Sida loo dispatch gareeyo trucks

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 13 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 206

  • @frozen8291
    @frozen8291 2 роки тому +10

    Masha Allah thank you so much ani wxaa ahy gabr joogta Nairobi oo high school dhameeso shaqo raadis baa ahaa so qof baa iisheege about truck dispatch markaa raadiye qofkii ugu horeeye aan arko Ayaad ahyd thank you soo much again niyadana waa idhiste may Allah bless you

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому

      You are welcome Ikran waad dadaaleeysaa Allah hakula garab galo . Sii wad oo xooji waad helaysaa

    • @abdiwalibahrawi4528
      @abdiwalibahrawi4528 2 роки тому

      Aniga xitaa niarobi ban jogaa marki ugu horeysy een maqlo ban raadiyay macalinkaana wax wayn ka fahamy

    • @abdiwalibahrawi4528
      @abdiwalibahrawi4528 2 роки тому

      Ikran wll isoo qab

    • @mohamedsaalah9848
      @mohamedsaalah9848 2 роки тому

      ABAAAYO QOF DISPATCHING SAMAYNAYO IN AAD LAFADHIDO WAAYO, I AM LEARNING ALSO IT IS NOTONE MONTH TRAINING IT IS 6 MONTH AND

    • @r017x
      @r017x 2 роки тому

      10 months ago mxaa kuu qabsoomay queen 👸 meel aan kala so xariiro sheeg nairobi kula joga am dispatcher

  • @professoraliyow9753
    @professoraliyow9753 Рік тому +8

    "YOU CAN WORK AS DISPATCH ANYWHERE, BUT YOU HAVE TO BE EMPLOYED AS COMMERCIAL DRIVER LICENSE".

    • @KISTATV
      @KISTATV  Рік тому +3

      Sxb to be a dispatcher you don't necessarily have to have a commercial drivers license.

  • @level6experts559
    @level6experts559 Рік тому +3

    mashallah may Allah reward you brother very impressive shukran brother

  • @AhmedMohamed-cn7xn
    @AhmedMohamed-cn7xn 3 роки тому +10

    Waa cashar aad iyo aad u mihim ah macalin please do more lessons about dispatch and how to start you're the teacher 📈↗️

    • @KISTATV
      @KISTATV  3 роки тому +5

      Mudane aad baad umahadsan tahay erayada dhiiragalinta leh. Meeshaana ogow in lacag looga dhargay oo shaqa abuur fiican ay leedahay! Adigoo jooga meel kastana aad ka shaqeeysan kartid

    • @Wsalma
      @Wsalma 2 роки тому +2

      @@KISTATV gabar somalia joogto side uga shaqesan kartaa side na ku fahmi kartaa arimahaas ad k shekeyseen !

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому

      @@Wsalma As long as internet ay heeysato weey kashaqeeysan kartaa Somalia

  • @mohamedabdi8643
    @mohamedabdi8643 3 роки тому +8

    Casharki iigu horeye inta youtube kujiray i an facay

    • @KISTATV
      @KISTATV  3 роки тому

      Mahadsanid Mudane waan Soo wadaa kuwa kale InshaAllah!!

  • @abdiwahabbahawi1423
    @abdiwahabbahawi1423 Місяць тому

    Inoosoo badi sxb adoo mhdsn inbadaneh waankaa faaiiday

  • @abdishakuraidid8600
    @abdishakuraidid8600 2 роки тому +2

    Wlhi walal mcn waad mahadsantahay alle swt qeyr hakugu badalo amiin. Zaid ayaa icawisay

