Walahay wan dhartaye markan masajidka ka sii baxayo Salaad walba wxn dhaha ilaahow haka dhigin saladi igu danbaysay ee Aan tukaday, waayo quluubta ilaahayba maamula oo dhanku doono u gadiya . Raboow na sug ♥️😭🤲
Fikradaha aan aaminsan nahay way is badali karaan xili kasta waxaa dhici karta fikrad aad aaminsaneyd oo si khaldan kaaga dhaadhacsaneyd marka aad macluumaad dheere ah hesho fikradaada way is badalaysaa. Ducadan in badan ayaan ku ducaysan jiray Ilaaha quluubta gadgadiyow ku sug qalbigayga diintaada Islaamka اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك Lkn ducadaas ma shaqeyn fikradayda way is badashay diinta dhan waan ka baxay ilaahna ma aqaan. Mar mar waxaan is dhahaa wadaadada waa dadka ugu og in diinta ay dad sameeyeen lkn way ka ganacsadaan oo Sharaf iyo lacag ayey ka raadiyaan iyo in dadka gumaysi caqliyan ay ku haystaan cabsi galin aakhiro ayaa lagu cadaabayaa iyo sheeko xariiro
Walaal maxaad u maleynaysaa sababta uu ilaahey dadka kale kaaga doortay? Adiga waxaa ku dhalay waalidiin muslimiin ah diinta adiga ma dooran way kugu soo barbaariyeen waad sii aamintay sidaada oo kale qof hindu ah oo waalidkiisa hindu ah way kusoo barbaariyeen isagana ma dooran diimaha kale oo dhan sidoo kale. Su’aashaydu waxay tahay ilaahey dadka miyuu kala jecel yahay? Kasoo qaad laba qof midna karishtaan yahay midna muslim yahay oo labadaba diinta si kedis ah ugu soo aaday oo iyagu aysan dooran laguna barbaariyey oo ay iska sii aamineen in midna la cadaabo midna la janeey ma caddaalad baa?
Subxanallah warun waxyabo badan o qarson aya jira dad huwan magaca sheikh lknse anan ahayn sheikh horey ayu inoka digay nabi muxamed scw scw allow na amaanso o naga badbaadi fitnada
"وَاِنْ تَتَوَلَّوْا يَسْتَـبْدِلْ قَوْمًا غَيْرَكُمْ ۙ ثُمَّ لَا يَكُوْنُوْۤا اَمْثَا لَـكُم" *"And if you turn away, He will replace you with another people; then they will not be the likes of you."* (QS. Muhammad 47: Verse 38)
Shiekha codkaas leh OO aad ka u macaan (Ilaah swt 🥰), siiyay, hadana quraanka kariimka saan u qarinaya aa saan usu bedelay, cajiib wllh, shiekha sheydhaan ayaa oofsaday, kolay Xaramka Cid Cid ka xigta ma lahan, asagana Ilaah ha soo hanuuniyo, danbi haduu galayna, Allaah swt 🥰 ayuu ka galay, (Ilaah) ayaa cafin kara,
Walal Magacaygu waa amiin omar Omar inshar wan ku salamay marka hore wll waxan ka codsanay inad I garab istaagto waxan aad u jecelahay inan barto graphic design waxanan rabaa inan UA-cam kusoo gudbiyo waxan rabaa inad I garab istaagto waa codsi kaliya hadad ragto qoraalkaygan mana jecli inan ku dhibo kaliya waa codsi wana markii ugu horaysay een codsi qof bini aadama u gudbisto thnkz hadad aragto qoraalkayga 🥰🥰🥰
Illah ha ino xifdiyo culumadeena inta lunsana Alle ha so hanuuniyo 🤲🤲 umada islaamkana Abaarta Alle ha ka dul qaado Roob qeer qabo Alle ha siiyo Ya Allah🤲🤲🤲🤲
@@malabey197 إعلم بأن أمير المؤمنين علي بن أبي طالب رضي الله عنه هو أحد عظماء الصحابة ، ورابع خليفة للمؤمنين ، وأنه لم يسجد لصنم ، ولذلك نقول عند ذكره : كرّم الله وجهه . والسؤال : من أول من استخدم عبارة ( كرّم الله وجهه ) عند ذكر علي بن أبي طالب ؟
عليه السلام وعلى ابنائهم المظلومين والمطهاضين من حكام الاسلام الجورى كما يفعلون الان هؤلاء الحكام الطغاء وشيوخهم الكذبه والنفاق واعلامهم وقنواتهم ومواقعهم الدينية الخطيرة والمسمومه المنتشرة بكافة الدوال الاسلامية للتخريب والدمار والمشاكل والارهاب
Subxaanalaah alle isaga iyo anigba alle hayna wada hanuuniyo awal anigu sheekh sudaysi waanka booday ka shaqsi ahaan markuu yuhuuda maasuuniyiinta ah uu u dooday
Ustaad adigoo mahadsan walalkaa muslimka ah ceebtiisa hadad asturto ilaahey kun ceeb ayuu ku asturaya ilaahey haso hanuuniyo waana ku mahadsantahay barnaamishyadada kale aadbaan ugu tixanahay hor mar wacan bro
XUSUUSIN:- habeen jimca weeye aynu badino xuska xabiibkeen ﷺ ﷺ ﷺ
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
SALALAHU CALEYHI WASALAM kher ALLAH ha ku siiyo xasusinta
scw scw scw
Scw
Scw scw scw
Walahay wan dhartaye markan masajidka ka sii baxayo Salaad walba wxn dhaha ilaahow haka dhigin saladi igu danbaysay ee Aan tukaday, waayo quluubta ilaahayba maamula oo dhanku doono u gadiya .
