому

      Report kuqaada walahi she deserves this devil

    • @user-ud3pr3ks7g
      @user-ud3pr3ks7g 5 днів тому +7

      Wllhi wanka lalabtay

    • @wardaladan425
      @wardaladan425 5 днів тому +9

      Waan kala laabteyba xbbty yaaret inan fartun 100 ku celin lahaa way af dilaacsatey wlhi doqonta afka weyn lihi

    • @ZeynabmaxamedcaliCali
      @ZeynabmaxamedcaliCali 5 днів тому +16

      ani xitaa waa kaga laabte samiro aan garab is tagno hooyo garab ubaahan waaye

  • @hamdixiischannel1482
    @hamdixiischannel1482 5 днів тому +8

    Waa loo jeedaa qofkaa ka hadleysid ee isku xishoo sxb ma gashide.

  • @FaizaAcademy-k1r
    @FaizaAcademy-k1r 5 днів тому +13

    Wlee waad khafiifty naa nga aamu single mother baad kuwaaltye acuudu bilaah 😂😅

  • @FarxiyoXaaji-ed8dd
    @FarxiyoXaaji-ed8dd 4 дні тому +2

    Maxay dad kaga dhaga hadashaa ayadaaba cilaanka arooskeeda loo saaray hooyadeed ayaababa lacagta usoo dhiibteee😂😂😂😂😂

  • @ramlahagi2750
    @ramlahagi2750 5 днів тому +13

    Iyada maku fasixin ina shegto sirteeda iyadiiba ma shegayso maxaa uga shekayne qalad mahano waxan fartuney hadey kudhahday maku faraxsani furiin ee waxba ha ii hanbalyeyn ina qarxiso mahan nolosheda ilahay kabaq fudedkana malahan jirin maxa kudaray abayo

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 4 дні тому +1

      Iney ushegty uma malenayo kor kala socota inta kale been 😂

  • @سوما-555
    @سوما-555 5 днів тому +13

    Walahi ina xasiid tihid ma modin jiray domarka waa cadaw wali

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 5 днів тому +22

    malntaa carurtada abohood aad dhahday waa ma shaqaystee anaa bili jiray malintaas baa qafiiftay

  • @user-pi1fh1tq6v
    @user-pi1fh1tq6v 3 дні тому +2

    Niyow ruxan umadiisa mayqabsadan talent furiin guur nin aheen malahan Yaaaab naa umada nabadgali

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 5 днів тому +11

    qisadan waa mid beeen ah oo la mataly caruur miyaa na mooday

    • @maarishbintahmed9704
      @maarishbintahmed9704 5 днів тому +1

      Aniga hata sas ban ugu shakiyey iyo video gi ka danbeeye kan inay been tahay 😢😢

    • @ubaxsagal8144
      @ubaxsagal8144 5 днів тому +1

      Haa samiira ku dhaga hadlaysa nagtani way walatay walaahi

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 4 дні тому

      😂😂😂

  • @Umucaisha935
    @Umucaisha935 5 днів тому +16

    Alla way qafiiftay 😂😂😂😂😂

  • @sucdicadey3881
    @sucdicadey3881 5 днів тому +8

    Inta fahanty iney samira kawado😂

  • @umish9481
    @umish9481 5 днів тому +9

    Naagtan dulmi badhana naaa unsubscribe qaadho✌✌

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 5 днів тому +21

    fartuuney gabdho waad dhashay dulmiga jooji caruurta da xalaal ku korso umada illhy amaan sii

  • @anisaomarahmed5652
    @anisaomarahmed5652 5 днів тому +15

    Gabadhaan maxaa qaatay maxaa waaye dhaqan xumadaan naa muslinka nabad gali team washamsi ka shaqeesta naagtaan 😮

  • @NaimaOsman-cq9rw
    @NaimaOsman-cq9rw 5 днів тому +4

    Fartun abyo fudedka iskadhaaf please sidi adno iyo amiro noqo

  • @Wilo.Y
    @Wilo.Y 5 днів тому +10

    Yaaab badna ninka islamet xaay ku cayna wale qof hadu qafiifay adaa qafiifaay

  • @nasteexonuur9494
    @nasteexonuur9494 5 днів тому +25

    Dhaga Hadalka dhaaf nayaa Yaa Ila fahmay Inaa samiro ka hadleyso😂

    • @IlhanAbdi-bj7cm
      @IlhanAbdi-bj7cm 5 днів тому

      Wa umalenoya😂😂

    • @HiboAhmed-gk7wz
      @HiboAhmed-gk7wz 5 днів тому +1

      Anaa kula fahamay

    • @ShukriissackShukri
      @ShukriissackShukri 5 днів тому

      @@IlhanAbdi-bj7cmwaba ayada

    • @sahro1072
      @sahro1072 5 днів тому

      ​@@ShukriissackShukrisamira miyey saan ku dhacaday ilaa iyo hada ma fahmin

    • @fadumoashur4709
      @fadumoashur4709 5 днів тому

      haa cunugta ka xanuunsatay markay tiri baan fahmay 😢😮

  • @Nasim-f4m
    @Nasim-f4m 4 дні тому +1

    Adiga miyaa Samira wax ka sheegin iskuma jeedid bahdilan yahay ceebtaada youtube bay taalaa🤮🤮🤮🤮🤮