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому +1

      Mahadsanid mudane

    • @r017x
      @r017x 2 роки тому

      Sxb Howshan ma bilowday mise wali waaye

    • @abdishakuraidid8600
      @abdishakuraidid8600 2 роки тому

      @@r017x weli waaye bro shaqo mahelin weli

    • @r017x
      @r017x 2 роки тому

      @@abdishakuraidid8600 bro inte kala so xariira what'sup number iso qor lipx

  • @kamaal50762
    @kamaal50762 Рік тому +2

    Akhii thanks for your guidance runti sfcn ayad nogu sharaxday wxad iga jawabta 3 sualod wll.
    1: luqada english ka muhiim matahay inad taqan wxn maqlay qaar aan English aqoon baa dispatcher ah side isku fahman dadka
    2: lacagta aad kaheleyso ee percentage ka ah gormu ayad helysa automatically
    3: wax license ah miya lagaga bahanyahay hadad jogta usa oo aad gurigaga kashaqeneso

    • @KISTATV
      @KISTATV  Рік тому

      Mahadsanid mudane. Marka hore suaasha kowaad waa luuqada englishka waa muhiim qof aan aqoona dispatch ma noqon karo. I don't know waxay kula hadlaan dadka.
      2. Percentage ka ama weekly baa laguugu Soo diri karaa ama as a dispatcher you can use protransport software which automatically subtracts your percentage .
      3. Haddii aad rabto inaad noqoto independent dispatcher you need to register as a dispatch company laakiin haddii aad rabtid inaad asxaab isaga shaqeeyso waxba license ah uma baaahnid.

    • @kamaal50762
      @kamaal50762 Рік тому

      @@KISTATV I really do appreciate your swift response to my question 🙏

  • @mrzir7645
    @mrzir7645 3 роки тому +1

    Maasha allah sir horeuusoc pleas zir waxa aan uu baahan ahay more training ayaan uu baahan ay

    • @KISTATV
      @KISTATV  3 роки тому +1

      I will bring more training InshaAllah!! Mahadsanid Mudane

  • @hamseali6434
    @hamseali6434 7 місяців тому +1

    mudane sidaan ku heli karaa dadka gaadiidka leh ama clients faro badan

  • @noortiirow
    @noortiirow 2 місяці тому +1

    Masha allh shukran brother ❤

  • @mohamuudmaxamed4460
    @mohamuudmaxamed4460 Рік тому +1

    Masha allah bro hada ayaan maraykanka u socdaa insha allah

  • @abdikarimahmed3441
    @abdikarimahmed3441 2 роки тому +1

    Masha Allah , aad baad umahadsantahy wlll

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому

      Mahadsanid mudane

  • @nasriinakayf942
    @nasriinakayf942 Рік тому +1

    masha allh cawan kusobiray inaankafaidaystan rajynaya wadnki hoyo ano joogo

  • @abdullahihassanmohamed114
    @abdullahihassanmohamed114 2 роки тому +4

    Bro I have watched your previous video and this one but I was too alimentary to understand it. So plz make for us a vedio that
    *first differentiates the important terms used
    *How to sign up and the methods + the requirements
    *From start entrance, important clues within the account and what details they posses
    * Simple well illustrated example of one cargo leading
    Thanks bro

    • @mandeckhusein8938
      @mandeckhusein8938 2 роки тому

      Bro I'm a new dispatcher. I think we can share information, if you don't mind.

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому +3

      Mudane video bal Hadda aan soo dhigay baan ugu tala galay dadka biloowga ah fiiri bal inuu kii dhaamo

    • @abdullahihassanmohamed114
      @abdullahihassanmohamed114 2 роки тому

      @@KISTATV ok sir

    • @abdullahihassanmohamed114
      @abdullahihassanmohamed114 2 роки тому

      @@mandeckhusein8938 xageen kaalasoo xariiraaa

    • @r017x
      @r017x 2 роки тому

      @@mandeckhusein8938 if you are dispatcher I am also like you intee kala soo xariira isheeg

  • @yusufalimohamed8411
    @yusufalimohamed8411 10 місяців тому +1

    Macalin mahad hakaa gaarto wax badan ayaan kaaa fahmay mahadsanjd

    • @KISTATV
      @KISTATV  10 місяців тому

      Mahadsanid!!

