codka kinsi X.AADAN waa cod hibo leh, runti dadka aadka naaxiyadaha u dhuuxa uunba fahmi kara, waana heeseheeda badankooda aqoonsi u gaara, ALLAH HA UNAXARIISTO inagana ha inooga daba naxariisto AMIN.
Jiim sh muumin wuu iga yaabiyaa, cajiib kolay dadku kinsi uunbay badan yaqaaninn, aun.... kabanka lakin u fiirsadda waaba nooc gaara.... long live macalin
Martin Mohamed thank u mustafe...she iz my number one somali fanaanad.....i loved her...she iz a legend true beauty....our shakira. Allow kuu naxariiso...kinsi. N thst wat made to love burco pple.....m erigavo...
One of the most beautiful songs I have listened to in a long time, many thanks to the person who posted. I am so glad I have lived in the same generation as Kinsi Hajji Aden, Zahra Ahmed, Ahmed Moge Liban and the others.
sida dumarka qaarkood aan idaa ku dhici karin garashana ku deeqsiin hadii inaan ku daawodo dawo aniga ii tahay soo dul joogsigaagana doqon laygu sheega inay tahay cishqiga garo dul lahow aduunyada badan way danbaysaaye alayleh ereyo iyo cod macaan oo lagu raxaystaba wayihiin dhaxalbay nooga tagtay kinsi xaaji alle hawnaxariisto qabrigana haw waasiciyo
What a gold voice . Qasab bay igu tahay in aan subscribe udhaho qofkasta oo kinsi xaaji adan codkeda imaqashiiya. Janno iyo raxmad waasaca alle ha siiyo.
ILAAHOOW KINSI XAAAJI ADAN OWFAARAX IYO JIM SH. MUUMIN U WADA NAXARIISO OO ILAAHOOW JANNATUL FARDOWSO UGU DEEQ...YAA RABBI
Kinsi xaji adan ow huseen maxamed sharmake wedy sicid xirsi😢 alleh how naxaristo
codka kinsi X.AADAN waa cod hibo leh, runti dadka aadka naaxiyadaha u dhuuxa uunba fahmi kara, waana heeseheeda badankooda aqoonsi u gaara, ALLAH HA UNAXARIISTO inagana ha inooga daba naxariisto AMIN.
Haddii inaan ku daawado
Dawo aniga ii tahay
Soo duljoogsigaagana
Doqon laygu sheegaa
Inay tahay cishqiga daran
Daddku wuu ogsoonyee
Kinsi xaaji aadan aw faarax rabbi naxariistii janaad hakugu deeqo
Thanks
Amiin amiin
Jiim sh muumin wuu iga yaabiyaa, cajiib kolay dadku kinsi uunbay badan yaqaaninn, aun.... kabanka lakin u fiirsadda waaba nooc gaara.... long live macalin
alla haa kuu naxariisto kinsi xaaji fanaanad dhab ah baad ahayd gabadh laa cod aah wali maan arag iyada iyo magool alla haa uu naxariisto labadooda amiin dheh
She is one of the favorite classic and beautiful cultures greatest hits
woooooooooooooooooooooooooooooooooooow kinsi xaaji aadan waa heesaheeeda waliba waa rune kuwa galinka dambe iyo asxaabul marqaanka yaa marqaamay oo waliba codkeeda ku raaxaysta ama safar burco iyo hargayso ugu baxay amin maqrib ah oo markuu buurta sheeq marayo ku tuurtay heestan waxaad saaran tahayna waa malakumawd ninkuu muraad kagalaw maalkaaga siiso maarkeed
aniga magacaygu waa c/xaafid aaqil gaambays ku dhashay burco xero 50 aad taariikh 1986 asal ahaana kasoo jeeda beelaha daga dawlad deegaanka somalida
wixii heesaha kinsi xaaji aadann ah aad iyo aad ayaan utaageeraa walaw ay tahayba xaaraan
Radio Sooyaal zxp nin jiraa tahay allaw ku dhawr
A somali legend....indeed. Janno Alle ha guliyo...naxariistiisa...we loved u.
Allaha unaxariisto walee fanaanad ilaahay cod hibo usiiayay heart touching song aaah
waaaaaah waaaaaah
kinsi haji aden heesaheeda waa kuwa galinka dambe ee habeenimo la dhagaysto waliba jawi dagan
allow kuu naxariiso
by far one of the most song I enjoyed the most by Kinsi and Ahmend Seleeban Bide.
Special Note! Dullawhow Aduunyada Badan waydambaysaa.
Martin Mohamed thank u mustafe...she iz my number one somali fanaanad.....i loved her...she iz a legend true beauty....our shakira. Allow kuu naxariiso...kinsi. N thst wat made to love burco pple.....m erigavo...
waa runtaa dhamaanteen ayaa kula qabna
Kinsi
Axmed s bide
Martin
Dhamantood waa from xalxalis
Wayd siciid ahaa
Maafiyanka xirsiga
Alle haw naxariisto kinsi
From gaashamo
My familia. Thank you for your kind words🙏🏾
Waaw!, great song and a great singer, R.I.P Kinsi Xaji Adan, one of the Somali music legends.
Ax Ax Ax Dul ulahow Aduunyada Badn Way Danbaysa Legend kinsi Xaaji Aadan Allow kuu Naxariiso
Alle haw naxariizto fanaanadii waynayd fanaanad lamida way ku yarayd fanka soomaalida allow kuu naxariizo
Thanks that's beautiful nice sound song by kinsi ,& other member wish them best of all
One of the most beautiful songs I have listened to in a long time, many thanks to the person who posted. I am so glad I have lived in the same generation as Kinsi Hajji Aden, Zahra Ahmed, Ahmed Moge Liban and the others.