Raboow na sug ♥️😭🤲
Walaal xusnu qaatim ilahay weydiso qaatumada ilahay hano hagajiyo
@@maryamcumar5894
Jassa kallah wll, Aamen.
Fikradaha aan aaminsan nahay way is badali karaan xili kasta waxaa dhici karta fikrad aad aaminsaneyd oo si khaldan kaaga dhaadhacsaneyd marka aad macluumaad dheere ah hesho fikradaada way is badalaysaa. Ducadan in badan ayaan ku ducaysan jiray Ilaaha quluubta gadgadiyow ku sug qalbigayga diintaada Islaamka
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك
Lkn ducadaas ma shaqeyn fikradayda way is badashay diinta dhan waan ka baxay ilaahna ma aqaan. Mar mar waxaan is dhahaa wadaadada waa dadka ugu og in diinta ay dad sameeyeen lkn way ka ganacsadaan oo Sharaf iyo lacag ayey ka raadiyaan iyo in dadka gumaysi caqliyan ay ku haystaan cabsi galin aakhiro ayaa lagu cadaabayaa iyo sheeko xariiro
Mnsh Allh
masuul nin iman leh wa kaygiye bos maka banan yahay🤔
Qofkasto oo halkani ku jira waa inuu igula saligaya habibkeena Mohamed salawatullah calayhi wasalam ❤❤❤
SalalaAllahu Caleyhi Wasalam
Scw scw scw scw scw 🌹
Scw scw scw scw scw scw scw
صلى الله عليه وسلم
Sallahu calleyhi wasallam
Sh khaalid raashid wakhtigii lagu xukumay way u dhamaatay, halkee ku danbeeyey fiidiyow mad nooga soo samayso Allah ha ku barakeeyee.
اللَّهُــمَّ صَلِّ وَسَـــلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنَـــا مُحمَّدﷺ
Scw Scw Scw Share dheh please waa scw
bh in
Best UA-camr Ogansho 💙💔🥺 ismujiya
Asc wllo waxan rabaa in aan kual soo xiriro brother adiga qoralka sooqoray best
@@abdullaahiyusufofficial1036 ma dhab baa mise waa khiyaali
Share out ii samey
@Nadifo Warsame ee nadiifo
Waykan
Cumaroow Waxaad Video Inooga So Sameesa Culimada Ku Xiran Xabsiyada Sacuudiga Iyo Sababta Ay U Xiranyihiin, Mahadsanid
Sax kula qaba
Oo mxd ku fali
@@Kendndnd culumada faraha la qaad ee runta ayeey kahadleene
@@Kendndnd waxa lagu heysto marka so ogato ka hadal danbi haku dhicin wll
اللّهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا علی دينك.
ربنا لا تزغ قلوبنا بعد إذ هديتنا وهب لنا من لدنك رحمة إنّك أنت الوهاب.