  • @mlaambalawzha
    @mlaambalawzha Рік тому +2

    Thanks for your time brother 🙌

  • @sabrinali8538
    @sabrinali8538 3 роки тому +1

    Masha alah walalkay waad mahadsan tahay waxaan ka codsanayaa sideen ku baran karaa disbacher aad baan ugu baahanahay plz

    • @KISTATV
      @KISTATV  3 роки тому

      Mudane casharada masoo badinaa Dee. Maxaad Soo jeedin laheyd.

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 3 роки тому

      @@KISTATV haa aad iyo aad mudane nosoo badi sharciyada lagaa bahan yahay in ad dispatch samayso iyo iyo kharashadka ku bixi kara

    • @abdullahihassanmohamed114
      @abdullahihassanmohamed114 2 роки тому

      @@KISTATV zaaid macalin noosoo badi plz

  • @ilkacasehirsi7266
    @ilkacasehirsi7266 2 роки тому +1

    Asc my dear brother. Thanks u so much.you tought us well

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому

      You are welcome mudane. Thank you as well

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 2 роки тому +1

    Maashaa allaah sxb guulayso

  • @r017x
    @r017x 2 роки тому +2

    1m subscribe ah hadaan saari karo waan saari lahaa chanellkan wllhi sxb qaali guuleyso meel aankaala soo xariiro isheeg 🥰🙏full support brozki 🙏

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому +1

      1 million iska daaye soomaali maryooleey 10,000 gaarsiya baan ka Kari la'ahay ninyohow. Thank you mudane for your support. I sincerely appreciate your encouraging words. It's people like you that keep me going the extra mile. KISTA TV Facebook pageka iga Soo qabo inshaAllah. Many thanks 🙏🙏👍

  • @anasabdi7072
    @anasabdi7072 11 місяців тому +1

    Thanks bro su'aal baan wataa
    1: ma khassab baa inaan license haysto
    2: aniga oo soomaliya joga ma ka shaqeyn karaa Thanks.

    • @KISTATV
      @KISTATV  11 місяців тому

      1. Maya saaxib license qasab ma aha
      2. Haa haddaba dhalinyaro badan baa ka shaqeeysata. Marka Hore usoco inshaAllah

  • @abdisamedhassan9315
    @abdisamedhassan9315 2 роки тому +2

    THANK YOU SO MUCH waa cashar saaid ufican casharaaad nosobadi nairobi aa jooga waaana ahay dispacher

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому

      Mudane Soo dhowoow! Dadka dispatcher ada ka ah Nairobi waan u baahanahay si aan dad badan ugu faaiideeyno oo dhalinyaro ah.

    • @ahmedalyamani7928
      @ahmedalyamani7928 2 роки тому

      Sxb waa kurabaa ishg mesha kaala sooxiriiro I am also dispatche

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому

      @@ahmedalyamani7928 mudane KISTA TV Facebook messenger iga Soo qabo waa laguu baahan yahay haddaa dispatcher tahay. Dad badan baa wax raba inay wax kaogaadaan.

    • @AbdulYusuf9
      @AbdulYusuf9 2 роки тому

      @@ahmedalyamani7928 Ahmed Facebook maxa kugu qoran saaxib

    • @abdullahihassanmohamed114
      @abdullahihassanmohamed114 2 роки тому

      Abdisamad sxp nbi kula joogaa sideen kugu heli karaa abow

  • @bashirskychannel1287
    @bashirskychannel1287 Рік тому +1

    Lacagta lagu tagaayo iyo lacagta lagusoo noqonayo sabab ayee ukala duwanyihiin ? Please help

    • @KISTATV
      @KISTATV  Рік тому +1

      Sxb suuqa dalka Mareykanka ee Traaga ayaan Sida kala ah . Meelana waa lageeyaa oo waa Sida Denver ee waxba rar ah kama Soo baxaan. Marka broker ka wuu yaqaana lacag fiican buu kubixiyaa aadideeda. Kasoo baxeedana lacag cheap ah baa Looga Soo baxaa. Waa sidaa mudane.

