NIGHT ROUTIN KEYGA SOMALI CULTURE JADWALKEYGA HABEEN NIMO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 чер 2024

КОМЕНТАРІ • 45

  • @HalumIbrahim
    @HalumIbrahim 29 днів тому +5

    Wcs dumashi wacany qalo dhamaystirn waar qoftan waa qof tagtay😂😂❤❤

  • @xamdixuseen7238
    @xamdixuseen7238 29 днів тому +4

    Ilhy hanooo wada naxariisto 😢

  • @umuakram5275
    @umuakram5275 28 днів тому +1

    Ifraahey Saan ma Nadiif ban ahya igu ledahay Alabta tuwalka yar aar ku qalajisey baa hadana Talagada ku masaxdey bal kala saar alabta kuwa lagu Qalajiyo iyo kuwa Nadafada Intasna aan ku sheegeyaa wlashy xuman ha u arkin❤

  • @user-pp7ij1pd6s
    @user-pp7ij1pd6s 29 днів тому +3

    Keep going abayo❤❤❤

  • @user-cw4qi8qk1l
    @user-cw4qi8qk1l 23 дні тому

    Mash allh

  • @ruwayda8524
    @ruwayda8524 29 днів тому +1

    Ala saa kujeclahay lee🥺❤❤

  • @MiskiThahirMohamett
    @MiskiThahirMohamett 29 днів тому +4

    Ilahow sonka naga aqba

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 29 днів тому +1

    Ameen ya rabi 🤲 😢

  • @AmaalApdisalam
    @AmaalApdisalam 29 днів тому +1

    M.a allha kubarkeeyo

  • @marwaancali2429
    @marwaancali2429 27 днів тому

    walaashay aan jeclaa keeb goin❤❤

  • @user-pp7ij1pd6s
    @user-pp7ij1pd6s 29 днів тому +1

    masha allah mcnto ifraaxeey ❤❤❤

  • @shukridaahir9537
    @shukridaahir9537 28 днів тому

    Qosalkaga waab jecalahay xabibti allaha ku xafiida adiiga iyo muse manshaallah

  • @HalimaFarah-jj9en
    @HalimaFarah-jj9en 21 день тому

    Habaryar macaan boyo la dhig digital ilaa iyo 12 haur habeenki ama malinti

  • @haboondiini-fz5fh
    @haboondiini-fz5fh 23 дні тому

    Een routin daqiiqadaha wu yarhy zo dheer plz😞

  • @Sumayakhadar_645
    @Sumayakhadar_645 29 днів тому +1

    Habo manta waa malinka ugu qeyrka badan ee la soomo habo waxan donayaa inaa dhar ciid ii gado habo please 🙏 😢

  • @Rayanchannel-l8p
    @Rayanchannel-l8p 28 днів тому

    Masha allah ifrax farxasan aya tahay keep going abyo mcn

  • @user-fy6fv6sw6s
    @user-fy6fv6sw6s 29 днів тому

    Ifraxey qosolkaga anaa ku hesto qalpih marwalpo iska qosol ❤❤❤

  • @hamdaboon26
    @hamdaboon26 29 днів тому

    Ifraaxeey san faloogydaada udaawado saa markaad usoo dhigto cid igama soo horyso❤

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq 29 днів тому

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @SagalAbdullahi-by1xo
    @SagalAbdullahi-by1xo 29 днів тому +1

    ❤❤❤❤

  • @SalmohasanMohamed
    @SalmohasanMohamed 29 днів тому

    ❤❤

  • @xalwocabdirixman7198
    @xalwocabdirixman7198 20 днів тому

    Qosol wanagey wn ku jclhy xbbti ❤

  • @MucadDahir-zl6yv
    @MucadDahir-zl6yv 29 днів тому

    Biyaha caafiga kusaar abayo digirta ciyow bey kuu kareysaa❤❤❤

  • @user-mv6zl2zb5q
    @user-mv6zl2zb5q 29 днів тому

    Walashayy❤ ifraah

  • @YusraYusuf-vs8sz
    @YusraYusuf-vs8sz 28 днів тому

    Routine kaga zaid buu u gbnyhy ifraxyy daqiiqadaha dheerey

  • @KhadraC.qadir9746
    @KhadraC.qadir9746 29 днів тому

    Ifraax markaad hadlayso pls naga dhaaf faanka badan 😢

  • @hanieman9318
    @hanieman9318 14 днів тому

    wlhi way kas muuqataa inaad guri diin leh kusoo barbaartay

  • @aaminaindho3742
    @aaminaindho3742 29 днів тому +1

    Ala ifraaxey waa iska ka jeclhy tarmuus kulhaa e falaas dheh😂😂😂😂

  • @shukriaadan11aadan26
    @shukriaadan11aadan26 29 днів тому

    Waqtigaga iska qaado nyy 😊

  • @Halimayyyyyyyy
    @Halimayyyyyyyy 29 днів тому

    allah 𝙝𝙖 𝙪 𝙣𝙖𝙭𝙖𝙧𝙞𝙨𝙩𝙤

  • @farxiyocabdi414
    @farxiyocabdi414 29 днів тому +1

    ifrax adbaa kujeclahy markasta waa dawada wax soodhigo❤❤ masha allha abyo

  • @naimaibraim1164
    @naimaibraim1164 29 днів тому

    Geesaha gaduud kanoqonaa shalay cadeynayay tarmuska😂😂

  • @SaafiXersi
    @SaafiXersi 29 днів тому

    Ifrax qalif abayo digirta salid cadey kudar isla sar fur salid ku dar ciyow eku bislane

  • @user-gu6zp3qw3r
    @user-gu6zp3qw3r 29 днів тому

    Kkkkkk darmuuaka lo cadayaayo

  • @bogaadismail7324
    @bogaadismail7324 29 днів тому

    Ifraaxeey digirta bakin bowdhar yar kudar ciyow kuu bislaanee

  • @HalimaFarah-jj9en
    @HalimaFarah-jj9en 21 день тому

    Mad boyo la dhigtid ilaa iyo12 haur

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 29 днів тому

    Alaabta Hadii Oydo Wala Futugadinaa Beeshinka dhan Alla Maxa wax Lasoo Maray M.a Allow hoyooyin Keena Noo Dhaaf

    • @FaraxUmasha
      @FaraxUmasha 29 днів тому

      Oydo maxaa lagwadaa😂

    • @maidahassancabdulhi635
      @maidahassancabdulhi635 29 днів тому

      @@FaraxUmasha alaabta Hadii Oomo Lagu Dhaqin Biyo Biyo Bey Yeela Neysaah Marka Wey Oyneysaa Baan Dhahnaa Al yacni Sificn Loma Nadiifin Hada Mii Fahantey hoyo Alaabta iney Iska Eegi Karto bey Rabtaah alx wana Ku Faaidey Adaabtaas

    • @FaraxUmasha
      @FaraxUmasha 29 днів тому +1

      @@maidahassancabdulhi635 Haa xbbt shukran alle habarakeeyo hooyo kasta

  • @HalimaFarah-jj9en
    @HalimaFarah-jj9en 21 день тому

    Habaryar macaan boyo la dhig digital ilaa iyo 12 haur habeenki ama malinti

  • @HalimaFarah-jj9en
    @HalimaFarah-jj9en 21 день тому

    Habaryar macaan boyo la dhig digital ilaa iyo 12 haur habeenki ama malinti