ILLAHEYKII NABAD BAADIYAY AYAA MAHADA LEH DAB AYAA XAFADEENA KAKA CAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 77

  • @AminaShariff-tg6hr
    @AminaShariff-tg6hr Місяць тому +5

    Kusaliya nabigeena suuban scw scw scw ❤❤

  • @umumaida808
    @umumaida808 Місяць тому +19

    Allha idinka bad badiyo adiga iyo dhaman umada kale dagan yarabi

    • @QaniMedia1
      @QaniMedia1 Місяць тому

      Labadaada Waalid janaada Allah hageeyo haddad janal-keyga BOQOTO WLL MCN

  • @AyaanAbdi-kc8hj
    @AyaanAbdi-kc8hj Місяць тому +8

    Alaha idinka badbadiyo adiyo umada kle inta wax ku noqtayna alaha cafiyo 😢

  • @Midraanfilms
    @Midraanfilms Місяць тому +4

    Asc xabibti haddu guriga gubanaayo waligaa wiish ha raacin wiishka xataa waa xirmaa sida albaabada oo kale

  • @maryama7918
    @maryama7918 Місяць тому +3

    Albaabka is xiraa mlzia best maahan waa dabiici ifraxeey

  • @JamiilaMoha
    @JamiilaMoha Місяць тому +4

    alxm ifraax hda nabad qabtaan 😢 WA NGA naxisay😢

  • @user-ge4co1my9j
    @user-ge4co1my9j Місяць тому

    ilaahay caafimaad taama see inta xanuunsan cemri dheer iyo cibaado soobana nasee

  • @user-oo2tf3ji3v
    @user-oo2tf3ji3v Місяць тому +1

    Maasha Allah abaayo Rayaabi

  • @ApdiqaniMoh-oc6xm
    @ApdiqaniMoh-oc6xm Місяць тому +11

    Number one please like

    • @QaniMedia1
      @QaniMedia1 Місяць тому

      Isoo booqo walal qali Allah ku sharfo ❤️ 🙏

  • @user-oo2tf3ji3v
    @user-oo2tf3ji3v Місяць тому

    Allah unaxarisato intii kudimat dabka 😢😢waxaan uduceynaa baada inuu illhay lugahaaga Caafimaad kuusiiyo

  • @MaryamaAbdirashid-xd4si
    @MaryamaAbdirashid-xd4si Місяць тому +1

    Ilahay ha idin bad badsado bismilhiyow😢😢

  • @user-oo2tf3ji3v
    @user-oo2tf3ji3v Місяць тому +1

    Number one like Ifraax khalif muuse 😢😢😢

  • @xalwocabdirixman7198
    @xalwocabdirixman7198 Місяць тому +1

    Ilhy ha idin badbadiyo alxmdllh 😢

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 Місяць тому

    Alxamdullha abayo ifrax hadad ka badbadey allha mahad iska leh inta ku dhawac matey allha ha cafiyo aamin Yaa rabi 🤲🤲

  • @user-lx1hg4iw5k
    @user-lx1hg4iw5k Місяць тому +2

    Alx abyo hadad kabadbaadeen

  • @samirahassan2023
    @samirahassan2023 Місяць тому

    Subxanallah
    ALAAH ha idin badbaadiyo intii wax gaareen aamiin aamiin

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 Місяць тому

    Alxamdulilaah wllo hadii allah idinka badbaadiyay wllo allah Shukri naqa badiyo ❤wllo

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Місяць тому +1

    Aamiin aamiin 🤲 🤲

  • @Kheirjecel
    @Kheirjecel Місяць тому

    Ilaahaa idin badbaadiyay lakiin lift lamaqaato. Waa qatar

  • @11naa44
    @11naa44 Місяць тому

    Dabaqyada wxs ay ku xunyihin 😢😢😢😢😢 albaabyada xirmaya na wa khatar iyo waali SubxanAllah mxy ka wadan wxs

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin Місяць тому

    Xasbuna alah wanicmal wakiil alahu manajina alah niiga badbadshay mahadaale

  • @rahaafhusein705
    @rahaafhusein705 Місяць тому +1

    Bisinka io burdaha alle ha idin amnsado marwo

  • @user-sr5sj2cc9q
    @user-sr5sj2cc9q Місяць тому

    Allah no badbaiyo kenya zaid waye bilkasto guriya dab kakaca abay allah na amansado 😢

  • @IkranAhmed-pe8jh
    @IkranAhmed-pe8jh Місяць тому

    Alle igabaadiyee m.a

  • @Yaboy.22
    @Yaboy.22 Місяць тому +1

    Allaha idiin yasiro

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 Місяць тому +1

    Yaa rabii amiina amiin 🤲😢

  • @4ALone4ever
    @4ALone4ever Місяць тому

    Allah ha idin amansado subxanallah wax ma ku dhinteen

  • @HanaAhmed-mo8oz
    @HanaAhmed-mo8oz Місяць тому

    Bisinka salaamatak xabbti shar ma araktiin alle idinkii😢

  • @cabdilaahiballacke6718
    @cabdilaahiballacke6718 Місяць тому

    Allaha na amaansadee somali may ku jirtaa

  • @hafsanuur1872
    @hafsanuur1872 Місяць тому +1

    Guryaha sare maba jecli inaa dago 1-2 lee ka dagaa albabada waa is xiraan meel waliba saas ah liftiga xitaa Lama raaco waa halis dabka aad ayuu u huraa alxd dheh haduu ilaah din badbaadshay

