Qubanaha VOA, Apr 07, 2021

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 76

  • @analovely6906
    @analovely6906 3 роки тому +3

    Thank you wariyalka newska voA Somaliya 👍👍💋💋🇸🇴🇸🇴💋💋👍😍👍💋💋💋💋👍👍💋🇸🇴💋👍👍

  • @analovely6906
    @analovely6906 3 роки тому +2

    Thank you newska voA Somaliya 👍💋💋🇸🇴💋💋👍👍💋🇸🇴👍👍

  • @hodanciye8879
    @hodanciye8879 3 роки тому

    My brother jacfar guuleyso inbow

  • @jamaahmedmohamed7359
    @jamaahmedmohamed7359 3 роки тому +3

    Somalia intey garamareeysoo dastuurka ilahay oo ah quraanka Kareemka ah dowlad ka dhalanmeyso ee hadeey soomali dowlad rabto haa u hogansamaan illahaay iyo kalaamkiisa! Insha Allah.

  • @melihirsiugaas8283
    @melihirsiugaas8283 3 роки тому

    Ilaah ha inaga qabto
    Tuugada dalka bobayo
    Viva president farmaajo
    Viva nabad iyo nolol

  • @analovely6906
    @analovely6906 3 роки тому +2

    Thank you wariyaha newska voA Somaliya jacfar kokay 🇸🇴🇸🇴💋👍👍💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴💋👍👍👍💋🇸🇴👍👍💋

  • @Somali_podcast2025
    @Somali_podcast2025 3 роки тому +8

    Somaliya Allaha Xifdiyo

  • @sheikhsalmaanhishaam9125
    @sheikhsalmaanhishaam9125 3 роки тому +3

    Beesha caalamka waa khaa'iniin, waayoo eedeyn guud ayey soo jeedinaayaan.
    Cidda mudan in la eedeeyo waa kuwa iyaga gadaashooda galay ee maalin walbo shuruudo aan macquul eheen la imaanaayo.

    • @cabdulqaadircali7922
      @cabdulqaadircali7922 3 роки тому

      Asc waxaa shirkan hadii lagu hishiin waayo waxay aniga waxay ila tahay in hagaamiyashaan laga hoos dhasho oo meel ayna ka maleysaneynin in ay hoos dhashaan sida masar oo kale

  • @nouramohamed3219
    @nouramohamed3219 3 роки тому

    Long live somalia

  • @liltahiofficial8999
    @liltahiofficial8999 3 роки тому +6

    Somali hanolato dal walbo dadkisa ayaa dhisa💯💯✌

  • @abdixuuttaaxuuttaawi5501
    @abdixuuttaaxuuttaawi5501 3 роки тому +1

    Maxamed siyaad bare

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 3 роки тому +2

    Asc viva7up

  • @TaqwaSomaliChannel
    @TaqwaSomaliChannel 3 роки тому +2

    Qabiliste waxad rabta tuuugadi horo wadanka xukumi jiiray

  • @sharmakeabdisalan7352
    @sharmakeabdisalan7352 3 роки тому +4

    Somalia hanolato farmajo markale 💪🏽🇸🇴💪🏽

    • @kowsarhappeychanel4219
      @kowsarhappeychanel4219 3 роки тому

      Masha allah allah ha inoo daysto madax waynaheena alla naga soo adee jiye soomaliyey aan gacmaha aan is qabsano wadajir aan iskaga qabano cadowga nagu geedaa man

    • @ammall472
      @ammall472 3 роки тому

      Farmaajo 🇸🇴❤❤

    • @kowsarhappeychanel4219
      @kowsarhappeychanel4219 3 роки тому +1

      @@ammall472 guulayso aabihii somaaliyeed wadaniga dhabtow guulayso alla kasakow anaga kula jirne guulayso abow

  • @had9.sanisa
    @had9.sanisa 3 роки тому +4

    Illaahay somaliy faraja haa u fuuro oo haka qabto mafiyad hoyesato miid xukuun iyo miid diimed iyo miid ganacsiba mafiyo nocyo badaan ayaa heeysta wadan keena ilaagay haa ka qado culeska allaahu maa amiin yarabi

  • @cadeboss2451
    @cadeboss2451 3 роки тому

    Wow

  • @shahroxaaji7820
    @shahroxaaji7820 3 роки тому +1

    adiga ayaa wakh tigaado dhamaadey wad dhiman insha alaah

  • @calibaashi1653
    @calibaashi1653 3 роки тому

    Kaxaabeya. Fadaraalka

  • @zalahmohamms5132
    @zalahmohamms5132 3 роки тому +2

    Waa laba qayed oo Cad cad wbt

  • @khalidisackadan8180
    @khalidisackadan8180 3 роки тому +1

    Shaqo wacan voa

  • @abdullahielmi6257
    @abdullahielmi6257 3 роки тому +1

    Waa war bixin muujinaysa sida dadka qaar oo la waraysta siiba waxas ugo macquulsanaa qofka dumarka ah, inta kaka waa ay kala liitiin wax figrad ahna ma ahayn oo wanaagsan.