AAMIIN...ILAAHOOW KINSI XAAJI AADAN U NAXARIISO...YAA RABBI
Waw she is so beautiful and beautiful song rest in peace kinsi haji adan
Kinsi Haji Aden was a very beautiful somali female singer whose songs I really listen to.
Soomaalijaas
Bb
Heestan waxaa wada qaadi jirey Axmed gacayte iyo kinis xaaji aadan , halkana waxaa ka maqan baydkii axmed gacayte , bal hala raadiyo .
Waa Boqorada somaliyed , GBU
Wooooow axyaa hees was rune was heesihii galinka danbe imisan Ku murqaamay 2017 anigoo jacayl aadi igu dhacay
sida dumarka qaarkood
aan idaa ku dhici karin
garashana ku deeqsiin
hadii inaan ku daawodo
dawo aniga ii tahay
soo dul joogsigaagana
doqon laygu sheega
inay tahay cishqiga garo
dul lahow aduunyada badan way danbaysaaye
alayleh ereyo iyo cod macaan oo lagu raxaystaba wayihiin
dhaxalbay nooga tagtay kinsi xaaji alle hawnaxariisto qabrigana haw waasiciyo
Abduraham Ninjira12 hodan cabdi raxmaan
Haddii inaan ku daawado dawo aniga ii tahay, soodul joogsigaagana doqon laygu sheegaa, inay tahay cishqiga daran dadku wuu ogsoon yahay.. waah waah.. waa fanaanad aan codkeedu duugoobin. Yaa Rabbi ya Raxmaanow u naxariiso..
Msha Allah kinsi x,aadan heesaheeda waan taageeraa
R.I.P SHE WAS BEAUTIFUL
alllaha u naxariisto eedaday kinsi xaaji....... heesaa caqiibo leh
allaha unaxaristo ayeyadey mcn
Allaha unaxaristo ayeyadey mcn
alla ha unaxariisto hbr yartay kinxi x:adan aw xusen muxumad sharmaarke xirsi wayd
Alle haw naxariisto AHUN Kinsi
Alle ha u Naxaristo
badan wayidan bayisa 2020 6 18
Wayo wayo
qofkii dhiiga cadi dhacsan
yahay heestan haloo qoro
Axyaa kiin jaamac baa nabaratee boqoradii fanka kinsi xaji adan Allow kuunaxariiso
alle hu naxariisto waantaagi jiray kinsi xaaji
One of my favorites ever and she was beautiful
aamiin ilaahay ha a xariisto
I really love this women Specially this song allaha u naxariisto
.
Kkkkkkkkkkkkkkk warun jadka qayilo ee ihelu mar qaankaa dhagaasto 👏👏👏👏👏👏👏👏👍👍👍
Allow kuu naxariiso 🤲🤲
Beautiful girl R,I,p sister blessed herbles my sister 💖 ❤ 💕 💓 💗 ♥
Allow kuu naxariiso oo qabrigaaga kuu nuur .fankii waa kaa cod iyo siyaado
Xusengiire
What a classy fantastic lady.
alla haa kuu narariisto kinsi xaaji aadan
kinsi cod macaanaa
alla haa kuu nararisto
she is very a beautiful person, she gone too soon.
What a gold voice . Qasab bay igu tahay in aan subscribe udhaho qofkasta oo kinsi xaaji adan codkeda imaqashiiya. Janno iyo raxmad waasaca alle ha siiyo.
Ilaahaw adiga cadile mar xumadas unaxariso waa fannanada kaliya ee ay dadkan danbe.heesa hedi ay soqaban wayen
👍🙏♥️
Hees iyo badh
Alle ha u naxariisto
Of layb
Kaca koof koodo
Allow kuu naxariiso legend
Mucjisada faraha furud Jiim shiikh muumin axsan kaban.
Wooow
Alaa ya raxma kinsi duwalahow aduunyada badan way danbeysaa
Xasuus........😭🤦♂️😭🤦♂️😭
Fankii kinsiga ahaa ee aan weligii dhabanka noqon.
Sanadka 2020 ka heestan Ku casuumay
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sad baan uga hela heesshadee
axyaa hees
axyakinsi xaaji aloow kuunaxariiso
Dadki hore waxbo noma eysan no rebin qurux hadi la dhahi laha garasho xigmaad
Waxaan umaleeha sideeda camal inuw jeraandoonin?kinsi ilaahey haunaxriisto.
Kaban jeclahay qaraciisa
kinsi imisaan kusoo tageeray ilaa iminka
Ahmed bk
So duljoogsigadhan doqon igu sheegan halkaas ka jeclahay heesta
Haddii aanan diif qabin
Ama doogjacayl kale oon laba diraacood u dulqaadanayn, ,,,,,,,,,,,,,,,,
rest in peace kins xaji.
Xasuus waayo waayo 2012kii buu ahaa habeen habeenadaas kamida
bal ninka ardaa geel kudhagysanay ka warn
Miyaad ku mirqaamaysaa niyoow
Been in aad sheegayso Ardaa maxad u tiri ee aad Gole geel u oran wayday wll Ardaa wa xaafadaha.
H
5s? $"
waaaaaah waaaaaah
kinsi haji aden heesaheeda waa kuwa galinka dambe ee habeenimo la dhagaysto waliba jawi dagan
allow kuu naxariiso
Kkkkkkkkkkkkkkkkk
Ahmed bk