  • @NastexoMaafiyo
    @NastexoMaafiyo Місяць тому

    Alle ha idinku aman sado abayo ❤

  • @user-oy3xg3bn4h
    @user-oy3xg3bn4h Місяць тому +1

    Amiin amiin amiin 🤲🤲🤲

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 Місяць тому +1

    Ilahey ha idin amaan sado bisinka😢

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 27 днів тому

    Allha niigu amaansado

  • @user-ge7dj7zq3c
    @user-ge7dj7zq3c Місяць тому

    Alle haidnka badbadiyo amiin

  • @rahmohaji9920
    @rahmohaji9920 Місяць тому +1

    Abaayo hisska lama raaco marki dab ka kaco dabaqa halis waaye jaranjarta ayaa la qaataa

  • @asiaabdi7777
    @asiaabdi7777 Місяць тому

    Alx allh haduu nibadbaadshay abyo

  • @queenaamina744
    @queenaamina744 Місяць тому

    Alx haduu ilahey niiga badbadiyay 😢😢😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮naxtin waye wlhi

  • @user-tz1eq8er9c
    @user-tz1eq8er9c Місяць тому

    Aamiin

  • @KafiMuse
    @KafiMuse Місяць тому

    Alxmdulillaah dheh walashey

  • @user-ss4il4ey1v
    @user-ss4il4ey1v Місяць тому

    Aaaamiin

  • @yasinahmed6493
    @yasinahmed6493 Місяць тому +2

    😢😢😢

  • @AaminaMaxamuud21
    @AaminaMaxamuud21 Місяць тому

    Alx pyoh dhmntin allh hidnka badbadiyey

  • @nagaad5509
    @nagaad5509 Місяць тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Sucaad_Jees
    @Sucaad_Jees Місяць тому

    Yurub xita sas waye dab hadu kaco guryaha albabada waa isxiran alx dheh abayo

  • @user-sl3nq2to6f
    @user-sl3nq2to6f Місяць тому +1

    mawaalan tihiin horta hadaa dhimanesin xitaa 📷 maaiska dawa wadesin waxaan idinku tilmaama garan la hay wallhi ufaa caleyk yaqayow what hek 😮

  • @user-lr1bh2nu8y
    @user-lr1bh2nu8y Місяць тому

    Alx dheeh abayo❤❤

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 Місяць тому

    Illah ha idin amaansado subxana laah dab iyo daad wax fcn maha lifting aaa war lifting lama racconta marku dab karo wa hasil ha korina liftiga

  • @hugapoi9146
    @hugapoi9146 Місяць тому

    Yaa Allah 😢😢😢😢

  • @CaaishoCabdiqdir
    @CaaishoCabdiqdir Місяць тому

    Alah haidin badbadiyo dhamantina

  • @NasroMaxamed46-cm5dp
    @NasroMaxamed46-cm5dp Місяць тому +1

    Alx Lakin liftiga waqatar dab hadokaco

  • @fatmaaden1310
    @fatmaaden1310 Місяць тому +1

    Kugudehey mxey kawadha Horta gawadan😂😊

  • @user-tw7ug4ox8m
    @user-tw7ug4ox8m Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @user-kq4ot5ip3p
    @user-kq4ot5ip3p Місяць тому +1

    😢😢😢😢😢

  • @safiyo1742
    @safiyo1742 Місяць тому

    Liftiga waa qatar lama raaco haduu dabkaco, jaran jarada ka dagta somaliyey.

  • @iqroozilofficial3134
    @iqroozilofficial3134 Місяць тому +1

    Alx dheh

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 Місяць тому

    Dab hadow dhaco wiishka lama raaco wayo koroonto waaye.
    Mar hada ale idinka badbaadshay Alxamdulillaah.
    Dab halis waye.

  • @Sucaad_Jees
    @Sucaad_Jees Місяць тому

    lyft aaa iyo dab 😢

  • @user-lz5mt4ch5m
    @user-lz5mt4ch5m Місяць тому +1

    deb oo dhan albabka waa isxeraa

  • @bahjosahal4716
    @bahjosahal4716 Місяць тому

    Abayo jaranjarada la aada mardanbe Liftiga ha raacin wakhatar wu kugu xirma korontada xita haday tagto liftiga wakugu qafilmaya iska ilaaali hada kadib

  • @nasramchannal
    @nasramchannal Місяць тому

    Alxm hadas nbd qabtan

  • @FoosYaxye
    @FoosYaxye Місяць тому

    Subxalalah

  • @malyundahir8892
    @malyundahir8892 Місяць тому

    Liftiga lam racao marko daba ka dhoco

  • @CaashoSh-eu7ct
    @CaashoSh-eu7ct Місяць тому

    Alx

  • @user-oy3xg3bn4h
    @user-oy3xg3bn4h Місяць тому

    😭😭😭😭

  • @IsmaaciilAwuukar-xm2me
    @IsmaaciilAwuukar-xm2me Місяць тому +1

    Dad miyaa kudhin te

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k Місяць тому

    Alx❤❤❤

  • @user-ys4hr8ls1d
    @user-ys4hr8ls1d Місяць тому +1

    Meelkasto dabkakaco albabada xirmo

  • @user-ss4il4ey1v
    @user-ss4il4ey1v Місяць тому

    Bisinka

  • @TggYgh
    @TggYgh Місяць тому

    🤲🤲🤲🤲🤲🤲☝️☝️☝️☝️😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-ss4il4ey1v
    @user-ss4il4ey1v Місяць тому

    Ifraaxey muse maxa uga tagtay

  • @CabdiNuuro
    @CabdiNuuro Місяць тому

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🫂💋💋

  • @UbahHassan-e4l
    @UbahHassan-e4l Місяць тому

    Qofkaas faanaaye miyaa

  • @cabdiraxmanaxmed-ws8hz
    @cabdiraxmanaxmed-ws8hz Місяць тому

    😢😢😢