  • @dayib5161
    @dayib5161 Місяць тому +1

    Wll truck heysta somalia jooga dispatcher ina noqdo rabaa plz guide me

    • @KISTATV
      @KISTATV  21 день тому

      Got you . Adiga you are one step ahead maansha Allah..

  • @SahanRaac
    @SahanRaac Місяць тому

    Iso sheeg WhatsApp kaga sxp muqal wa iso jitay ee

  • @siciidjamaalsalafi2252
    @siciidjamaalsalafi2252 2 роки тому +1

    Masha allah mahadsanid wllo waxbadan baan kaa faa iday runtii caawimadaada waxan joogaa dalkii qaasatan burco wll waxan ubaahanhy caawimaad kale
    Waxan ku waydiinaa luuqada Englishka maqasabaa qofku inuu si fiican uyaqaanno mise xal kale wuu helayaa mahadsanid wll aad waliba waliba waxan jeclaan lahaa inaad watsab soo sheegto si aan kuula soo hadlo
    Haa shaqadaas wan danaynayaa

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому

      Mudane waxaad u baahan tahay in luuqada aad taqaano English sifiican haddii kale arday badan oo jaamacadaha dhigata ama dhameeyey Soo shaqaaleeysii

  • @moha_133
    @moha_133 2 роки тому +1

    Tnx u bro mar kle nogo socili markle

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому

      inshaAllah waa wadeeynaa hadduu Allah idmo.

  • @horseedmedia4269
    @horseedmedia4269 2 роки тому +2

    Asc anigaaa waxan jogaa Nairobi waxana rabaa inan hada bilaboo please ii bilow please please thanks ❤️🙏🏾

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому

      Maansha Allah bilow hacabsanin let's go. Waad ka faaiideeysaa InshaAllah.

  • @sakariamohamud4780
    @sakariamohamud4780 3 роки тому +1

    Jzkulah khyr bro waxn rajayn inaad noso badiso disptach

  • @Millm662
    @Millm662 Рік тому +1

    I want to watch fast video

  • @xz3694
    @xz3694 2 роки тому +1

    Asc bro hadii aan Africa joogo oo aan truck leey u qabto loads Ka maxaa Ka heli karaa commission halkii mar oo aan uraro truck kiisa iii soo jawaab inshlh

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому

      Waxaad kuheshiisaan baad kaheleeysaa sida 2% ama 5% ama 10% Taad kuheshiisaan ba. Marka Haddaad load $10,000 ah uaqabatid percentage kaaga kaqaadaneeysaa .

  • @CawaalehAden2024
    @CawaalehAden2024 14 днів тому +1

    Thank you bro

    • @KISTATV
      @KISTATV  14 днів тому

      You're Welcome Boss!!

  • @abdulwahababdulwahab3278
    @abdulwahababdulwahab3278 3 роки тому +3

    Thank you for education , i am new driver with CDL , are there somali truck companies to join ?.

    • @KISTATV
      @KISTATV  3 роки тому

      Yes there a lot specially in Ohio and Minnesota

    • @baequrux1587
      @baequrux1587 2 роки тому +1

      If you do want me to do a dispatching or book your load you can contact me am independence freight dispatcher

    • @ogaal_channel
      @ogaal_channel 2 роки тому

      @@baequrux1587 abayo plz xagee kala soo xiriiraa

    • @hawabedel83
      @hawabedel83 2 роки тому

      @@baequrux1587 wan rabaa abayo inte kala so xirira

    • @abdullahihassanmohamed114
      @abdullahihassanmohamed114 2 роки тому

      @@baequrux1587 where will I have to contact you madam

  • @bashir3725
    @bashir3725 3 роки тому +2

    MASHA ALLAH BRO. THANKS

    • @KISTATV
      @KISTATV  3 роки тому

      Thank You brother

  • @cabeyy49
    @cabeyy49 2 роки тому +1

    Ninyahow su aalaha waa ay iska badan yihiin ma jirtaaa meeel school online ah oo somali dhigayso ama meel kale si aan oga faa iidaysano
    Mahadsanid