  • @fahidmaxamedcabi5823
    @fahidmaxamedcabi5823 5 днів тому +3

    Naag waa baastarad ee gabdhow adoo careesan naag xun haku nafisina fartuuneey soo toobadkeen dilmi leey ayaa noqotay shaqadii ibliisaa heysaa

  • @Nightmarenextdoor
    @Nightmarenextdoor 4 дні тому +2

    Taanii waa doqoon indho qaaloc..look at her eyes 👀👀 this is the result of a angry widow

  • @Xirfadley
    @Xirfadley 5 днів тому +3

    Walal ada guurka aan fahmin qof walbana inu sidas cml noqda rabta guurka faham iyo macnaha diinta uu ku leyhy alaaah haku shaafiyo qof sheka ka hadlaya ma tihid qof qof toos u atackaya tahay

  • @ladanhusseinfarah8259
    @ladanhusseinfarah8259 4 дні тому +2

    Alla amusnanata mexey ficantahay fortun qof ficana modi jire lkn wayba walate sidi ay nolosheda hore uga so shekeyse
    Fudfudeyd a ku dhacay ayada dhan markey ilmaheda abahoda ku dhagto
    Mar ay guri muslim o dumay ay ku faraxdo hadana samira ayey ku dhaga hadlosaa allow alle na wax isku fam qof yehey wa ad walatee subxana allah

  • @lailahassan7336
    @lailahassan7336 5 днів тому +6

    Qac laga yeersiyey doqon yhy qalbadu jaban thy o reeraga kala tagoda ku faraxeyso

  • @the_asfaahss7121
    @the_asfaahss7121 4 дні тому +2

    Tan waa doqon adaa iaka hadlaya 3 nin ku soo fortay iii calaacala edeb yeelo ❤❤samiiro magaarti

  • @marwaosman9823
    @marwaosman9823 5 днів тому +3

    You need to get a life and leave samira alone.

  • @Nasim-f4m
    @Nasim-f4m 4 дні тому +1

    Adiga miyaa hadlin doqon yahay waalan maseersan xaasidada ah shaydaamada ah naa Samiira ma gaartid sidaada camal doqon jaahilad ah dhaqan iyo DIIN lahayn ma aha qac bay kaa yeersiisay meesha oohinta kala tag maseer baa ku haya waa walaatay waa lagaa dareemin miskiin naa orod caruurta dhashay oo nafaqo darada ka muuqato cunto nafaqo leh sii nin baa ku waalatay doqon yahay wixii lagugu furay baa qabtaa jilicsan yahay adiga iyo Samiira adiga baa bahdilan Samiiro gabar DIIN leh caqli leh akhlaaq leh weeye ma gaartid noocaaga oo kale inay noqoto baa rabto qac bay kaa yeersiisay doqon yahay maseersan xaasidada ah shaydaamada ah jaahilad yahay 🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮👎👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 5 днів тому +3

    Afdheer nimo baa reerkaga uu dhaqan weysay wlley saan ma kugu firsan karne tageer nimada yaan kala noqone iska badal sidaan😅😊

  • @hawaadoahmed635
    @hawaadoahmed635 5 днів тому +19

    Gabadhaan walaashed oo kaween oo larabay inay u aqli celiso ayaaba waalooso

  • @Nasim-f4m
    @Nasim-f4m 4 дні тому +3

    Xaasidad shaydaamad ah doqon ah jaahilad ah baa tahay naayaa uf uf uf qac baa kaa yeertay

  • @kikiahmed6682
    @kikiahmed6682 5 днів тому +20

    Tim washamsi awya gawadhan wax tusa

  • @Umucaisha935
    @Umucaisha935 5 днів тому +8

    Isbiojeska wax walba iiga daran halahas wexe iska booojene fudedkeda naa bal isla yaaap ceeb baakugu dhacdr awala kula yaabana nimankaagi hore marka kashekenese😂😂😂

    • @SucdiDahir-t2d
      @SucdiDahir-t2d 5 днів тому

      Wlhi wad fahantahay ceebta kudhacday ayeey iska bojeeyne

  • @NaimaNaima-h5t
    @NaimaNaima-h5t 3 дні тому +1

    War dulmi badanaa ninka kuusan oo kilyaha buuran iyo naagta labada gabdhood hesato oo mid lagu qaly yaawaaye samiro ee kahadlosa meehee tan qiso maaha 👀👀👀

  • @MarwaanMuuse-s2y
    @MarwaanMuuse-s2y 4 дні тому +3

    Tiim washamsi idiinma jeedo naagta ilaa ay gabadha maskiinta ay ku gaftay raali galiso washamsi no wada

  • @MarwaanMuuse-s2y
    @MarwaanMuuse-s2y 5 днів тому +2

    Mxaa sheegee adigaba 2 mar lagu furee adigoo uurleh iyo adigoo umul ah 2 cunug afka ku qaaday kenya to Malesia ha iwareerin waad so iibisay waad biilin jiray cabsisalaan hello ka fuq gabadha maskiintaa samiira siman ceeb malahan waa kaa qurux badan tahay gaarimaysid uf waa daalantahay war naagtaan waa mas EE washamsi ku qaaada