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 3 роки тому

    Asc viva7up prfasooooooor xasan shiikh cali hadal yaqaaaaaaaaaaaaan somaliyeeeeeeed ama 7up

  • @seynabm.cigaaleyl1502
    @seynabm.cigaaleyl1502 3 роки тому

    Asc wararkii xamar iyo xalay

  • @ashaporekh6908
    @ashaporekh6908 3 роки тому +4

    Qofka xun wa la arka madobe iyo dani shacabka wu guuleysan aduu ka dhamadey waqti dawladu way shaqeyn inta ka imen kuwi bedelilaha. Ok.sir.

  • @yoonishajiyuusuf3244
    @yoonishajiyuusuf3244 3 роки тому +2

    VAO waxaan u sheegayaa Farmaajo waa madaxweynaha
    Soomaaliya balsse waxaan ka xumahay niman isku sheegaayo barafasooro iyo kuwa kalle oo isku sheegaayo bulshada rayidka waxaas oo dhan waa qurufaad wax aan aqoonsanahay maa ul gobakeed ma jiro ee ha na dhaafaan ku waan la shaqeeyato argagaxisada må doi neeyno FAD ama hafadin waa lagu fadsiinaa ma dooneeyno caadi qaatte iyo wax la mid ah hanoolaato dowlada Soomaaliya noolaada weligiin waxaan waa ay dhamaanayaan In Sha Alaah waabalan in ay dhamaadaan caado qaatayaasha ku dhex jura soomaalida

    • @kowsarhappeychanel4219
      @kowsarhappeychanel4219 3 роки тому

      Allah ha inaga sifeeyo cadowga kala goyska wado dalkeenana daqligiisana cunaya hadana beecinaya allow naga cirib tir kuwaas

  • @duniyoali2654
    @duniyoali2654 3 роки тому +1

    Aqoon yahan waa kan difaac dalka marka ma aha in uu qabiil ku difaaco tuugadii qabyaalad dumiska

  • @Noname-uj8rg
    @Noname-uj8rg 3 роки тому

    Very

  • @fardowsaabdulle9001
    @fardowsaabdulle9001 3 роки тому

    Somalia gul gul gul

  • @LuxuryWorld2244
    @LuxuryWorld2244 3 роки тому

    Ninkaan leh dowladda iyo hayadaha oo dhan sharci kuma joogaan.
    Beenbuu ku hadlaayaa, asagaa doonayio in uu fowdo u horseedo dalka.
    Sharcigane asagaa baalmaraayo.

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 3 роки тому +1

    Walee waayaab see lagu guulaysanaa beesha calamka ayaakadambeyso war isku tashada xoolaatihiine uf

  • @abdirahmanmusdaf4182
    @abdirahmanmusdaf4182 3 роки тому +1

    Dadka dhahaya tagera dawlada jirta waxay raban somaliya inay uafdubnato dad yaro magafayala kamana yelayno

  • @fadumofaarax6371
    @fadumofaarax6371 3 роки тому +5

    Somali haa heshiso farmajo waxdhama majiran dadka iyo dalka halo tudho

  • @hdmovies6911
    @hdmovies6911 3 роки тому +1

    Dhaqanka iyo suugaanta . Fadlan ogaada

  • @cumarsamriye6158
    @cumarsamriye6158 3 роки тому +1

    DAWULDA JIRTA HALA TEEGARO

  • @analovely6906
    @analovely6906 3 роки тому +2

    Asc voA Somaliya 💋👍👍👍💋🇸🇴🇸🇴💋💋👍👍👍💋

  • @ahmedadan1396
    @ahmedadan1396 3 роки тому +2

    Baadiyaha Carona Vires kama jiro miyaa????
    Mase risaalada ayaan gaarin miyiga....kkkkk....kkkkk

    • @ammall472
      @ammall472 3 роки тому

      Istaqfurullah 🤣🤣🤣

  • @ayub_king2885
    @ayub_king2885 3 роки тому

    Xayawaan kastaa waa la wareysansyas

  • @maxamedcali7432
    @maxamedcali7432 3 роки тому +1

    Inata magaca butnl jirito somaliy dhibata kaman baxayaso cadowg wabaa iska egata

  • @osmanahmed3512
    @osmanahmed3512 3 роки тому +1

    Aqon yahanow xal qado

  • @zalahmohamms5132
    @zalahmohamms5132 3 роки тому +1

    Dharka ninkaan gashsn yahay waa dharka dhaqanka carneed Ee hala yimaado dhaqan soomaali oo ah cmara cad oo keliya