اللهم يا مقلب القلوب ثلت قلوبنا على دينك. ربنا لا تزغ قلوبنا بعد إذ هديتنا وهب لنا من لدنك رحمة إنك أنت الوهاب
Amiin
Allahuma Aamiin Allahuma Aamiin Allahuma Aamiin
Aamin yaa allah
@mariam Ruon جزاك اللهُ خيرًا
اللهم أمين يا ربي 🤲🏽
Saman yaabab badan baynu joognaye
Ducada iyo adkaarta hagu ladaadaalo
Iyo cibadooyinka salaada iyo soomka iwm
Yaa Rabbi na hanuuni anaga iyo dhamaan muslimiintaba aaamiin
اللهم اجعل خير عمرنا آخره وخير عملنا خاتمه وخير ايامنا يوم نلقاك فيه
رَبَّنَا لَا تُزِغْ قُلُوبَنَا بَعْدَ إِذْ هَدَيْتَنَا وَهَبْ لَنَا مِن لَّدُنكَ رَحْمَةً ۚ إِنَّكَ أَنتَ ٱلْوَهَّابُ🤲
اللهم آمين يارب العالمين.
ninka magciisa baan kaboday baa عادل الكلباني macnhiisu waa maxay
Aamiin
AMEEN
Aamiin
Waa ahlul Qur'an qofka Allah swt qalbigiisa quraanka ku sharxay wax sahlan mahan.
يامقلب القلوب ثبت قلبي على دينك💔
subxanAllah wllhi cod kiisa qalbiga igu qaboobey 😭😭Alle hasoo hadeeyo , intii mrkii hore hanuun sanaa ee imikana lunsan ,Aynu uducyno, Alle xaramka hakugu soo celiyo 🥺 amen
اللهم آمين يارب العالمين إن شاء الله بإذن ربي القادر على كل شيء ☝💚❤😭😭😭
اللهم امين
Aameen aameen
@@riixaanriimaas Wahabiyada aweelba diin mahaysan
@@naasirjaama603
War dadka haku xadgudbin
Masha Allah. Mahadsanid walal wa program aad u xiiso badan ayaad soo diyaarisay aad ba uga hekay saad noo fahansiisay
سبحان الله 😱😱😱😱😱
اللهم يامقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲🤲🤲🤲
Allaah xusnul qaatima ayan ka baryeynaa waa murugo iimaamkii beytulaahi xaraam isku badalay turub cayaare isagana alaha so hanuniyo anaga rabi hanagu sugo dariiqa xaqa ah jzkalaahu qeyr Cumar inshaar
Mnsha Allah Ustaad Jazakallah kheyr
اللهم يامثبت القلوب ثبت قلوبنا على ديينك
الهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك
امين يارب
اللهم أمين يا ربي 🤲🏽
اللهم آمين يارب العالمين إن شاء الله بإذن ربي القادر على كل شيء ☝💚❤💖😭
اللهم أمين
Aamin😊
Waa ku mahadsanthy soo gudbintaa wllhi wararka caalamka badanaa adigaa nala socodsiisid wll cumar inshaar
Aad iyo aad ilaahy hanoo barakeeyo
Allow aduunkan fitnadiisa nagees mari subhanallah subhanallah 😭😭😭😭😭
Profilkaga ayaa ka mid ah fidnada iska badal ayn ku dhihi lahaa
Haye hadaan badali haduu ku fitneeyay
Amiin yaa allaah
@Muna Osman adi nin hada aragto ma iska kaceysa
@Muna Osman lugaha gabadha inay muqdan ma banaano
Waa arin laga xumaado runtii in imaankii xaramku uu noqdo jilaa aflamta jisha allaha sheekha jidka toosan hakusoo celiyo
Wan soo raadshey soo jeedintaadah si aan wax uga ogaado Aadil.alkalbani waxaan la kulmay isagoo 10minutes yaalah😇💯
اللهم يامقلب القلوب ثبت قلبي على دينك
{ وَاتْلُ عَلَيْهِمْ نَبَأَ الَّذِىٓ ءَاتَيْنٰهُ ءَايٰتِنَا فَانسَلَخَ مِنْهَا فَأَتْبَعَهُ الشَّيْطٰنُ فَكَانَ مِنَ الْغَاوِينَ }
[ سورة الأعراف : 175 ]
Hadeer ayada max waxaad u daliishatay ninka muslimka ah
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك يا الله 🤲🏼😰 walahi waa cabsanaya
Amiin yaa rabi
Haa W'lhi waa cabsanenaaa illhy Hana bad baadiyo 😥😥😥
Cabsi wey tahay Wale ilahay qaatumada hano hagajiyo aamiin
Amiin
Aamin Aamin
Ani maba dhaliilinba qofkasta iyo danbigiisa ayaa haysata marka allha noo danbi dhaafo yaa rabi
Masha Allah wll waan ku jeclahay allah dartiisa
Subxaanallaah illaahow khaatumada khayrka na waafaji Aaamiin yaa rabi Aaamiin
ربنا لا تزغ قلوبنا بعد إذ هديتنا وهب لنا من لدنك رحمه إنك أنت الوهاب🥺🤲🏻
Ilaahey nama badiyeeyo somaliyey
Amiin dhaha 🤲
Allahayow islaam baad naga dhigtee diinta nabi muhammed nagu sug oo nagu dil yaa allaah صلى الله عليه وسلم على.