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому

      Facebook messenger kista tv mudane. Sidaa si mid ah msotech83@gmail.com

  • @hamadaalsharabe584
    @hamadaalsharabe584 Рік тому +1

    Adeero adiga video kasta waxad ku ledahay videogan wuxuu daba socda kii ka horeyay marka kuli sidas ku ledahay kee 1 ah maa part part ku qortid adigo mahadsn

    • @KISTATV
      @KISTATV  Рік тому

      That is a very good idea mahadsanid. I think I will start doing that inshaAllah. I know it's confusing as it is now.

  • @gaasyare3275
    @gaasyare3275 3 роки тому +1

    Ok wll

    • @KISTATV
      @KISTATV  3 роки тому

      Si fiican udhuux mudane... kkkkkk

  • @cabdisayidmaxamed3741
    @cabdisayidmaxamed3741 2 роки тому +1

    Tnx ustaaad
    Hada keliya overview ayaad na siisay iyo qaabkii wuxu u shaqeynayeen lkn dadka aysan bahashaan waxba uga bilowneen sideyda okle waxaan u baahanhay Training dhab ah ayaan sideen ku heli karaa tababarkaas adigoo mhadsan??

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому +1

      Intee joogtaa mudane mida kale videos xooggaa oo idinku tusaayo ayaan sameeyay iyaga Soo daawo kadibna wixii suaal igu Soo celi.

    • @cabdisayidmaxamed3741
      @cabdisayidmaxamed3741 2 роки тому

      @@KISTATV masuuul kenya ayaan joogaa video yadas inaan daawaday ban filayaa.
      Waxan la xariiray kuwo training yadaas bixiyo lacag xoga badan ayay i sheegeen waraaqo fara badan o aana markas sii akhrina way i tusiyeen o waxay dhaheen intaan ayaad baraneysaa marka clip yadan aad so duubtay iyo waraaqahaas badan ayaa isku key qaban waayey

    • @rashkageelday9502
      @rashkageelday9502 2 роки тому +1

      @@cabdisayidmaxamed3741 sxb ma heshay qof training kusiiyo

    • @cabdisayidmaxamed3741
      @cabdisayidmaxamed3741 2 роки тому +1

      @@rashkageelday9502 alx sxb waan helay full training ayaan qaatay hadana shaqo ayaan sugayaa aad ayaad u mahdsanthy

    • @abdullahihassanmohamed114
      @abdullahihassanmohamed114 2 роки тому

      @@cabdisayidmaxamed3741 bro xagee jogtaaa

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 2 роки тому +1

    mnsha allah.. thnks broo

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому

      You are welcome mudane!!

  • @afnaaneddabsan
    @afnaaneddabsan 2 роки тому

    iga caawi wlal anigaa dispacher barty fadlan

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому

      Hadda xaalka dispatch ka waa adag yahay. Networking samee asxaab kuugu xirta raadi dad raba in loo shaqeeyo. Intee joogtaana?

  • @abdifatah9042
    @abdifatah9042 7 місяців тому

    Wlal waxn donya ayadoo dhameystiran Inan barto Track dispatch waxana ku noolahay dalka Kenya qaas ahaan Nairobi computer kana waan aqooda ee wlal so qaasa iila soo xariir adigoo mahadsan🙏🏻

  • @Cabdinasir_Jama
    @Cabdinasir_Jama 2 роки тому +1

    Markale noogu noqo plz hadii wax dheeri ah jiraana naga sii faafaahin waad mahadsan tahay

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому

      InshaAllah mudane way jiraan eraya yar yar sida lay over iyo detention iyo scac

  • @ahmednasridahir9970
    @ahmednasridahir9970 2 роки тому +1

    Sideen u heli kara registration ka dispatcher anigoo somalia jooga.