  • @somaliactor4218
    @somaliactor4218 3 роки тому +1

    Aniga waxan dhihi lahaa gartaan maxkamada ciidanka ayaa iskaleh xukunkeeda 30m oo somaali ah ayaa uxirxiran dad aan kabadneyn 30qof

  • @ahmedadan1396
    @ahmedadan1396 3 роки тому +1

    Soomaaliddu ha isku tashato oo alle ha aamineen oo danahooda ha ka tashadeen oo iyagu ha heshiiyeen..
    Waayo Shaqaalaha Dawladda u sbaqeeya oo beesha caalamku Taageerto Waxaa ka tira badan Darawalada Baabuurta Bajaajka oo iyagu iskood u shaqeysata oo aan cidna taageero ka helin kana Sugin......kkkkk....kkkkk

  • @daahirhaashi3577
    @daahirhaashi3577 3 роки тому

    News lite

  • @fardusamuse3246
    @fardusamuse3246 3 роки тому

    Fardwsa.muse

  • @ciisehaji7616
    @ciisehaji7616 3 роки тому +1

    Xassan maadigaa dastuurka ku taagan waxaa tahay kan ugu liitaa siyaasiyiinta somaaliyed dalkaan waxa hortaagan e ku dhacay cel eysan ka so noqoneynin 2da isu dhiibtay besha calamka wa labada ugu liita dalka lkin adigu waxaad tahay xag jir ka sii xayawaansan xitaa mucaaradka Aqoontaada waa lagugu adegtaa qof professor Ah e mid Qab qablaa e aan wax Aqon ah leheyn ineey kugu shaqeystaan & Ajaanibta lkin waxaad ogaataa Qarinimada soomaliyed mar horaa difaac adag eynu u samaysan shacabka & dowlada dhexe & golaha shacabka waxaa tahay nin ka Adadan dhanka damiiirka uffff

  • @abdirahmanmusdaf4182
    @abdirahmanmusdaf4182 3 роки тому +1

    Matageratno sabab waqtiga kadhamaday

  • @apdizalanmohamud4760
    @apdizalanmohamud4760 3 роки тому

    Ess Am

  • @abdirahmanmusdaf4182
    @abdirahmanmusdaf4182 3 роки тому +1

    Hada dawulad majirte hala sodhiso dawlad

  • @mareegtaxogaha376
    @mareegtaxogaha376 3 роки тому +4

    Heesaha bilaa musica ah halkan kala socda sxbyl
    ua-cam.com/video/OyQX7040CSo/v-deo.html

  • @khayrsheegmedia4311
    @khayrsheegmedia4311 3 роки тому +1

    Wallee ninkaan profosr Abdi ismail waa fitne wade wuxuune muqdisho u tagay inuu qaso si uu uga faaiidaysto muranka kataagan doorashada ee Soomaaliyey fadlan iska qabta.

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 3 роки тому +1

    SADAR MUUQDA SUAAL KA DHAN DANI IYO MADOBE MAHAN SOMALI EE WAA IMARAD IYO KENYA IYO YAHUD BALSE SOMALI ARAGTAY CADAW KAL KAAL MA TUUGSANEYNO BEEL CALAM

  • @saladabdilahi5459
    @saladabdilahi5459 3 роки тому +1

    6

  • @abdulkhader9456
    @abdulkhader9456 3 роки тому +1

    8

  • @abdirahmanmusdaf4182
    @abdirahmanmusdaf4182 3 роки тому

    Walayaqa waxadadka qarki waxa kahadashin

  • @marwoyusuf906
    @marwoyusuf906 3 роки тому

    Farmajo allah nadhaafiyo shacabka muqdisho hadaa nahay madaxweyne waxba nama taro lkn nin qori caaradiisa hadalka kala fudud yahay namasoo marin

    • @kowsarhappeychanel4219
      @kowsarhappeychanel4219 3 роки тому

      Asbax yahow nagala tag qabyaalad xumada qabyaalada dabada kasoo riixaayso kula yaabi maayo

  • @cabdilaahicabdimuxumed5265
    @cabdilaahicabdimuxumed5265 3 роки тому

    0

  • @hdmovies6911
    @hdmovies6911 3 роки тому

    Dad aan dhaqan lahayn waa dad aan noolaan karin

  • @alish2852
    @alish2852 3 роки тому

    👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