Walaal maxaad u maleynaysaa sababta uu ilaahey dadka kale kaaga doortay? Adiga waxaa ku dhalay waalidiin muslimiin ah diinta adiga ma dooran way kugu soo barbaariyeen waad sii aamintay sidaada oo kale qof hindu ah oo waalidkiisa hindu ah way kusoo barbaariyeen isagana ma dooran diimaha kale oo dhan sidoo kale. Su’aashaydu waxay tahay ilaahey dadka miyuu kala jecel yahay? Kasoo qaad laba qof midna karishtaan yahay midna muslim yahay oo labadaba diinta si kedis ah ugu soo aaday oo iyagu aysan dooran laguna barbaariyey oo ay iska sii aamineen in midna la cadaabo midna la janeey ma caddaalad baa?
Ilaahayow hana baadiyeyn🥺🤲🤲🤲
اللهم ثبت قلوبنا على دينك
Uduceya sheekha allah hasohadeyo Amin
Subxaanallaah subxaanallaah makhaldame waa ilaahay sheikh khaan cudka Quranka ilaahay siiyey aad baan ujeclahay anaga iyo isagaba ilaahay hana so hanuuniyo aamiin waa wax laga noxo
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا علي دينك😥
Amiin
Walahi anoo yar ayaan jeclaa codkiza waan aamini waayy codkii aan jeclaa iyo shiikha alle haku dilo xaqa
kijada iskaga jir waxba ma ogide
Masha allah ustaad Omar inshaar
والله احب شيخ خالد الراشد فك الله أسره
Mahadsanid Usdaad Omar inshar🙏🏾
Duco waan kaala daalay,Janada ilaahay ayaan kuu waydiiyay
Naxariis waarta walal.
Maasha allah walaal ogaansho ALLAHA KAA ajjar siiyo saad xogta noola wadaagto
يا مثبت القلوب ثبت قلوبنا على دينك🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻
Maasha allaah wll si fiican baan kugu xiranahay
Subxanallah warun waxyabo badan o qarson aya jira dad huwan magaca sheikh lknse anan ahayn sheikh horey ayu inoka digay nabi muxamed scw scw allow na amaanso o naga badbaadi fitnada
الهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك😥😥
Nabi mohamed scw aya waxa u yiri waxa imaan doona wakhti qofku waabarisanayo asagoo musliim ah galbeysanyo asagoo gaal ah marka alle hanahanuuniyo
"وَاِنْ تَتَوَلَّوْا يَسْتَـبْدِلْ قَوْمًا غَيْرَكُمْ ۙ ثُمَّ لَا يَكُوْنُوْۤا اَمْثَا لَـكُم"
*"And if you turn away, He will replace you with another people; then they will not be the likes of you."*
(QS. Muhammad 47: Verse 38)
Shiekha codkaas leh OO aad ka u macaan (Ilaah swt 🥰), siiyay, hadana quraanka kariimka saan u qarinaya aa saan usu bedelay, cajiib wllh, shiekha sheydhaan ayaa oofsaday, kolay Xaramka Cid Cid ka xigta ma lahan, asagana Ilaah ha soo hanuuniyo, danbi haduu galayna, Allaah swt 🥰 ayuu ka galay, (Ilaah) ayaa cafin kara,
Aamiin aamiin aamiin
@@malabey197 WLL, Aamin sido kale,
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا علي دين الإسلام😓😓😓😓😓
Halkeen kaala soo xidhiidhi karaa , waxaan ahay qof kuu baahan , e hadii ay suura gal tahay waxaan rajaynayaa inaad codsigayga iga aqbali doontid🥰.