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому

      Load board ka DAT isku day inaad sign up ku sameeysid as a dispatcher..

    • @fadumoomar7150
      @fadumoomar7150 2 роки тому

      @@KISTATV macalin su aal ayaan rabey ku wey diiyo xagee kala soo xiriirnaa macalin adoo mahdsan. Ale dartii nagu caawi

    • @fadumoomar7150
      @fadumoomar7150 2 роки тому

      Inshalaah

  • @abdisamedhassan9315
    @abdisamedhassan9315 2 роки тому +1

    ado mahadsan nosharax sida laisku register kareeyo qofka marku bilawga yahay

  • @DigitalDreamsElectronics
    @DigitalDreamsElectronics 2 роки тому +1

    asc bro markaa rabo inaa sign up ku sameeyo DAT Power lacag beey i weediinaayan free maleh miyaa?

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому

      30 days oo trial ah weey leeyihiin laakiin dot number aad kusoo deeysato baa u baahan tahay mudane. Maleh Bilaash meelo Bilaash ah weey jiraan laakiin iyaga naftooda company aad kusoo deeysato baa u bahaneeysaa

  • @techabbas5128
    @techabbas5128 9 місяців тому +2

    ❤❤

    • @KISTATV
      @KISTATV  9 місяців тому

      👌👌

  • @bulshawitech2317
    @bulshawitech2317 2 роки тому +1

    plse walal DAT load board sharaxaad kabixi sida DAT Power camal jazakallah

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому +1

      InshaAllah mudane videoyada waa labadinaa xagga DAT noocyadeeyda.

  • @truckgame7440
    @truckgame7440 2 роки тому +1

    Wll ado mahatsan ina barto ayn rwaa ma iga cawinkarata

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому

      Playlist aan kasameeyey wada daawo kadibna wixii suaal ah isugu kaaya keen.

    • @truckgame7440
      @truckgame7440 2 роки тому

      Hyeh wll whuspp kada maheli karaa

  • @yusufqasimhussein1766
    @yusufqasimhussein1766 3 роки тому +1

    maasha allah thanks boss

    • @KISTATV
      @KISTATV  3 роки тому +1

      You're welcome mudane!!!

  • @truckgame7440
    @truckgame7440 2 роки тому +2

    Macalimu codsi ayan wataa oo ah dispatcher ayn ahay sideen kuheli kara job nerobi ayn kunolahay

  • @zakariyeabdishire491
    @zakariyeabdishire491 2 роки тому +1

    Ilaaa haadaa hesho shaqaas meqo weye salary aaad qaaneysid bishii

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому

      Madarawalnimo mise mulkiile? Shaqa sidee ah mase dispatcher? Ii bayaani mudane

    • @aminaadan7247
      @aminaadan7247 2 роки тому +1

      @@KISTATV dispatcher ka bishi meqa sameyn karta lacag ah

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому

      @@aminaadan7247 dispatcher bishii wuxuu sameeyn karaa inta uu dispatch gareeyo. Week baa gross fiican gaareeysaa , weekna waa hoos. Waxay kaloo ku xirantahay inta gaari aad heeysato.

  • @afnaaneddabsan
    @afnaaneddabsan 2 роки тому

    waxa tahy qofjakaliye een ka fahmay somali disoacher

  • @ahmedsharif9773
    @ahmedsharif9773 2 роки тому +1

    waxaan rawaa qaabka loogu sameeyo mobelka

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому

      Waan sameeyey saaxib videoga wuu kujiraa channelka kala Soo bax

  • @Millm662
    @Millm662 Рік тому

    Thank you soo much I want see as are online and understand how to buy

  • @LaakoTv
    @LaakoTv Рік тому +1

    Indrow meel an kaala so xiriiro i shg whtsupp ama meel uun ado mahadsan

    • @KISTATV
      @KISTATV  Рік тому

      Samka Yare Soo dhowoow mudane. Thanks for being part of the team. KISTA TV Facebook messenger iga Soo qabo inshaAllah

