Dadka heesta midhaheeda aan fahmayn: naaskii geedmaday waa xidig cirka ka Soo baxa oo habeenkii uun muuqda ..nin la gigay isna waa xidig weyn oo habeenkii cirka ka muuqda oo la moodo nin xidh xidhan
Waxan raadinayay heestan 37 sano oo aan weli ka ahay laaji wadankayga Somalia ma tii kalaa lagu darsaday ? Maba is lahayn cid baa kaa fiican maantana Kenya inay ii soo hanjabtaan marayaa waa yaab gedis gediska aduunyadaa noocaas ah kala qaybi oo xukun baa weli u hogaansan tihiin ? Ugu danbeyn waan ku kufriyay qabiilka aan ka soo jeedo ee cumar maxmuud intiina kalena idinkay idiin taal
Mustafe diriye markaan arko noocaagan oo kale oo futada madaw leh baan qabyaalad jeclaystaa waayo awoowgaagii hore ee Dambaska marsan jirey siduu u qariyo cawradiisa markaan dhar u geliyay abaalkaygu jawaabtaada uun buu noqday bal car diiriye waxa laguugu daro sheeg awoowgaaga aan sheegayo car magaciisa soo sheeg ama aabihiis oo ha noqdo magac muslim kumana caayayo yaysan ku dhibin
Caadii ma'aha. Reer waqooyi Hala raadiyo, waa wadaniga dhabta. Xassan Ganey abwaan qaali ah.
Waa hees aaad u qiiimo badan waana heesaha aaan u jeclahay Hassan geney dhamaantod makala dhacaan
Heesto dareen wadani ah oo qiiro leh yaay wadata alle cimriga haw barakeyo xasan xaaji cabdulaahi xasan geney
Gob hddii aad noqoteen
Anna gol marnahay wali
Gacan layga siiyiyo
Gurmad baan sugaaye
Gu' kastaa ma gaw baa
Kanna sow kan gaagaxay
Guranaa ayaamuhu
Yaa wii gabnoomoo
Gamashiyay i dhaafay
Geestayda waayaha
Godolkiisa yaa jaqa ee
Nabsi maalku geeddiga
Hayinku ku guuraa
Guda mil dhaafshee
Gayiga iyo caashaqa
Gumaystaa ku hoos jira
Garba gar baa la tusaa
Gacalkood miyuu nacay
Naafkii gadmada iyo
Nin la gigayba sare u eeg
Iyagoo isu geeddiya
Guuguulihii iyo
Sow xalayto galawgii
Goohaayey maad maqal
Gu' majiro ee dhiilladu
Waa guluf colaadeed
Habeen weeye kala guur
Giddi habaar dugaag iyo
Xuurtaa gadooddee
Gaajadu ku raagtiyo
Haadka gabta hayiyo
Gorgorka hilba ujoogee
Gayiga iyo caashaqa
Gumaystahaa ku hoos jira
Garba garba la tusaa
Gacantaanu kula harin.
Inta geeri neceb iyo
Galgalyahay wax kaa maqan
Anna gooho kaligay
Guni tahay qofaan garan
Gardarrana garba ogtahay
Jacaylkuna galgalin joog
Ka hadaafay goraygii
Gabaddanada yururo
Waayaha galoofkii
Illaa garoobta caydha ah
Godob baan tirsanayaa
Sidoo garofka caydha ah
Godob baan tirsanaayaa
Nabsi maalku geeddiga
Hayinku ku guura
Guda mil dhaafshee
Gayiga iyo caashaqa
Gumaystaa ku hoos jira
Garba garba la tusaa
Gacalkood miyuu nacay
Hoheey miyuu nacayey.
Afrikana gumaystaha
Waligood nakala gurin
Gogol xaarkoodaa
Gadaal ii ridayse
Gammankii la heensee
Geesigu hubkii guray
La gunaanad xaajada
Waxaa lagu guddoonsaday
Gabo gabo colaadeed
Geesheekeenna oommane
Godobtiisi raacday
Gaajadu ku raagtiyo
Haadka gabta hayiyo
Gorgorkaa hilba ujooga
Gayiga iyo caashaqa
Gumaystahaa ku hoos jira
Garba gar baa la tusaa
Gacantaannu kula harin
By Beeroof❤.
Abwaan hassan xaji abdillahi hassan ganey waa heesyaqaan Aaad u waayn heees u alufay oo anan macanayn maaa jirtobaa
Mirihii x.ganey laxankii a.n.jaangow codka samatar iyo sahra axmed
Laagunad xaaj
Gaajadu ku raagtiyo, Haadkaa Gibta hayiyo, Gorgorkaa Hiil ogsoone.
gorgorkaa ila doogsada sxb weyi
Hees qiima leh weeye xaqiiqdii xikmad waqooyi ayay kaa jirtaa
Soomaali Galbeed oo xor ah ALLOW itus.
Nin la gigay bal sare u eeg ( macnaha miyaad garanaysaan? Cirka waxa ka muuqda wax aad moodo nin la gigay
Axyaaa sowd
Sahra axamed jamac AHU
WAA HEES AAD UQIIMO BADAN
WAXAAN KU DHAGAYSANAYAA
MAGAALADA WIDH WIDH EE GOBOLKA CAYN
FIiRCON HAABAN QAARON
Dadka heesta midhaheeda aan fahmayn: naaskii geedmaday waa xidig cirka ka Soo baxa oo habeenkii uun muuqda ..nin la gigay isna waa xidig weyn oo habeenkii cirka ka muuqda oo la moodo nin xidh xidhan
Heesha gobolka la haysto ee soomaali Galbeed ayay ka mid tahay maha jacal dhiiga tif leh
DHIiLO.
Waxan raadinayay heestan 37 sano oo aan weli ka ahay laaji wadankayga Somalia ma tii kalaa lagu darsaday ? Maba is lahayn cid baa kaa fiican maantana Kenya inay ii soo hanjabtaan marayaa waa yaab gedis gediska aduunyadaa noocaas ah kala qaybi oo xukun baa weli u hogaansan tihiin ? Ugu danbeyn waan ku kufriyay qabiilka aan ka soo jeedo ee cumar maxmuud intiina kalena idinkay idiin taal
Walaahi wll ilaa aan kuwada kufrino qabiilka inaanan horumar gaareyn
GEEDI SHAAMBOW STUDIO heesa badan oo aad weyday waad ka hdrlaysaa sxb ee subscribe dbeh waadna mahadsantahay
@@GEEDISHAAMBOWSTUDIO Waan dhahay Awgeedi shaamboow waana iska dareemi karayaa inaad ka timid gibilcadkii xadaarada xamar lagu faanayo tiiirarkeeda inaad dhisteen walaal unnukana hanala yaabin African madaw baanu nahay oo caqligu ku yahay bargo
@@chillmodedelux743 sxb xamar waligay ma tagin lkn waan iska jeclahay
Qabiil kaagu Waa ka dhibta somali u geystey imikana somali Maxamed ay ka degi laa dahay
Mustafe diriye markaan arko noocaagan oo kale oo futada madaw leh baan qabyaalad jeclaystaa waayo awoowgaagii hore ee Dambaska marsan jirey siduu u qariyo cawradiisa markaan dhar u geliyay abaalkaygu jawaabtaada uun buu noqday bal car diiriye waxa laguugu daro sheeg awoowgaaga aan sheegayo car magaciisa soo sheeg ama aabihiis oo ha noqdo magac muslim kumana caayayo yaysan ku dhibin
Naaskii geedmaday weeye maaha naafkii afsomaliga hadaydaan aqoon iska dhaafa heesaha