He has golden voice Masha Allah
Walaal af somaaliga ma taqaanaa maxaa khaldamey 🤔
Af gaal saan baaba ugu dhibantee maad soomali iskaga hadashid
@@Guuldoon252 If I am wrong correct me plz 🤣🤣🤣🤣🤣
@@Xogogaal-s4k I know wll
@@fatushbabe5135 you're correct
Illaahoow xusnalqqatimah ayaan kunweydiisanay yaa rabi
Sowgii nabigu (scw) yidhi qof muhiimin ah oo camal fiican samayn jiray ayaa marka uu janada uga hadhsantay dhudhun samanayna camal xun sida ayuu narta ku galaya midina aduunka ayuu qaribayaa oo marka uu narta u jiro dhudhun ayuu samayna camal fiican deedna sida ayuu janada ku galaya 🥰❤❤😍
Waxaas dhan ilaahey ayaa ka masuul ah! Aniga diin waan haystay hadana diin Ma haysto ilaahna garan maayo xadiithka aad soo sheegtay qayb weyn buu ku lahaa inaan diinta ka tago Ilaahey inuu wax walba kuu qoro ayuu kula xisaabtayaa wax shaqeynaya ma ahan
Allah kuxifdiyo shiekh Kalbaani
Jumac wngsan allah janda hanku kulmiyo ameen 🤲🤲
Istaaq furu allaha al-cadiim Ilaahow ha nagu fitneynin imaankeen iyo diinteena Islaamka
أرجوك السعادة في الدارين يا صديقي
اللهم استرنا فوق الارض وتحت الارض ويوم العرض عليك
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك
اللهم رده إليك رداً جميلاً بلا ابتلاء ولا معصية
Magacayga akhri ❤
M.a
Ustaadkeena *Cumar inshaar*
Ilaahey hakaa ajar siiyo wax yaabaha wanaagsan ee inoo soo gudbiso
ربنا لا تزق قلوبنا بعد اد هذيتنا 😢😢
Walal Magacaygu waa amiin omar
Omar inshar wan ku salamay marka hore wll waxan ka codsanay inad I garab istaagto waxan aad u jecelahay inan barto graphic design waxanan rabaa inan UA-cam kusoo gudbiyo waxan rabaa inad I garab istaagto waa codsi kaliya hadad ragto qoraalkaygan mana jecli inan ku dhibo kaliya waa codsi wana markii ugu horaysay een codsi qof bini aadama u gudbisto thnkz hadad aragto qoraalkayga 🥰🥰🥰
Mnsha Allah mnsha Allah walal Allah kugarabgalo kunaziyadiyo farshaxankaaga horusocod wcn hadan kuwaniyo sogudbi waxwalbo wey socondontaa insha Allah kalaxirir mediaha kle bro haumaleyn inu aqrineyn balse internetka kle kalaxirir youTube leyda sidaa ayey sameyan badankod adigoo rali ah walal sida fcbook iyo wlm
Walaal muqaalo ayuu kassmeeyey, soomali badan weey soobandhigeen barnamijkaad weydiisey, waad baari kartaa
Allahumma aamiin, Ilaahay xabsiyada ha ka soo saaro
Illah ha ino xifdiyo culumadeena inta lunsana Alle ha so hanuuniyo 🤲🤲 umada islaamkana Abaarta Alle ha ka dul qaado Roob qeer qabo Alle ha siiyo Ya Allah🤲🤲🤲🤲
ربنا لا تزغ قلوبنا بعد إدهديتنا
Ogaansho waan kaaa dharagsanahay sxp wax badan waa isqarisay balse in aad tahay kooxaha Ku kaco madaxda wey cadatay wayo safar iyo salman iyo qolada aad buubuniso waa ognahay qadarkoda waa fashilantay itixaad ciyaalkooda ayaa tahay afkaaar khaarijinimana wey kaa soo shiireysaaa ilahey haku tuso xaqa
الناس أعداء ما يجهلون".. قالها الإمام علي بن أبي طالب، كرّم الله وجهه،
رضي الله عنه
لا تقول كرم الله وجهه
@@malabey197
إعلم بأن أمير المؤمنين علي بن أبي طالب رضي الله عنه هو أحد عظماء الصحابة ، ورابع خليفة للمؤمنين ، وأنه لم يسجد لصنم ، ولذلك نقول عند ذكره : كرّم الله وجهه .
والسؤال : من أول من استخدم عبارة ( كرّم الله وجهه ) عند ذكر علي بن أبي طالب ؟
@@mowlidsheikhhassan4840 لا هذا ليس صحيحا ولكن إذا أنت تكون شيعا قل لي!