  • @aminadabalbeyd593
    @aminadabalbeyd593 3 роки тому +1

    MASHALLAH

    • @KISTATV
      @KISTATV  3 роки тому

      Thank you 💖💖☺️

  • @osm0002
    @osm0002 Рік тому

    S/c
    Maheli karta barasho truckar anigoo haysta passpirt swedish

  • @gureeydiini8520
    @gureeydiini8520 2 роки тому +1

    Mudane app kan free miyaa
    Wn u bahnan lahaa in aan
    Fahmo oo soo dagsado

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому

      Maya waa lacag laakiin mabadno waa $40 ilaa $170 inta u dhaxeeysa bishii

  • @shaamofficialchannelquran
    @shaamofficialchannelquran 2 роки тому +1

    I need more training

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому

      Watch the videos on the channe or the playlist I made for dispatch

  • @mohamedabdinasir3038
    @mohamedabdinasir3038 2 місяці тому +1

    Where is the initial video then

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 місяці тому

      Mohamed all the lessons waxay ku dhanyihiin playlistigaan. Haddaad kuli daawato wax ku dhiman maleh. ua-cam.com/play/PLFWX0quocNloMV2lMPc1p6chzjPBv3O9r.html

  • @zak5062
    @zak5062 2 роки тому +1

    Thanks highly appreciated for your content.
    I just wanted to ask you is this video for couriers or it's independent dispatcher?

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому +1

      Mudane it's for both because a carrier looks for loads the same way as an independent dispatcher and books it . You can use it both ways.

    • @zak5062
      @zak5062 2 роки тому

      @@KISTATV but as an independent dispatcher do you need a company to connect yourself so as to send you the link....and if i don't want any company in my business does that mean i have to set up my own and do all regular procedures like licensing it with my local administration??
      Kind regards

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому

      @@zak5062 waa sidaas mudane ama waa inaad adigu company tahay ama waa inaad company ku Riordan tahay

    • @zak5062
      @zak5062 2 роки тому

      @@KISTATV hadaad company ku xidhan tahy subscription ka dat power ka ma iyagaa bixinayaaa...mise waa inaad adi bixisato lacagtaas ood accountset up gareeso...another thing lacagta ad shaqeeso ma personal account kaaga bay kuugu soo dhacaysaa oo company aad ku xidhan tahy baa lacagta qayba kaa goosan rate kaaagana kuu siiinaya.

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому +1

      @@zak5062 mudane maalin dho
      weyd video baan kasameeyey arrinkaan Soo daawo bal wixii kaaga baxa isoo sheeg

  • @ayanhussein3721
    @ayanhussein3721 Рік тому +1

    Thank you so much

  • @gaasyare3275
    @gaasyare3275 3 роки тому +1

    Wll waxaa ii soo sheegtaa wasppkaaga

    • @KISTATV
      @KISTATV  3 роки тому

      Mudane kista tv Facebook messenger iga Soo qabo

    • @gaasyare3275
      @gaasyare3275 3 роки тому

      Ok mudane

  • @khalilbashir1996
    @khalilbashir1996 7 місяців тому +2

    Macalin hadi darawalin Truckley ah Aad Aqoon uledahay so Kuma fududaneso

    • @KISTATV
      @KISTATV  7 місяців тому +1

      Haa way fududaan

  • @afnaaneddabsan
    @afnaaneddabsan 2 роки тому +1

    waxa iga maqan waa user name iyo passwar

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому

      Username and password for trucksmarter or Dat loadboard

    • @afnaaneddabsan
      @afnaaneddabsan 2 роки тому +1

      @@KISTATV wll waxan rabaa Dat loadboard ba rabay

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому

      @@afnaaneddabsan carrier kaaga weeydii ama qof waa inuu kuusoo diraa

    • @afnaaneddabsan
      @afnaaneddabsan 2 роки тому

      @@KISTATV carrier ban haysan wll mid an ka midnoqdan radinayey

  • @hassan6692
    @hassan6692 Рік тому +1

    Sharaxaad iyo faahfaahin ma leh, erayada uun baad akhrinaysaa. Tusaale: RA waa gaari nooce ah? Waa RA kaga gudubtay? I’m sorry you should get 2/10 rating.😂, you are giving the topic like we already had experience with how it works!