  • @siradm
    @siradm 3 дні тому +1

    Aniga horta ilaa marki aad gurigaagi hore u gaftay kuma daawado, wiilkaasna isma naqaan ad leen kugu bartay.Sanka xaqiisi waa soo daahiray! Asagoon kaa soo hadlin, iska sabray, adaa is baray Soomaali oo iska soo hadlay, hadana tan waa ku qabanee lee, xaqa bani Aadamku ma baaqdo. Ilaahay swt ha noo dambi dhaafo

  • @hafso1148
    @hafso1148 5 днів тому +27

    Acuudu billahi
    Abayoy geerida aad ayey udhawdahy ilahey kacabso intad iyada kushegtay adba wad ahan jirtay ee ilahey ulaabo walashana cafis kadalbo aduun iyo aaqiro kala badn xataa ninka islameed oo sidas ucaasay cafis kadalbo waa iga talo mowtul mufaaja,o ayad kudhimam kartaaye

    • @FalastiinUpduqadir
      @FalastiinUpduqadir 5 днів тому +1

      Sax waaye wlhi alle ka baq fartun

    • @Naj-143
      @Naj-143 5 днів тому +2

      Sax xafso Wlahi Marka lagu dhahaayo Naag ha aminin waaa saaan waxaan doqon waaye qofka xitaa hada Isku dhacdaan Waa xaraam Inaa sirtiiisa sheegto

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul 4 дні тому

      Sheekada meel kale miyay kaa martay

    • @Naj-143
      @Naj-143 4 дні тому

      @@Farxadiyoguulwaxay meel kale naga martay maleh gabarta miskiinta ka dhamada

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin 5 днів тому +2

    Nin laantii kugu dhacday ayaad qar uga dhacday wan kaxumahay Allan nin aad ku aamusto ha kusiiyo

  • @Za__channel499
    @Za__channel499 5 днів тому +20

    Oo adigaba so ta ooysay markaad maleysia tagtay Taas ma ilowday😂😂

    • @najmaibrahim9595
      @najmaibrahim9595 4 дні тому

      Wey is ilowday sidey uu oynaysay ila ninka😂losasabo wagii hore maxaduusato

  • @inaibrahim2878
    @inaibrahim2878 5 днів тому +2

    Xaasiid ma guleysto waxa tahay xasiidad SubhanaAllah

  • @FathiaMohamed-c3i
    @FathiaMohamed-c3i 5 днів тому +15

    Waa samiiro iyo culusoow fahma aaxaabeey😂😂

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar5895 3 дні тому +1

    Gawarey waalagu fahan sanyahay iska daa umada aad ku dhaga hadleyso subxanalah dadka caruur mahan 😢

  • @MiinaAhmed-so3yr
    @MiinaAhmed-so3yr 5 днів тому +19

    Qisadaan iyadaa ku dhacday😂walee fartuuney cAADI MATIHID

    • @fahmocadey5809
      @fahmocadey5809 5 днів тому +2

      Wlhi saas ufakaray ani xata astaqfurulah 😂😂😂

    • @ramlahagi2750
      @ramlahagi2750 5 днів тому

      Lkn wa qalad fasax kama haysato

    • @muniroshafici5315
      @muniroshafici5315 5 днів тому +1

      Wad fahnty😂😂😂😂 waxede sheeko noga dhigee

    • @amirahabdi
      @amirahabdi 5 днів тому

      Aniga xitaa, wa sheekadi ay marki hore ay shegii jirtay, Part1 iyo part 2 ka sameysay so ma ahaan? Shekadi la ay qoof ku adayna 😅

  • @apdiaziizpaazhe2991
    @apdiaziizpaazhe2991 3 дні тому +1

    hadan ka bilaabay markan daawaday walaahi waan ka xanaaqay war kala noqda subs fadlan wixii damiirka islaam nimada yaqaan

  • @kawsarmohamed2892
    @kawsarmohamed2892 5 днів тому +17

    Qisasaada umada ha ugu shekeynin qafiifow aa kugu dhecee Balaaya afdheer Hush😏

    • @xaliimoxaliimo1782
      @xaliimoxaliimo1782 5 днів тому +2

      wlhi waa runtaa waali com cabdisalaam illhy ha usoo ceesho

    • @zainabmoha1835
      @zainabmoha1835 5 днів тому +2

      hhhhhhh nin bee kuwalaty wixii 3 times lagufury beqabtaaa

  • @ShukriMaxamed-yy1vt
    @ShukriMaxamed-yy1vt 3 дні тому +1

    إتق الله يا فرتون

  • @kawsarmohamed2892
    @kawsarmohamed2892 5 днів тому +7

    Dhega hadalka jooji qofyey Wan ku taageri jiray waligey Lkn mlmahan Umada lafuro inad ku faraxdo ayaad bilowday ilmahaga korso Umada kadhamow😏