BARNAAMIJKA AWOODDA 5-AAD IYO FAARAX SHEEKH CABDULQAADIR

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 вер 2024
  • BARNAAMIJKA AWOODDA 5-AAD IYO FAARAX SHEEKH CABDULQAADIR

КОМЕНТАРІ • 53

  • @moapdikarem144
    @moapdikarem144 4 місяці тому +2

    Pictureka Gabriel iyo odaygan wa real isaguna manan is arag bu le yahy ??

  • @fartunfm-of7ng
    @fartunfm-of7ng 7 місяців тому +2

    Jaajuuskii weynaa ee tigreyga u shaqeenaayay

  • @maxamedmuxyadiin5635
    @maxamedmuxyadiin5635 3 роки тому +3

    Codka Faarax Cabdiqaadir si fiican looma maqlo wuu gaaban yahay
    Fadlan duubista inaga hagaajiya

  • @Runsheeg53633
    @Runsheeg53633 3 роки тому +2

    Tayada makaroofanka aad ayay u liidataa.

  • @ahmedisse3971
    @ahmedisse3971 3 роки тому +3

    Wariyihu su'aalo xumaa!😮

  • @abdikadiryusuf
    @abdikadiryusuf 3 роки тому

    Wareysigan sidaa u qaaday umada usoo bandhig wariye.

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 4 місяці тому

    Tuug tuug tuug tuug tuug tuug 😂😂

  • @adanbuulecali3913
    @adanbuulecali3913 3 роки тому

    Waraysigan qayb kamid ah wala jaray howlo tagna o ad ka waraysaten dib bad u jarten, hadadan wxd qado ku adkaysan karin iska da waraysiyada ad qadaysan.

  • @roobleabdirahmanmohamud7039
    @roobleabdirahmanmohamud7039 2 роки тому

    Hhhhhh Ikraan Tahliil Kuwo hilibkeeda cunay Marka lala xisaabtamo Baa Gabre lala xisaabtamin .

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 5 місяців тому

    Hawiyow madowlad baat noqoteen

  • @osmanmohamuud3051
    @osmanmohamuud3051 3 роки тому +1

    Waxan ka rajeynaya in aad wareysiyada sidaan oo kale ah aad noo sii wado si aan o ogano waxa wadenkena ka so dhacay

    • @sadiiqmohamud2091
      @sadiiqmohamud2091 2 роки тому

      Hada miyaa ugu horeso barnamijaan in aa fiirsato barnamijka Labo labo oo ahaay cawo

  • @saciidabdi8283
    @saciidabdi8283 3 роки тому +1

    Hhh boorsada buu uqadi jiray markas buu leeyahy san isku ana arkin yaab

    • @abdulahimohamed2839
      @abdulahimohamed2839 2 роки тому

      Hooyadana wuu u geen jiray so ma ahan 😁😁😁

    • @saciidabdi8283
      @saciidabdi8283 2 роки тому

      @@abdulahimohamed2839 adigu hooyo la an matahay anigu hooyoyinka iyo dumarka ma caayo adiga cml sidi raga marka u hadasho ama ad barato sida raga lolahadlo soo jawab ina gubeed yohow

  • @abdulahigabo3282
    @abdulahigabo3282 3 роки тому +8

    Mr Aweys barnaamij kaga aad baan taageeraa. Lakin 20 minutes waxaad ku bixisay adiga iyo Hassan Sheekh sidee isku barateen. Macno maleh 2 bada qof si walbee isku baran Karajan. Mideeda kale wareysa waad soo kala jirtay waana kugu qaadaneenaa. waayo waxaa laga yabaa wareysiyada qaarkood inuu dhib kaaga yimaado. Your safety is number one ☝️.

    • @sadiiqmohamud2091
      @sadiiqmohamud2091 2 роки тому

      Aweysa Barnamishan waa barnamishkii ugu liitey oo aweysa soo jeedey taasi neh waxaa u sabasab eh nin gacmo fahad ee ku jiran waxaa fiirisaa warsiga mid ka horey aweysa iyo faarax shiiq abdi qaadir waxaa ka buuxo xigmad iyo sual muhiim eh lkn tan gubataa

  • @abdikafiahmedmohamoud4192
    @abdikafiahmedmohamoud4192 3 роки тому +6

    si barnaamijkan loo daawado , hagaajiya microphone-ka

  • @cabdallaahmed2746
    @cabdallaahmed2746 3 місяці тому +1

    Warka saa uduubtay usoo gudpi nio

  • @MotivationSpeeech
    @MotivationSpeeech 4 місяці тому

    Markii swirka la tusiyey wuu naxay waa waa waa maxaa la dhahaa dhiladi ku dhashay was

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm Місяць тому

    Jaajuusin. ayaa soomaaliya xil ka wada. Haayo

  • @PapaMama-lj2vr
    @PapaMama-lj2vr 3 роки тому +3

    nooooo wareysigan kuwii hore lamid maaahan sory hdaan cid ku xadgudby

    • @sadiiqmohamud2091
      @sadiiqmohamud2091 2 роки тому

      Aad iyo aad cawo xitaa comantida in aa aqriyo ayaa garey cashan labo labdiisa aa dareyay dadka somaliyeeyd in ee ila daremayeen Aweysa qeebta kale hadii sidaan yahay ha soo galinin hadii kale sidaa sharaftad fahad ugu iibsatey ayaa la darema barnamijkaga fashil oo noqona