  • @abdirizack4066
    @abdirizack4066 2 роки тому +1

    Thank you 🙏

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому

      You are welcome mudane

  • @mohamedjamac3550
    @mohamedjamac3550 Рік тому +1

    Asalam aleykum, brother Mohamed Jama from Nairobi am currently doing dispatch for US (trucks) owner operators. But i don't have enough clients so far please help if you can directs clients to me. Got Bachelor degree in Logistics as well. This my area of specialisation. Thanks.

    • @hamseali6434
      @hamseali6434 7 місяців тому

      please make more advertisement special social media

    • @AbdimahatHussein
      @AbdimahatHussein 6 місяців тому

      Sxb maibari kartaa

  • @somali7851
    @somali7851 3 роки тому +1

    Mansha Allah mahadsanid

    • @KISTATV
      @KISTATV  3 роки тому

      Mahadsanid Mudane

  • @VladimirElliot
    @VladimirElliot 3 роки тому +1

    🐐

    • @KISTATV
      @KISTATV  3 роки тому +1

      Ridaan caadi ma aha!! The GOAT kkkkkk.

  • @abdifatahmohamed5194
    @abdifatahmohamed5194 2 роки тому +1

    MAXAA LAGA WADAA $3.4 LACAGAHAN?MA LACAGTAAS AYAA LAGU DHUFANAA BY KG RARKA AAD QAADI RABTO?NOO FAAFAAHI MACALINOW

    • @KISTATV
      @KISTATV  2 роки тому

      Mudane mafahmin suaasha. $3.4 lacag ahaan waxaa laga wado.

  • @shucaybabdinasseralli3178
    @shucaybabdinasseralli3178 3 роки тому +1

    Truck Dispatcher waa shaqo aad kushaqaynsan karid adiga oo gurigaaga jooga. aad ayaad u mahahadsantahay Mudane.

    • @KISTATV
      @KISTATV  3 роки тому +1

      Mudane adigaa mudan waan arkay emailkaagana. Thanks bro!! Luuqada English ka kudadaal.

    • @shucaybabdinasseralli3178
      @shucaybabdinasseralli3178 3 роки тому

      @@KISTATV Insha'allah Mudane, Mahadsanid.

  • @ahmedjaamac3390
    @ahmedjaamac3390 Рік тому +1

    Inder adoo mahadsan hadaad qoraalkayga aad aragto sidee ku heli karaa login ka ma must baa inuu qof America jooga uu ii sameeyo

    • @KISTATV
      @KISTATV  Рік тому +1

      Ina adeer waxaa Soo baxay app kaan oo lamid ah dat load board kii lacagta ahaa. Isagu waa free isticmaal haddaad rabtid inaad wax ku dispatch gareeysid hataa waa sameeyn kartaa. Waa kanaa .
      Invite code kaana isticmaal to sign up.
      Hey, I'm using TruckSmarter to find better paying loads.
      Use my invite code to skip the waitlist!
      Code: 880146 trucksmarter.app.link/invite?code=880146

    • @ahmedjaamac3390
      @ahmedjaamac3390 Рік тому

      Inder aad baad umahadsantahy🙏🙏🙏

  • @qabojiyeabdalle6544
    @qabojiyeabdalle6544 7 місяців тому

    Nio numberkaga side ku heli kara

  • @tech-jf7fj
    @tech-jf7fj Рік тому

    Brother can I have your contacts please