sahra hagan -caashaqa adaa ibaday

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 19

  • @janogalechannel9013
    @janogalechannel9013 6 місяців тому +3

    Inta tiktok kasoo aragtay ee soo raadisay farta taaga😂

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 6 місяців тому +1

    Wxaan ahay ruux bad qaba
    Hddana buko oon ladnayn
    Wxaan ahay ruuxaan bogan
    Habeenkii badi hurdada
    Wxaan ahay beer qof la'oo
    Dadkaba goonni uga baxay
    Wxaan ahay barasho wiil
    Mid uu bahowlyow ku riday
    Haddana aan hayn barkeed
    Naftaydaa biimihiyo
    Unugul baladiyo dhibtoo
    Illeen beer caashaq dagay
    Intuu baahida qabee
    Boggiisuna oommanyahay
    Baaqiyo cabashada
    Baroorta ma joojin karo.
    ...........
    Adaa lahashada aan bi'in
    Wadnaha baxsanow hantiyay
    Buuraha bacadkiyo hanfiga
    Adaa idilkood i baday
    Adaa caashaqa i baray
    Gadaalna adaa ka baxay
    Barbaartaan raaci lahaa
    Ha beegsan adaa i yiri
    Gayaankaagana ka baqo
    Naftaydaa biimihiyo
    Unugul baladiyo dhibtoo
    Illeen beer caashaq dagay
    Intuu baahida qabee
    Boggiisuna oommanyahay
    Baaqiyo cabashada
    Baroorta ma joojin karo.
    Qore:By Beeroof❤.

  • @mohamedmire8646
    @mohamedmire8646 2 роки тому +1

    berigaa Nasab bay ahayd Sahra halgan lkn maanta waxay ku sifawday kala qaybin bulsho iyo siyaasad.

    • @AhmedAli-np4my
      @AhmedAli-np4my 7 місяців тому

      Sxbaw xishoo gabadha sahra halgan waa halyeeyad qarankan laga yaabo adigoon jirin usoo halgantay xaqana ku adinta markaa ka xishoo

  • @abdiomar9319
    @abdiomar9319 4 місяці тому

    X no

  • @mohamudmohamedmohamed271
    @mohamudmohamedmohamed271 6 місяців тому

    🥰🥰❤❤❤

  • @abdullahidakane2156
    @abdullahidakane2156 5 років тому +1

    Naaagtaan issaaq ah maxey rabtaa

  • @hadraawialihussein9789
    @hadraawialihussein9789 4 роки тому

    Lkn ayaa warsame ayaa kaga Cod macaan

    • @AhmedAli-np4my
      @AhmedAli-np4my 7 місяців тому

      Sahra halgan ayaan heestan originalka isa leh ta yar way ka daba qaaday

  • @hadraawialihussein9789
    @hadraawialihussein9789 4 роки тому

    Naagtan Foolxumada badan ee idoor wagaashe

    • @abdullahimahad1224
      @abdullahimahad1224 3 роки тому

      Miyaad Hees samaystaan xaarood xaaryahow xaarku dhalay😂😂😂😂

    • @Garyaqaan78686
      @Garyaqaan78686 2 роки тому

      Fanku malaha qolo.

    • @mohamedmire8646
      @mohamedmire8646 2 роки тому +1

      Yaa qurux sheeganaya hadii iidoor loo diido.

    • @moh4127
      @moh4127 Рік тому

      Alla yaaba ka qurux badan saxra halgan.
      Malaa quruxdii baa magac kalee loo bixiyay

    • @AhmedAli-np4my
      @AhmedAli-np4my 9 місяців тому

      @hadraawialihussein9789 ninka ama naag magacaa lahoow heestan originalkeedu waa kaa sxbaw ma garatay tan yar way kasoo daba qaaday