  • @farahmohamed2971
    @farahmohamed2971 3 роки тому +1

    Wareysigan waa cajis plz aweys hassan Mohamed codey wariyaha kaliya an tagero thy barnamishka ka da su alaahn qabow away su alahi adka ma jira iyo waa jiraaa

  • @cumaraanitube1514
    @cumaraanitube1514 3 роки тому +1

    Barnaamijkaan sababta aan mar walba u daawanin waaa microphone xumada haaysata duubista

  • @yualiahmed1804
    @yualiahmed1804 3 роки тому +1

    Wareysigaan waxaan loo jarjarey bafqabka warihaya sawabtoo ah hadii sidii wax udhaceen umada losoo bandhigo wariyuhu waa next target igaqoro marka bto lafaahada badbaadso

    • @Wadani924
      @Wadani924 3 роки тому

      Waa runtaa waa la is khaarajin haddii si weriyannimo loo dhaqmo.

  • @ibrahimcabdirashid785
    @ibrahimcabdirashid785 3 роки тому +2

    Saan u sugayey barnamijkan wlhi

  • @sadiiqmohamud2091
    @sadiiqmohamud2091 2 роки тому

    Qeybti kowad waa dhagesay Aweys wareysiga labo ayaa ka muqdo 1- nin la soo i jaarey oo fahad shidal kugu soo shubtey 2- iyo xaq logaan la laa‘an waresiga gubata waayey adiga in laga badalo waayey barnameshaan

  • @sahromohamed1749
    @sahromohamed1749 3 роки тому +2

    Faarax aad ayad u mahadsantahay sida aad jawaabta u sisay maxaayeelay wariyah nacaska ah waa in u fahama qiimah maclinka

    • @sadiiqmohamud2091
      @sadiiqmohamud2091 2 роки тому

      Abaayo ma argtey warsiga ugu liitey oo aweysa soo jeedey cawo

  • @suldananas6070
    @suldananas6070 2 роки тому

    Farah Sheikh Abduqadir Wasiiru Dowlihaa Madaxtooyada Ahna Xildhibaan waa Aqoonyahan Somaliyed Dowladii uu Madaxda ka ahaana ma ahayn Dowlad dadka ku duusha sida kuwa hada ina hor boodaya oo nagu soo siyaasiyay ficiltan iyo falfalxumo, Dowladii Hassan Sheikh waxay ahayd dowlada ilaalisa Sareeynta sharcigga, xuriyatul qowlka iyo xuquuqda muwaadiniinta Ogaada nidaam dimuquraadiyadeed ee dhaqan galay ee xuriyada dadka ka afkaarta duwan dowlad waxay jirtay Sanadihii 2012-2016. Taarikhdu dadka iyada xusta Aan markale Mudnaanta Siino Maandeeq "UPD", Ustaad Farah waa Oday Somaliyeed inta badan Waraysiyada uu bixiyo waa kuwa iigu xiisaha badan anigu.

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 3 роки тому

    Ninka lawareesanaayo waa ni cilmi leh .Ani waxaan ranaa in uu wareesto dawladaan sida uu wareesanaayo Waa laxiri lahaa Xasan sheekh iyo daeladiisii hore waa wadad edeb leh oo xushmad leh.

  • @abdifatahosman2636
    @abdifatahosman2636 3 роки тому +1

    Codkaa laciif ah

  • @gw2071
    @gw2071 2 роки тому

    Faarax topaz igu soo orad ma ah
    Sow ujawaabaa aaba ka helay

  • @kayhass2510
    @kayhass2510 2 роки тому

    Sawirka waa la isku dhajiyay kulahaa odaygan indho adakaa

  • @yahyemohamed5525
    @yahyemohamed5525 3 роки тому

    Qayb labaad maleeyahay wareysigan su.aaluhu way ku yaryihiin farax

  • @Nasiim_media2024
    @Nasiim_media2024 3 роки тому

    Somaliya Hanoolaato

  • @MOHAMEDMOHAMED-hi4qf
    @MOHAMEDMOHAMED-hi4qf 3 роки тому

    Maeheen inaad jaarjartan wareysiga

  • @macruufyare7479
    @macruufyare7479 3 роки тому

    Wax jira matihiin uufff

  • @hardertheneve8614
    @hardertheneve8614 2 роки тому

    Fahad yasin iyo faarax sakiin Waa Wiil iyo adeerkiis kab iyo xaarkeed.
    Barasha wacan

  • @arafdahmed8319
    @arafdahmed8319 3 роки тому

    Tuug

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 3 роки тому

    Wariyahan barmamijkisa adban ujelahay. Waayo wayo waa NIN professional WARIYE.
    Xogna iyo tix raacyo soo urursada. Iyo dareenka dadka.

  • @abdulahimohamed2839
    @abdulahimohamed2839 2 роки тому

    Qofkaan wariye ma ahan ee waa nin lasoo kireystay 🤨🤨🤨

    • @NasroMaxamed-u5c
      @NasroMaxamed-u5c 3 місяці тому

      Runta hadaan laysu sheegin been ba imaaneysa

  • @ismailmolu7875
    @ismailmolu7875 3 роки тому

    Runte wariye wanagsan