Waxyaabo aan micna laheyn ayaad isku haysataan cali haddii karamallaahu wajhahu la dhaho maxaa ku jaban? Suniyiinta qaar kibir iyo isla weyni qaaraa yaziid bin mucaawiya amaanaya! Aniga shiico ma ahi sunina ma ahi diin dhanba ma haysto lkn inaad suni iyo shiico u kala baxdaan qofkii cali karamallaahu wajhah iyo qofkii dhaha sayidanaa xuseen hore lagala soo boodo ma shiici baa tahay? Waa wax lala yaabo shiicadu soo muslimiin ma ahan?
عليه السلام وعلى ابنائهم المظلومين والمطهاضين من حكام الاسلام الجورى كما يفعلون الان هؤلاء الحكام الطغاء وشيوخهم الكذبه والنفاق واعلامهم وقنواتهم ومواقعهم الدينية الخطيرة والمسمومه المنتشرة بكافة الدوال الاسلامية للتخريب والدمار والمشاكل والارهاب
يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك😢
اللهم يامقلب القلوب ثبتنا علي دينك 💔🥺
اللهم رد اليك ردًا جميلا
إنا لله وانا اليه راجعون
اللهم ثبت قلوبنا على دينك وأحسن خاتمتنا يارب 😭🤲
Allah kaso deyo xabsiga sheikh Khalid Alrashid iya inta lamidka 17 lagu xakumey Hada ayeyna ugu ektehey ragas Wa rag ka runshegey imankoda
MAHADSANID USTAAD 👏👏👏👏👏👏✌🤗😍
Alle caqliga hakuu daayo cumarow
Mahadsanid aboow allah ku karaameeyo 🙏 ♥ ❤ 💖
Subxaanalaah alle isaga iyo anigba alle hayna wada hanuuniyo awal anigu sheekh sudaysi waanka booday ka shaqsi ahaan markuu yuhuuda maasuuniyiinta ah uu u dooday
Culimada hayasin ilaahey waa (عفور رحيم )
Haduu doono wuu soo hadey nayaa
(يضل من يشاء ويهدي من يشاء)
"قال الله تعالى:"ما جعل الله لرجل من قلبين في جوفه". وقال الله تعالى:"ومن يكن شيطان له قرينن فساء قرينا."اللهم نجينا.
*اللهم ثبتنا على طاعتك حتى نلقاك يارب*
Waan ogaa inaad kasoo hadli doontid shikhaan ilaahey imaanka hanagu sugo😢
يا مشرف القلوب سرف قلبي على طاعتك
Waa aakhiro zamanka subhanallah
الهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا علي دينك🤲
الهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا علي ضاعتك🤲
Waxan so xasustey hesti ahyd nin walbo ger leh shiikh ha u malaynin ✊🏼
😂
😄
Subhanallah 😅😂😂😂😂
Ustaad adigoo mahadsan walalkaa muslimka ah ceebtiisa hadad asturto ilaahey kun ceeb ayuu ku asturaya ilaahey haso hanuuniyo waana ku mahadsantahay barnaamishyadada kale aadbaan ugu tixanahay hor mar wacan bro
نعوذ باللّه من الفتن ما ظهر منها وما بظن
Subxanalah 😰
Mi fav UA-camr ogaansho ❤
I always liked him and he’ll always be my favorite . Sheikh is human after all, so people get over it and let Allah judge not you
لا إله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم
Supper ogaansho ❤💯🧡
سبحان الله *والحمدلله *الله اكبر*لااله الا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء شهيد*🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭
Subxanallah shikha cunsirinmo dartet miyu sas u samaynaya teda kale maxamed binu salman inu diinta saxda inu haysto ya diiday
Carabta oodhan wa cunsuryada ka buxda marka kan coodkisa macn aya xasinimo la gahsy cunsuryada marka ilahy ba no joga
يامقلب ثبت علي قلب دينك
Mahadsanid pro keep going forward 🤟🤟
Yaa rabii iimaankeena noo toosi ooo Hana hoojin yaa rabii
Carab Allaha swt iyo rasuulkiisa ba Hore Noka shegeen ine wax Aan faàiido laheen yihiin
Adoon noo beystaa😂😂
Beentaa weeye
@@daawadkanaal runta u Qado Hada dontid
@Somali indha Kala fur caqlikana kaasho
@Somali hhhh waxa Tahay caruurta laka dha, dhacsiyay somalida wa carab daliilka wa kaas
Horta weliga somalia meel kabaxsan ma Aaday? 🙂🙂
codkiisa degan ee uu ku akhriyayo quraanka ayaanba wlhi ka helay waan baadhay waanan dhegaysatay ilahayow dib ugu soo celi halkiisii hore🥲